Wad nawaleysaa bro barnamij in naba cadi eheen bro waxaad leydahay hami iyo rajo dheer bro alle ha kula garabkalo alle haku fududeyo the best channel wabeeri media gool bro insha allah
Channal nolosheyda dhan wax ka badalay muhiim ma ahan inaa ku dareensiiyo balse waxa wax badan ka badashay ummad somaliyeed waxan tahay shakhsi muhiiim u ah umada soomaliyeed ha is dhigan wadadaadana horey ugu soco👑💗
Dhab ahaanti wadan walba waxaa dhista dadkiisa dalkeenuna innga ayaa uu ina sugayaa alle ha ina gaadhsiyo hana inaga dhigo kuwo badala jihadan xun ee ay u socoto .soomalia somali ba leh .
"Waqtigii madoobaa" Waqtigaas xun oo shucuub taas soo mareen inaad sifo uga dhigto midibka madoow waa laga fiican yahay walaal, Sababtoo ah anaga aya madoow. Hadii wax walbo oo xun sifo loo ga dhigo midibka madoow anaga aya nagu imaaneesa. Tani waa cunsiriyad aan anaga isku geesaneeno.
#waaberimedia codsi muuqaal nooga soo diyaari qarnigii la soo dhaafay ka hor iyo qarniyadii ka sii horeeyayba dadyoow walbo oo aduunkaan dushiisa saaran agabka ay nafohooda uisticmaali jireen weey sameysan jireene, waqtiyadaan maxaa isbadalay? Mahadsanid.
Alleh ha ku garab galo wllo magacaga ma aqan lkn geesi somali u soo baxay wlo video aad tarikhdada kaga shekaynayso noo soo duub si an ku barano wllo malin walba janalkaga wan boqda hadanan ahaynba qofka ugu horeya wlhy wllo aduunka wax ku dhiba kuma tuso❤️❤️
asc ani somaligeyga sa uma ficno laakin waxaan ahay 16 waxaan ku koonalahay Sweden waxaan imid 8 aniga oo ah. waxan waxaan ku soo dhigtay school keyga ila hada sweden iyo wadamada kale sida la moodo ma ahan. Runti nolosha intaa hada tehe muslim iyo madow waxa daanto into somalia jogtid. cuz in guriga jogtid ma camal mahan, cadanka sida xayawno doqomo ah ee u nolyihin. waxa iska caadi ah in hooyo iyo wiilka jaceyl dhaxmaro iyo gabar iyo adeerked. eeeyo iyo gabdheda ninkeda. balwada waa u qofkasta 11-12 jir balwad leh wa caadi inta. maxa haray into aa wax kasta bananka lagu sameeyo. nadaafad ma jirto macalin kasta afkiis bosneeer camal. gacmaha hal mar lee liska dhaca maa musqusha. caay,neceeb,qqalbijab,cnsirinimo,diin la nacay,qaboow,midibtakoor iyo xumaan dhamaanted meshan ugu imow. Aniga 3 summer i somalia adee rabe lkn meey dhicin i feel bad for it.
hahha wllhi waa iga qosolsiisay boosaneer camal kulahaa. Af soomaaligaadana ma xuma waa la fahmaa. Insha allah Soomaaliyana waa tagi doontaa. Wadankaaga wax kuu dhaamo malahan.
Siwacan bad u wadaa barnamijyadda iyo muuqalada qurxon cawe se like saara bad nagu dawakhisay cagta u dhig sxb like iyo like la'aan adigu waxba ugama bahnid sidaasanu kugu aaminsanahe
Cdiraxmaan wlk waa ku salaamay waxaan ahay wiil kamida wallaha kugu xiran waxaan jeclahay inaa marwaliba noqdo dhiiri galiye wxaa i haysto caqabado badan waxaana jeclaan lahaa inaa marka hore soo fiirisid waxa aan soo galiyo. Kaliya waxan kaa codsan inaa asxaabta ii gusheegtid inay kanaalka kor iigu qadaan. Calaashaan waxa aan kawado waad fahin .waxaan kuleeyahay mahadsanid pay
ua-cam.com/video/9Y4Xhs1eD70/v-deo.html Wali ma dhacday ama ma smaysay in aad badbaadiso xayawaan dhibaataysan' ila DAAWO muuqal kan adaa arki doonee' Wali dadka qaar ayay ku danbaysaa naxariisti Nin Dhoobo ka Badbaadiyay Deero / Dadku kala wanaagsan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ua-cam.com/video/NugAUFul0v4/v-deo.html
Abdirahmn wabariyow wll video Additing sidee kubrn kraa
Subcribe isaar hadad filimanta jeceshahay
Waaberiyw haddaba gaalada maqubeystaan illaa waqtiyo munaasabad ey leeyihiin mooyaane,waxaaney welli baran sida saxarada iyo kaadida laisaga nadiifiyo keliya wexey dabada isaga dhejiyaan manaadiil eeg musqulahooda rashaashad ey najaasada iska dhaqaan malahan ,midkastoo soo islaamana wuxuu sheegaa inaanu qabeysanjirin markuu gaalka ahaa.
