MUXUU IGU CAAYAY OO AAN U DHIMAY QOFKAAN CAJIIIB IYO YAAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 тра 2024
  • #sacdiyo #qisooyin #

КОМЕНТАРІ • 54

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 місяці тому +1

    Raali ahow wlle gabdhaha soomaaliyed malaha ceeb

  • @user-tk7du2pr7y
    @user-tk7du2pr7y 3 місяці тому +3

    Keep going sister.you are roll model to Somali mothers

  • @garaadabdulkadir7671
    @garaadabdulkadir7671 3 місяці тому +1

    Asc walashiis horey usoco cidna ha ujojin

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 3 місяці тому

    iskadaa waa qof ciilan noshana kadhacay🎉🎉🎉

  • @katramandeq45
    @katramandeq45 3 місяці тому

    Alle haso hanuniyo inta xumanta jcl wanagana hatuso

  • @user-tk7du2pr7y
    @user-tk7du2pr7y 3 місяці тому +2

    You are honest and God fearing person. May Allah protect you and your family.Amiin

  • @ashagure3007
    @ashagure3007 3 місяці тому +1

    Subhanallah. Si wanagsan ayad oga jawabtay oo ixtiraam iyo caqli ku dheehan. Ha u bixin waxas abayo anaga aya Allah dartii ku jecel anago ku garaneynin Ilahay haku jeclaado abaal na haka mariyo shaqada wanagsan umada u heysid.

  • @SuleimanAhmed-mr6xk
    @SuleimanAhmed-mr6xk 3 місяці тому +1

    Asalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu
    Walaal marka hore Salamanca iga gudoon
    Marka xigana gabadh somaaliyeed oo Sharaf leh baa tahay xaal qaado hadaanu nahay raga somaliyeed gabdhu ma geyaan cey reerkay doonto haka dhalato waa qof aan garanayn xurmada iyo sharafta haweenku leeyihiin markaa ha akhtisan qofka waxaa sookale kusoo qora dad kana hawsoo gudbin waa mid ceebaysane oo akhlaaq aan lahayn

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 місяці тому +3

    Asc walaal dad waxaa jira xanuun san haduu saas ku caafimaad qabo Ilaahay haka Jizzaa isiiyo anaga kujecel adigoonan qabiil kujeclaan ayaal Ilaahay dartii kuu jecelahey haw bixin Ilaahay hasoo hadeeyo❤❤❤❤❤

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 3 місяці тому +1

    Xasbiyalaahi waa nimcan wakiilan walaal macaan dadka xanuusan oo xaasadka ah qalbiga kaxanuusan Allah kaaqabtl abaayo.macaan

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 3 місяці тому +1

    MALAGAYABAA INUU XANUUNSANYHY. ISKA CAFI ASW UDUCEEY AMA KATAHAY KUSOO CAANBAH LADHAHAA SACDIO HAU BIXIN WALALO

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 3 місяці тому

    Subxanalah

  • @dahirfamilychannel6787
    @dahirfamilychannel6787 3 місяці тому +3

    Subaxanallah abaayo dad xanuunsan baa jira ee ignore garee

  • @user-br3sh3uz4v
    @user-br3sh3uz4v 3 місяці тому +1

    Asc, wl sacdiya ha ubixin waa maangaab ama waa maangaabad Alle ku reeb

  • @lulmohamud2461
    @lulmohamud2461 3 місяці тому +1

    Subxaana Allah. Abaayo. What qufjiren weeye

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 3 місяці тому +1

    subaxanaAllah waa wax lalayaabo caafimad baan jirin dad badan yaa boka dharakana qaba sharakooda iyo shar walaba Allaha inaga qobato

  • @fardosamohamed8217
    @fardosamohamed8217 3 місяці тому +1

    Haubixin abayo wa qof an caqlikisa kufilnen ❤❤ ❤❤ilahay hasohadeyo

  • @user-mn5fl5fh1y
    @user-mn5fl5fh1y 3 місяці тому

    Abaayo maxaad

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 3 місяці тому +1

    Waa kuwa cudurka qabiilku ku dhacay Allaah shartiisa akaa xijaabo abaayo ❤❤❤

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 місяці тому +1

    Xasbunallah wanicmal wakiil naa qofku muxuu ahaa

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 3 місяці тому +1

    Aby

  • @MukhtarAhmed-co1em
    @MukhtarAhmed-co1em 3 місяці тому +1

    Wll qofkan oo kale loma jawaabo wayo waa qof xun oo xannuunsan markaa dadkan hasoo qaadan dadka ku jecel ba ka badan sadia yasin muuse keep going ❤🎉

