Su'aalaha part 3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 91

  • @amizha8922
    @amizha8922 2 роки тому +3

    Best motivation 💪

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 2 роки тому +8

    Wlhi Talada labdaad anay ihaysataa waan shaqeeya marka waxaan isdhahaa lacagtaada aruurso oo business ku samayso lkn marwalba problem family baa soo baxa oo lacagtii ku bixiyaa .
    Allaha sahlo amuuraha
    Taladaadan waa ka faaiday wll ayuub Allaha ku barakeeyo

  • @abdirazaksaad2803
    @abdirazaksaad2803 Рік тому +4

    Asc sxb Ayuub will Ayaan ahay dalka Djibouti 🇩🇯 Ayaan jooga gabdh Ayaan rerkoda iskuficnayn kadib Ayan gabdhi iskufahamnay jacayl iyo mustaqbal inan kawadashekaysano rerkodi iyo walashed on iskufiicmayn way uwarantay ooy kutidhi wiilka Ayaan wada sheekaysi leenahay mudo 5 Bilood ah ayakasowaregtay kadib aad Ayaan isugufiicnayn wakhtiyadaynuu wada kulmaynay ayay igutidhi wakhtiyadi jamacada aya bataye wakhtikale an ubadalano habenka kuxiga marxaba Ayaan kudhahay kadib anigu niyad Ayaan waan joogsan waayey kadib habeenkamid ah Ayaan markanjoogsan waayey qaligayguna xasiliwaayey Ayaan meelkudhaw gurigoda Ayaan lajoogay rag Asxabtay ah kadib wakhti dambe ayaykasoobaxday itadiiyo wiilkali dhexda kagadhaganyahay aad Ayaan uqalbi xumaaday kadib wilki oo sigaar cabaya ayaakasolabtay anigu waanjoogiwaayey wiilki ayay iguqasabtay inan wada hadal layeesho wannan utagay labadayadiiba waan wada qalixumaanay kadib anigiyo lataagan wiilki an ku arkay oo ay inoo socoto shekadi Ayay isoowacday 📱 📞 kadib wiilki ayaanku idhi qofki hada aad hada guriga gaysay waatan isiiwacaysa kadib uuqalbixumaaday waxan islaqadanay inan kuqarxino isagiba jogiwayey uu utagay wax walba uukuyidhi kadib kadib habenkidambe Ayan utagay waxanan ku idhi waad ikhiyaamtaye waankalahadhayna wayna igadiiday oo ay lugta iqabatay kadib dafiraad ayay indhaha igudhufatay waxanan usheegay kadib way naxday Aniguna waxanku adkaystay inaanay inagadhaxaynkarin xidhidh sidii ayaankagasoobaxay kadib ninki ayaa iqiyaamay habenki sadexaad ayu utagay uuna dawaraad iyo raaligalinkabixiyey ilaa sy tallephone mobile kiisii aw ugayimid waxayna dhagaysatay cod an ku idhi ninki markaynu wadahadalaynay anigu mustaqbal Ayan Kalahaaye gabdha sida ikhiyaamtay markale ma aaminidoono waxkasta waysamaynkarta hadhawna inaaasaydhagaysatay wayna cadhootay way ilasoohadlijirtay iniu arintu cusbayd kadib way isowacday oy igutidhi wankudaayey ee adiguna Idaa marka sxb rerki ayna iskufiicnayna xata cabsi ayaa igahaysa ee maxad igulatalinlahayd ? Ok sxb Wadmahadsantahay

  • @nashawaancabdiqadir6474
    @nashawaancabdiqadir6474 Рік тому +2

    masha allh wllkey ayuub allha haku sharfo wax badan ayaad inoo faideysay wax badanna wankula socdaa kamana daalo inaankugu xirnaado shukran wllkey qaali

