I was behaving those act befor when i was loving guy who doesnt love me but one day i realize im wrong personne i cried and i prayed my prayer than i asked God to help me and give the personne i deserve Alhamdillah now im married God is Good all the time .thank you my brother for advise people .
Ano yar hooyo iyo aabe iga dhinten 😢 dhibkana wa iheysta hada 24 yrs na wan jira wali na magursan 😢😢😢 masuliyad an la ii ogen ba dusha sarta qof wax qaldan sameynayana ma arkii karo
Ayuub wll hal mid ayaan ka codsanyaa hadii ay macquul thy markaad video so dhigeyso dadka ku dawanya la yaba dad sheekhyo ah iney ku jirin ama 40 qof ducadoda waa la aqbala baan filaya wll i weydii iney Iso duceyaan inuu ilahey qalbigeyga ka masaxo awood aan ku cafinaya i siyo qof walba oo qoralkeyga arkana wll iso ducee
Wcs ustaad video anigo Wali dawan Ayan comments ka bixinayo wayo intro io title kaba aniga ayey iga hdlyan wan sugyay video gaga mhdsanid inbdn allh ku sharfo 🙏 🫡
Asc setahay walala waxan ku weydinya wiil ban mudo 2sano xiriri lenahay lkn waxa jirto 2bil horey sifican ayu i so xirirnyaya marka ani wan xanunsadaya marka waxan arkay xirirki horey malahan qorala aya u qorya marku rabo wu iga so jawaba marku raban wuba i yasya marka waxan dhahay wada is badshaya wu i dhahay pz ayan ahay wax ayan barta marka ila hada wa sasa haben habenada qar ayan waxan dhahay ilen aniga i asga mudo ayan iskasena hooyo iyo abe magacoda marksi waxu iga so jawabay hoyo wa hoyle marka qofkasi maxad ka dhihilaheda miyu i nacaya
Anigu wllo talo ahaan waxan ku siinaya nolosha ma jiro qof qofka uu jecelyahey buzy ka noqdo sikazta oo uu busy u yahey wuxuu idyaar garoobayaa qancintada lkn hadii uu rabo isagoo kusoo xidhidhib jiray in uu xidhihdkii ka cago jiido qof walba oo wllo larabo in laga tago sbb ayaa loo yeela marka hadii lagu dhaho busy ahay oo hadalkaga ayaan u waayey time dee wll hadan time lawada qaadaneyn hada maxa loo wada joga marka qofka siduu kaga gaabiyey uga gaabi waxna ha weydin oo ha odhan waad is badashey lkn adna is badal markaz 2 mid un bey noqon hadii uu rabo noloshada wuxu ku odhan maxa ku helay lkn haduu aamuso dee adna aamus
Asc wll ayuub anigu wiil aan jecladey mudo afarsano ayaan wado soconey wax walba oon ku kala hadhnana uu sameyey wuu i block wuu gursadey lamberka leyga badashey wali waxaan jeclahy inan xaladisa oogado sababtaan xaladisa u radinayo ma garanyo nin reer leh please ila so tali
Waa su.aal aan in badan is waydiinayay😢
Balse alxamdulilaah cidna ma care gareeyo qofna abaal in uu iigudo kama sugo❤
Walalahayga ayub ahmed ku xiran waxan idinka codsanaya inaad ii soo ducaysan noloshii baa.igu adkaatay😢 inuu alle ii naxariisto🤲😭😭😭
😢ilahay haku kalmeyo abayo
Naxariista Rabi waa mida aad hada ku Nooshahay lkn adigay wax kaa qaldan yihiin cibaadada Wanaaji ilahay uso laabo Astaqfaarta Badi maxaad u murugoon adigo haysta Rabi kaga naxariis badan hooyada
Ilaaahy haku yasiro wlo qaaali😢
Lkn wll hakaquusan alle zubxaana laah
@@suleekhamakhtal3770 walaahy lagama quusto rabi
Wiilkaan Qalbi yadeena inu ku jirad Mooda ilahay haku xifdiyo wll
Mashallah walalkey ayuub Ahmed allaha kuhifdiyo adun iyo aqiraba ❤❤🤲💯
MashaAllah tabarakAllah Allahuma barik. I just stumbled about this vedio and I have learned soo much. You earned yourself a subscriber.