Asc walal ainga figradada hadaan figradku darsado Quruxda wadanka waa nadafad waxii igu rayi ah like sar
Mahadsanid Teacher
Yurub Waxba ma Yalan Dhalinyaroy
Dhiiri galiyaha dhabta ah aan barta UA-cam aan ugu jeclahy
Jazakallah ustaD ApdirhmaN waberi👏👏👏
Fav youtube
#sahanka_xogaha
#Ogaansho
#Annaga_Production
#waaberi_media
#Alnasiixa_Media
Masha Allaah👏👏👏
Moduuc mugwayn..
Jasakallah Teacher Abdiraxman👏🏻👏🏻
Zxp wan ku salamay Waxa tahay qof Umada faido uleh m.a ilaah haku xifdiyo
Mashaa alaah waxaa tahay ruux qiimo badan oo waxbadan nooga faa iideeya taarikhdeena dahabigaa ee caalamka islaamka
Allaah kudhowro walal qali waxbadan noofaaideysty allaha kudhowro
Wad nawaleysaa bro barnamij in naba cadi eheen bro waxaad leydahay hami iyo rajo dheer bro alle ha kula garabkalo alle haku fududeyo the best channel wabeeri media gool bro insha allah
Masha allah keep going
Saaxiib noo soo diyaari qaab kii ay ugu hir gashay ingariiska iyo wadamadii kale ee lamidka ahaaa gumaysiga aduunka
mahdzaniD wllo AbdirahmaaN waabari,♥️
Channal nolosheyda dhan wax ka badalay muhiim ma ahan inaa ku dareensiiyo balse waxa wax badan ka badashay ummad somaliyeed waxan tahay shakhsi muhiiim u ah umada soomaliyeed ha is dhigan wadadaadana horey ugu soco👑💗
Mahadsanid walal wan jaclahay janaalkiina
Dhab ahaanti wadan walba waxaa dhista dadkiisa dalkeenuna innga ayaa uu ina sugayaa alle ha ina gaadhsiyo hana inaga dhigo kuwo badala jihadan xun ee ay u socoto .soomalia somali ba leh .
ASC walaal waxaan kaa codsanaa taarikhda sheekh Al raashid ee sucuudiga U dhashay iyo sababa uu ku mutaysatay xadhiga dheer markuu jeediyay khudbadiisii U hiili nabigeena fadlan waan kaa sugaynaaa Mahadsanid
Yurubta madow keep going
💞💕💕Jazaaka Allah💞💕
💞💕Ustaad Waad mahadsan tahay💞💕
Aniga aad Ayan ugu faraxsanhy in mudo ku xiranahy #waberi media
Waaberi media wa janal an ku xiranahay mar walba
sxb codkaga waa iska jeclahy wallah m.a
"Waqtigii madoobaa"
Waqtigaas xun oo shucuub taas soo mareen inaad sifo uga dhigto midibka madoow waa laga fiican yahay walaal, Sababtoo ah anaga aya madoow. Hadii wax walbo oo xun sifo loo ga dhigo midibka madoow anaga aya nagu imaaneesa.
Tani waa cunsiriyad aan anaga isku geesaneeno.
