Su aal Ustaad waxaan rabaa in aan ka iibiyo dadka a kuwaaso oo aan haysan Bank International ah course oo lacag ah hada dadka qaar in aan u ogaalod aay ina ay bilaash ku ku iibsadaan raba amarka sidee aya su samysnkaraa marka
Marka hore waan kusalamey macalin lkn waxan rabey inaan kuweydiyo Qofka aan heysan mastar kaadh ama aan heli karin si uu ugato Domeeyn .maxaa lagud boon inuu seeyo Takale makusan karaa doomeyn free ah website course ka ?
Waxbarsho mudo dhan aan raadin juray kuna riyoonjiray ayaad macalin sibalasha ah isiiay Abaalkaada ilaah hagudo anaga ilaahay hana ga dhigo ku ay anfacdo dadaalkaada iyo waqtiga aad galisa
Our Hero Guuleyso Ustaad🙏
Mahdsnd wll✋
Ustaad abalkaga ilaahay jano ha ka dhigo ❤
Shulrn wll
Masha Allah Ustaad cashir qiimo badan leh intaa iyo kabdan wn ka sugnaa insha Allah
Majdsnd wll inshallah
Guuleyso Bro ❤
Macalin keep Going abaal weyn ban kuhayna🎉
Mahdsnd wll keliya asxabtiina ushare gareeya si ay uga faaiidaystaan
Walal payoneer sida loobhorumariyo soogali ama isheeg acount aan kaaiibsado oo payoneer dhamaystiran ah@@GedleCadde
Thanks brother Gedle adde allah bless u
Shukrn wll
Sxp website ebooks lagu iibiyo muqaal kasoo samee plz🙏✊🏽
Xaqiiqdi Wax Badan Ayaan Ka Faiday , Mahadsanid Ustad🤗
Mhdsnd wll
Legend ❤
Mahadasanid Wll
Saxiib abaalkaagu waa janno ❤
Sxb ducadiina iyo hadalkiina wanagsan baa iga badan❤❤
Mahadsanid zxp wax bdn ayaa kaa faaiday ❤
Mhdsnd wll
Abaal Kaga hayaa UstaD🤝
Shukrn wll
@@GedleCadde MhdsniD
ustaad plz soo samey affiliate marketing web wordpress oo profisional ah plz plz
Sxb ka kujira ee heerka sare ah miya ku qanci weydey
First.. waanku sugayay ustaad abaalkaaga alle jano haka dhigo waanan ka faa'iidaysan doonaa insh alh ustaad....🫶❤️🩹
Mahadsanid Wll
@@GedleCadde adaa mudan ustaad 🫡
👍mahadsanid
but i really wanted to ask u some questions regarding the previous Tutorial (Portfolio Website)
Dhib maleh iweydii wll
Evc qaabke ugu xiraa
Wll taasi waxay kaaga baahan tahay inaad shirkadaha wadanka isgaadhsiinta aad iyaga utagtid oo aad kasoo qaadatid API
@@GedleCadde thanks eng
Sxp waxan rabaa in aan sameeyo website online courses lkn ah mid casharradiisu ay maqal yihiin, kan hadda aad sameysay mexeebuu kaka duwan yahay
Ustaad maalin hore na wan ku sheege group telegram ah inoo same aqoonta aynu isku waydarsano 🙏
Wll muuqalka hoostiisa ama deacriptionkiisa buu yaala mesha social mediaha link telegram baa yaala
ustaad muuqaalkan lacag baa laagu bixiyaa, ilaahey hakuu abaal gudo aduun iyo aakhiro
Amiin wll dhamanteen. Lacag wax ka qaalisan baan haysta oo idinka❤
mahadsanid ustaad. lkn waxaan jeclaan lahaa inaad noosoodiyaariso course dhameystiran web design eh
Inshallah wll waa diyarsan yhy waxan wadaa websiteka inaan soo geliyo marka inshallah waan soo dayn
ASC
DOMAIN MA HAYSTO WAX AAN KU FURTO
aad ayaa umahadsantahy pro sual somalia kama shaqeeyo paypal marka pro poyoneer maku xirikaraa bal ila wadaag
Hah wll wad ku xidhan kartaa
aad baad u mahadsan tahay staad malugu dari karaa waafi payment ?
