Ma jiri donto Soomaaliya

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 20

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +2

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤲🤍🤍🤍🤍

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Рік тому +3

    Inshaa allah soomaaliya weey bad baadeysa inta dhul ee islaamka leeyahayna waxeey kusoo noqon doonan dadkii xaqa ulahaa قال تعالى وتلك الأيام نداءولها بين الناس ❤

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 Рік тому

    MashaAllah

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Рік тому +1

    Naxariista allah kama quusaneeyno adunyaa dawaara

  • @siradm
    @siradm Рік тому

    Ilaahay swt ban ka megen galnay, haddii sida la rabo wax u dhici lahaayeen, 30 sano ee la soo dhaafayba Soomaaliya majirteen, Soomaali sun waaye lama laqi karo, kow ahlul qur'aan waaye 2 waa diin iyo dalba kama kaftamaan, siyaasiintu ha iska qaraabtaan laakiin shacabka lama mari karo

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Рік тому +1

    WLL MAXA SAMEYNAA

  • @ceydamuumin-ld3qj
    @ceydamuumin-ld3qj Рік тому

    Soomaliya.abayo.codow
    .maqabasan.karo.lakiin
    Anaga.ayaan.isaku.cadowa
    Isku.ah.💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Рік тому

    Gabadh caqli badan

  • @IfraaxSalaad-nc3dw
    @IfraaxSalaad-nc3dw Рік тому +1

    Allow na badbaadi

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Рік тому

    Sheeko ciyaal meel kale la aad sheekadas

  • @prosl11
    @prosl11 Рік тому

    Wageer ,somalida haddi laa qabsaniyo 30 sanno ee jahwareerka kuu jiray ayaa laa qabsan lahaa

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Рік тому

    Somalia waaa kaydka ethiopea markaa inta ethiopa sifiican u heshiinayso qabyaladina qudhunka si wadwata kkkkkk

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 Рік тому

    Ilahiyow musliminta badbadi

  • @abdulkadirahmed2935
    @abdulkadirahmed2935 Рік тому

    😂😂😂😂 wax macquul eh sheeg alandulus somalia waa different marka somalia Cid qabsaneso maleh nuclear hadii lagu dhufto ma shegin

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913

    Adiga maa jiran tahay somaliya caalam islaamka ayey utalunaysa mustaqbalka dhaw somali mahdiga ka dhash tay maasha allaah

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Рік тому

      WALAAL WAAD HURUDDAA E DHAB U FIIRI ADDUUNKA SOOMAALIYA WAXA UGU DARAN WAA MAPKII OO AAD ISUBEDDELEY GEDO ETHIOPIAN AYAA KUSOO QULQULAYA KOONFUR GALBEED WEY DEGEEN JUBBOOYIN KENYA CAYAAR UGUMA JIRTO CAABUD WAAQ IYO GALDOGOB MAP KA ETHIOPIA AYEY KUJIRAAN INTII UGU DANBAYSEY MAANTA AYUU XASAN GURGUURTI BADHNA TALYAANI INUU U SOO CELIYO ASENDOOYINKIISII IYO ETHIOPIA U SAXEEXAYAA INAANU KA HADLI KARIN DAGAALKA WOQOOYI LAGA RIDEY MUXUU SALKA KU HAYAA DHIBAATABA IN MID KALE LAGU ILLAAWO IMAARAAD IYO MASAR IYO YUHUUD MAXAY RABAAN SOOMAALI DAD LAGUMAYSTO AYEY KU DANBAYNAYAAN HADDAANU ALLAAH WEYNE BADBAADIN.

    • @Beingme541
      @Beingme541 Рік тому

      Ya dhahay Mahdi la dhashay