Gedle Cadde
Gedle Cadde
  • 74
  • 208 019
Sidee Ku Helaysaa Views Adigoo Horumarinaya SEO - 2024
muuqaalkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay sidee ku helaysaa views adigoo horumarinaya SEO sidoo kalena aad rank sare uga geli lahayd google.
Waxaana muuqalkan kaga hadli doona xeeladaha muhiimk ah ee SEO, oo ay ku jiraan, baadhista keywordska muhiimka, hagaajinta xogta, iyo weliba websitekaagu ma yahay mobile optmization, intaas iyo faahfaahin dheeraadaba waxaan kaga hadlaynaa muuqalka gudihiisa.
Courses: gedlecadde.com/course/best-affiliate-marketing-course/
Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER
Hostinger Affiliate Link:
www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=171270
Coupon Code: GEDLE
My Website: gedlecadde.com
Facebook: profile.php?id=100083372124366
Tiktok: www.tiktok.com/@gedlecadde
Telegram: t.me/+k4oM6XviqZRhOGFk
Whatsapp: 0097431096399
ALLAA MAHAD LEH.
Переглядів: 1 381

Відео

Tijaabi Naqshada Website kaaga | #p2
Переглядів 1,3 тис.28 днів тому
muuqalkan waxaana ku eegaynaa qof walba nawshada websitekiisa hadaba nala daawo tijaabi naqshada website kaaga Courses: gedlecadde.com/course/best-affiliate-marketing-course/ Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate Link: www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=171270 Coupon Code: GEDLE My Website: gedlecadde.com Fac...
Tijaabi Naqshada Website kaaga | #p1
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
muuqalkan waxaana ku eegaynaa qof walba nawshada websitekiisa hadaba nala daawo tijaabi naqshada website kaaga Courses: gedlecadde.com/course/best-affiliate-marketing-course/ Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate Link: www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=171270 Coupon Code: GEDLE My Website: gedlecadde.com Fac...
Waa Maxay Dropshipping | Sidee Lacag Looga Sameeyaa Dropshipping | Crash Course | Somali - 202
Переглядів 4 тис.Місяць тому
Bal waxaad qiyaastaa adigoo leh ganacsi weyn oo guulaystay kasoo weliba ah online, balse weligaa aan taaban alaab, sidee ma layaaban tahay, hadaba kusoo dhowoow ganacsiga dropshipping ama dropshipping business, crash coursekan ayaan kusoo koobaynaa wuxuu yahay dropshiping. Courses: gedlecadde.com/course/best-affiliate-marketing-course/ Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hostin...
6 Qaaab online Lacag Looga Sameeyo | 2024
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Waxaan Kula Wadaagayaa Maanta Shaqooyin Online Ah Kuwaas Oo Aad Ka Samayn Karto Dakhli Dadban (Paasive Income). Waa maxay passive income? Passive Income (Dakhli Dadban) waa inaad samayso lacag adoon hal maalin shaqo aadin, tanina waxay ka dhigan tahay inaad haysato xoriyad dheeraad ah. Dakhliga dadban waxaa laga yaabaa inuusan kaa dhigin milyaneer hal habeen, laakiin wuxuu kaa caawinayaa inaad ...
Sidee Loo Sameeya Realstate Website | For Sale Iyo For Rent | WordPress Elementor 2024
Переглядів 1,4 тис.2 місяці тому
Short Codes: 1. [es_my_listing layout=grid-3] 2. [es_my_listing es_Types="92" layout=grid-3] muuqalkan waxaan kugu baraya qaabka loo sameeyo websiteska ah realstate ka kuwasoo lagu kireeyo laguna iibiyo guryaha, dhulka, xafiisyada IWM. Courses: gedlecadde.com/course/best-affiliate-marketing-course/ Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTI...
Best Affiliate Marketing Course Iyo Qaabka Iskaga Diwaan Gelinaysid
Переглядів 1,8 тис.2 місяці тому
Linkigan Ku dhufo si aad noola soo xidhiidhid WhatsApp: wa.link/kh5wiy Asc kusoo dhowaada coursekeena affiliate marketing course mid kamid ah courses ugu wacan ee ku baxa afkeena hooyo ama luuqadeena soomaliyeed. Hadaad wayday cid kugu barta luuqadaada hooyo affiliate marketing amaba aad fahmi wayday qaabka iyo wadooyinka loomaro Waxaan kuu balan qaadaya hadaad coursekan iska diwaan geliso inaa...
