IMBADAN WAA ISOO WAYDIISEEN MENTORSHIP IYO COMPLETE PACKAGE ISKU XIRAN | 5A-HUB 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • IMBADAN WAA ISOO WAYDIISEEN MENTORSHIP IYO COMPLETE PACKAGE ISKU XIRAN, codsigiina waa kasoo jawaabay, tanina waa one time mentorship package.
    Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/
    🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/si....
    📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿
    Telegram: t.me/fiveahub
    / farfowsi
    / fowsidayib
    💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xog aad u qiimo badan.

КОМЕНТАРІ • 64

  • @IBNUTAYM
    @IBNUTAYM 4 дні тому +2

    Shukran ustad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @libaanmohamed281
    @libaanmohamed281 4 дні тому +1

    Mahadsanid ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @abdifatahm5958
    @abdifatahm5958 3 дні тому +1

    ustaad mahadsanid

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  2 дні тому

      Adaa mudan walal 🫡

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab 4 дні тому +1

    Ustaadi aad Ayan ugu farxay dhawaaqaga iyo fursadan cusub. Dadka aan wax ka dhegeysto Kan aan ugu jeclahay talooyinkiisa iyo cilmigiisa ayaa tahay guuleyso

  • @Aidarus11
    @Aidarus11 4 дні тому +1

    Alle haku sharfo walal runtii aad yaan ku tageeraa waxaan noqon doonaa insha allah qof ka 1aad ee mentorkaas gata ❤

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Guul baan kuu rajayn walal 🫡

  • @MawliidAhmed-g2d
    @MawliidAhmed-g2d 4 дні тому +1

    Wx wapaDan ka fadiyo ustaad aad bad umahadzanthy inta iyo kapadanba wd uqalanta💯🙏✅

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому +1

      Guulayso walal 🫡

  • @qaalimohamoud6250
    @qaalimohamoud6250 4 дні тому +1

    Mahadsanid ustaad Fowzi iyo ustaad Maankaliza waana idin bogaadinayaa insha allaaah 👏👏
    Fursadu waa mid qurux badan walow iska jeeb weyntahay anyway keep going

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Marka loo fiiriyo xogta iyo serviceka ka danbeeya waxan isleeyahay way yartahay 😁 waayo dadka waxay 100$ kubixiyaan sida binance loo isticmaalo😁. Any way guulayso walal, qofka isagu isbari kara maba ubaahna mentorshipkan waxana kabadan muuqaalada channelkan iyo kuwa soosocda.

  • @xasancali6786
    @xasancali6786 4 дні тому +1

    Yes waxaan diyar uahy inaa ka faa.ideysto bi'!idnillahi kariim ustad ❤🎉

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Waxan rajaynayaa in 45kaas maalin kadib aad noqoto qof diyaarsan dhinac kasta 🫡.

    • @xasancali6786
      @xasancali6786 4 дні тому +1

      @@fowsi-88 ustad intee la iska diwaan geliyaa aan isdiwan geliye

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому +1

      Waxad xogta dhan kahelaysaa webka maankaliza.com walal

    • @timeforbinaryoption7715
      @timeforbinaryoption7715 2 дні тому

      Wlle waa qaali wlhy 150 dolar😢😢

  • @Baananews
    @Baananews 4 дні тому +1

    Masha allah

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Guulayso walal

    • @Baananews
      @Baananews 4 дні тому

      @@fowsi-88. Sido kale adiguna wll foizi Guleyso
      Wll numberk isdiwan galinta ama lagala so xiriiro ustaad

  • @BATUNABDIHAMIDNURBATUN
    @BATUNABDIHAMIDNURBATUN 4 дні тому +2

    Ustad fowsi shugran waa wax lo bahnaa

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Guul baan kuu rajayn bro🫡

  • @ahmedmohamed.12
    @ahmedmohamed.12 4 дні тому +2

    Halkee isley kga diwn gliyaaa

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Muuqaalka ayaan kusheegnay isdiiwaan gelinta kala xiriir maankaliza.com walal

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 4 дні тому +1

    Lacagta nagu qaliyeesin ustaad

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      😁 waxa soosocda iyo lcagta walee isma laha rotha, binance sida loo isticmaalo 100$ lagu bixiyaa. Any way dhib malaha walal channelkan muuqaalada kujira iyo kuwa aan soo wado qofku haduu awoodo inuu wax is baro waa kuwo meel u saarayo crypto iyo kashaqaysigeedaba

  • @Abdirahmanshidane
    @Abdirahmanshidane 4 дні тому +2

    Ustad Fowzi, kawaran qofkii Fundemental iyo Technicalba garanaya lkn raba inuu fursadaha kale ee Mentorship'ka kujira ka faaiideysto?

