5A-HUB
5A-HUB
  • 44
  • 97 034
WAYDII AI TOOL-KAN XIRFADDA ADIGA KUGU HABOON | 5A-HUB 🔥
Qaar badan oo inaga mid ah, waxa macquul ah inay ku wareersanyihiin, maxaan bartaa, oo aniga igu haboon. Hadaba waydi AI tool-kan xirfadda adiga kugu haboon.
Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/
🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r...
📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿
Telegram: t.me/fiveahub
farfowsi
FowsiDayib
💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xog aad u qiimo badan.
Переглядів: 730

Відео

IMBADAN WAA ISOO WAYDIISEEN MENTORSHIP IYO COMPLETE PACKAGE ISKU XIRAN | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,5 тис.9 годин тому
IMBADAN WAA ISOO WAYDIISEEN MENTORSHIP IYO COMPLETE PACKAGE ISKU XIRAN, codsigiina waa kasoo jawaabay, tanina waa one time mentorship package. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subsc...
MUUQAAL YAR OO DHIIRIGELIN AH | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,3 тис.19 годин тому
Taxadar badan iyo kalsoonidaada dartood, haka cabsan fursadda. kani waa muuqaal yar oo dhiirigelin ah. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqot...
WAA KUU MUHIIM IN AAD LABADAN KALA TAQAAN, HADAAD CRYPTO KA SHAQAYSATO | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2 тис.19 годин тому
WAA KUU MUHIIM IN AAD KALA TAQAAN EVM IYO NON-EVM HADAAD CRYPTO KA SHAQAYSATO. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee h...
QAABKAN U IIBSO COINKA CUSUB EE DEX-KA YAALA | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,2 тис.14 днів тому
Muuqaalkeenan maanta "QAABKAN U IIBSO COINKA CUSUB EE DEX-KA YAALA" waa mid aad ku baran doonto, qaabka aad u iibsan karto coinka cusub ee yaala DEX. Botka aan isticmaalayno muuqaalkan linkigiisa 👇🏿 t.me/maestro Sida loo baaro coinka fiican ee yaala DEX👇🏿 ua-cam.com/video/5pkFfaRRiBc/v-deo.htmlsi=R5ByUC28jHMOXqLF Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo accoun...
SIDEE DEX LOOGA UGAARSADAA ? | 5A-HUB 🔥
Переглядів 3,8 тис.21 день тому
Su'aasha inbadan igusoo noqotay oo ah SIDEE DEX LOOGA UGAARSADAA ? muuqaalkeena maanta ayaynu ku lafa guraynaa qaybtiisa hore. Part 2 Maankaliza channel 👉 ua-cam.com/video/UiERmQtE34s/v-deo.html Qolka kawaanka Bots-ka waa kuwan 👇🏿 t.me/ttfbotbot t.me/RickBurpBot t.me/PirbViewBot t.me/ProficyPriceBot t.me/SafeAnalyzerbot Maestro-sniper Bot 👇🏿 t.me/maestro Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah we...
QALADKAN ISKA ILAALI HADAAD CRYPTO INVESTOR TAHAY | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,9 тис.Місяць тому
Maalgashiga crypto waa mid markasta wata riskigiisa, fadlan qaladkan iska ilaali hadaad investor tahay markasta. In aad qaladkan iska ilaaliso waxay kuu suurtagelinaysaa inaad lacag fiican ka samayso crypto, hantidaadana kuu badbaado. Qaladkan iska ilaali hadaad hantidaada rabto in ay samayso koritaan caafimaad qaba. Qaladkan iska ilaali hadaad rabto inad kusii nagaato suuqa cryptocurrency 🤝 Fu...
3 KAMIDA XIRFADAHA UGU LACAGTA FIICAN | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
Muuqaalkan waxad kaga bogan 3 kamida xirfadaha ugu lacagta fiican aduunka, aadna ku shaqaynkarto adoo jooga gurigaaga. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeed...
SIDAN U SAMEEY SWING TRADING | 5A-HUB 🔥
Переглядів 3,1 тис.Місяць тому
Inbadan niyadda maku haysay inaad noqoto swing trader, hadaba sidan u sameey swing trading. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu...
SMART TRADING, BOT CAJIIB AH DHINACA TRADE-KA | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,7 тис.Місяць тому
SMART TRADING, BOT CAJIIB AH DHINACA TRADE-KA KUUNA QABANAYA SHAQO BADAN OO MUHIIM AH. 3commas 👉 app.3commas.io/auth/registration?c=tc571324 Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscri...
ISKA ILAALI QALADAADKAN IN AAD GASHO | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
Hadii aad tahay day trader, ISKA ILAALI qALADAADKAN IN AAD GASHO fadlan. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xo...
