Marka Muranku Ka Mudnaado Maanka | Aqoonta & In Islaamku Aabbe U Yahay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

КОМЕНТАРІ • 203

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +3

    Raaqib alsarjaani waa nin lagu laday qalinkiisa oo anfacay islaamka iyo muslimiinta eebe ha dhawro aamiin 🤲

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 4 роки тому +25

    Horaad u socotee allow kugu garab gal

  • @xogbaahiye1
    @xogbaahiye1 4 роки тому +23

    Wlle Aadan ilaahay haku sharfo runtii waxa aad tahay qof ku dayasho mudan♥️💯

    • @channelcc2020
      @channelcc2020 4 роки тому

      Wllky xog baahiye qof qiimo leh garanaya micnaha nolosha edaab iyo dhaqan udheer yahay
      Alle haku sharfo wllo

    • @cabdiraxmaanmaxamed6615
      @cabdiraxmaanmaxamed6615 4 роки тому

      Xaqiiqee wallahay aadan waa nin rageed in lagu daydana way qurxoon tahay. 💜💜💜💜💚💚💚😍😍😍💙

  • @kanaalkadunida1062
    @kanaalkadunida1062 4 роки тому +18

    Sahanka xogaha ♡ Wlhi waxan jeclhy inan kula kulmo mar uun.

  • @ماهرحسن-م3ه
    @ماهرحسن-م3ه 4 роки тому +14

    Kitaabkan runtii waxaan akhriyay 1 sano kahor ilaa hadana kama daaalo waxyaabaha aadka ii soo jiitay ee ku qoran kitaabka waxa ka mida:
    . (علوم الحياة )
    Culuumta noloshu (علوم الحياة ) waa wado lagu garto jiritaanka ilaahay s.w.
    Waa maxay nolosha barashooyinkeedu?
    Waa barashooyin uu ilaahay s.w ku doonayo in adoomihiisu bartaan si ay noloshooda ugu hagaajiyaan.
    Nolosha qofkuna marka si guud loo eego maaha mid xun sida ay dadka qaar ku sheegaan balse waa ay wanaagsantahay
    Alleh s.w wuxuu ku yidhi suuratu naxli
    ( من عمل صالحا من ذكر او انثي و هو مؤمن فلنحيينه حياة طيبة)
    Quraanka kumay iman ka fikirka kawnkan aynu joogno hal iyo laba jeeroo qudha lkn waxa lagu sheegay marar badan si wajiyo kala duwan ah.
    (ان في خلق السماوات والارض و اختلاف الليل و النهار والفلك التي تجري في البحر بما ينفع الناس وما انزل الله من السماء من ماء فأحيا به الارض بعد موتها وبث فيها من كل دابة و تصريف الرياح والسحاب المسخر بين السماء والارض لايات لقوم يعقلون)suratu Al-baqara
    (وهو اللذي انزل من السماء ماء فاخرجنا به نبات كل شيئ فأخرجنا منه خضرا نخرج منه حبا متراكبا ومن النخل من طلعها قنوان دانية وجنات من اعناب والزيتون و الرمان متشابها وغير متشابها انظروا الى ثمره اذا اثمر و ينعه ان في ذلكم لايات لقوم يؤمنون ) suratu al-ancaam
    Hadaba yeedhmooyin kan soo noqnoq day ee kawnkan ku saabsan waxa weeye yeedhmo aad ku weenaynayso abuurtaha caalamkan s.w.
    Markasta oo balaadho culuumta noloshu (علوم الحياة ) kuna balaadhato maskaxda bulshada waxa badata oo waynaata qirashada waynaynta ilaahay sababtaas ayuu ilaahay s.w uu u yidhi markii uu kasoo sheekeeyay nolosha culuumteeda (علوم الحياة) ( انما يخشى الله من عباده العلماء )
    Culuum kasta biyaha dhirtaa geology ga dadkaa xayawaankaa ........ waa wax yaabaha kugu hogaaminaya alleh ka cabsiga.
    Aynishtayn (اينشتاين) waa caalim reer galbeed muslim maaha marka uu arkay kawnka waynidiisa maamulka astronomy giisa wuxuu yidhi isagoo qiraya jiritaanka ilaahay odhaahdan { وراء هذا الكون قوة خارقة لا اعرفه}
    📗Min guurin:كتاب العلم وبناء الامم (د.راغب السرجاني)