Farqiga U dhaxeeya Web Design Vs Web Development - Somali
Переглядів 2,7 тис.3 місяці тому
muuqalkan waaan kugu sharaxayaa waa maxay farqiga u dhaxeeya web design iyo web development iyo sidoo kale waa web design Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate Link: www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=171270 Coupon Code: GEDLE Chapters: 0:00 - Intro 0:40 - Web Design 6:27 - Web Development 10:30 - Key Feature...
Sidee Loo Codsadaa Impact Affiliate | sidee loo isticmaalaa impact | 2024
Переглядів 11 тис.3 місяці тому
Halkan ka qaado Descriptionka affiliate: docs.google.com/document/d/1_ixrcT7-owxdoRZeaJQuva5VYHEODlPKniracx_go0Q/edit?usp=sharing Muuqaalkan waxaan kugu tusayaa qaabka loo codsado impact affiliate marketing Muuqlka Amazon Affilitae : ua-cam.com/video/waVwUnaMG7U/v-deo.html Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate L...
Waa Maxay Affiliate Marketing - Sidee Lacag Looga Sameeyaa Affiliate Marketing | Somali | 2024
Переглядів 9 тис.3 місяці тому
muuqaalkan waxaan kuugu soo gudbinayaa Waa Maxay Affiliate Marketing sidoo kale Sidee Lacag Looga Sameeyaa Affiliate Marketing iyo weliba sidee soomaaliya looga shaqeystaa affiliate marketing Muuqlka Amazon Affilitae : ua-cam.com/video/waVwUnaMG7U/v-deo.html Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate Link: www.hostg....
Iibso Domain Name | Waa Maxay Domain | 2024
Переглядів 8184 місяці тому
Iibso Domain Name, muuqaalkan waxaan kugu tusayaa qaabkaad u iibsan lahayd domain name iyo web hosting iyo weliba Waa Maxay Domain iyo wuxuu yahayba. Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate Link: www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=171270 Coupon Code: GEDLE My Website: gedlecadde.com Facebook: profi...
Qaabka Online Lacag Looga Sameeyo | 2024
Переглядів 3,7 тис.4 місяці тому
muuqaalkan maanta waxaan kuugula wadaagayaa Qaabka Online Lacag Looga Sameeyo iyo weliba sidee lacag looga sameeyo internet hadaba muuqalkan hadaad daawaatid kama walwalaysid sida online lacag looga sameeyo. Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER Hostinger Affiliate Link: www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=171270 Coupon Code: GED...
Sidee Loo Sameeyaa Travel App Landing Page WordPress Elementor - 2024
Переглядів 1,7 тис.4 місяці тому
Download Files: drive.google.com/file/d/14y1c0rplktCfH1rF1hkn_5XhC4nrXMxP/view?usp=sharing Muuqalkan waxaad ku baran doontaa qaabka loo sameeyo travel App landing page intaas waxaa dheer micnuhu maaha inaad app landing page keliya aad samayn karto, muuqaalkan hadaad dhamaysato waxaad awood u yeelanaysa inaad samayso Landing page kasta sida Software landing page, company landing page iyo kuwo ka...
Waa Maxay SEO | Samee Website SEO Wacan | Free Course 2024
Переглядів 1,8 тис.5 місяців тому
Markaad maqashid SEO waxaa maskaaxdaada fuulaya culays aadan garanayn meeshuu kaaga yimi sababtoo ah badanaa dadku waxay ku wareersan yihiin qaabka uu ushaqeeyo iyo waxkasta oo ku saabsan SEO ama Searching Engine Optimization. Hadaba muuqaalkan maanta waxaan kugu fahmasiinaya waxkasta oo kusabasan ama la xidhiidha SEO Searching Engine Optimization, magacaygu waa gedle cadde waxaan ahay professi...
Sidee Loo Sameeyaa Hotel Booking WordPress Website Elementor - Full Tutorial 2024 - Somali
Переглядів 1,1 тис.5 місяців тому