HAB FEKERKA WANAAGSAN EE QOFKA TRADER-KA AH | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2 тис.Місяць тому
Hadii aad tahay trader, waa lagama maarmaan inaad haysato hab fekerta wanaagsan ee qofka trader-ka ah, si tradeyadaadu u noqdaan kuwo faa'iido leh. Kaga bogo muuqaalka hab fekerka wanaagsan ee qofka trader-ka ah. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub f...
4 INDICATOR, MARKASTANA UBAAHANTAHAY | 5A-HUB 🔥
Переглядів 3,1 тис.2 місяці тому
4 INDICATOR, MARKASTANA UBAAHANTAHAY, waana kuwa ugu muhiimsan, sidoo kale u ah aasaaska qofka traderka ah. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u ...
SIDAN U YAREE KHASAARAHA TRADE KASTA | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,8 тис.2 місяці тому
RISK MANAGEMENT waa muhiim in aad leedahay markaad suuqa crypto ka samaynayso trade. Hadaba Sidan u yaree khasaaraha trade kasta ood qaadanayso. Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/ 🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/signup/VFVGXA8O?r... 📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿 Telegram: t.me/fiveahub farfowsi FowsiDayib 💡 Hana ilaawin inaad Sub...
SIDAN U RAADI COINK-KA FIICAN | 5A-HUB 🔥
Переглядів 7 тис.2 місяці тому
SIDAN U RAADI COINK-KA FIICAN | 5A-HUB 🔥
MACQUUL MA TAHAY FROM $5k to $1M 🤔 ?| 5A-HUB 🔥
Переглядів 3,4 тис.2 місяці тому
MACQUUL MA TAHAY FROM $5k to $1M 🤔 ?| 5A-HUB 🔥
XOGTANI WAXAY KUU BADBAADIN MAALGASHIGAAGA | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,6 тис.2 місяці тому
XOGTANI WAXAY KUU BADBAADIN MAALGASHIGAAGA | 5A-HUB 🔥
BTC XAGEE LOO WADAA ? FALAN QAYN KOOBAN | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,2 тис.2 місяці тому
BTC XAGEE LOO WADAA ? FALAN QAYN KOOBAN | 5A-HUB 🔥
Sidee ku koriyaa hantidayda ? Raac Dariiqooyinkan | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,4 тис.3 місяці тому
Sidee ku koriyaa hantidayda ? Raac Dariiqooyinkan | 5A-HUB 🔥
Awoodda DCA, Sidan u isticmaal DCA | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,6 тис.3 місяці тому
Awoodda DCA, Sidan u isticmaal DCA | 5A-HUB 🔥
Cryptocurrency Trading crash course (Part 1)-Afsooomaali | 5A-HUB 🔥
Переглядів 6 тис.3 місяці тому
Cryptocurrency Trading crash course (Part 1)-Afsooomaali | 5A-HUB 🔥
Cryptocurrency Trading crash course (Part 2)-Afsooomaali | 5A-HUB 🔥
Переглядів 3,4 тис.3 місяці тому
Cryptocurrency Trading crash course (Part 2)-Afsooomaali | 5A-HUB 🔥
Waa maxay Trading Journal, Sideese loo qoraa ?| 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,8 тис.3 місяці тому
Waa maxay Trading Journal, Sideese loo qoraa ?| 5A-HUB 🔥
Sidee Cryptocurrency Lacag looga sameeyaa ? Samee 4-tan qaab| 5A-HUB 🔥
Переглядів 10 тис.4 місяці тому
Sidee Cryptocurrency Lacag looga sameeyaa ? Samee 4-tan qaab| 5A-HUB 🔥
10-kan xeeladood kaga faa'iidayso waqtigaaga iyo technology-ga maanta | 5A-HUB 🔥
Переглядів 7994 місяці тому
10-kan xeeladood kaga faa'iidayso waqtigaaga iyo technology-ga maanta | 5A-HUB 🔥
Qaabka aad u buuxsanayso foomka ka qaybqaadashada Blockchainka cusub ee OG Labs.
Переглядів 6324 місяці тому
Qaabka aad u buuxsanayso foomka ka qaybqaadashada Blockchainka cusub ee OG Labs.
Crypto hadaad ku jirto, xogtan waxbadan bay kaa anfacaysaa | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,1 тис.4 місяці тому
Crypto hadaad ku jirto, xogtan waxbadan bay kaa anfacaysaa | 5A-HUB 🔥
Sidee loo isticmaalaa ChatGPT ? Course Dhamaystiran | 5A-HUB 🔥
Переглядів 2,2 тис.4 місяці тому
Sidee loo isticmaalaa ChatGPT ? Course Dhamaystiran | 5A-HUB 🔥
5 Xeeladood Ku Joog Suuqa Crypto, Hadii Kale..... | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,9 тис.5 місяців тому
5 Xeeladood Ku Joog Suuqa Crypto, Hadii Kale..... | 5A-HUB 🔥
Jawaabtan hadaad haysid, crypto maalgashigeeda waad ku guulaysan, Insha Allaah | 5A-HUB 🔥
Переглядів 1,7 тис.5 місяців тому
Jawaabtan hadaad haysid, crypto maalgashigeeda waad ku guulaysan, Insha Allaah | 5A-HUB 🔥

