Gabdhaha aan jeclahay waa qofkii ugu mudnaa ee nolasha lala qaybsan karo waa qof wnsgn ixtiraam badan waxbartay allow calaf iigu dar saxibaal ducada nagu kaaba dhina kale dhalinyarada somaliyeed ee guurka lagu diray waxan leedahay dhaliyaro guurku waa barwaaqo arsaqadisa watee aan guursano❤❤ lkn hada comentiga edit ku sameyay wey iga tagtay sabab la'aan 😭😰
Channel mawduucyo muhiim ahna soo gudbiyana bahda labeenta bulshada mahadsanidiin halkaas kawada waxan si kale la ashqaraareyna khibrada ,aqoonta ,fahanka martida qoraa cabdirisaaq oo ah heer sare marar kale kusoo celiyana qoraaga iyo mawduucyo kale oo xiiso leh idamka alle.
Somali philosopher.
Cajiib dadka uu ku daydo waxa aan filanayey iyo dadka cajiibka ah ee uu xushay❤
Labada qof markey isku aqbalaan qofba qofka kale ahaanshihiisa, iskuna xushemeyaan, rag ama dumar ha ahaadeed xiriirkoodu wuu waaraa. ✔❤❤🔥🔥✓
Aad baan uga helay waraysigaan. Mahadsanid qoraa Jidhi.
Gabdhaha aan jeclahay waa qofkii ugu mudnaa ee nolasha lala qaybsan karo waa qof wnsgn ixtiraam badan waxbartay allow calaf iigu dar saxibaal ducada nagu kaaba dhina kale dhalinyarada somaliyeed ee guurka lagu diray waxan leedahay dhaliyaro guurku waa barwaaqo arsaqadisa watee aan guursano❤❤ lkn hada comentiga edit ku sameyay wey iga tagtay sabab la'aan 😭😰
Calafkaad Allaha Ha Ka Dhigo Shp
Ameen
Aamiin
Aamin allaha kula garab galo
Zxp guulayso ku guulayso lamantaaada insha allaah
MaashaAllah, brother JazakaAllah . You're welcome, brother .
Channel mawduucyo muhiim ahna soo gudbiyana bahda labeenta bulshada mahadsanidiin halkaas kawada waxan si kale la ashqaraareyna khibrada ,aqoonta ,fahanka martida qoraa cabdirisaaq oo ah heer sare marar kale kusoo celiyana qoraaga iyo mawduucyo kale oo xiiso leh idamka alle.
Really talooyin wax Ku ool iyo tusaaloyin nolasha somalida Ka jirta ayuu sifcn u falaqeeyey thanks abdirisaq and Ibrahim
Maasha Allah Waa Podcast dhaxal gal ah. Waad kumahadsantihiin Howladeenada #Labeenta Bulshada❤
Mahdsanid alle hku barakeeyo
Masha allah ustaaad ibraahim nolosha shukran sidaad noogu Soo casuuntay abwaan abdirisak aad ayaan uga helay tolooyinka iyo falanqeybta nolosha qeebaheeda kala duwan
Ma sha Allah xafiduAllah brother you legend man good advice 🙏🌹
❤❤❤❤❤❤❤❤
Absolutely 💯
The best advice I have ever heard in my life about Marriage ❤
Jazakallahu khayral jazaa wll
Mahadsanid salaan sare gudoomo saaxiib
Waxbadan ayaan kaa faa'iidey runtii.
runtii waa talooyin aan wax badan ka faaiday ,wxa kugu la talin laha walal key ibraahim nolosha inu sii wado oo aanu joojin ama niyad jabin sxb umada wax faaido wayn leh baa usoo gudbisaa jogtee oo sii wad , mahadsanid
Ma ShaAllah tabaarakallah waad mahad Santihiin walalo yaal
Allaha Ha Ka AbaaL MariYo Sidoo Noo Hagey Noo TusaaLeyeey🙏💯
Allah ha idhin ka abaal mariyo runti wa mowduuce aad qiima badan
Mahadsanid walal😊
Thank you very much
Ninka legend weya m.a
M.a wax yabo badan ayn idinka Faiday mahadsanid wll noso badiya 😊❤
Ustaaad abwaan Ibrahim noloasha waxaad u qalantaa million subscribers war abwaaanka meel walba dhiga😊
Cajiib waanka faaidnay
Nio jacel waqti uma hene raga gulestay wareso
Jidhi waa waaya-arag dhameystiran.
Jidhi abwaan xushmad mudaN
Cabdirisaq aqwaan nin xog ogaal ah waaye
Wlhi wax badan ayaa ka faa'iday waxan rajaynaa in mar kle aan dawan doono abdirisaq hasan jidhi oo wax badan aan ka Korean doono
Wcs
Xagee laga iibsan karaa bugagta uu qoray specially London fadlan
Barnamij aaad u wngsn
Abu xanifa keen nio
Biyo badan waa dhalateed
Biyo badan barwaa calaw yaa ifahansiiya si kle inaa u aqan waa lagayabaye