  • @nimcoabdirezak7723
    @nimcoabdirezak7723 2 роки тому +3

    Maasha allh ustaad ayub keep going bro 🥰

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 2 роки тому +3

    Masha Allah

  • @qaaliabdulaahi9912
    @qaaliabdulaahi9912 2 роки тому +3

    Keep going 🥰

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 2 роки тому

    Allaha ku xifdiyo walal Aduun iyo Aakhiro

  • @AbdihakimAlihaji-op9oc
    @AbdihakimAlihaji-op9oc Рік тому

    Wll keep going

  • @abdiwassaahmed3972
    @abdiwassaahmed3972 Рік тому +1

    Keep going👍

  • @mawliidosman3917
    @mawliidosman3917 2 роки тому +1

    M.a ayuub allah ha ku barakeeyoh

  • @ayaanmohamet6678
    @ayaanmohamet6678 2 роки тому

    Mansh allah wlhy wllo runtaan kugu jecelay illahay ha xafido

  • @aminoadan4190
    @aminoadan4190 2 роки тому

    Wallahi Ayuub waxbadan ban kafa iiday mansha allah

  • @asmaadan8756
    @asmaadan8756 2 роки тому

    Masha alah dear brother keep going

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 роки тому +2

    Boos fcn baad noogu jirtaa ayuub noolow waayo badan🙏💚

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 2 роки тому +1

    Jazaka Lah khayr wllkey

  • @caisha3346
    @caisha3346 2 роки тому +4

    My favorite chennal bro ayub alle darti kujeclhy 🥰😍🥰😘🥰🥰

  • @anisaabdullahi4277
    @anisaabdullahi4277 2 роки тому

    Illaah haku xafido wllkey ayuub wax badan ayaa kaa faiidnay thanks

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 роки тому +1

    Mashaallah

  • @sucaadmohammed7568
    @sucaadmohammed7568 2 роки тому +1

    Thanks Wll ayuub suaasha labaad baan jeclaa inaan kuso weydiiyo hada waan helay taladii🙏

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 роки тому +2

    Ayuuboow wiil ayaan dhan u jeclahay in mudo ahna is lamaanaan hadlin. Naftaydaa nin kala in aan lahaa saawo nafta iyo aqliya imasiinaayo ila talo walal.

  • @caashaaamiin7023
    @caashaaamiin7023 2 роки тому +4

    Anigaba midban guur ku heshiinay daacadna wan ahaa lkn been igu waday intiiba wanan niyad jabay hadana wan is ilawsiiyaa markaa caqabaduhu way jiran qofkastana way soomaraan

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 роки тому +2

    Dumarka lama Qasbo Tan Ku Rabta lagama Karo Lakin Naag an ku rabin Wakhtiga umby ka Khasarin Adna Malayacni Umbad Noqon Marka Hawenka So Jiidasho Iyo Iska ilaalin ayay Raban ma Donayan Qof Yes man ah oo waxkasta Ku Raca Hye So Tagan😁

  • @dekasango3217
    @dekasango3217 2 роки тому

    Jazakala kher

  • @cadedaahir5023
    @cadedaahir5023 2 роки тому

    m.a wll qaali ah waan kuwataa waad mahadsantahay

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 роки тому

    Masha alh mahadsanid in badan ustaad

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 2 роки тому +2

    WCS maasha'allaah waa xaqiiq 🌺👍

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Місяць тому

    wllhi hoyade sas ku jabti marke wax samesan rabto famliy promble maka dhamado 😮 whhi ae hoyo ugar garo😊

  • @abdirahmanbarre5640
    @abdirahmanbarre5640 2 роки тому +2

    I liked wanadaada teacher

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 роки тому

    23 jiraa ilaa hadana xidhiidh masamayn sababtoo ah qof iqanciyaba arag qofkii iiso bandhigtana waan kadiidaa

