SHEEKO: Maxaa Ka dhacay Qolka 1046 ee Hotelka The President

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • #MARACADDE #SHOW

КОМЕНТАРІ • 70

  • @Ali-hassan-
    @Ali-hassan- 3 роки тому +14

    Mr maracade sheko cusub miyaaaa mise waaa wax kale sheko qatar ino bilaaw cajiska naga dhaaf

  • @Junanilll
    @Junanilll 3 роки тому +6

    Inkasta o an jeclan laha inan ogada dhamadka shekada hadana wa sheka cajiib ah , thanks maracade show💯💯♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 роки тому +1

    FAKE NEWS SUXUFI BUG AH
    FILM 007 LA dhigey 1968 AYAA HADDA LAGA sheekeneya MOORYAAN madaahiro FAKE NEWS

  • @ismailxamud7143
    @ismailxamud7143 2 місяці тому +1

    Mawduucan waxaan markii ugu horeysay daawanaya saaka oo jimce ah 2/4/2024

  • @arxanmediacenter3838
    @arxanmediacenter3838 3 роки тому

    Cawaan sheeko marqaan miyaad nookeentay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 роки тому +2

    FILM 007 LA dhigey 1968 james pound ayaad HADDA nooga sheekeeneysa beenta MEESHA kala tag DADKA WAA KU fahmeen

  • @dudumacadechanel1141
    @dudumacadechanel1141 3 роки тому +1

    Maracade soo dhawoow sidookale

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 3 роки тому +12

    Sheekoyinkii sirdoon dib noogu Bilaaw masuul

  • @deefyarearun5742
    @deefyarearun5742 3 роки тому +1

    Maracade sidaan miyaa daacad kaa ah

  • @yasingobsoor
    @yasingobsoor 3 роки тому +1

    Asc bro maracade salan la dib sxbow PLEASE wlhi wan ku haysta shekoyinkaga ee no soo badi wax bdn ayaan ka faida🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mobashmacow9649
    @mobashmacow9649 3 роки тому +6

    kaabe waan ku xiisnay
    e sheko no bilow
    chanalkaga sida wax
    ugu ao firinaye wan dalaye

  • @somalipubgmobilegames4714
    @somalipubgmobilegames4714 3 роки тому +2

    Sheeko waalan
    Hadiiba ninku aanu fure qaadan qolkana uunsan galin waayo qofka dhintay ee qolka loogu tagay maydkiisa
    Halaysku dheelo 🤣🤣🤣🤣

  • @jamaalsomali7484
    @jamaalsomali7484 3 роки тому +1

    Mahadsanid pro

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 роки тому

    FAKE NEWS WAX KA jira MAJIRTO WAA FILM 1968 LA dhigey MOORYAAN AYAA KU awrkacsanya

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 3 роки тому +3

    Waxan sugeynaa sheeko sirdoon oo aad u macaan caajiska naga dhaaf sxb maracade
    Malmahan waad jiiftaa wararka siyasada jadwal gaara sii.. talo mid ka mid mulkiilayaasha janaalkan.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 роки тому +1

    Maxamed ciise halkaas kasii wad hawsha

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    SHUKRAN MARACADE SHOW.

  • @c.kariinmuuse4516
    @c.kariinmuuse4516 2 роки тому

    Acuudu bilaahi majin baadilay

  • @shariifowboqorowabdirixiim2880
    @shariifowboqorowabdirixiim2880 3 роки тому

    Mr maracade m a San ku sugeyne wan dalnay aaway sheekadii kale ee taxabaha aheyd

  • @Rahma-x1h
    @Rahma-x1h 2 місяці тому

    Asc wr wbr galab wanaagsan akhyaareey dhamaantiin maracade guulayso

  • @OmarAli-qo4on
    @OmarAli-qo4on 3 роки тому

    Wariye sare Mohamed cise masuul sare

  • @macricky9126
    @macricky9126 3 роки тому +1

    Goormuu bilaabanaa taxana kale oo cusub ileen aad ayaan u jecelahay taxanayaasha

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed6702 3 роки тому +1

    Mara cade wan ku salamay noo Soo diyari shekoo yin kii sirdoon ka sidii much jisadii mas riga ahaa

  • @mohamedahmedabdillahi6824
    @mohamedahmedabdillahi6824 3 роки тому +1

    Sheekadii Alfu layl walayl maxaad nooga joojisay

  • @c.kariinmuuse4516
    @c.kariinmuuse4516 2 роки тому

    Acuudu bilaahi majin baadilay

  • @hanadshaafi1339
    @hanadshaafi1339 3 роки тому +2

    Waad mahadsanthy zxp maxamed noo soo badi sheekoyinka sirdoon waa mid ka mida sababaha ugu waawayn een kugu xidhanahay zxpqli

  • @kaderabeib1353
    @kaderabeib1353 3 роки тому +1

    Nooggusoo celi wararka sirdoonka waad mahad santahay mr marracade

  • @ahmedabdirisaq8218
    @ahmedabdirisaq8218 3 роки тому

    Sookoordiya

  • @daahahajidaahahaji4685
    @daahahajidaahahaji4685 3 роки тому +1

    Asc wllo salaan ka dib waxaan ahay taageerahaaga marka xigta waxaan si xushmadleh kaaga codsanayaa taxane cusub

