Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 227

  • @oksure7485
    @oksure7485 2 роки тому +30

    So true. يَسْتَخْفُونَ مِنَ ٱلنَّاسِ وَلَا يَسْتَخْفُونَ مِنَ ٱللَّهِ وَهُوَ مَعَهُمْ إِذْ يُبَيِّتُونَ مَا لَا يَرْضَىٰ مِنَ ٱلْقَوْلِ ۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِمَا يَعْمَلُونَ مُحِيطًا

  • @ubahdaahir9944
    @ubahdaahir9944 2 роки тому +17

    Waxaa Badana Baa lagaa Faa Iidi Allah Haku Xafido Waanadaa Yara iyo Wayanba Way ANFaCaDay Maan Shaa Allaah. HaBo

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 роки тому +62

    Anigoo youtube kale daawanaya ayaan arkay muuqaalkaaga saa waanba soo orday and thanks wllalkey.

    • @barliinxuseen9070
      @barliinxuseen9070 2 роки тому +3

      Wax xun haduu ku so bandhigay wax mustaqbal kaa ma rabo

  • @KhadraAbdi-hz1ki
    @KhadraAbdi-hz1ki 11 місяців тому +9

    Walal ii soo duceeya dhib baa i hayste plzz😭😢🤲

    • @hafiif
      @hafiif 2 місяці тому

      Ilaahay haku dul qaado wlo

  • @mukhtaarindho6829
    @mukhtaarindho6829 2 роки тому +13

    M.AllaH ustaad illhay wax ku dhipa kuma tuso🤲❤

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 роки тому +23

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому +5

    MashaAllah MashaAllah ilahaay caqligaa iyo cimrigabaa hakubarkeyo mamo

  • @mustafemohamed8840
    @mustafemohamed8840 2 роки тому +7

    Msha allah ustaad Waa sidaa balse
    Qof ku jecel kuma faro wax Xumaan ah amase wax Qofka uu jecelahy dhibaya Waayo wax kasta oo la jecelahy waa la ilaashadaa ee markii horeba jacayl ma oolin meeshaas

  • @amiirat
    @amiirat 2 роки тому +7

    ilahay inta lunsan ha hanuuniyo🥺🤲

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 2 роки тому +12

    استغفر الله ٩٩
    سبحان الله ٩٩
    الله اكبر٩٩
    الحمدالله ٩٩

  • @kawsarfaaruuq9173
    @kawsarfaaruuq9173 2 роки тому +5

    Si kastaba ha ahate qof muztaqbal ka raba.lagama yaabo in xuman ku quudho😘♥️

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 2 роки тому +3

    Mahadsanid mar walba talooyinkaa aad nasiiso wan qataa mar walba kun jeer Mahadsanid wll 😍❤

  • @aminkeey1882
    @aminkeey1882 2 роки тому +2

    Thanks wll marwalba muqalada faiidada leh ee aad noosoo jedisid

  • @hidoraacchanel5258
    @hidoraacchanel5258 2 роки тому +4

    Masha allah walaalkay alle haku barakeeyo aakhiro iyo adduunba wax badan kaa faa idnay alle haku barakeeyo

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 роки тому +5

    Madaneeyo reer hebal
    Ma dulmiyo aqoonyahan
    Aan wadaagno diinyo dhaqan
    Abaayo haduu wiilka qof wanaagsan yahay qabiil waxba maaha kuligeen dhoobaa nagala sameeyay إن أكرمكم عند الله أتقاكم Ee weligaa qofka qofnimadiisa iyo rabitaankaga ku raac

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 4 місяці тому

    iLaahay caafimaadka iyo caqligaba hakuudaayo

  • @fardowsaahmeddahir1082
    @fardowsaahmeddahir1082 2 роки тому +1

    Acw hoyo alaha kubarakeeyo adoo kalana Alaha bulshada kubadiyo aamiin

  • @sumayaabdi3911
    @sumayaabdi3911 6 місяців тому

    Subxanallah allow xumaanta qalbiyadena ka nadiifi

  • @sacdiyoabdi4995
    @sacdiyoabdi4995 5 місяців тому

    M.a Allah ku xafido my brother ❤❤

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 2 роки тому +4

    Subxaanallah wiilka 17 sano hawsha ku jiray ilaahay ha u fududeeyo. Hayska daayo dhakhtarna hala kulmo waxaan aaminsanahay in uu caawimaad ka heli karo.
    Gabadha ninku waydiiyay waxa aan fiicnayn ninkaasi ma jeclee cagaha wax haka daydo. Haday xor tahay ee hayskaga cararto. Nin wanaagsan oo mustaqbal kaa rabaa wax aan munaasab ahayn kumaba waydiinayo.