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 3 місяці тому +1

    Walal Saciyoy uduceey ❤

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 3 місяці тому +1

    Afsomaliga waxa bartay oromo iyo cadaan yurib iyo cadow oo dhan waxa dhici karta kuwo ka caraysan in carurta diblo celiyo iyo itobiyana isku dirayo somalida

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 3 місяці тому

    Eryada iyo qofku isma leh bal fiiri qurmuun waxa isticmaalay dadka koonfurta ku nool faqashna waxa isticmaala dadka reer somaliland, waan qof aan fiicnay cida dumarka cayda iskuna qasta dadka si ay isu haystaan

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 3 місяці тому

    Raali noqo ukhtii

  • @abuumansuur4718
    @abuumansuur4718 3 місяці тому +1

    Shukrn wll hore usoco qofkasto damirkisa ayu hadala

  • @hafsagacal
    @hafsagacal 3 місяці тому +1

    Wcs walashey asxabta fadlan channelkeyga iso boqda ❤❤❤❤

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr 3 місяці тому +1

    Asc abaayo iskaga jeeso illaahay baa ku yiri qur aan kiisa nabi muxamed scw isaga jeeso jaahiliinta

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 3 місяці тому +1

    Cuqdad baa heysa, haudhintan xumaantooda. Geroowe ayuu ka xajiimonayaa

  • @xamsecawiil966
    @xamsecawiil966 3 місяці тому +1

    Wllo siwacan ayaad ugu jawaabtay

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 3 місяці тому +1

    Absolutely waa runtaa abaayo dadka lacaayo waa culustahay

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 3 місяці тому +1

    Wll dadka xun ee wxay raban so qorayan lama so qaato dadkana loma so gudbiyo hana sii rac racin | horey oga soco wll

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 3 місяці тому +1

    Aduunkan waxaa jooga dad aad u liita Allah sw wuxuu ku faray cafiska inaad ka qaadato jaahiliintana isaga jeesato

  • @user-rv1ux3vh1k
    @user-rv1ux3vh1k 3 місяці тому +1

    Inaad ujawaabto ma,ahayn noocan oo kale

  • @daudsabdi1934
    @daudsabdi1934 3 місяці тому +1

    Walal Eywalba looma jawaabo ha iska ciyo

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 3 місяці тому +1

    سبحان الله العظيم

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 3 місяці тому +1

    Baraha bulshada wllo waxaa jooga dad xun iyo dad fiican markaa dadka sidaa uhadla ma caafimad qabo

  • @kadroyusuf4178
    @kadroyusuf4178 3 місяці тому +1

    Ha u jawaabin dadka xanuunsan qashinka kudar

  • @hassanomar-wr3gv
    @hassanomar-wr3gv 3 місяці тому +1

    Iska sabir ani aad ayaan u fiir sadaa muqaaladaada hala yaabin ee iska cafi

  • @user-hk2uo5so9r
    @user-hk2uo5so9r 3 місяці тому +1

    Sorry abaayo sacdiyo waa qof shaqsiyad fican intan kabartay ilaahay haku xafido abaayo

  • @IstahilJama
    @IstahilJama 3 місяці тому +1

    Bisinka abyo waa wax cuqdadaysan ee ha u bixin ciil baa haya 😂😂

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 3 місяці тому +1

    Asc wa qof xanunsan karamalawe cabtoy qofkow yahayba

  • @faadumomaxamed8087
    @faadumomaxamed8087 3 місяці тому +1

    Subxaanalllh

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 3 місяці тому +1

    Qofku markuu dhinto ayay cabadaan lkn ilaahay kureeb oo ha cafinin waliba sababtoo ah caruur yaryar ayuu xaraan ku sheegay qofku haduu rabo adiga haku caayo lkn waxaan necbahay dadka waalidiinta caaya iyo caruurta yaryar

  • @user-vj1fj2dn6d
    @user-vj1fj2dn6d 3 місяці тому +1

    Sorry baaye ❤❤❤❤

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 3 місяці тому +1

    ha u joojin dameeraha iska ciya gabar somaliyed baad tahay oo gob ah kaasoo kalaa raga ku jira sorry walaal xaal ka qaado xad gudubkas

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 3 місяці тому +1

    Hau bixin dulliga

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 3 місяці тому +1

    You are a great lady. Just swallow that as it will cause no harm. I am sure he/she is regretting at the moment. He is a looser.

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 3 місяці тому +1

    Kaducayso dadka xun xun