  • @mahdimmed7272
    @mahdimmed7272 4 роки тому +7

    Masha Allah Aqoonyahan Somaliyed

  • @Gulledindho
    @Gulledindho 4 роки тому +2

    Go forward aadan sahan

  • @abdifatahdahir1103
    @abdifatahdahir1103 4 роки тому +6

    Aqoon yahan aadan sahan mahadsanid xogtaa muhiimkaa ee aad nala wadaagtay horta Zhp suaal haanku waydiiyee qaybtii ahayd ma ogyahay masidaasaad ku daysay oo aad ku joojisay waxay ahayd mid aanu xogo aad u badan aanu ka faaidi jirnaye

  • @abdaladhopey05
    @abdaladhopey05 4 роки тому +8

    Yaa weye dr raqibizarjani?
    Zxp barnamij inooga sojedi 👏
    Adiga oo qadarinaya su'aashayda
    Mahadsanid

  • @ahmedjeesto649
    @ahmedjeesto649 4 роки тому +49

    _WALAALAYAAL IGULA SALIYA XABIIBKEENII MOHAMED صلى الله عليه وسلم_

  • @farhanhashi315
    @farhanhashi315 4 роки тому +3

    Allah haku garab galo wll mahadsanid haka daalin xaqa in aad iftiimiso goor kasta

  • @fuaadfarxaan2022
    @fuaadfarxaan2022 4 роки тому +1

    Aadan khadar ali Go forward

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 4 роки тому +2

    Masha allah wll alle haka abaal mariyo
    Mawduucyadaasna waan kaa sugayna

  • @hananali4790
    @hananali4790 4 роки тому +10

    اللَّهُمَّ إِنِّا نسْأَلُكَ عِلْمًا نَافِعًا، وَرِزْقًا طَيِّبًا، وَعَمَلًا مُتَقَبَّلًا .....
    شكرا اخي جمعه مبارك💮

    • @MASTER_CHIEF_4
      @MASTER_CHIEF_4 4 роки тому

      سمعت ان كل شخص يبدأ اسمع بحرف "ه" هو شخص محبوب العبادة و لقد كانت موقولة صحيحة جزاكي اللة يا أختاه 😊😊😊 و جمعة مباركة ☺

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 4 роки тому +1

    Go ahead my prother

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 роки тому +2

    Mahadsanid macalin

  • @abdullahimohamed4868
    @abdullahimohamed4868 4 роки тому +1

    (العلماء ورثة الأنبياء)

  • @saidaabdirashid5939
    @saidaabdirashid5939 4 роки тому +1

    Masha alaah wlle ilahy cilmga hakuusiyaadsho ilahy haku dhawro hamigaagana alla hakuusahlo

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka8595 4 роки тому +13

    WaxaGard alle HaKu sharFo adaN✊

  • @channelcc2020
    @channelcc2020 4 роки тому +6

    𝔽𝔸𝔻𝕃𝔸ℕ ℕ𝔸𝔾
    𝕊𝕆𝕆 𝔹𝕀𝕀ℝ 𝕂𝔸ℕ𝔸 𝕄𝕀𝔻 ℕ𝕆ℚ𝕆 𝔹𝔸ℍ𝕎𝔼𝕐ℕ𝕋𝔸 ℍ𝔸𝕃𝕂𝔸𝔸𝕊 𝕂𝕌 𝕏𝕀𝔻ℍ𝔸ℕ

  • @asmayoussouf9162
    @asmayoussouf9162 4 роки тому +2

    Allah haku dhawro wll

  • @mohamudyussuf9249
    @mohamudyussuf9249 4 роки тому

    Mar walbo wankugu farxaa markaad qeerka faa'fineysid Wana ku mahadsanthy inbadan 😍❣️😊🙏