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 роки тому

    FILM 007 LA dhigey 1968 AYAA YOUTUBKA ROOTI ogaradsaneysaa Cajiib MOORYAAN madaahirto WAA midkani

    • @diintanolosha2519
      @diintanolosha2519 3 роки тому

      Sxp adigu baadh dhacdadan waayo warbixino ayaa laga sameeyey hadaad xaqiiqo raadis tahay good luck man

    • @aliawad9607
      @aliawad9607 3 роки тому

      Xaa kaaga jira adi ma adiga leh 007

  • @sadiiq1axmed725
    @sadiiq1axmed725 Рік тому

  • @abdiqanimahmedsoofeabdiqan2719
    @abdiqanimahmedsoofeabdiqan2719 3 роки тому

    Thanks you

  • @khadarboos3620
    @khadarboos3620 3 роки тому +1

    Mar ka hore waad mahad santhy waxaana codsanlahaa in naloo celiyo sheekooyin kaas ookale

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 3 роки тому +3

    Waa sheeko layaab leh

  • @naasirbaashe8212
    @naasirbaashe8212 3 роки тому +1

    Mr maracade sxp sidhaw ayaan kula socdaa waliba arimaha sirdoonka ayaan aad u xiseeyaa fadlan nosoo badi arimaha sirdoonka iyo sheekooyinka taxanaha ah

  • @ayuubmaxamed2417
    @ayuubmaxamed2417 3 роки тому +1

    First✌

  • @maxamadade5178
    @maxamadade5178 Рік тому

    1

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 роки тому +3

    Ascwrw wll mashallah mahadsanid guuleyso

  • @dirirchannel3062
    @dirirchannel3062 3 роки тому +1

    1934 ii

  • @cabdulahixasan7190
    @cabdulahixasan7190 3 роки тому +1

    M. A

  • @abdikadirhasan1272
    @abdikadirhasan1272 3 роки тому +1

    Qofka 4-aad

  • @ahmedabdilahiyusuf831
    @ahmedabdilahiyusuf831 3 роки тому +1

    Waad mahadsantahay maxamed maracade, waxaan kaa codsanaynaa inaad noo soo daysaan duugii caanka ahaa ee Carlos.

  • @mohamedjamanuur2857
    @mohamedjamanuur2857 2 роки тому

    Sheekooyin sirdoonka qaybta baarista sirdoonka noogu dar mahadsanid iyo sheekadii masarka dhacday ee saamiya fahmi ee sirdoonka masar iyo kan israaiil dhex martay mahadsanid

  • @maslahbarkhadle952
    @maslahbarkhadle952 3 роки тому

    meeshaas gabi ahaanba joogay maxaa ula jeedaa, War hadalka ciyalka xafada iskaka hadal

  • @mohamedfarah8683
    @mohamedfarah8683 3 роки тому

    It's no good no sins

  • @garashofilms6139
    @garashofilms6139 3 роки тому

    Shekoyinkaan ay iigubaxdaa eebow halkan unukaa iskle inta ilmdana hadhawaada

  • @riyakjamac384
    @riyakjamac384 3 роки тому

    ASC waxa aan juugaa gobalka burco

  • @simali5323
    @simali5323 3 роки тому

    Wx macquula kuu shekeya

  • @zakikhadar2702
    @zakikhadar2702 3 роки тому +1

    Thanks ustaad 👉👉

  • @Abwaanwehliye
    @Abwaanwehliye 3 роки тому +1

    Yees thanks

  • @salmonellasalama1239
    @salmonellasalama1239 3 роки тому

    Walaal nooso badi sheekoyinka kolay ani siyaasada ma jecli lkn aaaad ban u jeclahy qisooyinka sirdoonka iyo qadiyadaha cakiran

  • @cabdulaahicali7292
    @cabdulaahicali7292 3 роки тому +1

    Oksxn

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 роки тому

    mahadsanid maracade

  • @Cristiano1_11
    @Cristiano1_11 3 роки тому

    Ok

  • @abdiwalimuhumed4502
    @abdiwalimuhumed4502 3 роки тому

    sandka raaci taarikhda dhacdada

  • @abdiazizmohamed8758
    @abdiazizmohamed8758 3 роки тому

    sorry for wast time

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 3 роки тому

    Mahad sanid Ugaas

  • @FM34573
    @FM34573 3 роки тому

    Mhdsanid maracade

  • @faysalhonor6564
    @faysalhonor6564 3 роки тому

    First

  • @axmedyasinmaxamed4082
    @axmedyasinmaxamed4082 3 роки тому

    First

  • @shacabeventscom
    @shacabeventscom 3 роки тому

    Sobadi shedan

  • @yahyefarah7581
    @yahyefarah7581 3 роки тому

    First one

  • @aminaali8611
    @aminaali8611 3 роки тому

    Mashajaha

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 роки тому

    Haye

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 роки тому

    FILM 007 AYAA HADDA Kuwa reerbadiha AAD oga sheekeeneysaa
    Beenta MEESHA kala tag duliyahow