КОМЕНТАРІ

  • @abdulkadirali-f9g
    @abdulkadirali-f9g 21 годину тому

    Bal aan so tijaabiyo

  • @mustafitahir
    @mustafitahir День тому

    amazing maka reseachkaga ku kalsoon tahay wa sidaan o kale tusaale cad baa na siisay guleso saxib

  • @calibulaxawo4896
    @calibulaxawo4896 День тому

    Tilmaamtaas anigaleh

  • @IbroZ2024
    @IbroZ2024 День тому

    ustaadi wali madan so dhigin miya mesha lagu qaadana🎉

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 День тому

      Walal isdiiwaangelinta waxa kala xiriirtaa maankaliza.com

  • @mahadyusuf5640
    @mahadyusuf5640 День тому

    Ustaad waxa aniga aan ogaawaayay miyuu AI oganaa 😢😢😢

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 День тому

      Dhibkaas ayuu xalinayaa, adiga ayuu ku baranayaa xogtaada ayaad siin, kadib isagaa kuusheegi xirfadda kugu haboon

  • @Ayaanle-r3u
    @Ayaanle-r3u День тому

    Kolay macalinimo waxaan ahayn igu sheegi maayee bal aan tijaabiyo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 День тому

      😄 bal tijaabi waa macquul inuu waxkale kuuu sheego oo kaa qarsoonaa

  • @abdikadirahmed7874
    @abdikadirahmed7874 День тому

    Masha Allah horey usocda walal

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 День тому

      Mahadsanid walal 🫡

  • @timeforbinaryoption7715
    @timeforbinaryoption7715 2 дні тому

    Halke ayaanu ka apply gareena wll

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Walal la xiriir telegram 👇🏿 @Kryptolady8

  • @Emranmusse
    @Emranmusse 2 дні тому

    Ustad wax an wx ka fahmo crypto ada jira video noso badi

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Insha Allaah walal

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 3 дні тому

    Free miyaa mise

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Maya walal, lakin kuma qasbanid aqoon kasta iyadoo free ah channelkan kahelaysaa insha Allaah

  • @user-Ilyaasyamani
    @user-Ilyaasyamani 3 дні тому

    Mahadsanid ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @XalawiCabdi-pd7bw
    @XalawiCabdi-pd7bw 3 дні тому

    Ustaad su,aal adoo mhdsan coursada ma adiga bixina mise mcalin kale. Tan labaan 45 cisho miyay soconeysa. Qiimaha guude coureskana waa imisa.? Waana kaaga mahadceliyaa cilmiga sida hagar la.aaneed noogusoo gudbido

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Walal courseka inta badan anaa bixin lakin keligay ma ahan. Tan labaad sida muuqaalkaba kusheegnay waa 45 days. Qiimahana waa 150$

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 3 дні тому

    Ustad sui iyo ton soo kamida maah evm blockchain bixiyo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Midna ma ahan EVM walal

    • @rothajimcle
      @rothajimcle 2 дні тому

      @@fowsi-88 haa contract ku qalday hadaan si fican u indho indheeyay

  • @amzing2652
    @amzing2652 3 дні тому

    wax yaab leh baan arkay lkn comment sawir malasoo dhigi karo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Noo faahfaahi walal

    • @amzing2652
      @amzing2652 2 дні тому

      @@fowsi-88 waxaa waaye marka coin lagusoo list gardeyo dexscreener waxaad arkaysaa dad lacago waali ah ka sameeyay markaa dadkaasi goorme iibsadeen xageese ka iibsadeen mise waxanoo transaction ah waa fake