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 2 роки тому +3

    MashAllah Jimca Mubarak Akhiyarta 💙👏

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 роки тому +1

    Masha Allah tabaraka Allah ilhaya ha ku xifadiyo walaakay waad mahdasantahay

  • @aliizamohan702
    @aliizamohan702 2 роки тому +3

    Masha Allah wll ayub mawduuc fican ayaa ka hadashay🙏💙

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 роки тому +2

    I love your motivation brother thanks a lot

  • @caddeyy4943
    @caddeyy4943 2 роки тому +12

    Nasabku rasuuLku ( صلى الله عليه وسلم) sheegay maaHa kliya qabiiLka ee wa abtirsiinada 2da Dhinac wll hooyada iyo aabaha Qofka Qabiilku doono ha ahaade mar haday Hooyadii ina Hebel hbel tahay aabihiina Ina Hebel hebel yahay qabiiLku kaso Jeeda Wax Macno weyna Ma samaynayso lkn marka aan aabihii la Garanyn iyo ciD Ehel Xaga aabo ah aanu Lahyn kaasi Nasab maaha maxa yeelay Nasabadiisiba lama Garanayo ka layno diidayna wa kaas wll Hadaanan Qaldanayn. Ilaahay miisanka xasanaadka Hakugi daro ustaad wax badan ayan ka FAA idne

  • @maryammahamud3004
    @maryammahamud3004 2 роки тому +20

    Shukran ustad

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 2 роки тому +5

    nasbkeda ku guurso markuu dhahay nabiga ka ma wado qabiiil e waxaa la ka wadaa e dhaheen culumada inuusan qofku wacal aheen uu abtirsiimo leyahay 😍😂

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 6 місяців тому +1

    Mahadsanid wll

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 2 роки тому +1

    Mnsha allh mnsha allh wllky alle ku barakeeyo

  • @alfaaruuqmedia1137
    @alfaaruuqmedia1137 2 роки тому +2

    M a Alllha hifdiyo

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 2 роки тому +1

    Maasha allaah habo
    Allaah haku barakeeyo.

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 роки тому +1

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xafido

  • @aishaahmed8023
    @aishaahmed8023 2 роки тому +1

    Mashaallah amazing thanks

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 роки тому +1

    masha allh wllo alle haku sharfo

  • @Samsam-o7r
    @Samsam-o7r 2 роки тому +1

    Walaaal mcn halken kugusoooqora sualaha

  • @cwalimuhudiin4441
    @cwalimuhudiin4441 2 роки тому +7

    Sidee ku heli karaa xaas wanaagsan sxp

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 роки тому +9

      Adugu qof wanaagsan noqo qof wanaagsan waad heleeh

    • @safiadaahir8936
      @safiadaahir8936 2 роки тому +2

      @@hamdinur9382 absolutely 💯

    • @msszoya4410
      @msszoya4410 2 роки тому +3

      Qof wacan Hadaa noqoto Qof wacan waad helaysaa Really wll

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 роки тому +1

      @@safiadaahir8936 dada xumaanta midiyaha run umaleeya iyo waxbaa isxumeeyay ee dad fiican wabuxaan nin iyo naagba

    • @ikransacidfarax3877
      @ikransacidfarax3877 2 роки тому

      Way buxan walal ducayso

  • @kiinkooz7597
    @kiinkooz7597 2 роки тому

    Talan ka rabaa inteen kala soo hdlaa wll waan ku qancay nasteexadada

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Рік тому

    masha AllaH ustaad Alle Haku Xafido

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Thanks habo you’re amazing

  • @Jigbaba
    @Jigbaba 2 роки тому +1

    Wllkey ayub m.a so bdi dhirglinta nfta iyo jclka

  • @caashomohamudahmed5482
    @caashomohamudahmed5482 2 роки тому +1

    Jizakallahu kheyraN Ustadii

  • @kulmiyechallengechannel91
    @kulmiyechallengechannel91 2 роки тому +1

    Mr Ayuub wa hubaal 5 Sano ayaga oo an waxba dhex Marin ayey isusheegteen jcyl wayna isgursadeen, mana awoodid xiliyada ardaynimada in aad wax kasta kudhiirato oo ad sameyso

  • @abdisamed220
    @abdisamed220 2 роки тому +1

    masha Allah cimriga Alleh hakuu dheereeyo

  • @shugriabdirahmaan997
    @shugriabdirahmaan997 2 роки тому

    Mnshlhaa ilhy haa ku xiftyo adunka iyo akhiraba

  • @kawsarfaaruuq9173
    @kawsarfaaruuq9173 2 роки тому

    Ayuubow xge kala so xidhiidha wlalkei gar io gardaraba wn ku taageeraa😘😘♥️♥️♥️♥️♥️🌹♥️😘

