Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

SHALAY WAA NALA SOO WEERARAY. KENYA 🇰🇪 XAALKEEDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024
  • #sacdiyo #channel

КОМЕНТАРІ • 26

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому +1

    Scw

  • @caashocali1888
    @caashocali1888 Місяць тому +1

    Allh hana xafido

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Місяць тому +6

    Nasra garden shalan aada ma shallah guryheda waa Qurux Lkn Wadoyinka Iska dhisa boor waaye meelkasta iyo dhagax

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому

      Dhanke waye xafadan abayo ma kamakunjiya mise dhanka westi wa xage

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Місяць тому +1

      @@ZakariyeMaxamed-vj5ot Abowe dhinac donholm waaye

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому

      @@qadrishmohamed9537 abayo boqolkiba boqol wad mhdsnthy m.a ad iyo ad ayan replygada ugu farxay couz xafad shidan waye maxa isleyhy 30 kun ila 40 kun kama badna gurigi m.a insha allah

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому +1

    Waba xafad vip ah m.a

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Місяць тому +2

    Come back home
    Home sweet home

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Місяць тому +6

    Cash bail lagu soodayaay isla habeenkii laxiray wiilka soomalida ah

  • @kamal171
    @kamal171 Місяць тому +2

    Somali kenya dhulbey kuleyinin

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Місяць тому +1

    Somalida wa dad gumeysi jacel mana soconeyso yana nila jajarin kenya dadka e jarjaran

  • @ademzh
    @ademzh Місяць тому +1

    I was supposed to visit Nairobi and Mombasa with my family next month now I am worried.

  • @SumeyaYasin-yz4sv
    @SumeyaYasin-yz4sv Місяць тому +2

    Ala anaa ogaa wixii dhacay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому +2

    Maad shaqeysatan waligeed waalashaqeysan jireene

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 Місяць тому +1

    Marka hore haa u ogolaanina in ey ni dhahaan somali kenyaati somali ayaanu nahay dhaha hadii kale sidaas ayaa ku tageesaan

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Місяць тому +2

    QOF AAD JIDKA KA SOWADATEY SIDE CAAFIMADKAGA IYO NAFTA REERKAGA OGU AAMINEYSA
    WAR ISKA ILAALIYA OO NAFTIINA U NAXA BISINKA

  • @nadiamohamud9850
    @nadiamohamud9850 Місяць тому +1

    Abaayo waxaan ahay qufk kugu xiran abaayo aadbaad umahadsantahay waxaan usoo socdaa nairobi turkiga ka soo guuraya lambarkaaga sideen ku heli karaa

  • @warsamefx3349
    @warsamefx3349 Місяць тому +6

    abaayo hadaa wax soo gudbinayso baro sida codadka loo kala fogeeyo teeda kale somalida wayku fiican tahay in meel kasta lagu dilo laguna dhaco waayo wa dad xoolo ah dalkoda intay gubeen bay rabaan dal kale inay ku nooladan waligood

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 Місяць тому +1

      Wa qalbi xuntahay dadka kheir uraje, dal lagu noolada miyad aragtay muqdisho so mida qaraxyada kadhacan xalane so tan cadan fadhiyo oo madaxda Soomaaliya farta ugu waco

    • @mounahersi2254
      @mounahersi2254 Місяць тому

      R U kidding? Muqdisho iyo qaraxyo maa lagu nolaan karaan
      U R stupid 😂😂😂😂
      Foolish

  • @faisaladam8225
    @faisaladam8225 Місяць тому

    Boqolaal Sano Kenya maba jirto Somalidana 1962kii ayaa lagu daray.😂

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc Місяць тому +2

    Somaali waa idiin naqaana inta dalkiina soo haliigtaan ummada ha haliigina Anaga 15 sano naag kenyan ah aya inoo joogta waliigen waxba iskuma qabaniin xataa biilka guriga ayada xawalada kasoo qaado marmar Ee Dadka lanoshihiin Macamiil kooda hagaajiya dadka kenyanka ah daad dhiib badan mahan waa naqaana 😊

    • @user-ir2yt2oj4z
      @user-ir2yt2oj4z Місяць тому +3

      Quraan isa saar waad.sixrantahy

    • @user-qe9pd9zk8v
      @user-qe9pd9zk8v Місяць тому +2

      Qofkaas intaas mudo islanooshihiin miyaad diinta islaamka ubandigtay? Hadii ey maya tahay waa nasiib daro

    • @mounahersi2254
      @mounahersi2254 Місяць тому +1

      One person can not represent à whole community.
      90 per cent of Kenyans heat somalis.
      Kenyans respect more indians who are not black than somalis
      I USED TO LIVE THERE FOR 20 YEARS

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому

    Dedkan bananka tagan so somali maha miyey ka ba qayn miyaa dedkan sidi canwata bananka utagan