Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Hhh waxaaz video uma baahna inaa laga soo diyaari wakhti ku bixi iskuna aday inaad hafanto cashirka markaad glass ka joogto macalinka ama ardayda kaaga wanaagsan waydiiso cawinaad dhafarkana iskadaa oo horey useexo ilahyna talo zaaro oo bari lkn Video xaaladada waxba kama badalayo lakiin quraankiisa wuxuu ku leeyahay “umad kama badalo xaalada ay ku jireen ilaa ay iyagu naftooda badalaan “ naziib wacan Sxb
Ayuboow dadka ilahaybaa abuurtay Ee qof walba ilahay waxbuu ugu tala galay dhiigiltaada reero badan ayaaa Ku dumay wll dadka markaad la hadlayso xaga diinta kala hadal xagaas uunaby wax Ku hagaagaan waayo ilahaybaa Ina baray inay xal inoo tahay mana jirto wax pylosophy ama psychology ama cilmi kale lagu xaliyo aan diinta allah ahayn Mahadsanid waan Ku tageera
Rag iyo Rafaad way wada dhashen Ragu marky Rafadan bay Farxaan lakin Fadhi Raga Fasahad bay u keenta sharaf Xumo Ciyaalnimo masuliyad lama Qadi karo 20 jir u muuqda 10 jir o kle 30 jir u muuqda 15 jir o kle yaab 🤔🤔
Asc wan kuslame wll wanna raba inad iga jababtid qof ana wada socona qofkas neeh ilmasohada layo lakin marko mela igo arko woidhol cadey farinta oodiro dhoqso igam sojawabo wll qofks max dhihikarta
Asc abowe mcn talo ayan ka rabaa wiil ayan xiriir wada ledanhy 1 sano iyo bar marka wax guura uma saaqodo wana jeclahay ani marka maxaan sameyaa ila tali shugran
Inkastoo oo aadan i suaalin waxaan jeclaadey inaan kula taliyo ALLE dartiis ,taladu waxey thy u sheeg in muda ah oo la isku baran karo inaad sheekeysaneyseen u soo gaabi hadalkoo ku dheh goormee is guursaneynaa haduu jawaab waqtiyeysan ku siiyo ok hadii uu ku shakiyana goaan ka qaado ALLENA talo saaro wll.
Wlhi waa runta anaa arkey ninkeygu talefonka buu basawod ku xiran jirey wuxuna ahaa mid naago badan markan dhaho maxad uxiratana wuxu I oran jirey kuguma mashqule ha igu mashqulin Ana waxan iska ahaa miskiin oo waligey maxiran talefon waan fikirey waxan go aan sadey in aan xirto oon isku mashquliyo telka maseer asagi fur telka ayantan maxad la xirata nimanbad shukansata ana waxanku iri kaaga fur hana xirin mardambe Ana waan fura hadii kale qof walba wixiisa ha qarsado
Asc wllo talo ayaan kaaga baahnaa waxan doonayaa in aanad magacayga sheegin qof ayaan si dhab ah u jeclaadey wax dhacdey in aanuu wakhti isiin aniguna waxbarshadii aan dhignaayey wakhti masiiyo waanan ku fiicnaa waxbarshada isanga uun baan markasta doonayaa in aan la hadlo isgaguna waxa uu ka shaqeeyaa shaqo adag waxa uu ii sheegayaa in uu i jeclyahy anigan uu ii shaqeysanaayo in uu i helo nafteyduna suaalo badan wey is weydiisaa sida, muu ku jeclyahy mise been buu sheegayaa guur ayaanu ku balaney wakhtigiina waa so dhawyahy waan ka shakisanhy wax is leeyahy biluu hadhaw kugu xumaadaa waana qof wax uu doono igula kafdama wllo ii so jawaab please
Azc wll Ayub Waxan Rabaa inaad talo iga Siiso gabadh Aan jecelahy ayaa jirta iyaduna ijecel lkn Waa qof inta badan jaceylka ay iiqabto qarsata Wana garan layahey sababta Ee Mxad ku xaqiirin karaa