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 роки тому +5

    Dhagihii waansan ayuunbaa waansan
    حياك الله wll Aadan khadar ali

  • @asmamuse6325
    @asmamuse6325 4 роки тому +14

    Buuugan waxaan akhriyey saddexda cinwaan ee ugu horeeya waa Masha Allah
    الاسلام في المنظورة العلم
    Noocyada cilmiga
    Akhriska cilmiga waaqiceena dhabta ah
    Waa buug fiicaan

  • @abdallahogle8238
    @abdallahogle8238 4 роки тому +1

    Aad iyo aad. Buugaas ka goyoon maysid aqoonta ku duugan. Mahdsanid wlo

  • @ukhtulmasaakiin8608
    @ukhtulmasaakiin8608 4 роки тому +1

    Alxmdllh wll allaha kaa abaaliyo wax badan baa iiga baxay

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 роки тому +3

    Please hadii aad akhriso commentigayga noo Soo booqo channel kan oo subscribe saarua-cam.com/channels/ldL2XKvdkjv8KCzeLCOttw.html

  • @xamzevlogsrection9484
    @xamzevlogsrection9484 4 роки тому +4

    Zxp horo u soco keep going 😆😅

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 4 роки тому +5

    aaden sahan miyaad zo rogal celisay zxp wanku tabnayE

  • @Bukhaarimedi114
    @Bukhaarimedi114 4 роки тому +3

    Love you pro

  • @abdirahmankoosaar8651
    @abdirahmankoosaar8651 4 роки тому +3

    Alle Haku Sharfo Wll Aadan
    Buugaa Inaad Soo Turjumto Ayaan Jeclaan Lahaa Inaha Ugu Muhiimsan
    Xagaa Iyo Burcona Inaan Imaado Rajaynayaa Inaan Kula Kulmo

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله يا أخي الكريم في الله

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 4 роки тому

    Manshallah

  • @fahadsaki4014
    @fahadsaki4014 4 роки тому +2

    Adan wll sideen Ku helayaa bugan mahadsanid

  • @rayaahmed6319
    @rayaahmed6319 4 роки тому +2

    ua-cam.com/video/pCTuGAcKX8g/v-deo.html aqoon

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan7631 4 роки тому

    Shukran wll

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi777 4 роки тому

    mahadsanid walaal.

  • @yaskaalarcon3881
    @yaskaalarcon3881 4 роки тому +2

    Where can I find that book

  • @MawliidAliAbdilaahi
    @MawliidAliAbdilaahi 4 роки тому +2

    Aadan sahan horu soco wllo☑️

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 роки тому +4

    Ustaad AaDaN KhaDer Ali iLaHey Haku xafido

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 роки тому

    mahadsanid wll adam

  • @alizaki2310
    @alizaki2310 4 роки тому +1

    Wllo alle Haku sharfo

  • @Dayr12
    @Dayr12 4 роки тому +4

    AADAN KHADAR ALI WAANKUGU FAANA

  • @axmedcabdi7117
    @axmedcabdi7117 4 роки тому

    Adan sahan wlaal ilaahy cuudka iyo caqli ha ku barkeeyo cadwaga ha jabo

  • @apthurahman_thahir4994
    @apthurahman_thahir4994 4 роки тому +3

    Xagee laga helaya adanow buuga maktabada miya wallo

  • @cawomaxamed442
    @cawomaxamed442 4 роки тому +1

    Waa xaqiiq wll alle xaqa hanawafajiyo dhamanteen adiga misanka xasanadka ha kugu daro ❤❤❤❤

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 роки тому +3

    Waalaal waa runtaa. Lkn in yar aan kugu daro adoo mudan, marka aad bilaabayso barnaamij inta baden haku bilaabi Inamada maan shiilada ee diinta kasoo hor jeeda, waayo dadka ku daawanaya kama aha citaa 1% ee adigoo iyagana la hadlaya hadena In yar Ixtiraam dadka dhagahooda oo kalmada ilaah diifka iyo maanshiilada haku cecelin ileen dad baden ayay galaysaa kalmadani CAQLI BAADIN KOODA (عقلل الباظن) Ku cecelintaaasi waxay saameenaysaa dad baden CAQLIGOODA. Mahdsanid Waa aragti kaliya.

