10. Sano isma laheyn wad maqnaneysaa Jaxiimada Nolosha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 кві 2023
  • Isma laheyn 10. Sano ayad Caruurtaada ka maqnaneysaa
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 19

  • @maariyaahmed1809
    @maariyaahmed1809 10 місяців тому

    😢😢 صح كلامك والله اللهم امين امين يارب العالمين

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 10 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Рік тому +1

    Masha allah rabi haku xafido goan fiican ayaa qadaty qof walbana mahelo ilaa rabi ciduu u naxariisto maahinee anigoo aabe somaliyed ah oo ilmo yurub ku dhalay ayaa ilmaheeyga kala cararay meeshaan halaag ayaa yaalo rabi haka badbaadiyo kuwa kale anagane anagoo nabad iyo caafimaad qabno ilmaheena hanaga daba geeyo qurbaha aduunyo iyo aakhiro midna mataalo dad la halaagaayaa dhexda ka soogalnay

  • @muniramandekh2006
    @muniramandekh2006 Рік тому +1

    Shukran abayo wa talo wanagsan

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Рік тому +2

    Fadlan Nabar ka isoo qor

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Рік тому +2

    masha allah sister wa runta engiriskana wax madhamo jarmal allah ku barakeyo allaha nabad nagu geyo wadankena meel inooga roon ma jirto

    • @mamamcn4740
      @mamamcn4740 Рік тому

      Asc wllo qaali اختي فى لله salaan sare ....salaan kadib wllo fadlan gabar sidaada ehludiina raba inaan guursado meeshay doonto hakajoogto aduunka baadiyona alahakayeelo please ilasoxiriiri ....ur muslim brother from djibouti

    • @mamamcn4740
      @mamamcn4740 Рік тому

      Hadii gabar taqaanid sidaadokale qurux iyo diinba leh please contact me Insha allah wllo thanks

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 Рік тому

    Amiin yaarabi
    Qaali kheyr badan alla haku siyo shukran

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 Рік тому +1

    Wcs abaayo ciid moubarak

  • @qadrobeautisalon8519
    @qadrobeautisalon8519 Рік тому

    Aamiina shiiqunaa abayo intee lagaaladoxariiraa qisa sas kusabsan ban kuhayaa

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Рік тому +1

    Let me know when you go home please

  • @xalimosacadiyo836
    @xalimosacadiyo836 Рік тому

    Gabdhan waa aan ku xiran, cashar badan ayee I bartay mahadsanid walaalo

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Рік тому +2

    Sorry sister Allah make you easy

  • @user-vj6zj3ze6e
    @user-vj6zj3ze6e 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂 5 jirbaan rabay hooyaday ugeesto wan baqay

  • @muniramandekh2006
    @muniramandekh2006 Рік тому +1

    Wan ku xisnay abayo noso noqo plz

  • @user-lw9jo3hj1b
    @user-lw9jo3hj1b 7 днів тому

    Asc wll numberkaga isoqor

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Рік тому +1

    Ahlan

  • @asaddacar9079
    @asaddacar9079 Рік тому +2

    Aniga abayo isodir lambarkaga