ASC WLL WAXAAN BALAN LA GALAY GABAR IN AAN ISGUURSANO MARKA AY JAAMACADA DHAMEYSO MARKA MAXAA IGULa talin lahayd ma sugaa mise gabar kale ayaan guur sadaa 🙏🙏🙏🙏🙏☝️☝️☝️☝️☝️🤔🤔🤔🤔🤔
asc wll.. waxyabo farbadan ayan ka fayidyi (alha) ku xiftiyo qof iga tagyi ayan daba ordayi lakin wan ku fashilmayi wan ka qostyi lakin viedo ayan ka arkyi tiktoga waxan soo racyi youtobka qaxan dawadyi modo todobad ayayi isoo naqotayi hadan aad ayayi ii jecshahyi dadka badan waa jahilin ee gadhsi into ( ilahyi) ku qoryi man salma😊😊
Asc wallo wxn raba in ad ila taliso wxn lehy xirirka mudu 6 bilod mar mr bn isku dhcny wxn kadaremya in u is badaly wxn uqoray wn kuxisy lakin wuxu idhahy sidokale marka wn kaniyd jabay
Asc wall suheb waxa raba in ad sual kuweydiyo waxn ahy xaas heysato afara ciyaal ah ninka i qaabo dhanka dhaqalah guriga waxa yalha lo bahanyahy on u sheego tusale hadan dhoho ciyaalka wexe u bahanyihin dhara wuxu igu dhaha haaye taas kali man e aniga waxan nafateyda u baahdo kama hello 👋waxan darema in hadalkeyga daneyneynenin maxan sameya aniga mashaqeysto waxan ahy hooyo guriged jogto wuxu nasiya bilka hadlka in sidhereyo marbo talo iga si wan ku warery waxan is dhaha qufkan an ku daneynenin amat isag tagta wun gacan adag yahy
Abyo anigaa ahan hadi an inyar kugu darsadoo 4 ciyal hadad u dhashey nimanka inta badan ma wada wanagsana hadii u mel ku hunyhay mel kle u ka ficanyahay ka fiirii la fadhiiso o la hadal usku day inaad wax fahansiisiid waxad thay bani adam u sheeg unu qalbiigaga siidii hore u ahayn o u kasii jeedo o sababtaanaa u asaga yhay falceelintiisa fiirii kadib araag waxu ku dhaha
Hadaad talo rabtid waxaad iigu soo dirtaa IG
instagram.com/ayub.axmed/
Dar alle ayaan ku jclhy hor u soc noloolsha ma ku ciisho farxad ku nolow addun iyo akhiir alle ha ka farxiyo 😍
Rabigey haku xafido waxaad ibartey waxyaabo badan oo aad iigu muhiim.ahaa channel waa mid aad usaamayn badan rabi haku xafido
Thanks.wankuso dirsan donaaa inshallaha isla.caawa hada aragtit khayr hadaa arkinna khayr👍
@@nimcaqaliofficial8668 pppp
Asc gabadha waxan kula talin lahaa inay Illaahay tala saarato istiqfaarka iyo saliga nebiga scw badi illaahay faraj buu ku furayaa caajil ah illaahayna wuxu kugu hanuunin sida khayr ku jiro bi idmillaah
Anigo naag qabo maxa naag kale igeyay oo aan qabin waxaas wa Iman laan wllh ALLA Ragu maxay washeen
datka isku mit magan Alle aso hanuniyo kas🤭
Umuda somaliyeed oo dhan meshaan hakuso xirmaaaan❤
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Amin❤❤❤❤❤
Amin Amin Amin Amin ya Allah
Amiin yarabi🥺💖
Thanks bro qofba mushkalad baa haystaaa allow amuraha sahal
lik marnabo kama tago wlh😍😘
✌✌
Amin 🙏
Masha Allah 👍
Wcs Maclin aamiin dhamaanteenba allah.ku garab.galo. taladaad iyo dheerigalintaada Nala garabtaagantahay allah ku dhawro
Amin wll khair allah ha ku siiyo🙏🏽
ASC magacaygu waa mahad Cabdi xasan Ku nool Magalada hargaysa Dhigta jaamacada hargaysa waxaan kaa codsanlahaa hadaad fariintayda aragto waxaan Ku dhibanahay sidaan casharada udiyaarin lahaa EE wll fiidyow kasoo samee mahadsanid 👑✅👍
UA-cam ayuub sakiin boqo wad ka halysa