Wll waqti madow ama mugdi ah waxa laga wada waqti ad u xun halka waqtigii iftiinka u cagsigiisa yahay
Yaa jaahil aamus
Yurup maxay rafad soo mareen allaha dulleyee
Masha allah waa cashar aan ka baranayno hadaanu nahay qaarada africa
Mahadsanid sxb
Mahadsanid inbadan wll
Waaaberi media you tuberka keliya si dhab ah aan u taagero
Waa run in yurub shalay ahayd mid mugdiya waxa badalay waa cilmi ay yeeshen balse hadaynu nahay muslimiinta waxan uu bahanahay cilmi inan uu yeelano diinteena wayo muslimiintu waxay ku hogamin jiren adunka cilmi oo ah diinteena suuban sida daraded waxaynu ka tagnay diinteni waxan raacnay waxay nafteenu donaysay
Waa dhiira gelin wanaagsan walaahi
😇😂😂😂😂😂 frence may qadhmuunan jireeen Shaw
Keep going dear wxd tahay qof k dayasho mudan😍😍
Mnsha Alaah wll Aleh Hakusharfo wlll
Keep going pro
Waxaynu ka baran karnaa muuqalkan in xaalad kasta oo adag ay leedahy dhamaad iyo xal kama danbeysa. Mahadsanid wll Abdirahman.
*Waaberi Media Allooow No Dhawr*
مان شااللہ اخی
Asc abdirahman waberi waxaan kaso salamya Germany 👍👍👍👍👍
Asc wxn kusuganahy mogadishu waxan rabaa inaad kasoo hadasho sidi hore iyo hda farqiga u dhexeeyo suaal dad badan hankooda koryeeli doonto waa mahadsan thy wllkey
Soo badi huno
Pls give me love waaberi
Mash Allah
Libaax leerta jiifa
Keep going.
Yurub qaarad gabawdaY...🤣
Ayaan dhaw qaarad islaam ah ayay isku badalaysa....
Mahadsanid walaaL.....👑😍
#waaberimedia codsi muuqaal nooga soo diyaari qarnigii la soo dhaafay ka hor iyo qarniyadii ka sii horeeyayba dadyoow walbo oo aduunkaan dushiisa saaran agabka ay nafohooda uisticmaali jireen weey sameysan jireene, waqtiyadaan maxaa isbadalay?
Mahadsanid.
Alleh ha ku garab galo wllo magacaga ma aqan lkn geesi somali u soo baxay wlo video aad tarikhdada kaga shekaynayso noo soo duub si an ku barano wllo malin walba janalkaga wan boqda hadanan ahaynba qofka ugu horeya wlhy wllo aduunka wax ku dhiba kuma tuso❤️❤️
ꨄ︎ꨄ︎ꨄ︎ꨄ︎C.RAXMAAN CUMAR WABERI ꨄ︎ꨄ︎ꨄ︎
Umaan soo qorin inan like helo lkn ☺︎︎☺︎︎☺︎︎
Aftahan dhaba
Mahadsanid walalkayow inbadan..❤🇸🇴
Waxaan kaa codsan lahaa walalkayow inaad mar barnaamij inoogu casuunto kacaankii warshada iyo sababihii kadanbeeyay...?
jazaa aka allah wll
Horay usoco waaberi media (cabdirahman omar)
Mawduuc si gaara u taaabanaysa dalkeena somalia
ustaad waberi
asc
ani somaligeyga sa uma ficno
laakin waxaan ahay 16 waxaan ku koonalahay Sweden waxaan imid 8 aniga oo ah. waxan waxaan ku soo dhigtay school keyga ila hada sweden iyo wadamada kale sida la moodo ma ahan. Runti nolosha intaa hada tehe muslim iyo madow waxa daanto into somalia jogtid. cuz in guriga jogtid ma camal mahan, cadanka sida xayawno doqomo ah ee u nolyihin. waxa iska caadi ah in hooyo iyo wiilka jaceyl dhaxmaro iyo gabar iyo adeerked. eeeyo iyo gabdheda ninkeda. balwada waa u qofkasta 11-12 jir balwad leh wa caadi inta. maxa haray into aa wax kasta bananka lagu sameeyo. nadaafad ma jirto macalin kasta afkiis bosneeer camal. gacmaha hal mar lee liska dhaca maa musqusha. caay,neceeb,qqalbijab,cnsirinimo,diin la nacay,qaboow,midibtakoor iyo xumaan dhamaanted meshan ugu imow. Aniga 3 summer i somalia adee rabe lkn meey dhicin i feel bad for it.
hahha wllhi waa iga qosolsiisay boosaneer camal kulahaa. Af soomaaligaadana ma xuma waa la fahmaa. Insha allah Soomaaliyana waa tagi doontaa. Wadankaaga wax kuu dhaamo malahan.