Muuqaalkan waxaan kugu barayaa qaabka loosameeyo Hotel booking Website kaasoo ka caawinaya hotelada in qofku addunka meeshuu joogaba uu ka booking garaysto ama ka dalbado qol uu dego sidoo kalena adna aad ka baranaysid qaabkaad ugu samayn lahayd isla hotelka raba inuu yeesho website noocan oo kalaa. Intaas waxaa kuu dheer in waxkasta aan muuqaalka aan isticmaalayo ay yihiin free oo bilaa lacag ...
Baro Qaabka Yoast Plugin Loogu Diyaarsado Article SEO Friendly - How To Write SEO Friendly Article
Переглядів 1,1 тис.7 місяців тому
Baro Qaabka Yoast Plugin Loogu Diyaarsado Article SEO Friendly - How To Write SEO Friendly Article
Sidee Ku Dooranaysaa Niche Fiican - Sidee Lacagna Uga Samaynaysaa Blogging Website - 2024
Переглядів 1,1 тис.7 місяців тому
Sidee Ku Dooranaysaa Niche Fiican - Sidee Lacagna Uga Samaynaysaa Blogging Website - 2024
Sidee Loo Qoraa Blog Article Noqda Top #1 - Diyaarso Article Gala Google Rank - NO COPYRIGHT - 100%
Переглядів 2,2 тис.7 місяців тому
Sidee Loo Qoraa Blog Article Noqda Top #1 - Diyaarso Article Gala Google Rank - NO COPYRIGHT - 100%
Sidee Loo Sameeyaa Online Course WordPress Website - Lacagna Looga Sameeyaa - Full Tutorial - Somali
Переглядів 6 тис.7 місяців тому
Sidee Loo Sameeyaa Online Course WordPress Website - Lacagna Looga Sameeyaa - Full Tutorial - Somali
$200 Samee Bil Walba - Free Course Affiliate Marketing - Sidee Lacag Looga Sameeya Affiliate Links
Переглядів 6 тис.8 місяців тому
$200 Samee Bil Walba - Free Course Affiliate Marketing - Sidee Lacag Looga Sameeya Affiliate Links
Baro Qaabka Loo Sameeyo Sticky Header Iyo Footer Wada Socda - WordPress Elementor - Full Tutorial
Переглядів 8898 місяців тому
Baro Qaabka Loo Sameeyo Sticky Header Iyo Footer Wada Socda - WordPress Elementor - Full Tutorial
Sidee Loo Sameeyaa Affiliate Website - Lacagna Looga Sameeyaa - Full Tutorial For Beginners - Somali
Переглядів 15 тис.8 місяців тому
Sidee Loo Sameeyaa Affiliate Website - Lacagna Looga Sameeyaa - Full Tutorial For Beginners - Somali
Wax Badan Ka Ogoow Qaabka Loo Isticmaalo LoaclWP Localhost - How To Use LocalWP Localhost
Переглядів 4718 місяців тому
Wax Badan Ka Ogoow Qaabka Loo Isticmaalo LoaclWP Localhost - How To Use LocalWP Localhost
Google Search Console - Baro Qaabka Loogu Xidho Website - Google Site Kit - Yoast Plugin - 2024
Переглядів 1,2 тис.8 місяців тому
Google Search Console - Baro Qaabka Loogu Xidho Website - Google Site Kit - Yoast Plugin - 2024
Sidee LocalHost Website Looga Dhigaa Domain & Hosting Website - 2024 - Localhost to Live Server
Переглядів 8508 місяців тому
Sidee LocalHost Website Looga Dhigaa Domain & Hosting Website - 2024 - Localhost to Live Server
E-Commerce Website - Sidee Loo Sameeyaa E-Commerce Website - Online Business - Somalia - 2024
Переглядів 8 тис.8 місяців тому
E-Commerce Website - Sidee Loo Sameeyaa E-Commerce Website - Online Business - Somalia - 2024
Baro Farqiga U Dhaxeeya WordPress Themes Iyo WordPress Templates ( Themes Vs Templates WordPress )
Переглядів 3939 місяців тому
Baro Farqiga U Dhaxeeya WordPress Themes Iyo WordPress Templates ( Themes Vs Templates WordPress )
Sidee Loo Sameeyaa Personal Portfolio Website 2024 (WordPress Elementor Tutorial - Somali)
Переглядів 6 тис.9 місяців тому
Sidee Loo Sameeyaa Personal Portfolio Website 2024 (WordPress Elementor Tutorial - Somali)
Baro Xirfada Samaynta Website dhamaystiran | WordPress Elementor Bilow Ilaa Dhamaad A To Z
Переглядів 3,3 тис.9 місяців тому
Baro Xirfada Samaynta Website dhamaystiran | WordPress Elementor Bilow Ilaa Dhamaad A To Z
Google Adsense - Sidee Loo Codsadaa Google Adsenese - Lacagna Looga Sameeyaa? - Somalia
Переглядів 10 тис.10 місяців тому
Google Adsense - Sidee Loo Codsadaa Google Adsenese - Lacagna Looga Sameeyaa? - Somalia