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 роки тому +2

      Mhdsnd wll
      Kaa qaatay

    • @anasyusuf3422
      @anasyusuf3422 4 роки тому

      @@sahanka97 walal ilaahay ha ku xifdiyo ,dar ilaahay ayaan ku gu jeclahay waxaad tahay walal igu qaali ah marna waxaad tahay macalin igu qaaliya si gaar ayaan ku tageera hormar wacan 🤩😍🤩👍🏻🤩👍🏻👍🏻

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 4 роки тому +1

    AscWll aadan wxn kaadalban lahayn inaad noosoo turjutaan buugaa aad hada aad noosheegtay

  • @shukrikasim1009
    @shukrikasim1009 4 роки тому

    Illaahey kaa ajarsiiyo waxaan kaa faa iday illaahey hakaa ajarkiiyo

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +1

    Maanshiilo isku sheegu waa ay dadaalayaan lakin waxba ugama suurogalaan dagaalka aqoonta islaamka ka dhanka ah ilayn cidlo ayay jafayaane

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 4 роки тому +1

    Aadanow noolaaw weligaa bi’idni llaah 🙏❤️🇸🇴🧠✍️📖

  • @jamiilaquruxwanaag128
    @jamiilaquruxwanaag128 4 роки тому +3

    Mnsha allh dalkeena iyo dadkeenuba qof ay u baahanyihiin bad tahay rabi haku barakeeyo

  • @mowliidmohamed4450
    @mowliidmohamed4450 4 роки тому +1

    Wll wxaa kaa codsanaaya inaa noo soo turjumto dr.zakir naik iyo siri siri ravi shankar
    Mahadsanid

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 роки тому +2

    Imaam CALI binu abi daalib ayaa la weydiiyay caliyoow cilmiga iyo maalka keeba qiimo iyo wanaag baden waxa uu yidhi "Waxa fiican aqoonta ama cilmiga waayo maalka adigaa ilaalinaya, lkn cilmigu isaga ayaa adiga ku ilaalinaya".

  • @momo-389
    @momo-389 4 роки тому +1

    fadlan noo soo gali linkiga buuga in the discription

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 4 роки тому

    Wacalaykum salaam wrwb waxaad noo soo duub taariikhta Turkiiya

  • @abdixakiinjama3500
    @abdixakiinjama3500 4 роки тому +1

    Alle ha Idin ku anfaco adna Allh haka Abalmariyo

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +1

    Inagu ma waalnine iyaga ayaa dhanka naarta looga yeedhayaa

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 4 роки тому +1

    Isoqabo wll haday maqul tahay

  • @aqoontacasriga2036
    @aqoontacasriga2036 4 роки тому +2

    Fadlan subscribe noo saar waa channel u heelan bulshada
    ua-cam.com/channels/Qa3M6-HSJOtL7KGnlmsB1g.html

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 роки тому +3

    *Aniga horta Islaamka waa jiritaanka noolasha Aaminsanahay mid kale Islaamka maanta waa la nacebyahey Aniga waxaa ku noolahey Europe waxana jeclahay Sameynta Diyaaradaha , Gantaalada waana ogtihiin in gaalada bareyn cilmigooda qof muslim ah muslimiintana cilmi tech ma yaqaanaan*

  • @ahmedher4224
    @ahmedher4224 4 роки тому +1

    Buuga walaal hlken ka helaa adanow

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +1

    Mahadsanid walal Adan Sahan

  • @ISHADUNIDAOFFICIALCHANNEL
    @ISHADUNIDAOFFICIALCHANNEL 4 роки тому +1

    Masha allah hore u soco walal Adan

  • @gabrieladam1361
    @gabrieladam1361 4 роки тому +3

    المعلم نحن نحب كل واحد منا

  • @hodanissah2024
    @hodanissah2024 4 роки тому +1

    garaadka alaha kuu barakeeyo walaal

  • @anasyusuf3422
    @anasyusuf3422 4 роки тому +2

    Masha Allah , ilaahay ha ku xifdiyo 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 4 роки тому +1

