Suratul baqaraha.Q 1. waxey kugu gulesatey fadliga baqaraha weyna kucafimadey.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 сер 2023
  • Illaahey qofka uu quranka uu wafajiyo wa Jecelyahay illaahey hana jeclado qisadan wayey kusocotaa suratul baqarah
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 25

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 3 місяці тому

    Asc iisoo duceeya in allaah i caafiyo

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju 11 місяців тому +1

    Waan ku salaamay walaashey waxan fiirsaday ama daawaday videos aad horey u soo dhig oo aad kaga hadleysay faa idada Suratul ba1ara. Aad iyo aad ayan ugu faa ideystay. Adigana mahadsanid

  • @faadnaaabdishakur8080
    @faadnaaabdishakur8080 11 місяців тому +1

    Masha allh abyo aamino wan farxay markan arkey muqalkaga

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman6558 11 місяців тому +1

    Amina ku aaway

  • @shukriyahmoh3399
    @shukriyahmoh3399 10 місяців тому

    Allah caafiyoh inta xanuunsan

  • @user-up9sy5eu2r
    @user-up9sy5eu2r 11 місяців тому

    Waa kusalaamay wallashay waa kuuxiisnay jazakalaah khayr

  • @Deeq-pd4cc
    @Deeq-pd4cc 7 місяців тому

    Ilaahay hakubara keeyee nòosoobadi qisooyinka suratul baqra

  • @Fatuma-hl2gd
    @Fatuma-hl2gd 11 місяців тому

    MasHa alah uqti❤❤❤

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju 11 місяців тому +1

    Insha Allah kii ku dhaqmo Allaha iiga dhigo. Adigan Allaha kuu danbi dhaafo. Allaha ku xafido.bye

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa  11 місяців тому +4

    Qeybta labad wan idinso dhigaa😊

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 3 місяці тому

      Asc aad u xanuunsanahay in allaah I caafiyo dadkana aamiinta ha iidhahan

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 11 місяців тому +1

    M.a ❤❤❤

  • @naimajama4396
    @naimajama4396 11 місяців тому

    Wlhi wan ku xiisnay wll ha katagin youtubeka
    MashaAllah cajiib

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr 6 місяців тому

    Xanuun iyo dhib isiyado mrk aqriyo lkn alxmadulilaah wn raysan hadiiba dadkle ay fcndeen

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju 11 місяців тому +1

    Mida kale waxaad sheegtay in laga yaabo inaad qadka ka baxdo hadiiba ay dhacdo taas Aniga waxaaba iigu filan fidiyow aad horey u soo dhigtay oo aad kaga hadleysay Suuratul baqara. Intaas ayaaba iigu filan hadaan ku dhaqmo

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 14 днів тому

    Xbbti qisooyinka suuratul baqra waa u xiisnay noo soo gali

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 7 місяців тому

    Asc sis waan kuweenay macaafimaad qabtaa. We miss you sis

  • @adonti1alle
    @adonti1alle 11 місяців тому

    Masha allah abaayo hanaga joojin please

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr 6 місяців тому

    😭😭😭😭😭

  • @HalimaHillow-oy3qk
    @HalimaHillow-oy3qk 10 місяців тому

    Asc abyo amina anigaba wllhi waan arkay intan waday suratul baqra markaan yara seexday waxaan kuriyooday iyadoo xoog afka wax laygu galinayo ana aan cuucda kuhayo sidii qof hunqaacayo illa aan hurdadii kasoo boodo illah wax qeyr qaba ha iiga dhigo

  • @leylamuse5441
    @leylamuse5441 11 місяців тому

    Abyo ani kor jajab ka qaday muruq igu tagan cml laba hben inan aqriye lkn ma fahansanen wan jojiye wan bilaba i.a

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 7 місяців тому

    Ku AAWY WAALAGU WAAYE SOONOQO

  • @aliizapeela3059
    @aliizapeela3059 10 місяців тому

    Abyo waku barya qisoyinka albaqra oo carabiga noso fasir oo nofaide hada taqano carabi oo ngu dhiri gli aqrrinntw baqra

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman6558 11 місяців тому +1

    Amina ku aaway