КОМЕНТАРІ

  • @Suhaybck7
    @Suhaybck7 7 годин тому

    Zxp mabil lagama samaysan karo miyaaa

  • @hibonasiib3766
    @hibonasiib3766 10 годин тому

    Waxaan ubahanahay course webdisign ma bixisaa

  • @khadraahmedmohamed9092
    @khadraahmedmohamed9092 День тому

    Jazakumulahu khayr wll step by step wan sameyay alxm marar badan dawaday marka kadib saneyay

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias День тому

    Aad iyo aad thanks ustaad

  • @muhammadjamac9612
    @muhammadjamac9612 День тому

    ustaad waad kumahdsan tahay awoontaan aad nasiisay freega ah lakiin su'aal xagee baan ka helin lacagta aan shaqaystay?

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod День тому

    Wll Babel /back account Side loo samaysta ?

  • @Sheeko-Cusub
    @Sheeko-Cusub 2 дні тому

    Ustaad passwordkii ban waayay xage ka heli karaa kan gmailka

  • @xurmoh3nhupdi59
    @xurmoh3nhupdi59 2 дні тому

    👍mahadsanid

  • @cute_vidoes
    @cute_vidoes 3 дні тому

    sxb strateygyadan ma u isticmala kara affiliate marketing markan blog post ka diyarinayo

  • @MohamedshafiReershaafi
    @MohamedshafiReershaafi 3 дні тому

    Mahad Sanid bro alle haku sharfo❤

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 5 днів тому

    Waxaa theory ayay u badan yihiin ustaad runtii wax kugu yara practical 😢... Inta aan iska daayo address qofkaas miyan isiticmlin Karin account poyneer 😮

  • @maxamedgeedgale5451
    @maxamedgeedgale5451 5 днів тому

    Sxb My Blog-Website hadaan u isticmaalo isaga Human inuu qoray camal iiga dhigayo soma ahan? Mida kale lacag hadaaku bixiyo kawrn

  • @CaynteObito
    @CaynteObito 5 днів тому

    Ustaad waxan leeyahay website lakin ma aqaani qaabka loogu xirto Google Adsence😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @najmasidow6194
    @najmasidow6194 6 днів тому