    M,allh wllkyga qaliga ah waan kahelay muqalkan

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 роки тому +1

    ✊✊😍😍

  • @hamzeazhir6270
    @hamzeazhir6270 4 роки тому +1

    Wll Alb Arsalan Tarikhdisa Inad Nosoo Diyaariso

  • @xubbiahmed8470
    @xubbiahmed8470 4 роки тому +1

    Xagee kaalasoo xiriraa maclin

  • @fgproduction8804
    @fgproduction8804 4 роки тому +1

    Mnsha alaah ilaahay hakula garab galo

  • @khaliladani6837
    @khaliladani6837 4 роки тому +2

    سبحان الله بارك الله فيك يا أخي لازال هناك بعض الناس الذين يخرجون الناس من الظلمات والنور بارالله فيك

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 4 роки тому +3

    Mn cHa allh adan kHadrr🙏🙏❤

  • @aliharadigedadem9493
    @aliharadigedadem9493 4 роки тому +1

    Mnshaa allh sh adan alle haku dhawro

  • @daldhistv8983
    @daldhistv8983 4 роки тому +1

    Walal ilahey Haku xafido

  • @ibraahimahayir5667
    @ibraahimahayir5667 4 роки тому +1

    Ilaahy haku xafido wllo

  • @maxamedmuxumed3978
    @maxamedmuxumed3978 4 роки тому +1

    Waa run aqoontu waa muhiim

  • @yaxyeabdi2502
    @yaxyeabdi2502 4 роки тому +3

    Mahad sanid Macalin Aadanow.

  • @shmaxamedmacalinabshir9331
    @shmaxamedmacalinabshir9331 4 роки тому +3

    masha allaah

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 4 роки тому +1

    Shukran brother

  • @suhaybsomali992
    @suhaybsomali992 4 роки тому +1

    Alle haku dhawro walal

  • @suhaybaden3120
    @suhaybaden3120 4 роки тому +1

    جزاك الله خير يا اخي

  • @zupersavvy1
    @zupersavvy1 4 роки тому +1

    🇵🇸😐😐😐

  • @yaxyeogaansho2795
    @yaxyeogaansho2795 4 роки тому +2

    Mahad sanid macalin

  • @cumarabdi7505
    @cumarabdi7505 4 роки тому +1

    M.a nin aan waxbadan ka bartay

  • @wiilooyaya9210
    @wiilooyaya9210 4 роки тому +1

    Waad Mahad Zantahy

  • @SAACIDMEDIABGOOB
    @SAACIDMEDIABGOOB 4 роки тому +3

    Sahanka xogaha 👍👍👍👍👍

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 4 роки тому +2

    Wall waxaan kaa codasan laHaa buugagta inaad afsomali ka dhigtid

  • @fatumaabdinoor8187
    @fatumaabdinoor8187 4 роки тому +2

    Masha Allah walaal mahadsanid

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 4 роки тому +3

    Salla laahu calayhi wasalam

  • @mohamedarreh6125
    @mohamedarreh6125 4 роки тому

    Please bro may you share with us the books you read. I really appriciate your knowledge Allah ha KU siyaadsho. Here in my country , we don't have big library to find these kind of books. So if it is possible give us some link to read those books. Thanks. Big love from🇩🇯🇩🇯

  • @miranyare7509
    @miranyare7509 4 роки тому +1

    asxap tda ku xiisty ka mid ahy wllo

  • @sadiiqsomaliofficialchanne2241
    @sadiiqsomaliofficialchanne2241 4 роки тому +2

    Masha Allah horay usoco wall

  • @caskamallinofficial848
    @caskamallinofficial848 4 роки тому +2

    Ustadii Horey usoco 👉❤

  • @hanadmudakir7387
    @hanadmudakir7387 4 роки тому

    Asck wll sideed ku heli karaa buuga wll .
    RABI adigoo kale haynoo badiyo

  • @alinouraabi4470
    @alinouraabi4470 4 роки тому +2

    Mnsha Allah
    Ustaad hore u soco.

  • @ramlahosman1947
    @ramlahosman1947 4 роки тому +1

    Pdf🤔

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 4 роки тому +2

    Sahanow maanta anaa u hor dawaday

  • @rahimaalnour9305
    @rahimaalnour9305 4 роки тому +1

    Mansha ala