Sidee Loo Qoraa Blog Article Noqda Top #1 - Diyaarso Article Gala Google Rank - NO COPYRIGHT - 100%

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • muuqalkan waxaadn kuugu baraya waxyaalaha lagaaga baahan yahay inad qoroato blog article gala top #1 ama gala google rank
    Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER AFFILIATE LINK:
    www.hostg.xyz/...
    SOCIAL MEDIA:
    Facebook: www.facebook.c...
    Tiktok: / gedlecadde
    Telegram: t.me/+k4oM6Xvi...
    Whatsapp: 0097431096399
    Hostinger affiliate link
    ALAA MAHAD LEH.

КОМЕНТАРІ • 36

  • @xamsayassin4588
    @xamsayassin4588 6 місяців тому +3

    3 bilood ban daawanayay muuqaalada web designing, mana arag nin kaa wax fahamsiin og. Thank you so much

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому

      Ahulrn wll wakaga mahad celinaya hadalkaaga wanaagsan❤✋

  • @mire-tech
    @mire-tech 6 місяців тому +1

    Best web designer

  • @user-vh9zq1ns1w
    @user-vh9zq1ns1w 2 місяці тому

    Masha allh wll ideban adigudhigekarta wll

  • @15hourago93
    @15hourago93 6 місяців тому +2

    Haday Dad badan Ogaan Lahaayeen
    Aqoonta UA-cam channel kaga Taal
    Maanta 1M waad gaadhi lahayd
    Intan kaa Faaidey Abaalkeeda wa in aan Xayeysiimo Kuu sameeya Mahadsanid wll

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому +2

      Mahdsnd wll, waa gadhayna inta iyo in kabadan wll inshallah, hadalkaga wanagsna wa kaga mahad celinaya una share garee dadka aysan gaadhin inshallah

    • @mohamedabaadir8107
      @mohamedabaadir8107 5 місяців тому

      wllhi wa runti Waxbdn bn ka faiday

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  5 місяців тому

      @@mohamedabaadir8107 waa iisharaf wll mahadsnid

  • @SiciidMaxamuud-sz5pi
    @SiciidMaxamuud-sz5pi 6 місяців тому

    Horman wacan zxp guulayso ❤

  • @khaackhaac989
    @khaackhaac989 6 місяців тому +1

    wll gedle cadde waxa muqal nooga soosameya dropshopping full tuttorial plz plz plz step by step

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому

      Inshallah wll wa isku dayayaa

  • @AbdibasitMukhtar
    @AbdibasitMukhtar 6 місяців тому

    sxb mahadsanid you are honest guy

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 6 місяців тому

    Shukaan ustaad ❤

  • @Alikaba12
    @Alikaba12 6 місяців тому

    Ustaad yofan kso hadal🙏💯

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому

      Yofan mxa waxa kawada yoast

  • @BABYLOVER05
    @BABYLOVER05 6 місяців тому

    Mahadsanid ustaaad100❤

  • @maharzade
    @maharzade 6 місяців тому

    Ustad sida niche low competition loo helo muqal noga diyari

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому +1

      Muuqalka ku xiga weeye wll waayo dad adan baa isba doortay Codayntii Telegramka, marka hasugi waayin inshallah

  • @abdirahmanmohamedbashir5158
    @abdirahmanmohamedbashir5158 2 місяці тому

    Aqoonyahan dadkiisu aysan ka war heynin dhabtiii waxaad uqalntay 1M

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  2 місяці тому

      Mahadsnd wll wa gadhaynaa inshallah

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 6 місяців тому

    Ustaad hosting
    Doming I yara kala saar way iska kay dhex jiraan

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому +1

      Domaun waa ciwaanka wrbaite kaaga sida gedlecadde.com halka hosting uu yahay serverka haya website kaaga xogtiisa

  • @Haqabtire.Media.
    @Haqabtire.Media. 3 місяці тому

    Generate some keywords for how to rank an article?

  • @tradermohamet
    @tradermohamet 6 місяців тому

    mahdsni ustad hal sual bab qaba oo ah website ma views bu lacag ku bixya mise click per advertasment

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому +1

      Dhowr noocba views ku wuu ku bixiya sidoo kale click per adertisemant iyo weliba ta kalr oo ah xayaysiiska website kaaga lagu furayo in lagu siiyo dakhligaaga badh xitaa hadaadan waxba soo gelin

    • @tradermohamet
      @tradermohamet 6 місяців тому +1

      @@GedleCaddemahadsnid sxb aad iyo aad ban kga mhad celinay sxb jawbta fahfahsan ee aad i shegtay

  • @Jiilxirfad0
    @Jiilxirfad0 6 місяців тому

    google adsens soomali ma igu soo aqbalayaa marka hore

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  6 місяців тому +1

      Wll dadka wuu ku aqbala qaarna wu ku adkeeya lkn walgu celceliyaa

    • @Jiilxirfad0
      @Jiilxirfad0 6 місяців тому

      @@GedleCadde ok ustaad