  • @abdifatahm5958
    @abdifatahm5958 3 дні тому

    ustaad mahadsanid

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 2 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @BATUNABDIHAMIDNURBATUN
    @BATUNABDIHAMIDNURBATUN 4 дні тому

    Ustad fowsi shugran waa wax lo bahnaa

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guul baan kuu rajayn bro🫡

  • @abdulkadirali-f9g
    @abdulkadirali-f9g 4 дні тому

    Muqalka marka dhamestay ayan ka baxay wan kuso labtay si aan madama an wax ka faaiday an kugu mahad celiyo. Liked&subscribed 🫡

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Respect bro 🫡, way yartahay maanta qof intaas sameeya, guulayso bro.🙏🏾

  • @maxamaddeeq5821
    @maxamaddeeq5821 4 дні тому

    Sidee ku heli karaa na wllo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Xogta waxaad ka helaysaa walal telegramkan t.me/Kryptolady8

  • @OmarYare-g4s
    @OmarYare-g4s 4 дні тому

    Ustaad fowsi inbadan ayaa rabay inaan cilmigaaga kaabarto maanta fursadan waa ii muhiim aniga 1 ayaan Ka ahay insha allah iguqor meeshii aan kalasoo xiririlahaa waan ubaahanahay ustaadi

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Mahadsanid walal waxad la xiriirtaa telegramkan t.me/Kryptolady8

  • @ABDULLAHIABDI-xd4ef
    @ABDULLAHIABDI-xd4ef 4 дні тому

    Nio aad ayan kutagera fursadana inay idafto marabo qabkeen isku diwan galiya. Kenya ayana jogaa payment tiga lagu masodarin

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Walal crypto hadaa isticmaalayso wallet adresska meesha kuqoran ayaad kubixin. Hadii aad kenya joogto crypana aadan kubixin karin, waxa la xiriirtaa telegram @maankaliza1

  • @libaanmohamed281
    @libaanmohamed281 4 дні тому

    Intee leeniga xariirikaraa

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Walala muuqaalka ayay kujirtaa qaabla la isu diiwaan gelinayo waxad tagaysaa webka maankaliza.com meeshaas ka helaysaa xogtoo dhamaystiran

  • @libaanmohamed281
    @libaanmohamed281 4 дні тому

    Mahadsanid ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @kaadhuuhasan3173
    @kaadhuuhasan3173 4 дні тому

    ustaad haa iniga ayaa raba qiimaha koorsada 45 malmod

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Xogta oo dhamaystiran walal waxad kahelaysaa maankaliza.com

  • @shaaficibile6672
    @shaaficibile6672 4 дні тому

    Ustaad hal mar oo kaliya miyaa la qabanaya Barnaamijkan, mar kale lama qabanayo miyaa?.

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Mustaqbalka danbe lama oga lakin kollay markan uunbaan qorsheynay waxay ku xirantahay baahida loo qabo.

    • @shaaficibile6672
      @shaaficibile6672 День тому

      ​@@fowsi-88 Ustaadow wlh waa Barnaamij si wanagsan noo anfacay, lacagta ayaana xoogga qaali ah taasna bal xisaab ha lagu daro.

  • @IBNUTAYM
    @IBNUTAYM 4 дні тому

    Shukran ustad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @ahmedalisaalim
    @ahmedalisaalim 4 дні тому

    Waxa jira arday badan oo awoodin lacagta Aqoontiina diyaar u ah in ay bartaan

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Walal aqoonta anaa si free ah idinku baraya sida hadaba muuqaalada aan idinkusoo duubo, waxan rajaynahaa inaad ka faa,iideydasataan. Muuqaaladda casharada muhiimka ah way socon doonaan walal.

    • @ahmedalisaalim
      @ahmedalisaalim 4 дні тому

      @@fowsi-88 jazaaka Allah aniga shaqsiyan wax badan oo horay u garaneenin aya ka faiiday badal kheyr leh Allaha ku siiyo adigana walal Course-dan lacagta wa immisa walal ?

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      150$ walal

    • @ahmedalisaalim
      @ahmedalisaalim 4 дні тому

      @@fowsi-88 ha mahadsanid walal

  • @Abdirahmanshidane
    @Abdirahmanshidane 4 дні тому

    Ustad Fowzi, kawaran qofkii Fundemental iyo Technicalba garanaya lkn raba inuu fursadaha kale ee Mentorship'ka kujira ka faaiideysto?