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому +1

      Waa ogahay walal dadbadan ilasoo xiriiray oo qaabkan oo kale raba, waliba badankooda mentoring dhinaca Dex-ga raba, lakin packagekan ma ahan mid ani aan go’aankiisa keligii leeyahay sidaas uu yahay ayaana lagu qorshey markii la plan gareenayay walal

  • @kaadhuuhasan3173
    @kaadhuuhasan3173 4 дні тому +1

    ustaad haa iniga ayaa raba qiimaha koorsada 45 malmod

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Xogta oo dhamaystiran walal waxad kahelaysaa maankaliza.com

  • @Ayaanle-r3u
    @Ayaanle-r3u 4 дні тому +1

    Wll aad u qalbi wanaagsan oo jecel gaadhitaan himilo wanaagsan

  • @abshirabdulahi4698
    @abshirabdulahi4698 4 дні тому +1

    www m.a ustaad inbadan waan sugeenay fursadaan oo kale ... waxaana rajenaa in laka faaideeso doono

  • @maxamaddeeq5821
    @maxamaddeeq5821 4 дні тому +1

    Sidee ku heli karaa na wllo

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому +1

      Xogta waxaad ka helaysaa walal telegramkan t.me/Kryptolady8

  • @XalawiCabdi-pd7bw
    @XalawiCabdi-pd7bw 3 дні тому +1

    Ustaad su,aal adoo mhdsan coursada ma adiga bixina mise mcalin kale. Tan labaan 45 cisho miyay soconeysa. Qiimaha guude coureskana waa imisa.? Waana kaaga mahadceliyaa cilmiga sida hagar la.aaneed noogusoo gudbido

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  2 дні тому

      Walal courseka inta badan anaa bixin lakin keligay ma ahan. Tan labaad sida muuqaalkaba kusheegnay waa 45 days. Qiimahana waa 150$

  • @shaaficibile6672
    @shaaficibile6672 4 дні тому +2

    Ustaad hal mar oo kaliya miyaa la qabanaya Barnaamijkan, mar kale lama qabanayo miyaa?.

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Mustaqbalka danbe lama oga lakin kollay markan uunbaan qorsheynay waxay ku xirantahay baahida loo qabo.

    • @shaaficibile6672
      @shaaficibile6672 День тому

      ​@@fowsi-88
      Ustaadow wlh waa Barnaamij si wanagsan noo anfacay, lacagta ayaana xoogga qaali ah taasna bal xisaab ha lagu daro.

  • @OmarYare-g4s
    @OmarYare-g4s 4 дні тому +1

    Ustaad fowsi inbadan ayaa rabay inaan cilmigaaga kaabarto maanta fursadan waa ii muhiim aniga 1 ayaan Ka ahay insha allah iguqor meeshii aan kalasoo xiririlahaa waan ubaahanahay ustaadi

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Mahadsanid walal waxad la xiriirtaa telegramkan t.me/Kryptolady8

  • @SabiriinMahamed99-ch9hz
    @SabiriinMahamed99-ch9hz 4 дні тому +1

    M.a wall

  • @ahmedalisaalim
    @ahmedalisaalim 4 дні тому +1

    Waxa jira arday badan oo awoodin lacagta Aqoontiina diyaar u ah in ay bartaan

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Walal aqoonta anaa si free ah idinku baraya sida hadaba muuqaalada aan idinkusoo duubo, waxan rajaynahaa inaad ka faa,iideydasataan. Muuqaaladda casharada muhiimka ah way socon doonaan walal.

    • @ahmedalisaalim
      @ahmedalisaalim 4 дні тому

      @@fowsi-88 jazaaka Allah aniga shaqsiyan wax badan oo horay u garaneenin aya ka faiiday badal kheyr leh Allaha ku siiyo adigana walal
      Course-dan lacagta wa immisa walal ?

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      150$ walal

    • @ahmedalisaalim
      @ahmedalisaalim 4 дні тому

      @@fowsi-88 ha mahadsanid walal

  • @libaanmohamed281
    @libaanmohamed281 4 дні тому

    Intee leeniga xariirikaraa

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Walala muuqaalka ayay kujirtaa qaabla la isu diiwaan gelinayo waxad tagaysaa webka maankaliza.com meeshaas ka helaysaa xogtoo dhamaystiran

  • @seidawil6355
    @seidawil6355 4 дні тому +1

    halkee laiska diwaangalin

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Xogta dhan waxa ka helaysaa walal webka maankaliza.com

  • @ABDULLAHIABDI-xd4ef
    @ABDULLAHIABDI-xd4ef 4 дні тому +1

    Nio aad ayan kutagera fursadana inay idafto marabo qabkeen isku diwan galiya. Kenya ayana jogaa payment tiga lagu masodarin

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 дні тому

      Walal crypto hadaa isticmaalayso wallet adresska meesha kuqoran ayaad kubixin. Hadii aad kenya joogto crypana aadan kubixin karin, waxa la xiriirtaa telegram @maankaliza1

  • @IbroZ2024
    @IbroZ2024 День тому

    ustaadi wali madan so dhigin miya mesha lagu qaadana🎉

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  День тому

      Walal isdiiwaangelinta waxa kala xiriirtaa maankaliza.com

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 3 дні тому +1

    Free miyaa mise

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  2 дні тому

      Maya walal, lakin kuma qasbanid aqoon kasta iyadoo free ah channelkan kahelaysaa insha Allaah

  • @timeforbinaryoption7715
    @timeforbinaryoption7715 2 дні тому +1

    Halke ayaanu ka apply gareena wll

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  2 дні тому

      Walal la xiriir telegram 👇🏿
      @Kryptolady8