  • @aishanur9295
    @aishanur9295 2 роки тому

    Walal caqliga alle haku siyaadiyo

  • @naciimascwxuseen8923
    @naciimascwxuseen8923 2 роки тому +3

    Anaa talo kaarabo inistagaraamna wnkaasoosalaanaYe ee iga qaada

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 роки тому

    M.a wll ayub axmed

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 роки тому

    Keep going brother 👍

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Рік тому

    Thanks

  • @samzamciid9688
    @samzamciid9688 2 роки тому

    Masha allaah sida dadka ula taliso ajar allaah ka siiyo

  • @abdiqaadirjaamac
    @abdiqaadirjaamac Рік тому

    Waad kumahad san tahey faa iideysiga

  • @najaxcabdilahi9507
    @najaxcabdilahi9507 2 роки тому +9

    Ayuub waxaan ka mid ahay tageeraayasha waxaan kaa codsanaya wllo inaad iducayso umadada islamkana aad iwaydiiso inay iiduceeyan arin ayaa murug igu hayse iducee wllo inuu ilahay isahalo ilahay dartii igu ducee wllo iyo islaam inimo ilahay ha kuu fududeeyo adiguna waxaad doonaysid aduun iyo aakhiraba

    • @sweetlife8933
      @sweetlife8933 2 роки тому

      Allaha ku fududeeyo wll
      Murugada farxad Allaha kuugu badalo

    • @najaxcabdilahi9507
      @najaxcabdilahi9507 2 роки тому +1

      Aamiin aamiin wllo mahadsanid sidada igu ducaysay wllo aad aan ilahay ha kugu naxariisto

    • @samiirajama9535
      @samiirajama9535 2 роки тому

      Allaah haku fudeydiyo
      Murugada allaah faraxad haku badalo wll

    • @najaxcabdilahi9507
      @najaxcabdilahi9507 2 роки тому

      @@samiirajama9535 aamiin aamiiin adigana aleh waxad rabto ha ku fududeyo aduun iyo aakhiraba

    • @aaminoxasan2181
      @aaminoxasan2181 2 роки тому

      Xabbti allaah hakuu fududeyo arimahaada ee abyo badi istiqfaarta iyo saliga nabiga scw

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan Рік тому

    Asc teacher ayuub suu aal ayaan kuwaydiinaya ma reer baad ledahay

  • @hoodoabdi3201
    @hoodoabdi3201 2 роки тому

    Keep going

  • @samirahussein5116
    @samirahussein5116 2 роки тому +1

    Part 2?

  • @maandeeqa36
    @maandeeqa36 2 роки тому

    Thanks 🙏 wllkay

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 2 роки тому +3

    Asc Ayuub sual gabar Ayan isbaraney Waan kaheley Ayadana iney igaheshey Ayaan daremayaa gabadhaan kudhobaad 1 bil Ayaan isnaqanaa marka gabadha meshan kashaqeynayo Ay deganyihiin marka malesdhehikaraa inan is jacelnahay Midaan kaa ilowey hadey iweyso wey iradiney saakey 2 jeer saxibkeyga Aya ishegay mahasanid

  • @fariadahmed3575
    @fariadahmed3575 2 роки тому

    Waaaw

  • @qeertocadey646
    @qeertocadey646 2 роки тому

    Waxa dhib iigu ah qof aan xiisenen jirey inaa ka xiiso dhaco yacni sidii jcely cml igu noqona mana ahan jcely

  • @cabdiwahab239
    @cabdiwahab239 2 роки тому

    Waku wata macalin

  • @oksure7485
    @oksure7485 2 роки тому

    Ninka marku shukansi badan yahay xita hadu gursadi masayo shukansiga. Marka hore xiriirka hadi aad ka darento inu duamr kale la hasawo. Markas iska hubi

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 роки тому

    Walal talo ayaan kaa rabaa ayuuboow

  • @vihiimaapdilahi2641
    @vihiimaapdilahi2641 2 роки тому

    Macalinkaygii😘😘

  • @falisabdi5505
    @falisabdi5505 2 роки тому

    Aniga waxan kusoo diray isnap chatka sula lahayga ka fiiri imisti garan malihid ples firi

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 2 роки тому

    Walaahi waa runtaa 🤣🤣🤣🤣

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 роки тому

    23 sano ayaan jiraa ilaa hadana xidhiidh ma samayn sababtoo ah qof aan kahelo maan arag waligayna qof ma jeclaan qof iiqalmana wali mahelin!😏