Hhh waxaaz video uma baahna inaa laga soo diyaari wakhti ku bixi iskuna aday inaad hafanto cashirka markaad glass ka joogto macalinka ama ardayda kaaga wanaagsan waydiiso cawinaad dhafarkana iskadaa oo horey useexo ilahyna talo zaaro oo bari lkn Video xaaladada waxba kama badalayo lakiin quraankiisa wuxuu ku leeyahay “umad kama badalo xaalada ay ku jireen ilaa ay iyagu naftooda badalaan “ naziib wacan Sxb
Yuusuf sakiin soo booqo asagaad kaheleysaa
Aamiin macalin
Aamin
Aamiin aamiin yaa rabi
Aaaamiin walalkey Mahadsanid jazakallah kheyral jazaa
Aamiin yaarabi wallo
ماشاء لله تبارك الله
Masha allah keep going English college hailaawin thank you
Mahadsanid walal
ustaad mashaalah allaha haku xavido 🤲🤲❤❤❤❤
Amiin yarabii mahadsanid ustaad
Amiiin amiin anaa murad leh ayuub axmed isoo duceeya wlll 🤲😘 isheeg ayuub inistigiramka wll walibana arin weyn oon talo kaga mahanay
Ameen
Ayubow like iyo kabadn ayad uqalanta ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘🥰🥰
De one and only teacher of experience 🔥💪🏾🇸🇴 plz reply iso gal Allah dartis love you wlhi
Amiiiin
Masha Allah tabarakallah
Guuleeyso brother 🙏🙏
wcs mahadsanid wllo
Mansh allah tabrkalaha allah haku barkeeyo
Amiin Yaa rabbiii
Ayuboow dadka ilahaybaa abuurtay Ee qof walba ilahay waxbuu ugu tala galay dhiigiltaada reero badan ayaaa Ku dumay wll dadka markaad la hadlayso xaga diinta kala hadal xagaas uunaby wax Ku hagaagaan waayo ilahaybaa Ina baray inay xal inoo tahay mana jirto wax pylosophy ama psychology ama cilmi kale lagu xaliyo aan diinta allah ahayn
Mahadsanid waan Ku tageera
Balse qalad wilkan mu sheegin hadii aad ogtahay wllkga wax lagu qiyaanayo ood uga aqonbdn thy ina ushegta waa suno wll sida culimada ka maqly
Mashalh barakalah
aamiin aamiin aamiin yaa rbbi
Masha Allah
Amiin ya rabii macalin ayub
Amiin wll
Rag iyo Rafaad way wada dhashen Ragu marky Rafadan bay Farxaan lakin Fadhi Raga Fasahad bay u keenta sharaf Xumo Ciyaalnimo masuliyad lama Qadi karo 20 jir u muuqda 10 jir o kle 30 jir u muuqda 15 jir o kle yaab 🤔🤔
Thanks ayub
Mahad sanid boowe👍👍😍😍♥️♥️
Aminyarabi❤
Masha alah ustaad ilaahay ku xifdiyo waaya arag
Aamiin yaa rabi shukrn wllkey
Asc.wlle.waxa.isogarey.qalbi.jabadan.marka.maxan.sameya
Allahum amiin
Waa ku saaray like
Wcs wll ayuub mshalh allaha ku xifdiyo sida wax nagu faidayso allaha ka abaal mariyo
Kheyr allah ku siyo wll😩❤️
Mashallah
Jaska laah khayr wll
Asc wan kuslame wll wanna raba inad iga jababtid qof ana wada socona qofkas neeh ilmasohada layo lakin marko mela igo arko woidhol cadey farinta oodiro dhoqso igam sojawabo wll qofks max dhihikarta
Asc walked qeer Allaha kusiiyo
Mash allh alle haku sharfo ustaada
WCS Aamiin yaarab maasha'allaah walaale
Asc abowe mcn talo ayan ka rabaa wiil ayan xiriir wada ledanhy 1 sano iyo bar marka wax guura uma saaqodo wana jeclahay ani marka maxaan sameyaa ila tali shugran
Inkastoo oo aadan i suaalin waxaan jeclaadey inaan kula taliyo ALLE dartiis ,taladu waxey thy u sheeg in muda ah oo la isku baran karo inaad sheekeysaneyseen u soo gaabi hadalkoo ku dheh goormee is guursaneynaa haduu jawaab waqtiyeysan ku siiyo ok hadii uu ku shakiyana goaan ka qaado ALLENA talo saaro wll.
