Sirta awooda ciidan ee turkiga | Waxbadan ka ogow sababta reer galbeedku uga cabsadaan turkiga!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Ku soo biir janalkeena labaad: / @252-media
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 681

  • @farhaanfurahaqalbiga8110
    @farhaanfurahaqalbiga8110 3 роки тому +236

    Muqalada ka sheekenaya awooda dowlada turkiga aad ayaan u xiiseeya ilaa aan ismoodo inan turki ahay Turkigu ha nolaado

    • @ustaadfarah4872
      @ustaadfarah4872 3 роки тому +12

      Wlhi sxb islamid Ayan nahay warbixinada laga sameyo turkiga aad ban uraadiya

    • @cabdiwali292
      @cabdiwali292 3 роки тому +12

      Warka hadaan Turkey kujirin muhiimad badan masiisiiyo

    • @mahamedhamze5528
      @mahamedhamze5528 3 роки тому +9

      Walaahi iskumid ayaanahay sxb

    • @safiadahir576
      @safiadahir576 3 роки тому +11

      @@cabdiwali292 isku mid ayaynu nahay waa awooda keliya ee islam ee lagu diirsadoo

    • @ahmedothman9791
      @ahmedothman9791 3 роки тому +8

      Isku mid ayaan nahay alle ha xafido Turkey 🇹🇷❤

  • @sikawaman8527
    @sikawaman8527 3 роки тому +66

    Illaah ha soo ciliyo awooda islamka amiin

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 3 роки тому +28

    Hadaad Igu Taageeratso Faafinta Khayrka ❤
    ( Subscribe ) igu taageer wllka Kayrka jecelow✔

    • @somaliislamicchannel8951
      @somaliislamicchannel8951 3 роки тому

      Wllo wan Ku saare isaar subscribeta

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      @@somaliislamicchannel8951 sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @ahmedmadar6037
    @ahmedmadar6037 2 роки тому +10

    Turkish are very committed to move forward and realise the Economic Military might they use to have during Khilafa era.Thank you bro Abdirahman Omer.

  • @suhaybisguji301
    @suhaybisguji301 3 роки тому +8

    😎🇸🇴🇸🇴 kan ayaa ku Faana waligay🇸🇴 wadan Kale tageeri maayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 роки тому

      Turki ha noolado 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +6

    Big power ⛮ Army ❤ turkey 🦃

  • @maxamedxirse7609
    @maxamedxirse7609 2 роки тому +3

    Turkiga waxbo uguma baahno reer galbeed allaah ha guuleeyo

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 3 роки тому +38

    Intaan noolahay mar uunpaan cagaHa dhigi doona dalka.turkiga imchallah
    It is the my target 🇹🇷

  • @Casar_balo
    @Casar_balo 3 роки тому +22

    Mowqif kooda allha urumeeyo wey gaarayaan insha allah 🙋🙋🙋

  • @khalidomar8866
    @khalidomar8866 3 роки тому +2

    (Masha Allah)ilaahay hakadhigo dalkeena somaliyed sidaas iyo sika fiican

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 3 роки тому +10

    🇹🇷🇸🇴 Waxaan nahay walaalo❤💯

  • @muxamedcabdiqani4929
    @muxamedcabdiqani4929 3 роки тому +2

    Alhamdulilah alle mahad leh awooda islam way xoogsanysa

  • @dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
    @dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 3 роки тому +2

    Insha alaaah, horumar ka gun dheer kan maanta ayey reer yurub gaadhayaan!!

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 3 роки тому +3

    Masha Allah ilaahay #Turkiga garabkiisa hagalo

  • @ibraayare8982
    @ibraayare8982 3 роки тому +22

    No dislike MashaAlah one love waperi media ❤️

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      @Alkraama Almusharaf Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @jiibziinkhaan3003
    @jiibziinkhaan3003 3 роки тому +11

    May isha Allah ma hor istaagi karaan sababta Dad dawlad nimada jecel weeyi sideena somalida maahan

  • @amiinmohomed9302
    @amiinmohomed9302 3 роки тому +3

    Illahow islaamka awood noo sii 🤲🤲🤲

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 3 роки тому +2

    Incha allah kama joogsanayaan horumarkooda 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      InShaaAllaah ✅
      In shaa Allaah ✅