  • @ruweydaaamiin1861
    @ruweydaaamiin1861 2 роки тому

    Mash allh tabark allh ilhaye haku barkeyo walalkaye

  • @nasrachanel5371
    @nasrachanel5371 2 роки тому +1

    Wlle illahey maskaxda iyo caqliga allaha kusiyadiyo

  • @umeynajeylaanimuqtaar6008
    @umeynajeylaanimuqtaar6008 2 роки тому

    Masha Allaah Allaaah Ku BaraKeeyo wall

  • @simansaafi1464
    @simansaafi1464 2 роки тому

    M.a jimco mubrak wll ayub alle haku xafido 😍👑💪

  • @asmaadam123
    @asmaadam123 2 роки тому +1

    mahadsanid ustaad jasakallah

  • @qalanjoabdilaahi7071
    @qalanjoabdilaahi7071 2 роки тому +20

    Wll qli horta marka hore aad iyo aad ayaa aad u mahdsan thy sida aad markasta no waaniso ee aad khayrka iyo wanaaga nola jeceshay wll su,aal baan ku weydiinayay iga soo jawaab wll Wllky ayaa aflanta xunxun dawada ana waxa aan la jecelahy khayrka oo ma rabo in uu ku sii socdo wadadaa xun marka wll sida uga waniya ama maxaa talo ah oo aad isiin lahyd wll isoo jawaab wll

    • @qalbiuroon8529
      @qalbiuroon8529 2 роки тому

      Wllo adigo raliya suaashan iga so jawaab plz walalka dadka hortood miyu ku sameeya lkn adigu side ku Ogatay

    • @aminaabdi1295
      @aminaabdi1295 2 роки тому

      Wllo uducey allah kamadow beyo adiga iyo waradka ducad ubaday wllo

    • @naimoabukar7635
      @naimoabukar7635 2 роки тому

      Videogan u share garee io kuwa kaloo lamida oo waxano kale kahadlayo una ducee Insha Allah Allah so hanuniyo

    • @maryamabile3644
      @maryamabile3644 2 роки тому

      @@qalbiuroon8529 waxa laga yaba inee talefankiisa ku aragtay aniga xita malin aan walakay talefankiisa isaga cayaraye ayaan qebta muqalada ku arkay kuwas o badan asna wu maqna

    • @faraxburcaawiyoadam7643
      @faraxburcaawiyoadam7643 2 роки тому

      Wll wiilka uguuri una ducee wax u ku mashquulo usamee

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 8 місяців тому

    Mnsha allaha ayuub

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 2 роки тому

    Msha allah wllky 😔🥰 Illhy Hakaa abaal mariyo wll mcn 🥰

  • @ubahdaahir9944
    @ubahdaahir9944 2 роки тому

    ASC Habaryar. Waad Mahadsantahay

  • @axmed4280
    @axmed4280 2 роки тому

    Masha allaha Illahay ha ku barakeeyo

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому +1

    Mudu dheeer kadib ayuub manta lee ogadey ina 2youtube ledahay

  • @ميميالاموره-ن5ف
    @ميميالاموره-ن5ف 2 роки тому +2

    سبحان الله

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 2 роки тому +2

    subxnllh ma dumar dhaqan xumaads sameyaa jiro ustaad aa ka hadlesay allha so hanuuniyo rag dumar waxaas ku dhaqmo😢

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 роки тому

      Ma siigada wll waad danbeysaa rag iyo dumarba way siigaystan qofku sow Daren maleh mise xaraan ayuu ku dhacikara markay dareenku ku bato midakale gabdhaha hada lama gudo way dareen badan yihiin

    • @AhmedHassan-fx4hs
      @AhmedHassan-fx4hs 2 роки тому

      @@naajmasalah4436 hala yaabin waxay kadigantahay common maha sida raga ookale

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 Рік тому

    Mahadsanid

  • @yoosufmacalim7138
    @yoosufmacalim7138 2 роки тому +1

    Masha allah,walaal

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 2 роки тому +1

    Subhanallah

  • @ay46
    @ay46 2 роки тому +1

    Subxaallaah dan iyo xaaja kaamalaha ee caayri kaas illaahay ayama ninkagadhiigin kaas dabaal weeye janiskii waska qasaariyey abaayo is ilaali gabadh ayaatahe