Shugrn wllo waa talo wangsan ❤alla Haku barakeyo
wll aan lawada haysan baa tahay runtii tala wangsan ba mr walba nasisa mhdsanid inbadan ❤❤❤❤
Jizaka laah khayr
Brother ❤ i am in hargaisa
Xagayga hogaamiye ruuxiya ayaad kahatay
Runtii aad iyo aad ayn oga faaiday muqalkan walaheyga ayuub ajar alha haa siiyo iyo xasanaad badan
Ani oo jira 9 Sano ayaa ligakaxeye family gega durufa awaded ila iminka nolasha io wayaha aduunyad ayaan la tacalaya oo meshi an rabiy maan garin😢😢😢😢
😢 ha niyada jabin❤
Iska ilow waxii tagay badal noloshaada oo horay u soco
Shukran wllo ❤
Since one year is the first video I watching through this channel, keep going bro ayoub.
Maansha alaah walalkay ayuub qof xigmad badaan alle haku sharfo❤
I was behaving those act befor when i was loving guy who doesnt love me but one day i realize im wrong personne i cried and i prayed my prayer than i asked God to help me and give the personne i deserve Alhamdillah now im married God is Good all the time .thank you my brother for advise people .
Welcome back our teacher.😊
As, Familyyyyyy yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey iyoiyo
Ustaad alle khayr hakusiyo❤
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Ani ilhy amarkii qof ksta oon wanajiyo wuu i xumeeya uun imika wn ka quustay dadkii oo dhan asxb iyo xidhidh midna ma rabo 😢
lama qusto wll hore usoco
Ha quusan wllo 😢❤❤❤
Wlhy Kula mid ban ahay 😢😢
Ani iyo ada isku mida alxdulilah ilahay naxaristisa kam qusanayno daadki inagu habona wali mayna arag inasha allah way iman
Qof kasta oo aad wanagjiso haka sugin inuu ku wanàjiyo wanaga samee jawaabtana illahay ha sug bini adam abaal lagama sugo
Mudane Adoo mahadsan maaad joogto nooga soo dhigtid arimahaan lifestyle
Wcs Tanks waxbadan baan kaafa iday allaah hakuxafido❤❤❤❤❤
M. A maanta waxan kusoo qoro podcast soo sameeba waan kaa hayaaa mahadsanid macalin qiimo badan
Masha allah tabarakalaah xaqiiq weeye 🙏
جزاك الله خيرا معلم ايوب
Muqaalakan maanta waa mid ani si khaasa iga waramaya 😢
Ano yar hooyo iyo aabe iga dhinten 😢 dhibkana wa iheysta hada 24 yrs na wan jira wali na magursan 😢😢😢 masuliyad an la ii ogen ba dusha sarta qof wax qaldan sameynayana ma arkii karo
Daawada waa naftaada daryeel marka xigta wixii kaa soo hara dadka kale sii
Abowe qof aad jeclhay Asaka ima jeclo sidee kusoo celin karaa balok isaara aad jeclhay meel walba balok ika saaray qalbika kama riri karo😢
Welcome back our teacher 🙂
Masha allaha wlki ayuub Alle ha ku xafido ❤❤
😅mash Allh walhi wax and kaaa faiday❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank you So much my Teacher Ayuub ✌️😍
Thank you ustaadii ❤
Waa runtaa ❤️
Qofka waa inuu naftiisa jeclaada oo ixtiraama,
Ayuuboow run badnidaa !!!?
Ayub wllhy vediow marka arko waa far aa ee prd vediow badan no soo dhig
Ayubow wlhi marwalpo waxad tabata xaqiqada, waxadba mooda inaad ogthy waxa iheysto manta.
ayuub keep going brother
Waa xaqiiq wall ayuub.