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +12

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 2 роки тому +2

    Waaber media very interesting subject mashallah waaberi media guulayso sxb

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому +16

    اللهم انصر الإخواننا المسلمين في كل مكان اللهم آمين

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 3 роки тому +11

    Turkey dal aan aad u jeclahay
    ❤❤❤❤
    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
    ❤❤❤❤
    BT2

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 3 роки тому +5

    Ilaahy awoodiisa awood ha ugu daro

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому +1

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos 3 роки тому +2

    May ka dhigi maayaan mid is dhiiba turkiga incha allh waa cudud islaam💪💪💪💪💪

  • @cabdirisaaqcarab6371
    @cabdirisaaqcarab6371 3 роки тому +14

    Aaban ugu faraxsanahay in manta turkigu noqdo cududlaga baqo isagoo aha wadadka koobaad ee eslamka aha guulayso maxad wayne ordugan adigiyo dalkaguba 💪

  • @ayuubyaxye4258
    @ayuubyaxye4258 3 роки тому +2

    Allah hamideeyo islaamka

  • @abdirahmanabdirizak8995
    @abdirahmanabdirizak8995 3 роки тому +1

    Maya lagama yaabo turkiga in oo is ku dhiibo waayo qofka Ale lajira is ma dhiibo guul in shaa Allah turkiya

  • @khadramuuse1234
    @khadramuuse1234 3 роки тому +1

    Caalamul Islam illahy adilkod nabad iyo naxariis warta iyo guulban uwaydiiyay insha allh

  • @abdirahmanabduqadir2319
    @abdirahmanabduqadir2319 3 роки тому +1

    Masha allh ustaad allh ku sharfo

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 роки тому +5

    Keep going wllloh Allah Keep you

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      Nasra ✅ saciid ✅
      Sii soco ✅ walaallo ✅
      Allaah haku ilaaliyo ✅

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @sharmakemukhtar7769
    @sharmakemukhtar7769 3 роки тому +4

    Maya nin illahay(swt) la jiro cidna ma hor istaagi karto

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому +1

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @samaalegeneraltradingcompa7654
    @samaalegeneraltradingcompa7654 3 роки тому +4

    Ilaahay waxan ka baryaya wadanka Turkey inuu noqdo ka aduunka ugu awooda badan insha alla
    Wxn leeyahay Turkey ha niyad jabin .
    Ilaahow jabi CADOWGA Turkey amin amin
    Like

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 3 роки тому +1

    Maya yuusan ujoojin turkey 🇹🇷🇹🇷 reer galbeeka insha allaah one uraheynaya turkey 🇹🇷

  • @umumeyzxuseen5884
    @umumeyzxuseen5884 3 роки тому +3

    Guuul u rajeynayaa insha Allah walaheen 🇹🇷

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому +1

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @umumeyzxuseen5884
      @umumeyzxuseen5884 3 роки тому

      @@m.sharif382 hye bro

  • @cabdirabi4675
    @cabdirabi4675 3 роки тому

    Cabdiraxmaan sxb aad ayaan kuu taageraa ee videoyada turkiga iyo awoodiisaa noo soo badi one love

  • @aliingoy292
    @aliingoy292 3 роки тому +1

    Masha Allah God bless Turkish president and great people of Turkish inshaa Allah koor illahoo idin wadoo ...rer tuki

  • @somaliislamicchannel8951
    @somaliislamicchannel8951 3 роки тому +21

    👉WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa👇 HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN SUBSCRIBE SAARA 🔔👈✅

  • @ahmedmeecaad3971
    @ahmedmeecaad3971 3 роки тому +1

    Wlaal aad ayaad noo baraarujisay mahadsanid جزاك اللة خير

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 3 роки тому +13

    Laga yaabo iney istaajiso midaa turkiga waa awood soo jireen ah 🇹🇷💪 reer yurub wxey isku soo jedinayaan libaax kasi jeeda insha Allah mar dhaw wey soo lawan dontaa awoodii islamka 🤲 Insha Allah

  • @kimo828
    @kimo828 3 роки тому

    My favorite Channel waabir media keep going from USA 🇺🇸🇸🇴

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      Baxsan ✅ sayyid ✅
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo
      Soona qor

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      @@c.m.a.1937 Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @teamshaataa1477
    @teamshaataa1477 3 роки тому +35

