Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

INTAADAN KENYA 🇰🇪 U GUURIN ARINTAAN KA TAXADAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 тра 2024
  • #sacdiyo #qisooyin

КОМЕНТАРІ • 26

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 2 місяці тому +5

    Waa African koo dhan baa aaminsan inaan lacag haysano Zambian ka xitaa saasay aminsan yihiin soomalidaana bartay laaluush iyo qashin

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 2 місяці тому +2

    Kenya waaa dalka kaliya somalida sida xurta ah ugu noool yihin

  • @abdilahinuur3642
    @abdilahinuur3642 2 місяці тому +1

    Insh allah

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 2 місяці тому +4

    Hadli la gurayo sax Maha in Kenya la dego wadankena aan degno. imansano cunug Kenya ku koray somalida saxa mahan

    • @user-dz4ti5ru8d
      @user-dz4ti5ru8d 2 місяці тому

      Walaalo runta maan isu sheegno wadan aan u guurno malihin wadankeenii dadkii way sii bahaloobayaan dhaqan iyo dadba ma harin kenya waan tagay ilmahooda xataa kuwooda gaalada ah ixtiraam cay ma jirto marka intuu Allah nasiinayo wadan iyo dad dhaqan fiican meelaheena aan iska heehaabno😮

  • @safiyamaxamed3518
    @safiyamaxamed3518 2 місяці тому +2

    Waa sax abaayo

  • @user-vj1fj2dn6d
    @user-vj1fj2dn6d 2 місяці тому +2

    More informatie ❤❤❤

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 2 місяці тому +2

    Maxaa keenya dadka somaliyeed ku mashquuliyee, war dalkiina iyo dadkiina amiina hadii kale nolosha adoonsiga laga bilaabo Masar (Egypt) Turkiya Kenya UAE Uganda iyo Itoobiya war dalkiina hawo ficaan xeeb dheer iyo xaqa dalka ba idhin bahaan. Sida Falastiin ayad noqon doontan ogaada wadanku waa hooyo

  • @user-ox9pr7of7s
    @user-ox9pr7of7s 2 місяці тому

    M.a abyo alih haku xafiido

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 2 місяці тому +1

    Kenya sharci lahow ama ha lahaan waku Nolan kartaa Mel walbo ka mid ah

  • @IstahilJama
    @IstahilJama 2 місяці тому +1

    Xaqiiq😅😅😅

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 2 місяці тому +3

    Kenya waxbrasho ku fiican yahay hadaa wax baranayso sida aan maqlay

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 2 місяці тому +2

    Dad ku dhibtooday bn maqlay Amaano mobel iyo electronics oo dhan ma qaado wayo canshuir baa lays ka qaadaa eripork ka

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 2 місяці тому +3

    Abayo donholm green span hada Kahor Soo duubta 45k tiri mana aha 70k la idhaha maxa qaldan

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435  2 місяці тому +1

      Walal mar horay ahayd mida kale 45 waa qaybta dabakhyada

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 2 місяці тому +2

    Lacag bey oga barten. Kan dhulka xaaqaayaa baada. Anaa mid dharka shaqaalaha dhulka xaaqa iitimid oo keen sharci itiri markaasaan sharcigeyga tusay. Markey aragtay inaan sharci haysto beey lacag iga bariday maama lacag isii. Kusiin maayo baan iri. Waayo baad beey waday Anna ma, aqoon dharka shaqaalaha kadib baan bartay.

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 2 місяці тому +2

    Kkk ala run badanaa lacagtu inay ino baxday moodaan Kenyan ku

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 місяці тому

      Idinkaa barteen oo tusiseen inaad dollar socda aad tihiin marka u adkeesta mida kale kenyanka keli ma,ahan african ka oo dhan baad barteen laaluush.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 місяці тому +1

    war dhameestiran fadlan keen

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 місяці тому +3

    Kenyatiga indhaha looshitaa

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 2 місяці тому

    Wcs xbbti sacdiya cadey chanel kaga magician naftaada unoolow bn ku ogaa wad badashay

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 2 місяці тому +1

    Aniga dharkayga may fatashin lkn waxay idhehen mobelo laptopcusub miyad wadataa maya bn dhahnay lkn mel kiyuu gaaban intay na galiyen ayay lacag yaro qoota qoota a naga qaaten kk😂

  • @user-ox9pr7of7s
    @user-ox9pr7of7s 2 місяці тому +1

    Abyo waxa kasu hadasha famiil 5 qaf say uku nulankaran kiinya

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 місяці тому

    😂😂😂