    • @DekaMuse-g2y
      @DekaMuse-g2y 10 місяців тому

      thank you wl hye alle hayna ilaliyo 😢

  • @nimcohassan4227
    @nimcohassan4227 Рік тому

    Alle caqliga hakuu barakeyo wllky lkn talo ayaan raba halke kalaso xidhidha

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 роки тому

    Masha allah jumcalamidaa ayub axmed

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 роки тому +3

    Subaxaanallh 😭 😭 😭 😭

  • @KhadijabirgayeBirgaye
    @KhadijabirgayeBirgaye 2 роки тому +1

    Mashallah isjecl

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 2 роки тому

    Subxanalhi nin edeb dara nocaa kulaimaday inaba kumajeclaa

  • @ahmedabdallahnour2657
    @ahmedabdallahnour2657 2 роки тому +1

    Wallhi taloyin fican aya dadka sisa allh yabarik fik

  • @maryamshaale-ov1wo
    @maryamshaale-ov1wo Рік тому

    أحبك في الله

  • @nimcomaxamed288
    @nimcomaxamed288 2 роки тому

    Jazaakallu khayran Mclin

  • @maaqaani5609
    @maaqaani5609 2 роки тому +3

    Wlo sidee ku noqon karaa inaj ad adag

  • @nashabeauty2635
    @nashabeauty2635 2 роки тому

    UA-cam. Barka kaliya ee
    Ananka daalin dhagaysigiisa iyo like tiisa

  • @ayanaaayanaaa6961
    @ayanaaayanaaa6961 2 роки тому

    Aqligada ilhy haku ziyadiyo wllkey

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv Рік тому

    guulayso wllo❤❤❤

  • @cabdirisaaqmaxamad6671
    @cabdirisaaqmaxamad6671 Рік тому

    Wxan aHay gabar wiiLkaH xiriiirka naga dhexeyo ma igu kaLsoonaH ana dacad ayan u aHay mar kasTaH u igaH shaakiyaH anigaH se kama shaakiyo zide ugu daceeya inaan dacad ahay wxa kastana dhap iga yhn

  • @khadrajamac230
    @khadrajamac230 2 роки тому

    Jaska laah khayr wll

  • @hodanyasin6171
    @hodanyasin6171 2 роки тому +2

    Qabiil qabiil ka fiican ma jiro balse qof qof ka fiican ayaa jira

  • @yaxyeqabiil5291
    @yaxyeqabiil5291 2 роки тому +1

    Ayuuboow walaal Dan Ayan kaaleeyahay was aab keeyga iga Soo qabonwalaal

  • @filsansideda3064
    @filsansideda3064 Рік тому

    Thankyu wll

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 2 роки тому +1

    waa hoos laroor

  • @sihamosman5701
    @sihamosman5701 2 роки тому +1

    Shukran ustaad

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 роки тому +3

    mashaalah ustaad allaha haku xafiido ❤❤

  • @hiyayahamdahidaya7109
    @hiyayahamdahidaya7109 Рік тому

    Su'aal ayan rabaa markaa xageen kawey diyaa

  • @qaalixasancali6117
    @qaalixasancali6117 2 роки тому

    M.a allh hku dhowro wllkei ayuuup

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 роки тому

    Masha Allah jimco wngsn brother 👍

  • @istarliinabdi4473
    @istarliinabdi4473 2 роки тому +1

    My teacher ✨

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 роки тому +2

    First comment

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 2 роки тому +3

    Jimco wanaagsan walaalaha meeshaan aanku midownay

  • @munaabdiazizmohamed395
    @munaabdiazizmohamed395 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Рік тому

    Taasa xaqiiqo ah

  • @vihiimaapdilahi2641
    @vihiimaapdilahi2641 2 роки тому

    Macha allah walal alle hakubarakeeyo

  • @ayaaneidmahamuud2564
    @ayaaneidmahamuud2564 2 роки тому

    Subxanallah alle hka madoobeeyo insha allh

  • @zaraabdikadir6593
    @zaraabdikadir6593 2 роки тому

    Wcs wll ayuub allaha ku xifdiyo

  • @ShamismaxamedJaamac-dz3qc
    @ShamismaxamedJaamac-dz3qc Місяць тому

    Xagaan kala soo xidhiidh waxan kuu hayaa xog naftayda ku sabsan

  • @kafiadaher2152
    @kafiadaher2152 Рік тому

    Wa saxa

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 роки тому

    Mahadsanid macalin

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 2 роки тому +1

    Su alaha jawabahoda la so dhaqso walal
    Si an su ashydi jawabtedi an ka dhex helo

  • @nimcof9313
    @nimcof9313 2 роки тому

    Shugran ustaad

  • @nimcofarah5673
    @nimcofarah5673 2 роки тому

    Kaa dab ha ugu noqon waa qof xun

  • @yaasiinjaamac7643
    @yaasiinjaamac7643 Рік тому

    War ayuubuw pagekan ma mid cusuba