WAYDII AI TOOL-KAN XIRFADDA ADIGA KUGU HABOON | 5A-HUB 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Qaar badan oo inaga mid ah, waxa macquul ah inay ku wareersanyihiin, maxaan bartaa, oo aniga igu haboon. Hadaba waydi AI tool-kan xirfadda adiga kugu haboon.
    Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/
    🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/si....
    📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿
    Telegram: t.me/fiveahub
    / farfowsi
    / fowsidayib
    💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xog aad u qiimo badan.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @abdikadirahmed7874
    @abdikadirahmed7874 День тому +2

    Masha Allah horey usocda walal

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  День тому

      Mahadsanid walal 🫡

  • @calibulaxawo4896
    @calibulaxawo4896 22 години тому

    Tilmaamtaas anigaleh

  • @dhubane
    @dhubane День тому +1

    Kolay macalinimo waxaan ahayn igu sheegi maayee bal aan tijaabiyo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  День тому +1

      😄 bal tijaabi waa macquul inuu waxkale kuuu sheego oo kaa qarsoonaa

  • @mahadyusuf5640
    @mahadyusuf5640 День тому +1

    Ustaad waxa aniga aan ogaawaayay miyuu AI oganaa 😢😢😢

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  День тому +1

      Dhibkaas ayuu xalinayaa, adiga ayuu ku baranayaa xogtaada ayaad siin, kadib isagaa kuusheegi xirfadda kugu haboon

  • @abdulkadirali-f9g
    @abdulkadirali-f9g 19 годин тому

    Bal aan so tijaabiyo