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Waa ogahay walal dadbadan ilasoo xiriiray oo qaabkan oo kale raba, waliba badankooda mentoring dhinaca Dex-ga raba, lakin packagekan ma ahan mid ani aan go’aankiisa keligii leeyahay sidaas uu yahay ayaana lagu qorshey markii la plan gareenayay walal

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 4 дні тому

    Lacagta nagu qaliyeesin ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      😁 waxa soosocda iyo lcagta walee isma laha rotha, binance sida loo isticmaalo 100$ lagu bixiyaa. Any way dhib malaha walal channelkan muuqaalada kujira iyo kuwa aan soo wado qofku haduu awoodo inuu wax is baro waa kuwo meel u saarayo crypto iyo kashaqaysigeedaba

  • @ahmedmohamed.12
    @ahmedmohamed.12 4 дні тому

    Halkee isley kga diwn gliyaaa

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Muuqaalka ayaan kusheegnay isdiiwaan gelinta kala xiriir maankaliza.com walal

  • @SabiriinMahamed99-ch9hz
    @SabiriinMahamed99-ch9hz 4 дні тому

    M.a wall

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guulayso walal 🫡

  • @Baananews
    @Baananews 4 дні тому

    Masha allah

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guulayso walal

    • @Baananews
      @Baananews 4 дні тому

      @@fowsi-88. Sido kale adiguna wll foizi Guleyso Wll numberk isdiwan galinta ama lagala so xiriiro ustaad

  • @Aidarus11
    @Aidarus11 4 дні тому

    Alle haku sharfo walal runtii aad yaan ku tageeraa waxaan noqon doonaa insha allah qof ka 1aad ee mentorkaas gata ❤

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guul baan kuu rajayn walal 🫡

  • @abshirabdulahi4698
    @abshirabdulahi4698 4 дні тому

    www m.a ustaad inbadan waan sugeenay fursadaan oo kale ... waxaana rajenaa in laka faaideeso doono

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guulayso walal 🫡

  • @seidawil6355
    @seidawil6355 4 дні тому

    halkee laiska diwaangalin

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Xogta dhan waxa ka helaysaa walal webka maankaliza.com

  • @qaalimohamoud6250
    @qaalimohamoud6250 4 дні тому

    Mahadsanid ustaad Fowzi iyo ustaad Maankaliza waana idin bogaadinayaa insha allaaah 👏👏 Fursadu waa mid qurux badan walow iska jeeb weyntahay anyway keep going

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Marka loo fiiriyo xogta iyo serviceka ka danbeeya waxan isleeyahay way yartahay 😁 waayo dadka waxay 100$ kubixiyaan sida binance loo isticmaalo😁. Any way guulayso walal, qofka isagu isbari kara maba ubaahna mentorshipkan waxana kabadan muuqaalada channelkan iyo kuwa soosocda.

  • @Ayaanle-r3u
    @Ayaanle-r3u 4 дні тому

    Wll aad u qalbi wanaagsan oo jecel gaadhitaan himilo wanaagsan

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guulayso walal 🫡

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab 4 дні тому

    Ustaadi aad Ayan ugu farxay dhawaaqaga iyo fursadan cusub. Dadka aan wax ka dhegeysto Kan aan ugu jeclahay talooyinkiisa iyo cilmigiisa ayaa tahay guuleyso

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guulayso walal 🫡

  • @xasancali6786
    @xasancali6786 4 дні тому

    Yes waxaan diyar uahy inaa ka faa.ideysto bi'!idnillahi kariim ustad ❤🎉

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Waxan rajaynayaa in 45kaas maalin kadib aad noqoto qof diyaarsan dhinac kasta 🫡.

    • @xasancali6786
      @xasancali6786 4 дні тому

      @@fowsi-88 ustad intee la iska diwaan geliyaa aan isdiwan geliye

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Waxad xogta dhan kahelaysaa webka maankaliza.com walal

    • @timeforbinaryoption7715
      @timeforbinaryoption7715 2 дні тому

      Wlle waa qaali wlhy 150 dolar😢😢

  • @MawliidAhmed-g2d
    @MawliidAhmed-g2d 4 дні тому

    Wx wapaDan ka fadiyo ustaad aad bad umahadzanthy inta iyo kapadanba wd uqalanta💯🙏✅

