MA DONAYSAA INAAD ABUURATO GANACSI CUSUB. TALOOYIN MUHIIM AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 3 місяці тому +1

    Masha Allah qurux badantahay Allah ku sharfo

  • @hodanqaali2948
    @hodanqaali2948 3 місяці тому +1

    Ku jecliyaaa Huno dar ilaahay❤️

  • @tigerlivegamer7080
    @tigerlivegamer7080 3 місяці тому +2

    Shugran wlo❤

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 3 місяці тому +1

    Allah kubarakeeyo jsk abaayo

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 3 місяці тому +1

    mahadsanid walaal

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 3 місяці тому +1

    Cajiib aniga oo maanta niyada kugu ahay baad soo gashay

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 3 місяці тому +1

    Runti wa tips aad u qima badan oo anfaca bulshada somaliyed siiba busnis layda rer africa kk xaga so dhawaynta iyo waji furnaanta macaamisha kuma ficnidin rer afric kow igana rali ahada waa intan idinka arkay Somalia kenya iyo qurbaha isku qaab maha xaga so dhawaynta macamisha hospitals ka dukamada iwm

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 3 місяці тому +1

    Somalida markay business leyihin dadka maba lahadlan ba way isla weyn yihin mafahimin arinkooda

  • @libanabdi8559
    @libanabdi8559 3 місяці тому +1

    ASC WALAASHEY II WARAN
    WAAD KU MAHADSANTAHAY TALOOYIMKAAKGA
    QIIMAHA OO AAD USOO GUDBISO COMMUNITY KAAGA SOOMAALIYED MEEL WALBO EEY JOOGAAN WAXAAN
    KU LEEYAYAHAY HORAY U SOCO DADKA ADIGOO KALAA SOOMAALIDA WEEY KU YARYIHIIN
    Itaasne WAA MAHADCELIN OO KALIYAH WAADNE MUDAN TAHAY