Inantaa waxan kula talin lahaa haba isku wareerin ee adna telka soo qaado oo iska dhig uun mid waayaheeda watada qof dan kaleba hayska dhigin intaad si qurux baddan u labisato iska bax isagaa aakhirka is odhani gabadhii wataa lagaala wareegay oo caadi iska dhigi
Wlhi waa runta anaa arkey ninkeygu talefonka buu basawod ku xiran jirey wuxuna ahaa mid naago badan markan dhaho maxad uxiratana wuxu I oran jirey kuguma mashqule ha igu mashqulin Ana waxan iska ahaa miskiin oo waligey maxiran talefon waan fikirey waxan go aan sadey in aan xirto oon isku mashquliyo telka maseer asagi fur telka ayantan maxad la xirata nimanbad shukansata ana waxanku iri kaaga fur hana xirin mardambe Ana waan fura hadii kale qof walba wixiisa ha qarsado
Talo fiican baad siisay
Wallalkayow allaha haku xifdiyo wan kufahmayna dhib maleh hadadan kaso jawabin allaha ka rali noqdo
Maxad noga daysay qisoyinkagii wll ayuubow
Subxanallah 😭 Subxanallah
masha allah alle haku xifdiyo wax badan ayan ka faidey🥰
M,a
Wll ilaahy haku xafido
wll inistikaraamka maxaa kuguqoran
Asc wllo talo ayaan kaaga baahnaa waxan doonayaa in aanad magacayga sheegin qof ayaan si dhab ah u jeclaadey wax dhacdey in aanuu wakhti isiin aniguna waxbarshadii aan dhignaayey wakhti masiiyo waanan ku fiicnaa waxbarshada isanga uun baan markasta doonayaa in aan la hadlo isgaguna waxa uu ka shaqeeyaa shaqo adag waxa uu ii sheegayaa in uu i jeclyahy anigan uu ii shaqeysanaayo in uu i helo nafteyduna suaalo badan wey is weydiisaa sida, muu ku jeclyahy mise been buu sheegayaa guur ayaanu ku balaney wakhtigiina waa so dhawyahy waan ka shakisanhy wax is leeyahy biluu hadhaw kugu xumaadaa waana qof wax uu doono igula kafdama wllo ii so jawaab please
Wilkan fariimaha inte loogu dira 🙏
instagram.com/ayub.axmed/
@@ayubAhmedPodcast Salaam walkey
Aaaamin yaaa rapi
My teacher ❤
Amiin yaa rap
Allow ku baraake walaal macan
Aaaaaaamiiin
Masha allah ilaah haku xafido🙏👍
Shugran wll ayub ala ku dhowro
Mahad. Saniida. Mahiima. Baada. U. Taahay. Soomaalida. Guulaso
Masha Allah bro isku fikiraa nahay lkn dadka inta badan runta ma ogalaa waxay Somali tiraahdaa qof meel ucad meel ka madow
Guulayso ayuub
M.a
Haduu ninku balwad leeyahay hadaba iska daa hadhaw iskama daynayo
Azc wll Ayub
Waxan Rabaa inaad talo iga Siiso gabadh Aan jecelahy ayaa jirta iyaduna ijecel lkn Waa qof inta badan jaceylka ay iiqabto qarsata Wana garan layahey sababta Ee Mxad ku xaqiirin karaa
Asc wllo ayuub waan kusalaamay wllo suaal kuwydiina wiil ayaa xariir naga dhaxeeyay adigu xooga xurgufa dhacady wllo kadib wuu aamusay malmo kabcdi waan kal harnay wuxuu igu dhahay go Aan kaqaatay an waan jeclaa qalbi jabaa iga sogaray wllo ninkii whtsApka an ma baloogin asna sidoo kale musan ibaloogiin wllo lakiin hada 4 bilood kal maqanahy hada wuxuu keenay istatiskayg inuu dawado rabaley isoogalo wll anigu waan ka kasbaday xanuunkii wllo Alxm si wll tonimo Ah ayaan ugu jawaab ma iska daayaa jawaabihiis wllo
