Iibso Domain Name | Waa Maxay Domain | 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Iibso Domain Name, muuqaalkan waxaan kugu tusayaa qaabkaad u iibsan lahayd domain name iyo web hosting iyo weliba Waa Maxay Domain iyo wuxuu yahayba.
    Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER
    Hostinger Affiliate Link:
    www.hostg.xyz/...
    Coupon Code: GEDLE
    My Website: gedlecadde.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Tiktok: / gedlecadde
    Telegram: t.me/+k4oM6Xvi...
    Whatsapp: 0097431096399
    ALLAA MAHAD LEH.

КОМЕНТАРІ • 20

  • @armaangraphic
    @armaangraphic 2 місяці тому

    Mahadsanid Ustaad ❤

  • @Sportschannel721
    @Sportschannel721 4 місяці тому +1

    Our teacher❤

  • @Khalid-xm4yo
    @Khalid-xm4yo 4 місяці тому

    Xgee kala so xidhiidha Ustaad

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 місяці тому

      Wll muuqalka hoostiisa ka eeg numberkayga

    • @Haqabtire.Media.
      @Haqabtire.Media. 4 місяці тому

      ​@@GedleCaddewll sidee u savegraysanaa lamberkaaga

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 місяці тому

      @@Haqabtire.Media. sida uu uqoran yahay wll

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 4 місяці тому

    Inta aan muqalkan arkin baan Ustaad google domain ayaa ka iibsaday domain name kawaran wax dhib maleedahay

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 місяці тому

      May wll mar hadaad iibsatat lkn waxy badan ku kala duwan yhn xawaaraha

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 4 місяці тому

    60 dollar bay iga siiyen qaybta bussinesska iibsaday malin dhawayd
    Qaabka review loogu sameeyo companyada naga soo cawi ustad adoo mahadsan

  • @Xulcourses
    @Xulcourses 4 місяці тому +1

    Ustaad islakan $60 baa layga siiyay malmo kahor
    Ka faaiidaysta qiima dhimista

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 місяці тому

      Gacan kulul bay kuugu dhefteen

  • @aliabdiali6780
    @aliabdiali6780 4 місяці тому

    Su,al ustaad 2 websites maku hosthareen karaa ?

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 місяці тому

      Hah wll keliya ka koowaad domainka free bay kugu siinayan ka kalena adaa iibsanay domainka lkn wa same hosting

  • @Mohamedabdi-rg9zv
    @Mohamedabdi-rg9zv 4 місяці тому

    100 websites kala domain maka dhigan karaa marka?

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 місяці тому

      Waaba sidaas wlle qorshuhu waayo hal domain ma aqbalayo

    • @Mohamedabdi-rg9zv
      @Mohamedabdi-rg9zv 4 місяці тому

      @@GedleCadde OK domain aad adiga ii furta jire
      Video nooga soo samee 100website sida domine kala duwan loogu furto ustaad