10-kan xeeladood kaga faa'iidayso waqtigaaga iyo technology-ga maanta | 5A-HUB 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • 10-kan xeeladood waa kuwo aad kaga faa'iidaysankarto waqtigaaga iyo technology-ga maanta.
    TechPreneur Insights = Hel figrado ganacsi kuna salaysan technology-ga maanta.
    Booqo websaydkeena si aad u hesho tools-kii u danbeeyay ee digital marketing, kor uqaadid xirfadaada aqooneed, sidoo kale kala soco xogihii u danbeeyay ee cryptocurrency.
    Kala soco xogo iyo AI-tools muhiim ah websitekeena 👉 www.5a-hub.com/
    🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/si....
    📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿
    Telegram: t.me/fiveahub
    / farfowsi
    / fowsidayib
    💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xog aad u qiimo badan.

КОМЕНТАРІ • 10

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow 2 місяці тому +2

    Masha Allah illahey ha ku barakeeyo mcln

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  2 місяці тому

      Aamiin walal guulayso 🫡

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow Місяць тому +1

    Masha allah🎉❤

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  Місяць тому

      Mahadsanid walal 🥰

  • @inaxuseen5902
    @inaxuseen5902 4 місяці тому +2

    Mnsha alllag thanakz ustaadkena 🎉

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 місяці тому

      Guulayso walal 🙏🏾

  • @abdirahmanbarreaadan5085
    @abdirahmanbarreaadan5085 7 днів тому +1

    Cashirka 3xaad: 10 kaan xaaladood kaga faa,ideyso waqtigaaga iyo technology -ga maanta.
    1- cadeynta waxa ay naftu jeceshahay.
    2- waxbar naftaada.
    3- samayso personal brand.
    4- raadi shaqo freelancing ah.
    5- samee digital products.
    6- lacag ka samee fikradahaaga.
    7- sameeso dukaan online ah.
    8- maalgisho crypto currency and stocks.
    9- sameeso sxbo xirfadaada oo kale leh.
    10- markasta la soco technology yada cusub.
    FG: Fadlan ka faa,idayso ceelkan burqanaya oo note garee xogta.

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  7 днів тому

      Guulayso walalkay 🫡

  • @Abdirahmanshidane
    @Abdirahmanshidane 4 місяці тому +3

    Waa mahadsantahay Ustad Fowzi.💯
    Ustad Fowziow, bal exchange yada waa weyn ee CEX banaankooda sida looga ugaarsado muuqaal nooga soo samey oo indhaha noo fur Please.

    • @fowsi-88
      @fowsi-88  4 місяці тому

      Insha Allaah walal