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому

    Thanks bro

  • @fadumoabdirahman1613
    @fadumoabdirahman1613 2 роки тому

    Thnkx

  • @IbrahimMomar55
    @IbrahimMomar55 2 роки тому +6

    Waan salaamayaa walaalaha ku xiran walaalkeen Ahmed waxaana idiin rajaynayaa inaad fiicantihiin, waxaan idika codsanayaa qofkii awooda inuu knaakayga soo booqdo waxaan soo gudbiyaa Nature&relaxing videos waxaan rajaynayaa inaad ka heli doontaan oo aadna soo rukumandoontaan laakiin fadlan kaliya qofka ka hela hasoo subscribe-gareeyo. Mahadsanidiin. Walaal Ahmedpin.

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 роки тому

    Ayuub inster kaa ma istiimo wll aniga had ka hor su,al ayaa ku weydiyay ma og in aad ii ka so jwbtay iyo in kale wllkey alle ha ku sharfo😍

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 2 роки тому

    Abowe wllhi ani 6 sano kahor ayuu ahaa jclkeeg igu horeyay ilaa io had xariir kale waab samesan la ahay 😭😂😂

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 роки тому

    Wan dale sidaan fariin kugu so diraaye wlhi ayuubow😭😭

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 роки тому +1

      wllo ma Cayuush ayaa kuugu qoran instagram?

    • @cayuushmaxamed273
      @cayuushmaxamed273 2 роки тому

      Mya aaisha -Mohamed -ali sidan waye ustaaad🙏

    • @msszoya4410
      @msszoya4410 2 роки тому

      Apowe ana iisoo jawaab please
      Muhiim ayaan u ahay nolosha inaa xal u helo laga yaapa🙏

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 роки тому

    Thnks my teacher waxa tahy maclinka ugu wangsan ala ku xafido

  • @saynabcabdirasaaq6135
    @saynabcabdirasaaq6135 2 роки тому +1

    Ayuubow sheekooyinkii mxaa helay ma inkii mllinkii ayaad ka cadhootay

  • @zaki8899
    @zaki8899 2 роки тому

    Wcs

  • @rahmasalath6575
    @rahmasalath6575 2 роки тому

    Wllo ma Instagram ayuun ba su aal ha lagaso waydin kara

  • @ifraahmaxamad7687
    @ifraahmaxamad7687 2 роки тому

    Wll xiliyada su alah lagu soweydiyo inoso gali san kugu sodirno fariimo

  • @zamzamhussein5839
    @zamzamhussein5839 2 роки тому

    8

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 роки тому

    Masahllha 😍 😍 😍 sax

  • @cilmiofficial262
    @cilmiofficial262 2 роки тому

    m.a

  • @kamalsodire3008
    @kamalsodire3008 2 роки тому

    Asc

  • @allawayn
    @allawayn 2 роки тому

    Wll I aqabla Instagramka

    • @maxamedfadha1132
      @maxamedfadha1132 2 роки тому

      Ayuub Axmett ugu horeyn waan ku salaamey
      waxaan ka mid ahey dhalinyarada kugu xidhan
      magaceygu waa mohamet oo ku magac dheer fadha-Riiz
      waxaankuleyahey Allah subxaanahu watacaalaa misaanka xasanaadka hakuugu daro
      Shaqdan aad uhezo umeda ee ah wanaaga wll
      waxaanku noolahey hargeysa dadeydu waa 17 jir🙈

  • @NasriMahamed-nb4dd
    @NasriMahamed-nb4dd Рік тому

    Are you Batman

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 роки тому

    War nio wan ku fiirsaday oo waxad aminsatahy in hadi u ninku isago rer leh uu dumar kale la shekaysto inu khiyaamo wado ilahyba 4 xaas ayuu u baneyay LKN dumarka maseyr ba haye adigu wadiga nin ah

    • @nashmimahdi7790
      @nashmimahdi7790 2 роки тому

      hduu ubaneyay mxuu u qarqarin moo raganimadi kusoo baanan saro waa qarisaan

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 роки тому

    Wcs