Taas wll wxy ki xidhan tahay shirkadaha wadankeena waayo api ma bixiyaan
@@GedleCaddeustaad evc Api ayey bixisaa iyo premier bank labadaba iyo xitaa salaam bank
@@GedleCaddelkn ustaadi qaabka lacag bixinta ee manual ka ah ayaan rabi lahaay tutor lms ka waa lacag
Ustaad EVC SOMALI MARKAAN JOOGNO MAKUXIRIKARNAA
Taasi wll systrms kalay ubahan tahay oo xaga shirkadaa
Ustaad pages ka diyaarsan ma shaqaynayaan miyaa
Wy shaqaynayaan wll
USTAAD AADBAD U MAHADSANTAHAY...LAAKIIN SUBDOMAINKA ANIGU WAAN WAAYAY MID IIBI UUNBA HAYAA INTA IGA CAAWI ADOO MAHADSAN
Wll wxy ku xidhan tahay wxd account ga aad istucmalaysid mxd iaticmali
Su aal
Ustaad waxaan rabaa in aan ka iibiyo dadka a kuwaaso oo aan haysan Bank International ah course oo lacag ah hada dadka qaar in aan u ogaalod aay ina ay bilaash ku ku iibsadaan raba amarka sidee aya su samysnkaraa marka
Pluginka qayb ta lacagta baa adeega ku qabanaysa qiimihiisuna waa 200 oo dollat
Ma plugging la eebin hay
Hayaa
@@mahaddajiye6436sxb si manual ah soo course ka qofka looguma fasixi karo taas bal kwrn
Google adsence maku xirankaraa
Hadaa mswaalo la awbalayo geliso
@@GedleCadde mafahmin eng
Asc, ustaad. Qof ku cusub channelkaaga baan ahay. Aad buu ii cajabiyey, mahadsanid. Cilmi iguma yara, balse waxaan rabaa inaan ka shaqaysto online ka. I caawi, i kaalmeeh.
Adeer waan kaa warsugayaa.
Csm wll. Wll qofku inuu online ka shaqaysto waxy ubaahan tahay inuu kafakero wuxu ku wacan yahay kadibna uu baadho waxaas barashadiisa
Marka hore waan kusalamey macalin lkn waxan rabey inaan kuweydiyo
Qofka aan heysan mastar kaadh ama aan heli karin si uu ugato Domeeyn .maxaa lagud boon inuu seeyo
Takale makusan karaa doomeyn free ah website course ka ?
@@Hilaac33 wll wa kaa qaadaya haduusan haysan qofku card qof haysta buu lacagta udiri karaa kadibna u iibin kara ta kalena hah waad ku samayn karta xitaa localhost wax dhib ah maleh
Lakin secure maha somaha zxp
Waa Secure Wll
Which language is this?
Somali
Mahadsanid ustaad
Shukrn
Dhalinta badana jeebkoda wuu iska maran yahay amaba mahaystan online payment cards iwm so waxay xiiseeyan waxyabo free ah inay ku sameystan practice ka adigana waxad tahay walal wamagsan oo wixiiba fahansan oo course kasta tools ka aad isticmaashid waba free m.a
Hah wll waayo wxn amba soo maray baan ogahay iyo waxa dhalintu dareemayso, waana mahadsan tahay hadalkaaga wanaagsan wll
@@GedleCadde adiga mudan sxb Sido kle
Waxbarsho mudo dhan aan raadin juray kuna riyoonjiray ayaad macalin sibalasha ah isiiay
Abaalkaada ilaah hagudo anaga ilaahay hana ga dhigo ku ay anfacdo dadaalkaada iyo waqtiga aad galisa
Mahadand wll❤
casharo faaido leh marwalba
Mahdsnd wll
So, how can i contact u ??
Contacts kaygu muuqalkasta hoostiisa yaalaan wll