    Keep going wall💯💯💯

  • @axmedabokor4427
    @axmedabokor4427 3 роки тому +2

    Maya Maya Turkish guul

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      Axmad ✅ abuubakar ✅
      Turkiga ✅

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 3 роки тому +1

    Soomaaliya warbixin inooga soo samee sxp iyo awooda soomaaliya
    Mhdsnid👍

  • @maxamedali7729
    @maxamedali7729 2 роки тому +1

    M.a sha Allah Zxp Soo badi

  • @maxamedtahliil9348
    @maxamedtahliil9348 3 роки тому +1

    Mahadsanid akhiii

  • @sumayamahamud2097
    @sumayamahamud2097 3 роки тому +1

    ilaahay ha kuxafido

  • @caamiryare6650
    @caamiryare6650 3 роки тому +6

    mhdsanid waberi, baryahan dane background music giwad iskadaysa , way sa kawacnayd odka fasixia kaliya si focus uyesho muqalku mhsanid,

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @adaysetv3866
    @adaysetv3866 3 роки тому +2

    Maya Markasta oo ay Diinta hoos u dhacdo Alle Ayaa soo saara Qof Kor u qaada Islaamka wax walba way ka samynayeen sanadihii danbe CID ka hor istaagaysana may lahayn lkin Alle ayaa usoo saaray Diinteena Dal u gargaara oo ah Turkigah Marwalbana Guul iyo Horumar u rajaynayaa inzha Allh iyo taas oo kale dalkeena hooy🇹🇷🖇🇸🇴

  • @abdikadirsaiid8713
    @abdikadirsaiid8713 3 роки тому +3

    Mahadsanid ❤

  • @farhaanyare2790
    @farhaanyare2790 3 роки тому +1

    Masha Allah wll

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 роки тому +4

    Lagama yaabo inay awooda turkiga horistaagaan waayo ilaahay ayaa maciisa ah
    Sxb mahadsanid sida fiican eed noogusoo gudbisay
    Sxbaw waxaad noo soo gudbisaa ninka sirdoonka dalaka turkiga haysta iyo wax qabadkiisa
    Ninkaa waa la amaanay
    Waxaanu Ka danbeeyay guula waawayn sxbaw baadi doon

    • @ilwaadqurux8430
      @ilwaadqurux8430 3 роки тому

      Wll qaaliyah booqo janaalkan wax badan ayaah kafaaiidi doontah wakanah aan caawinoh wllken 👉ua-cam.com/video/m8keoBmz2Ac/v-deo.html

  • @mahadcajep3902
    @mahadcajep3902 3 роки тому +5

    Updirahmaan waberi
    Nin weyn🤗

  • @IzitaRussian
    @IzitaRussian Рік тому

    اللهم انصر إخواننا المسلمين الاتراك♥️♥️♥️🇹🇷

  • @mohamedabdidahirali988
    @mohamedabdidahirali988 3 роки тому +1

    Horay u soco wll

  • @drmohamedgaash9339
    @drmohamedgaash9339 3 роки тому

    Turky horey buu u soconayaaa weligiiis

  • @abdirahmanfarahafi9452
    @abdirahmanfarahafi9452 3 роки тому

    Masha alah wll abdirahman omar allaha ku barakeeyo aad baan ku tageeraa
    Waa channelka aan ku dareemo nafis iyo inaan malinkaaan dhbaal kamid ah daawado
    Ka duwanahay malmaha kale.
    Horey u soco wll

  • @husseinr9435
    @husseinr9435 3 роки тому

    Alle hakaa abaal mariyo aqligana alle hakiluu siyaadiyo wll noo soo badi mawduucan oo kale

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 2 роки тому +1

    Maya🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye3809 3 роки тому +8

    dadka Turkigu waa waa dad himiladooda guud u mideysan shacbkooduna waa dad jecel wadankooda hadii aduunyadu iskugu tagto waxba laga qaadi maayo Insha allah somalidu ha ku dayato dadkaas

  • @yayabito
    @yayabito 3 роки тому +7

    Waberi media waanka hela macalumaadkiisa
    Chenelka soomaalida intaan dhageeysto
    waberi
    ogaansho
    Ogaalka

