Mashruucii Aqooneed iyo Aragtiyihii Cilmiga Bulshada ee Karl Marx

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лют 2021
  • #SSF2021
    Waa muxaadaradii Seddexaad ee Mashruucii Aqooneed iyo Aragtiyihii Cilmiga Bulshada Ee Karl Marx. Waxaa innala wadaagay Ustaad Cumar Cali Baasha. Aad ayuu ugu mahadsan yahay ustaad Cumar.
    Waxaan booqannay wax soo saarkii Karl Marx iyo doodihiisii adduunka saameynta ku reebay. Marka tafsiir la saarayo Marx, waxaa kuu muuqaneyso sida uu ukala wareejiyay adduunka oo xawaare ba'an ku socday fahanka raasamaaliyadda (capitalism). Aragtidii ugu weyneyd ee (conflict perspective) ayuu daaha kaga rogay adduunka. Iyo sida shaqaalaha loogu gummaado wax soo saarkooda iyo wax la siiyo.
    Karl Marx, wuxuu nolosha kaga tagay raadad ilaa imika la raaco oo wax soo saarkiisa ay kow ka tahay. Aqoonta casriga ahna lagu maasho fahanadiisa (concepts).

КОМЕНТАРІ • 3