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 4 дні тому

      Guulayso walal 🫡

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow 5 днів тому

    Meesha marto malab ka haabo ,aniga dadka traitka ka cabsado ayaan ku jira

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 5 днів тому

      Guulayso walaashay 🙏

  • @user-Ilyaasyamani
    @user-Ilyaasyamani 5 днів тому

    Masha Allah ustaad mahadsanid. Noo soo samee muuqaal yaroo ku saabsan qaabka Xaaraanta Coinka loo ogaado iyo Xalaashooda waliba Bot isagoo ah ama Bot noo samee mahadsanid

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 5 днів тому

      AI bot ayaa jira kujira 5A-HUB ood ku ogaankarto coinka in wax xaaraan ah kujiraan. Waxa fiirsataa muuqaalka ciwaankiisu yahay sidan u raadi coinka fiican.

  • @xamseosman7219
    @xamseosman7219 6 днів тому

    Kee baa fiican in bot lagu trader gareeyaa iyo dex exchange sida Jupiter , oo dabcan u baahan wallets?

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 5 днів тому

      Bot dhinaca Dex-ga iyo dhinaca Cex intaba waa ku trade gareenkartaa. Fiicnaantooduna waxay ku xirantahay fahamka qofka isticmaalaya. Lakin markasta ood Dex ka shaqaysanayso ama bot isticmaal ama ha isticmaalin waxad ku qasbantahay inaad haysato ur own wallet.

  • @abdirahmanbarreaadan5085
    @abdirahmanbarreaadan5085 6 днів тому

    Cashirka 4Raad: 5 xirfadood ku joog suuqa crypto hadii kale.....: Xeelada 1waad: baaritaan iyo wax barida naftaada. Xeelada 2 Baad: in aad yeelato hadaf-yo sax ah. Adiga oo ka jawaabaya su,aalahaan: 1- lacag intee la eg ayaan suuqaan geenayaa? 2- faa,ido nuucee ah baan ka rabaa suuqan? 3- waqti in intee la eg ayaan ku rabaa in aan faa,ido helo? 4- coin -ka aan lacagteeda galinayo xogtiisa mahayaa? 5- macquul matahay faa,idada aan rabo in coin -kaas isiiyo? 6- madiyaarsatay qorshaha maareynta qasaaraha? Xeelada 3xaad: kala qeebinta hantideeda iyo faa,idadeeda. Xeeladeena 4raad: ka war heynta Suuqa, kormeerista hantidaada. Xeelada 5naad: xifdinta iyo amaanka hantidaada. FG: ka faa, idayso ceelkan burqanayo in, oo note garee xogta.

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 6 днів тому

    Wllhy abaal ayaan kaaga hayaa casharkan iyo kuwa lamid ah Alle haku sharfo ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 6 днів тому

      Guulayso bro 🫡

  • @Mehmet_Emin101
    @Mehmet_Emin101 6 днів тому

    masha allah ustaad fowsi guleeyso

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 6 днів тому

      Guulayso wll 🫡

  • @abrurrahmanbihi3429
    @abrurrahmanbihi3429 6 днів тому

    Waan kusalaamay ustaad, Waxaan ku waydiiyey meme coins ka eth chainka ah ma jirtaa sites ligu listi gareeye marka saas loo abuurabo oon cidna gadan wali, sida pumfun ka solana oo kale 😅😅😅

  • @abdiazizmuseyusuf8407
    @abdiazizmuseyusuf8407 6 днів тому

    Thanks ustaad wax badn baa ka ogaaday

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 6 днів тому

      Guulayso walal 🫡

  • @Suheyb__99
    @Suheyb__99 6 днів тому

    ustaad wax badan waan ka faiday 😪🙏ustad trade rabaa inan barto waana la ahay qaabka aan ku barto yacni casharo toos isku xiran cml inaan helo rabaa.🥲🙏 mahadsanid

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 6 днів тому

      Casharo qofku is bari kari channelkab ayay kujiraan, oo qaab crash course ahaan loo sameeyay lakin haday kugu adagtahay inaad isbarto waxa jirta fursad wayn oo soosocota dhowaan insha Allaah isha kuhay telegram/twitterka iyo channelka, mahadsanid walal 🫡

  • @dalmarilmi6869
    @dalmarilmi6869 7 днів тому

    Waad mahadsan tahay ustaad runtii wax badan ayaad noo faa,idaysaa allaha ajar hakaasiiyo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 7 днів тому

      Aamiin walal dhamaanteenba 🫡

  • @5hanl3
    @5hanl3 7 днів тому

    Mahadsnid ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88 7 днів тому

      Adaa mudan walal 🫡