  • @cabdulganicabdulrizak1108
    @cabdulganicabdulrizak1108 3 роки тому +1

    Insha allah turkigu horay buu u soconayaa

  • @mohamedfilms1695
    @mohamedfilms1695 3 роки тому +1

    Thanks you wabaari

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe l

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 роки тому

    Islamka ilahay ayaa la jiraa nacabka darbiyada ha jiiro

  • @mudalibmaxbuub274
    @mudalibmaxbuub274 3 роки тому

    waxan aamin sanahay in turkiga aanay wax ba kadaadi doonin isku day kasta ee reer galbeed soo maleego insha alaah alle hakoryeelo dowladaha islaamka

  • @jugulatoabdi1777
    @jugulatoabdi1777 3 роки тому

    Wabari
    Waxan ka fa iday
    Xogo
    Muhiima ☆☆☆☆☆☆☆

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 3 роки тому +2

    Videoga intaan daawan baan like sii saaraa oo waxaa sii oghy inuu yhy mid xiiso leh👑

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe l

  • @sadaamxikmaawi8145
    @sadaamxikmaawi8145 3 роки тому

    Runtii waxaan aaminsanahay in cunaqabataytan yurub iyo maraykanku ku so rogeen Dalka turkiga ay dhabaha u sii xaadhi doonto ka midha dhalinta hadafka turkiga
    inzha allah waa sida aan u rajaynayo walalaheena turkiga💯✅🇹🇷🇸🇴❤✅

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @cabdiwaasacbashiir2260
    @cabdiwaasacbashiir2260 3 роки тому +1

    Maya majoojindoono insha allah

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 роки тому +4

    Wax ka hor istaagi Ma jiraan Turkeyga inuu gaaro himiladiisa iyo hiigsigiisa Mustaqbaleed.
    #Erdoğan #ForEver ❤
    #Turkey #ForEver 🇹🇷❤🇹🇷

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 роки тому +1

    Waaberi (Cabdirahman) nin culus ayaa tahy,
    Barnaamijadan oo kale noo soo badi,
    Baraka Allahu fiyk bro

  • @jamaalcabdi6547
    @jamaalcabdi6547 3 роки тому

    Maya insh Allah ,, Allah baa lajira

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 роки тому +3

    Turkiga way guulaysan doonan inshallah

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 3 роки тому

      @@m.sharif382 Ana wnku saaray wll

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      @@waligeymailoobo8651 mahadsanid huray usoco sxb

  • @carafaatxasan1852
    @carafaatxasan1852 3 роки тому +1

    Ilaahy hakaxijaabo xasadka.hanoolaado turkigu

  • @maxamadmuuse6970
    @maxamadmuuse6970 3 роки тому

    Maya in Sha Allah

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 3 роки тому +2

    Maya uma malaynaayo in ay cunaqabatay wax ka taridoonto marka laga iimado in ay samayn dhaqaale ku yeelan doonto sida in ay lacagtooda liirada ah ay hoos u dhac ku iimado.
    Insha allah mar walba way guulaysanayaan turkidu allow cimriga u dheere iyo caafimaadkaba rajib dayib ordugaan halyay geesiya weeyi.

  • @hibaaqabdiaziz1569
    @hibaaqabdiaziz1569 2 роки тому +1

    Inşallah manoqonayyan kuwa himiladooda ka niyad jaba,waxy noqon kuwa ku dhiirigaliya wadamada islamka ☪️🕋🕌 iney hurdada ka kacaan inşallah.

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 3 роки тому

    Maya isha allaah

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    SO MUCH THANKS Waaberi-media .

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 3 роки тому

    Aad & aad ayad umahadsanta Abdirahman Omar, inaguse hadan somaali nahay siyasigeena kursi doonka ah wa mid reekiisa iyo caruurtisa o baahan Bambo Qarax ah inu kutuuro, asaga qado jeebka logu so geliyo,, EE DHALINYAROY DALKA AAN U KACNO, DAL RAGIISA BAD BADSADO... thanks Somali weyn.

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 3 роки тому

    Ilaahey ayaa ka awood badan dhaman insha Allah waaa dhamaatay xiligii mareykan iyo israa,iil

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 3 роки тому +5

    Emaratka kuwa laga gadi rawo waa kuwa ka tayo yar kuwa israil !! Sidaas ayeeyna ku rawaan cajiib!!

