Sidee LocalHost Website Looga Dhigaa Domain & Hosting Website - 2024 - Localhost to Live Server

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Muuqaalkan waxaan kugu barayaa qaaka localhost website aad ku dhistay aad ugayan llahayd website leh domain iyo hosting.
    Websitekaan qaadnay waakan halkan ka eeg isagoo online ah:
    onlineportfoli...
    Halkan ka daawo video Website oo dhamaystiran:
    • Sidee Loo Sameeyaa Por...
    CHAPTERS:
    0:53 - Intro
    2:05 - Creating Domain Name
    7:05 - Installing Plugin for Localhost
    7:45 - Installing plugin for Sive server
    8:25 - Export Localhost Website
    9:15 - Import Website To Live Server
    Subscribe to My Channel: / @gedlecadde
    Facebook: www.facebook.c...
    TikTok: www.tiktok.com/ @GedleCadde
    Telegram: t.me/+k4oM6Xvi...
    Whatsapp: 0097431096399

КОМЕНТАРІ • 17

  • @MuqtarMo-od3wh
    @MuqtarMo-od3wh 7 місяців тому

    Ustaad Abaal wayn ayaan ku hayaa❤

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  7 місяців тому

      Mahadsanid wll❤✋

  • @user-ck6tx9ok7m
    @user-ck6tx9ok7m 7 місяців тому +1

    Ustaad mahdsanid hal bil kaliya waxan Ku noqday qof si wacan ufahansan wordpress lknse hadana bilow ah taasna adaa leh mahdsanid 👍

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 7 місяців тому

    Ustaadka ka waran hadad no bilawdid motion graphic

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  7 місяців тому

      Motion garphuc sideeya wll

    • @Abdilahimahdi5555
      @Abdilahimahdi5555 7 місяців тому

      @@GedleCadde after effect mise halkaas shaqadadi maha😆🥱

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  7 місяців тому

      @@Abdilahimahdi5555 kabtaas sxb tayda maaha hh

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 7 місяців тому +1

    Tnx eng marka and online ka dhiga ooon unsameeyo qof sidee waloooga badalaa asoo online ah ?isoo jwp zxp

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  7 місяців тому

      Sxb suaasha iigu soo celi mxd kawada

    • @abdallazuldankey5944
      @abdallazuldankey5944 7 місяців тому

      @GedleCadde yacnii website ka markaan ka dhigo mid live ah oo dhameestiran sidee wax ooga badeli karaa,asoo hawada saaran, markaan qof u sameeyo website kiisa

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  7 місяців тому

      @@abdallazuldankey5944 waa caadi sxb websites ka oodhan saw live maaha hawadana masaarna sida aad hore uga badalaysay baad kana uga badalaysaa caqabad majirto wll

  • @allskills9302
    @allskills9302 7 місяців тому

    Halkii website intee lacag lagu dhisaa

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  7 місяців тому

      Hadba kaa rabtid bay ku xdihan thy wll

  • @YassinMohamedOsman
    @YassinMohamedOsman 2 місяці тому

    Domain ba maheysti sbbta local host uga dhigtay 😅