    Ustaaad qofkii home kiisa uu dhisan yhy sidan maka dhigan kara mise waa uu iska dhaafi karaaa❤

  • @AbdirizackKacaan
    @AbdirizackKacaan 6 днів тому

  • @suitableinfo
    @suitableinfo 7 днів тому

    Sxb ma waxay kula tahay Cards sida Mastercard iyo Visacard ee ay bixiyaan bankiyadda dalka in aad lacag ku gudoomi karto? Caqabadda ugu wayn ee jirta in dhalinta online ka shaqaystaan ka hor taagan 1. Waa in Address’kada aan la aqoonsanyn, in dad qurbaha jooga aad bariddo ayay noqonaysa. 2. Mida ugu dhibka baddan waa Payment Method aad lacagta ku gudoonta inaadan haysan. Hadii aad dalka joogto si waliba aad u daddaasho caqabaddo deegaan aad adigu keensan ayaad wajahi runti waxbana aadan ka qaban karin.

    • @GedleCadde
      @GedleCadde 6 днів тому

      Wll taas wa jirtaa hadana cid kasta oo wadanka joogta oo onlineka lacag kasamysa ama youtube ama website hala hadaan xal bay keenaan oo dad melahas jooga bay ku xidhaan

  • @xurmoh3nhupdi59
    @xurmoh3nhupdi59 7 днів тому

    Ustad ma websit dhamestiranbaa

  • @AmiinFaarah01
    @AmiinFaarah01 8 днів тому

    Mahadsanid Ustaad Wax Badan Ayaan Kaa Faaiidnay Runtii 🙂🙂🙂😍😍😍😍

  • @zakicawl5914
    @zakicawl5914 8 днів тому

    Maahadsanid gedle cadde

  • @cute_vidoes
    @cute_vidoes 8 днів тому

    ustad intan baran stratey gayada ah in humanize lobadlo ayan kasaray post yafi Ai ahaa kadib intu google adsense i maqna ayan so gashay 10post oo well written ah oo humanize ah taasa ma isamaynada ilen is badal ban sameyr

  • @kingccs4160
    @kingccs4160 8 днів тому

    Shirkad soomali ah majirtaa

  • @CaashaMaxamud-mg6wn
    @CaashaMaxamud-mg6wn 9 днів тому

    war ni sxb hal ciladaad leedahy nio hadal kii ayaad dag dag kadhigaysaa nio

  • @mrabdiwahid5268
    @mrabdiwahid5268 9 днів тому

    Ustad waxaan leyahy website blogspot ah waxaa ku jira in kabadan 27 article views badan ma helo weliba hal niche ka hadlaaa

  • @mukhtaarindhoh9998
    @mukhtaarindhoh9998 10 днів тому

    Zxp Anigu wan ku wareere Alle shaqo fiiacn ha i siiyo😢

  • @usaamepoy
    @usaamepoy 10 днів тому

    Markaan WP admin taabto 404 Not Found ayu so saari

  • @usaamepoy
    @usaamepoy 11 днів тому

    Good ❤

  • @najmasidow6194
    @najmasidow6194 11 днів тому

    Ustaad abaal kaaga jano Allah haka dhigo waa noo faideysee❤❤

  • @cismaandaacad381
    @cismaandaacad381 11 днів тому

    Ustaad markaa ku dhufto edit whith elementor lacaguu I weydiinaa si aan sitting u galao

  • @SaedMohamed-r6w
    @SaedMohamed-r6w 11 днів тому

    Good content

  • @muzamilhassanisse7034
    @muzamilhassanisse7034 11 днів тому

    Haddii niche kyga "Marketer" yahay website ka neh aan u rabo Google AdSense iyo Impact Radius inan alaab u xayasiiyo Marka labadaba waa in aan mid u go'aa miyaa?

