- 385
- 1 053 868
SACDIYO CHANNEL
Norway
Приєднався 27 бер 2020
KUSO DHAWAADA SACDIYO CHANNEL. SHARAF AYAY II TAHAY INAAD KA MID NOQOTO BAHDA NAGU XIRAN. MAHADSANID
QISO:GANACSIGIISII AYUU GADAY SUU VISA CANADA 🇨🇦 AH UGU IIBSADO. MAXAA DHACAY KADIB 🤔
#sacdiyo #channel
Переглядів: 976
Відео
DADKII DHAQANKA XUMAA WAXAY NOOGUSOO GALEEN MASAAJIDA. YAA ALLH AWLADA NOO XAFID
Переглядів 78616 годин тому
#sacdiyo #channel
QISO. GABADHAN SI YAAB LEH AYAY UGA BADBAADAY NINKII DHIBAATADA U GAYSANLAHAA👧🏼
Переглядів 77921 годину тому
#sacdiyo #channel
ILMAHA SOMAALIDA AYAAN DARANAA. MEELKASTA WAA KU SILICSANYIHIIN😭😢
Переглядів 57821 годину тому
#sacdiyo #channel
XUMAANKASTA WAAN SAMEEYAY SI AAN U FARXO LKIN FARXAD KAMA HELIJIRIN. SIDUU KUSO ISLAMAY WIILKAAN.
Переглядів 1,6 тис.День тому
#sacdiyo #channel
MAQAAXI 🍲CASRI AH AYAA LAGA FURAY SHUJAA MALL. SOMALIDII OO GANACSIYO KALA DUWAN KA SAMAYNAYO NASRA
Переглядів 76014 днів тому
#sacdiyo #channel
QISO. NINKEDII AYAA SI KADIS AH U XANUNSADAY.NIMCADA AAD HAYSTO MID LAGUWARAYO HA U QAADAN.
Переглядів 1,1 тис.14 днів тому
#sacdiyo #channel
WAXAAN GURIGA KU DHEX IIBIYO#DHALANROGA DALKENII KA SOCDA#
Переглядів 88221 день тому
#sacdiyo #channel
DUGSIYAASHA QAAR ILMAHA AYAA LA GARAACA ILAA AY KA MIYIR BEELAAN. SUBXANALAAH
Переглядів 39921 день тому
#SACDIYO CHANNEL#
WILKII YARAA OO MAYD AH BAA LA HELAY QALBIGA ALLE HA U QABOOJIYO FAMILKA🤲🤲
Переглядів 402Місяць тому
WILKII YARAA OO MAYD AH BAA LA HELAY QALBIGA ALLE HA U QABOOJIYO FAMILKA🤲🤲
WAA GURI LAWAREJINAYO XAAFADA NASRA GARDEN 3BEDROOM🏡
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
WAA GURI LAWAREJINAYO XAAFADA NASRA GARDEN 3BEDROOM🏡
SIDEE UGA HORTAGIKARTAA ILMAHA INAYSAN QAADIN BACTERIE H PYLORI ?
Переглядів 424Місяць тому
SIDEE UGA HORTAGIKARTAA ILMAHA INAYSAN QAADIN BACTERIE H PYLORI ?
ILMAHA LAGASOO CELIYO QURBAHA WAXAY U NUGULYIHIIN XANUUNADAAN……
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
ILMAHA LAGASOO CELIYO QURBAHA WAXAY U NUGULYIHIIN XANUUNADAAN……
WAXAY BARATAY MAANDORIYE KADIB MARKUU FARA XUMEEYAY DUMAASHIGEED. QALBI JAB WAYNAA😢😭😭
Переглядів 330Місяць тому
WAXAY BARATAY MAANDORIYE KADIB MARKUU FARA XUMEEYAY DUMAASHIGEED. QALBI JAB WAYNAA😢😭😭
WALAALIHIIS AYUU CAFIYAY ISAGOO AWOODA INUU KA AARSADO. GOBANIMO❤️
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
WALAALIHIIS AYUU CAFIYAY ISAGOO AWOODA INUU KA AARSADO. GOBANIMO❤️
INTAADAN KENYA 🇰🇪 U GUURIN ARINTAAN KA TAXADAR
Переглядів 3,2 тис.Місяць тому
INTAADAN KENYA 🇰🇪 U GUURIN ARINTAAN KA TAXADAR
WAXYAALIHII AADKA IGU CAAWIYAY INAAN QAATO GOAAN AAN UGA GUURO YURUB
Переглядів 2,9 тис.Місяць тому
WAXYAALIHII AADKA IGU CAAWIYAY INAAN QAATO GOAAN AAN UGA GUURO YURUB
MADAXWAYNAHA IRAN MA SHIL ISKA YIMID AYUU KU DHINTAY MISE WAA SHIL LA QORSHEEYAY??
Переглядів 385Місяць тому
MADAXWAYNAHA IRAN MA SHIL ISKA YIMID AYUU KU DHINTAY MISE WAA SHIL LA QORSHEEYAY??
