Hordhac ku saabsan: Mashruuca aqooneed ee I.M LEWIS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лют 2022
  • Waxaan soo qaban qaabinnay mashruuc aad muhiim u ah oo cinwaan kiisu ahaa, Hordhac ku saabsan Mashruuca Aqooneed ka I.M Lewis.
    Waxaan aad ugu mahad celineynaa ustaad Cabdiqani oo nala wadaagay I.M Lewis iyo cilmi baarisyadiisa ku aadan geeska Afrika, gaar ahaan gayiga Soomaaliya.
    Sidoo kale waxaan u mahad celineynaa ka soo qeyb galayaashii aadka usoo buux dhaafiyay hoolka Astaan Tv.

КОМЕНТАРІ • 3