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 11 днів тому

    Next post sida looga diyaariyo

  • @kowthar2989
    @kowthar2989 11 днів тому

    Abowe plz sida Internal Link blog post logu xiro mai tusi karta

    • @GedleCadde
      @GedleCadde 11 днів тому

      Wll internal links maaha wax weyn waa postiga dhexdiisa ku mention garee posti kale oo kujira websitekaaga micnihii linkigiisa soo qadaysa wxd odhanaysa hadaad ubahan tahay postiga noocasa halkan ka akhriso

    • @kowthar2989
      @kowthar2989 8 днів тому

      @@GedleCadde wanku fahmey,thank you abowe

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 12 днів тому

    Ustaad 😮 muqaal ka badisy hadalka practical runtii uu yaraa labada ind isku dheeli tirti ayey ahyd

    • @GedleCadde
      @GedleCadde 11 днів тому

      Tnkz

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 10 днів тому

      @@GedleCadde ustaaaad mid kle very important 👆🎷 kaa ilowbay oo ah tir Alrgorim uu kugu dawkhya oo confused kaa qaady maalinba hadii aad shay ka Hadshi so.. maxaan sameen Aya leedahy??😳 Ka wrn maalintii 4 subject ka hadlo like breakNews iyo political iyo science fashion etc 😳Taas sidee ayaa u fahmi wayayay ileen waa Xog aan ka Soo shaqeeyey Blog WordPress.

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 10 днів тому

      @@GedleCadde jwbtaad waa noo muhiim ustaad

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 9 днів тому

      @@GedleCadde mrka aad dhowr jeer dhawr mawduuc oo kala Diwan ka hadashi sidee algorithm igu dawakhyaa

  • @HafsaMohamedali-oh4to
    @HafsaMohamedali-oh4to 12 днів тому

    Plz sida loo sameeyo..mecnaha sida loo furto

  • @maalmoofficial2679
    @maalmoofficial2679 12 днів тому

    Zxb wax badan aya kaa faaiday thkz pro

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 12 днів тому

    Asc wll website cusub sameystay ee please mayga caawi kartaa

  • @IfrahAbdullahi-t3y
    @IfrahAbdullahi-t3y 12 днів тому

    Ustaadow semrush linkaga nala wadaag adiga oo mahadsanid kan maalin 10 free ah dad siiyo

    • @GedleCadde
      @GedleCadde 11 днів тому

      Semrush kuqor wu kuso baxaya wll

  • @IfrahAbdullahi-t3y
    @IfrahAbdullahi-t3y 12 днів тому

    Kan wax lagu baaro qaabkee loo sameysta ustaadi

    • @GedleCadde
      @GedleCadde 12 днів тому

      Gmailkaga ku xidhanaysaa malinki 10 badhitan buu ku siinaya oo free ah

    • @IfrahAbdullahi-t3y
      @IfrahAbdullahi-t3y 12 днів тому

      @@GedleCadde shukran ustaadi

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 12 днів тому

      Ka aad ustaad ka waydiiysy mxy weeyi engine search miyaa😮

  • @IfrahAbdullahi-t3y
    @IfrahAbdullahi-t3y 12 днів тому

    Keywords laga radinayo free miyaa mise lacag ustaadi

    • @GedleCadde
      @GedleCadde 12 днів тому

      10 badhitaan oo free ah buu ku sinaya malinkii

  • @Naafac-Shiikh19
    @Naafac-Shiikh19 12 днів тому

    Guuleyso mr gedle

  • @bigsheeyonline
    @bigsheeyonline 12 днів тому

    great content | ustad xog muhim aya nala wadagtay

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 12 днів тому

    Great content

  • @JimalleDeick30
    @JimalleDeick30 12 днів тому

    100% waxa aad sheegayso waa macluumaad aad muhiim ah ruuxii raacana waa ku faaiidayaaaa.

  • @cumar-n8f
    @cumar-n8f 12 днів тому

    Pls adoo toos uhagaajinaayo seo ga muu qaalkasooduub pls😢😢😢😢