MUQDISHO YAA LEH HORTA?? MA REER QURAC MISE REER QANSAX😎
Переглядів 339Місяць тому
MUQDISHO YAA LEH HORTA?? MA REER QURAC MISE REER QANSAX😎
ALAA CALOOL XUMO WAYNAAA😭ILMAHA QOOMU LUDNIMO LA BARAAYO IYO JIILKA CUSUB SOMAALIDA😭😢
Переглядів 959Місяць тому
ALAA CALOOL XUMO WAYNAAA😭ILMAHA QOOMU LUDNIMO LA BARAAYO IYO JIILKA CUSUB SOMAALIDA😭😢
MACALINKISII AYUU KU YIRI GAAL BAAD TAHAY INAAN KU IXTIRAAMO MA MUDNID🤔
Переглядів 5502 місяці тому
MACALINKISII AYUU KU YIRI GAAL BAAD TAHAY INAAN KU IXTIRAAMO MA MUDNID🤔
QOF ISAGOO DHIIG QOF MUSLIM AH DAADINAYA HADANA ISKA DUUBAYA MUQAAL . WALLE WAA YAAB🤔
Переглядів 8372 місяці тому
QOF ISAGOO DHIIG QOF MUSLIM AH DAADINAYA HADANA ISKA DUUBAYA MUQAAL . WALLE WAA YAAB🤔
MA DONAYSAA INAAD ABUURATO GANACSI CUSUB. TALOOYIN MUHIIM AH
Переглядів 8952 місяці тому
MA DONAYSAA INAAD ABUURATO GANACSI CUSUB. TALOOYIN MUHIIM AH
MUXUU IGU CAAYAY OO AAN U DHIMAY QOFKAAN CAJIIIB IYO YAAB
Переглядів 2,9 тис.2 місяці тому
MUXUU IGU CAAYAY OO AAN U DHIMAY QOFKAAN CAJIIIB IYO YAAB
Mahadsanid abaayo
Hindida aya kubadan Canada visa ku imadan
Wadankii ma dagay keenya ahaa illhy ha idinka xafido sharkoodee
I was supposed to visit Nairobi and Mombasa with my family next month now I am worried.
Sheekadani Somali usobadi haku wanaqaayaan
KKK
Sharciga mar kasta la sheego waa maxay? War sharcigii ama DIINTA Islamku iyo sharcigii ILAAHAY ayan haysana waxaan la leyahay Yurub ama North America ayan jooga sharci ma haysto waa waali waali ku sug !!! INNA LILAAH WA INNA ILAYHI RAJIUNA Ha ka doraniina nolosha akheera adunyaadan ayamaha kooban la joogeya.
Masha Allah kiip going sister ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Waa dhibaato arinkaas walaahi Somali badani kuma baraarugsana
Abaayo waxan raba inan kh weydiyo waxan ahay wiil dhalin yaro ah waxan rabaa hada inaan nairobi wax barasho u doonto oo sakandhari ka galo dugsi sare ku dhameeyo raba marla abayo mala iga yeela anigoo shahaado primary Somalia ah wato inan ka galo sakandhari halkaas isheeg walshey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
❤❤🎉🎉🎉
Waaridkaas ma I nuu kanaxayaa moodqy😢😢😢😢
Mahsanid mcnto qaaliyey sacdiya lkn wey wada ogyihiin lkn sanatii ayey kubadashen.
M. A
Bisinka
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉🎉🎉
Abaayo waxaan ahay qufk kugu xiran abaayo aadbaad umahadsantahay waxaan usoo socdaa nairobi turkiga ka soo guuraya lambarkaaga sideen ku heli karaa
Asc wll carruurta dhib weyn bay ka mutaan marka cido kale loo geeyo miyi iyo maagaalaba ilmaha guriga hooyadii baa meel uu ku noolaado ugu habboon waa king markuu guriga hooyadii iyo walaaladii ku dhex karo korriishihiisa dhan walbana way ka qayb qaadataa. Laakiin ruuxaa iimaan la muxuu ahaa wax badan baan miyi xoolo kusoo raacay oo waxaa soo kale ma arag inuu qof waalan ahaa u badi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waba xafad vip ah m.a
Scw
Somalida wa dad gumeysi jacel mana soconeyso yana nila jajarin kenya dadka e jarjaran
❤❤❤❤❤❤❤❤
It's happens,I was given to my uncle wife n I use to look for my family n come back when Sun set is near until i still running very early in the morning n alhamdulilah I found them early that day 😢 alhamdulilah
Wlhi waa khalad in aad cunugaada siiso qof kale imaha xaqoida lama ilaaliyo hooyaday baa khaladka sameeysay hada walaasheybaa ku maqan ciil iyo cuqdad ayadoo guri leh hada ma qacdo hooyo marka haliska dhaafo ilmaha dadka la siiyo
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun waa arin murugo badan walaahi
Allah qalbiga ha u qaboojiyo waalidiintii dhalay waa arin xanuun badan
