Mashruucii Aqooneed iyo Aragtiyihii Cilmiga Bulshada Ee Alija Izetbegović

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • #SSF2021
    Waa muxaadaradii shanaad ee Mashruucii Aqooneed iyo Aragtiyihii Cilmiga Bulshada ee Cali cizatbekovic. Waxaa inala wadaagay Ustaad Xasan Cabdi Xasan. Aad ayaan ugu mahad celineynaa ustaadka.
    Muxaadaradan waa tirsigeeda shanaad oo aan ku sahmineyno ama aan ku weyneyno Culuumta Bulshada iyo kaalinta ay kaga jirto aqoonta casriga iyo guud ahaan bulshada Soomaalida.

КОМЕНТАРІ • 7