    • @cadrane960
      @cadrane960 3 роки тому

      Waa sidaa Carab si wax loocuna yey taqana ee sicadaw laisaga dhiciyo mataqanan

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 роки тому

      @@cadrane960 soomaalina mxay yaqaanaan

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Imaaraatka ✅
      Rabo ✅
      Israaiil ✅

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 3 роки тому +1

    WAABARI MEDIA 🇹🇷👂🙇‍♂️ TURKIA🙆‍♀️🤳👂🤳🤳🤳☝️🤲UMA NACAM LEEYAHN SIDA CARABTA ...REER GALBEEDKA IRSAEL

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @melbet1483
    @melbet1483 3 роки тому

    Turkiga guul iyo gobonimo

  • @xaamidaxmad6793
    @xaamidaxmad6793 3 роки тому

    macalim ale haku barakeyo

  • @aminaali7628
    @aminaali7628 2 роки тому +1

    May wallaahi kaliya waa dhiirigalin

  • @Fabio_weeye
    @Fabio_weeye 3 роки тому

    My sababto ah wa wadan islam ah ilhy ba la jira wu guuleysanaya Turkey gu insha allah

    • @ilwaadqurux8430
      @ilwaadqurux8430 3 роки тому

      Wll qaaliyah booqo janaalkan wax badan ayaah kafaaiidi doontah wakanah aan caawinoh wllken 👉ua-cam.com/video/m8keoBmz2Ac/v-deo.html

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 роки тому

    ILLAAHAY SWT kama dhigo mid himiladiisu ku joogsato cadaadiska gaalada iyo kuwan carabta lagu sheego ee aan iayga wax lagu tilmaamoba la garanayn ee gaaladu ka sukayso marka la eego Islaam nacaybkooda Daaquudadaas Carbeed insh Allah Alle wakhtigooda wuu soo koobi.Waanu u ducaynaynaa Turkiga hadh iyo habeena waliba salaadaha dhexdooda in ALLE SWT quwadooda sii 100 jibaaro.

  • @SiciidApdulahi
    @SiciidApdulahi 17 днів тому

    Wllh turkiga waan iska jeclahay

  • @mameromio2922
    @mameromio2922 3 роки тому +2

    Mudo badan oo an ku xidhna wabari Media #16/12/2020 waxa sitosa ugu so biray #wabari Media 🇹🇷🇸🇴❤️

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 роки тому

    Hajiro hajoogo turkigu🇹🇷🇸🇴💪💪

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @saamizayn8048
    @saamizayn8048 3 роки тому +1

    Maa sha allaah

  • @bashkayousuf6233
    @bashkayousuf6233 3 роки тому

    Waaberi media waxaad kamid tahay shakhsiyaadka fara kutiriska ah een xiiseeyo muuqaalkooda..keep going brother

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 роки тому +1

    Shalay wuxuu Turkigu tijabiyey gantaal diyaaradaha lid'ka kuah oo dhanka difaaca ah (Hisar A+), jawaabna waxeey uga dhigeysey cunuqabateeynta tamarta daran ee mareykanku Turkiga saarey,
    Turkigu waa dhaqaaqey dibna uma soo laabanay inshaAllah ilaahay idankii,
    ilaahay habarakeeyo hadowgoodana habaabi'iyo dhamaantood

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @najmaegal6731
    @najmaegal6731 3 роки тому

    ilama aha turkigu inu sida fudud isku dhiibo madaxweynihiisuna wa mid aamin sany in alle garb tagn yhy mar wlba , hogaanka musliminta manata jirta urdugaab cimirga alle ha ku brakeyo🙌♥️♥️♥️🇹🇷🇹🇷

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe l

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 3 роки тому

    Viva turky walaaaleeahena dhabtaaa

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 3 роки тому

    masha allah
    soojedin wacan
    mahadsanid wariye

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 3 роки тому

    Man shaa ALLAH turkiga waa dalka kaliya ee utaagan sharafta islaamka hadeey aadmigoo dhan kunacaan tukiyoow Alle ayaa kujecel weligaa sarree.
    Walal aad baad umahadasantahay madama aad waxbadan iga ogeysiisey sharafteena halka ay mareyso

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 3 роки тому

    Turkije guul inshallaah

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 3 роки тому +4

    Keep going bro ✊

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Sii soco ✅
      Aboowe = boowe = walaal ✅