Waletaasn ben Ahen walaashey kudhacdey😢
Thanks abowe mcne
Wcz wll walhi wasax wan ku arkii❤😢
Jaceelka soo gaadhay shansano ma guulaystaa wl
My
Waxay Ku xiranthy hadba sidaad isku tihin wll
Inaad iga hadlaysaa moodayaa 😢😢😢😢😢😢😢
Ayuubow waxaan gabar casturan see ku helaa zxp mcn pal ilateli adaa maclin noo ah aboowe
Really ❤😊
Ayuub podcast ma ogayn maanta iguu horaysee
Wa run 2cadow ban noqonay hal dalaqa isugukayo dhiman sababta wa ninka cay afxumo shaki
Ayuub wll hal mid ayaan ka codsanyaa hadii ay macquul thy markaad video so dhigeyso dadka ku dawanya la yaba dad sheekhyo ah iney ku jirin ama 40 qof ducadoda waa la aqbala baan filaya wll i weydii iney
Iso duceyaan inuu ilahey qalbigeyga ka masaxo awood aan ku cafinaya i siyo qof walba oo qoralkeyga arkana wll iso ducee
Ilaahay sidii qayr ah ha kuu yeelo abaayo balse adiga si niyad ah u ducayso cidna ha ka sugin in ay ku ducayso marka hore
@@Sihaameyy_ thank you wll Hye wll
Wlloh.Waxa kugu.Fulan hal.Sacad oo.Aad ilahay.Hortiisa ku.Oydo.Ugana.Waranto.Wax walba.Oo.Lagugu sameeyay.Sidokale ku cel.Celi.Ducdii danuun .Nabi.Yonis csm o ahayd laa illlah illa anta subxaanak inni.Kuntu mina thaalimin✅💯wan huba inaad dib dbe u murugoon sidookalle farxad ayaa ku dhaystirmin

Intanku kugu xirmay nafteyda ka aadkadag❤
Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo
Myteacher❤
Mahadsanid ustaad ayuub
Sax wye ❤❤❤❤
MAHADSANID ❤😊
Mahadsanid 😊
Taasi waa nacasnimo😊
Dhiirigaliye saxdaa
Thanks wll ❤😊
❤❤❤❤❤game go going
Wll mcn ayuuub sideen kuugu so gudbiya qiso I haysata Ana rabo talo inan kahelo plz iso jwb dhqsi
Wcs ustaad video anigo Wali dawan Ayan comments ka bixinayo wayo intro io title kaba aniga ayey iga hdlyan wan sugyay video gaga mhdsanid inbdn allh ku sharfo 🙏 🫡
Horta dadka wanagsan mxa loo xumeeya😢😢
Cajiib…….goor dhawayd ayaa qofbi weydiiyey video gaaban kaga jawaabi insha Allah
@@ayubAhmedPodcast Tnx ustaad wllhi sikasto uwanag san thyy aqirkii qofkii laxumeya thyy🥺💔
My teacher❤
M a abwe wlhi dawecadaas waan leeyahy😢😢😢
Iska bedel intanad dadka isku xumaanin ilen ninna ma rabo wx culeyskle saara
Sas waye
𝑨𝒍𝒍𝒂 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒙𝒂𝒇𝒊𝒅𝒐
Masha allh
Podcast maxa kugu qoran ayub
Asc setahay walala waxan ku weydinya wiil ban mudo 2sano xiriri lenahay lkn waxa jirto 2bil horey sifican ayu i so xirirnyaya marka ani wan xanunsadaya marka waxan arkay xirirki horey malahan qorala aya u qorya marku rabo wu iga so jawaba marku raban wuba i yasya marka waxan dhahay wada is badshaya wu i dhahay pz ayan ahay wax ayan barta marka ila hada wa sasa haben habenada qar ayan waxan dhahay ilen aniga i asga mudo ayan iskasena hooyo iyo abe magacoda marksi waxu iga so jawabay hoyo wa hoyle marka qofkasi maxad ka dhihilaheda miyu i nacaya