Masha allh aqliga wuu aad ushaqeeynaya masha allh
Mashaallj
Wll mawduca iyo sawirka saran imalaha
HADA 10 JEER AYAAN MAYDHAA YURUB LAKIN WAXBA LAGUMA HAYO WAAN KU HOOGNAY
si reer yurub udhisteen dalkooda waa inaan udhisanaan halkaan uga haajiri lahayn una noqon lahayn qaxoonti
Minxooyinka russia ka soo hadal wlo
Siwacan bad u wadaa barnamijyadda iyo muuqalada qurxon cawe se like saara bad nagu dawakhisay cagta u dhig sxb like iyo like la'aan adigu waxba ugama bahnid sidaasanu kugu aaminsanahe
Hore usoco sxb
Thanks
M.allah
أنا أسمع هذه ااعلومات على قنات ستب فيديو جراف
Masha Alaah bro keep going Adban ku tageera✊
Fadlan walal buuga ay tarikhdasi ku xusuntay manala wadagi karta magaciisa ?
Cajiip wallaahii cajiip cajiip
Minxaddii apu ee japan waxbaa iska baddelay bal video kle ku eeg sxib thnks
Mncha alh ad bad u mahd zan thy wll qli
Bro muqaladada wan xiiseya waxana jclahy inan fcboga dhigo si ay dadkle uga faaideystaan 🙏🥰
😍
Bro share ii samey sida aan ku taagero iyo somali nimo garab igu sii bro
Cdiraxmaan wlk waa ku salaamay waxaan ahay wiil kamida wallaha kugu xiran waxaan jeclahay inaa marwaliba noqdo dhiiri galiye wxaa i haysto caqabado badan waxaana jeclaan lahaa inaa marka hore soo fiirisid waxa aan soo galiyo. Kaliya waxan kaa codsan inaa asxaabta ii gusheegtid inay kanaalka kor iigu qadaan. Calaashaan waxa aan kawado waad fahin
.waxaan kuleeyahay mahadsanid pay
Nasiib wacan
From laascaanood 🇸🇴😍
Waaberi media
wll apdirahman kaso hadal sicily ama siishili khyr baan kuso rajaynayaa
Sub 100/100 waa mahadsantahay
Waxaan ahay new subscriber isoo dhoweeya salli callee
10who first
Wall waydan tegin mala badidinuye hadayba uraysaa yurub ee haqainina
Aniga waligee kuma fikirin Inan tahriino
Yurub weysocotaH wax kle mahaysaN
dalkeeno inaga ayuu ina sugayaa inaan dhisno oo aan qurxino inaguna inaan tahriibno ayaa niyadeena ka gooxaysa
Wll abdirahmaan sanadkaan ma jiro miyaa scholarship
Xasuusti hore tuuur🤪🙏
washeko qayali ah weye
👏👏👏👏👏
ilaa iyo hada 2021 ayayna qabeesan oo laga yaabaa 2asbuuc mar inay qabeestaan
waxan kawada jasiiradda sicily
Tʜᴀɴᴋs ᴜsᴛᴀᴀᴅ......ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ
Uff dheh
10 qarni kahor weeyan markaasi . Somaliduna 1000 sano kahor Waxay ahaayeen cawaan qaaqaawan. Marka dhibta cid kasta wa so martay
Aduun iyo aqiro allaah ku dhowro wll
Subscribe isaar 1k wax yar iga dhiman
Fadlan subscribe ii saara
Sxb manta ayn kuso birey page kaga wana kufaraxsanhy in an kamid noqdo🤝
keep going sister
Waa nin say brothe replay me
Kkkkkkkk
Ma layaabtay😂😂
@@hello5755 Haaa wallahi kkkkkkkkkk
Shalaya aya siida ahayan waxa maanta yihiin aya kaga filana
Shalaya maanta ku iloow
O maxa lo qariyaaa tarikhdaasi e isaga dhigaaan dad e nadafaduba ka timid
ua-cam.com/video/9Y4Xhs1eD70/v-deo.html
Wali ma dhacday ama ma smaysay in aad badbaadiso xayawaan dhibaataysan' ila DAAWO muuqal kan adaa arki doonee'
Wali dadka qaar ayay ku danbaysaa naxariisti
Nin Dhoobo ka Badbaadiyay Deero / Dadku kala wanaagsan.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rag tashaday ma tamar yara
Dadkeeda dhistay yurub anagun wan ku hysanaa waxooda🤭