Wllkay ayuub hawl adag ayuu hayaa channel kor ha loo qaaado
Alle haku xiftiyo wll
Ayubow wllo wiilban wadasoconaa mudo 2 sano ah hadana waxanan ku ogay inuu balwadle yahy hadana wan arkay noloshisa inanka baxanrabaa wuu na ijecelyahy qalbiga marabo inanka dhawaco ee sen ugalaa
Ayuubow mid baan kugu darsanayaa
Qofka waad bedeli kartaa sida inantaa ninku balwada leeyahay qofku haddii si dhab ah aad qalbigiisa u hanatid hadal ahaan adiga oon ugu sheegin ayuu qofku isku dayaa sida aad ka heshid inuu iska dhigo lkn waxa jirta arrin dhalan ah oo qofka abuurkiisa ku xidhan
Wllo waxaan rabaa gabdh iyo nin ma saxidi karan adiga oo ka hadalayaa
Ok
Love 💕 you bro
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
✅💯
Mashallah runti wa lobahanyjay soaljan iyo jawab ha sobadi
Wcs ustaad😍
Wll ila tali Qof kasta ion u wngsanada waa Qof ka igu xumada talo isi wllo thnks🙏🏻🙏🏻🙏🏻
ASC WLL WAXAAN BALAN LA GALAY GABAR IN AAN ISGUURSANO MARKA AY JAAMACADA DHAMEYSO MARKA MAXAA IGULa talin lahayd ma sugaa mise gabar kale ayaan guur sadaa 🙏🙏🙏🙏🙏☝️☝️☝️☝️☝️🤔🤔🤔🤔🤔
asc wll.. waxyabo farbadan ayan ka fayidyi (alha) ku xiftiyo qof iga tagyi ayan daba ordayi lakin wan ku fashilmayi wan ka qostyi lakin viedo ayan ka arkyi tiktoga waxan soo racyi youtobka qaxan dawadyi modo todobad ayayi isoo naqotayi hadan aad ayayi ii jecshahyi dadka badan waa jahilin ee gadhsi into ( ilahyi) ku qoryi man salma😊😊
Ustaadkyga aan ku faano noloshy ilaahey kasoko io dadaalkyda adi dartaan wax bdn nolosha ugu bartey ustaad qaali
Asc wallo wxn raba in ad ila taliso wxn lehy xirirka mudu 6 bilod mar mr bn isku dhcny wxn kadaremya in u is badaly wxn uqoray wn kuxisy lakin wuxu idhahy sidokale marka wn kaniyd jabay
Ws inta talo kuuguma soo qori karo snapchatka iigu soo dir ayubaxmed1
Asc wall suheb waxa raba in ad sual kuweydiyo waxn ahy xaas heysato afara ciyaal ah ninka i qaabo dhanka dhaqalah guriga waxa yalha lo bahanyahy on u sheego tusale hadan dhoho ciyaalka wexe u bahanyihin dhara wuxu igu dhaha haaye taas kali man e aniga waxan nafateyda u baahdo kama hello 👋waxan darema in hadalkeyga daneyneynenin maxan sameya aniga mashaqeysto waxan ahy hooyo guriged jogto wuxu nasiya bilka hadlka in sidhereyo marbo talo iga si wan ku warery waxan is dhaha qufkan an ku daneynenin amat isag tagta wun gacan adag yahy
Abyo anigaa ahan hadi an inyar kugu darsadoo 4 ciyal hadad u dhashey nimanka inta badan ma wada wanagsana hadii u mel ku hunyhay mel kle u ka ficanyahay ka fiirii la fadhiiso o la hadal usku day inaad wax fahansiisiid waxad thay bani adam u sheeg unu qalbiigaga siidii hore u ahayn o u kasii jeedo o sababtaanaa u asaga yhay falceelintiisa fiirii kadib araag waxu ku dhaha
Walal intee laga sowaydiyaa su.Aal aha qofkii aqoon u leh mesha laga waydiyi isojwaba mahadsanid 💯🥰
Istigramkiisa link xaga uhu horaysa ayuu so qoray
@@hibaqkhader1396 mahadsanid wlaal 😍🥰