Boqolaal Sano Kenya maba jirto Somalidana 1962kii ayaa lagu daray.😂
Marka hore haa u ogolaanina in ey ni dhahaan somali kenyaati somali ayaanu nahay dhaha hadii kale sidaas ayaa ku tageesaan
Alle maxaan ka soo marat❤
Allah samiir haka siiyo qalbigan ha u qaboojiyo
Maskiin 😢waalidkii dhalay qalbiga rabi ha u qaboojiyo🤲🏻🤲🏻
Allh hana xafido
Maashaa Allah alhamdulilah nimcatu rabi
QOF AAD JIDKA KA SOWADATEY SIDE CAAFIMADKAGA IYO NAFTA REERKAGA OGU AAMINEYSA WAR ISKA ILAALIYA OO NAFTIINA U NAXA BISINKA
🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somali kenya dhulbey kuleyinin
Come back home Home sweet home
Dedkan bananka tagan so somali maha miyey ka ba qayn miyaa dedkan sidi canwata bananka utagan
Maad shaqeysatan waligeed waalashaqeysan jireene
Ala anaa ogaa wixii dhacay
السلام عليكم ورحمة الله Abaayoy waan kubahnaa xageen kaalasoo xiriiraa
Somaali waa idiin naqaana inta dalkiina soo haliigtaan ummada ha haliigina Anaga 15 sano naag kenyan ah aya inoo joogta waliigen waxba iskuma qabaniin xataa biilka guriga ayada xawalada kasoo qaado marmar Ee Dadka lanoshihiin Macamiil kooda hagaajiya dadka kenyanka ah daad dhiib badan mahan waa naqaana 😊
Quraan isa saar waad.sixrantahy
Qofkaas intaas mudo islanooshihiin miyaad diinta islaamka ubandigtay? Hadii ey maya tahay waa nasiib daro
One person can not represent à whole community. 90 per cent of Kenyans heat somalis. Kenyans respect more indians who are not black than somalis I USED TO LIVE THERE FOR 20 YEARS
Cash bail lagu soodayaay isla habeenkii laxiray wiilka soomalida ah
abaayo hadaa wax soo gudbinayso baro sida codadka loo kala fogeeyo teeda kale somalida wayku fiican tahay in meel kasta lagu dilo laguna dhaco waayo wa dad xoolo ah dalkoda intay gubeen bay rabaan dal kale inay ku nooladan waligood
Wa qalbi xuntahay dadka kheir uraje, dal lagu noolada miyad aragtay muqdisho so mida qaraxyada kadhacan xalane so tan cadan fadhiyo oo madaxda Soomaaliya farta ugu waco
R U kidding? Muqdisho iyo qaraxyo maa lagu nolaan karaan U R stupid 😂😂😂😂 Foolish
Nasra garden shalan aada ma shallah guryheda waa Qurux Lkn Wadoyinka Iska dhisa boor waaye meelkasta iyo dhagax
Dhanke waye xafadan abayo ma kamakunjiya mise dhanka westi wa xage
@@ZakariyeMaxamed-vj5ot Abowe dhinac donholm waaye
@@qadrishmohamed9537 abayo boqolkiba boqol wad mhdsnthy m.a ad iyo ad ayan replygada ugu farxay couz xafad shidan waye maxa isleyhy 30 kun ila 40 kun kama badna gurigi m.a insha allah
Waa qimahe.xabadi
Cajiib
ASC WAA KUMA NURUDIIN YUSUF XAJI XAFIAHULLAAHU CADOWGIISU ALLAHA JEBIYEE WAA WIIL SOMALIYED OOKENYA LABADIISA WAALID KA MID YIHIIN DADKII KENYA SOO DHISAY HOYADIS IYO ABIHISBA WAXBARTAY KIKUYO KURSIGUU KU FADHIYEEY KA XUNYIHIIN XAQBUUSE ULEEYAHAY KIKUYUU UGA XAQ BADANYAHAY WADAKA WAXNA KAQAADI MAAYAAN DHULKUU WAXKU LEEYAHAY GEESIYAASHII KENYA WELIGOODBA MALINTEEY XUMAATO CAYMIN JIRU KA DHASHAY ABIHIS MILATERIGA WASIIRKA GAASHAANDHIGA WASIIRKU XIGEENKA BOLISKA GUDOOMIYE DEGMO IYO MIDGOBOLBA MUDO DHEER REERKUU KADHASHAY KENYA IYAGAA LEH BUUR AN LARIIXI KARIN WEEYE HOOYADIIS PROFESSOR GABADHII SOMALI IYO MADOW UGU HOREYSEYO JAMACADAHA KENYA MACALIN KA NOQOTAY WEEYE ISAGUNA WUUKA CILMI BADANYAHAY LABADIISA WAALID WADANKANA LAGAMA LEH KIKUYU IYO WEXEY WATAAN WAXBA KAQAADI MAAYAANE SOMALAY ILAASHADA NAFTIINIYO HANTIDIINA WABILLAAHI TOWFIQ
Dalku waa ma huraan aada dalkiina , taalo dalku waa hooyo. Soomalida dhibatadooda waa maraban inaay dhistaan Gobolka Somaalida ee North Eastern waxaa Lagu salidaay goobolada kalay qiimaha dhulkooda ILAAHAY baday ma daneynayaan. Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!!