Jawaabtan hadaad haysid, crypto maalgashigeeda waad ku guulaysan, Insha Allaah | 5A-HUB 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Hal-xidhaale ku saabsan fahamka guud ee qaabka aad crypto umaalgashan lahayd?
    Maxaad tabaysaa ? Booqo websaydkeena si aad u hesho tools-kii u danbeeyay ee digital marketing, kor uqaadid xirfadaada aqooneed, sidoo kale kala soco xogihii u danbeeyay ee cryptocurrency.
    Ha moogaan www.5a-hub.com/
    🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/si....
    📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿
    Telegram: t.me/fiveahub
    / farfowsi
    / fowsidayib
    💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xog aad u qiimo badan.

КОМЕНТАРІ • 35

  • @hassanibrahim1203
    @hassanibrahim1203 5 місяців тому +2

    Shukran ustaad qaabka aad wax noo tusaysid oo Ka duwan sida dadka kle wax noo tusaan

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Adaa mudan wll, kollay dadku waa kala duwanyihiin 😄

  • @yasinahmed2028
    @yasinahmed2028 2 місяці тому +1

    Mahadsanid ustaad Fawsi

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  2 місяці тому +1

      Adaa mudan walalkay Yasin sare 🫡

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 3 місяці тому +1

    Thanks ustaadiha cashiradaad kama daaalo walhi

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  3 місяці тому

      Guulayso walashay 🥰

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 5 місяців тому +1

    mashaAllah wll foosi aadbaad umahdsantahy waxbadan buu noo bayaamiyay muuqaalkani thank wll💫

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Adaa mudan walal

  • @abdiraxmanabdullahi-cg8sm
    @abdiraxmanabdullahi-cg8sm 5 місяців тому +1

    Mahadsanid macalin ❤

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Adaa mudan walal

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 5 місяців тому +1

    Allah haku barakeeyo wll

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Aamiin walal dhamaanteenba 🫡

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ 5 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Adaa mudan wll 🙏🏾

  • @horeusocod5377
    @horeusocod5377 5 місяців тому +1

    Supply and demand vidio kaso sameey oo aqon ah mahadsanid

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Insha Allaah walal

  • @mohamedmohamudsanei9734
    @mohamedmohamudsanei9734 5 місяців тому +1

    information muhiim ah ayaa nala wadaagtay inkastoo codka aad u hooseeyay, fadlan codka noo hagaaji mahadsanid

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Insha Allaah walal, kollay xagayga codka waa fiicanyahay, insha Allaah muuqaalada danbe ayaanu iska hubin doonna tayada codka, mahadsanid walal.

  • @Abdirahmanshidane
    @Abdirahmanshidane 5 місяців тому +1

    Dhaqdhaqaaqa Youtubkaagu waa na farxad galinayaa Ustad, waa ku mahadsantahay sida hagar la'aanta ah ee aad noogu faaiideyneyso.

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому +1

      😁😁 Waad i qasabteen, youtube iskuma fiicnin lakin hada wixii ka danbeeya insha Allaah waan ku dadaali inaan marba waxyar kusoo tuuro, mahadsanid mar labaad walaal🫡

  • @Sacid51342
    @Sacid51342 5 місяців тому +1

    First comment ustaad fowsi❤

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Mahadsanid walaal🫡

  • @cabdixafiid3652
    @cabdixafiid3652 5 місяців тому +1

    What about pkt coin

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Xog kama haayi walal coinkaas

  • @asadali-cq9gj
    @asadali-cq9gj 5 місяців тому +1

    Aad ayaad umahadsanthy ustaad casharadaada tayada leh ustaad coinka layidhaahdo klima ayaan rabay in aan maalgashado maadaama total supply giisu yaryahay ee mustaqbalkisa xog koban ma iga siinkarta.

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому +1

      Klima supply-giisa iyo usecaseskiisaba waa fiicanyihiin, keliya waxa muhiim ah in aad la socoto teamka iyo waxa uu yahay future plan koodu, inay wax soo wadaan iyo waxa ay damacsanyihiin. Hadii ay ay jiraan future plans ay leeyihiin iyo waxyaabo wadada kusoo jira, taasi waxay kor u qaadi kartaa qiimaha coinka si xawli ah maadaama supplygiisu yaryahay.

    • @asadali-cq9gj
      @asadali-cq9gj 5 місяців тому

      @@fowsi-88 thnks ustd

  • @burhanabdiali5559
    @burhanabdiali5559 5 місяців тому

    ASC USTAAD SU AAL AYAAN KU WEYDIINAYAA COIN NANKA MARKET CAP OO MARKAAS MAX SUPPLY GIISU YAR YAHAY IYO KAN MARKET CUP KIISU YAR YAHAY LAAKIIN MAX SUPLLY GIISU BADAN YAHAY KEE FIICAN IN LA MAAL GASHADO

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Mahadsanid su'aashaada, Jawabta oo fudud coinka waxa ugu fiican in marketcapkiisu yaryahay waa tan ugu horeysa, sidoo kale in circulating yaryahay, iyo tan sadexaad oo ah in total supplygu isaguna badneen. Lakin Max supply xagiisa cabsi wayn malahan.

  • @samatarmohamed2666
    @samatarmohamed2666 5 місяців тому +1

    Telegram link soo dir

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Wakaas walal t.me/fiveahub

  • @somict1277
    @somict1277 5 місяців тому

    Codkgu ad buu u gaabn yhy

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому +1

      Walal armay dhankaaga tahay, bal taasna hubi, waan hubiyay dhankayga codkuna waa dheeryahay, mahadsanid mar labaad🫡

  • @ismaildisowabdulle8602
    @ismaildisowabdulle8602 5 місяців тому +1

    Mahadsanid Ustaad Fowsi

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  5 місяців тому

      Adaa mudan walal 🙏🏾