Anigu wllo talo ahaan waxan ku siinaya nolosha ma jiro qof qofka uu jecelyahey buzy ka noqdo sikazta oo uu busy u yahey wuxuu idyaar garoobayaa qancintada lkn hadii uu rabo isagoo kusoo xidhidhib jiray in uu xidhihdkii ka cago jiido qof walba oo wllo larabo in laga tago sbb ayaa loo yeela marka hadii lagu dhaho busy ahay oo hadalkaga ayaan u waayey time dee wll hadan time lawada qaadaneyn hada maxa loo wada joga marka qofka siduu kaga gaabiyey uga gaabi waxna ha weydin oo ha odhan waad is badashey lkn adna is badal markaz 2 mid un bey noqon hadii uu rabo noloshada wuxu ku odhan maxa ku helay lkn haduu aamuso dee adna aamus
qof wx cantarola ahay ana mararka qaar isla yaaba masuuliyad dheerad ah baan iska saara wax walbo dhacaya
Adee kuu Taalaa dhibtaas oo dhan
Asc wll ayuub anigu wiil aan jecladey mudo afarsano ayaan wado soconey wax walba oon ku kala hadhnana uu sameyey wuu i block wuu gursadey lamberka leyga badashey wali waxaan jeclahy inan xaladisa oogado sababtaan xaladisa u radinayo ma garanyo nin reer leh please ila so tali
Thanks
Asc wll ayub arinba ihaysatay ina igalataliso ban raba xage kahelaya😢
dhiirigaliyahayga markastoon sexanayo Aan dhagaysto imikansexanya hdana dhagaysiga vidiogas kusexanayaa guulyso ayuub
Dhibta ihaysata waa fahmay lkn maxa xal ah😢
Aqbal adiga halagaaa helo waxa aad weyday yaraantaa
Wlhi yaraantaydii jacayl badan oo waalidnimo waan helay
Lkn jacaylkan before marriage ahi naftu iga jaray wlhi 😂😂😂😂
Uf I ahate wlhi 😢
My techer❤
❤
Podcast makujuri
Abowe ka so hadal anoga waxa igu dhaca dsd in ay ku dhacan jeclahay hada hargab igu dhaco waxa jeckahay dsd xafada dhan in aan qaadsiyo 😢😊
Dhaqan fiican maaha qalbiga Allah kuu caafiyo
@@JihaanMohammed 😂😂
Weey ficanan leheeyd inaan ku aqaano
Mahad sanid ayuubow
😊😊
Walky
Aniga miyad iga hadlysa talow😢
Klga maaha 💔
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I don't like over control
Bro tell me your blood typing me 0+
If he tell what's advantage to you
1+ me
Sxb nin dhalin Yaro ah oon wali guursanin ayan ahay lkn dhibka hystaa waxaa waaye naag 5 ciyaal ah leh ayan jeclahay ayaduna ima rabto inan ka hadho ayaan isku dayey waanka hadhi waayey mxaan sameyaa habenkii kama seexdo ayada uun ayaa i hor taagan 😭
Meel bohol ah sida aad ulatacaamuli leheed Ayaan kafekerayaa kkkk
Quranka badso walal iskuday inad goan kaqadatid waxey iskadigeysa iney kujeclen lkn ayada ayaa kujecel
Wil dalinyar ah midano kle ayuu shukansaday dadka ayey ushegi jirtay ineyna jecleyn hoyadii ayaa kutiri kulama rabo gabadaa markuu gursaday sixir ayey usameysay markatiga nol aniga ayaa ah digal ayey lagashay wlhi
@@haa8793 mahdsnid sharaf
@@Joseph_abukar sxb wali maada wx jeclaanin ukadi wxs kuu muuqan maayaan
Sax 9sano aniga oo jira ayan masuuliyad qaaday
Abti warka badan ma fiicnee soo koob hdlka 😊
Yaa xarka kugu haya iska bax hadaadan dhagaysan karin
Xqq
Ayuubow iiso sheeg email kaaga sxb
My teacher❤