КОМЕНТАРІ •

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa 2 роки тому +755

    dadkaan dhexdooda hadaad iga aragtay indhaha allaha kudaayo 👍

  • @axmedsahal5379
    @axmedsahal5379 2 роки тому +428

    Salaada hala ilaaliyo❣️

  • @sammbiu6692
    @sammbiu6692 Рік тому +15

    I am Kikuyu but I Wan Kujeclahay this song. We are together my biashara bebo.

  • @TProsh
    @TProsh Рік тому +27

    Am from Nigeria I don’t know what she’s saying but I love her voice and the beat, been listening to it over 5hours, came across it on a UA-cam channel and Shazam told me the title.
    Go Somali 😘

  • @shacnisharaf6798
    @shacnisharaf6798 2 роки тому +38

    Gabdhaha strongka ah heestaan ayagee ka tarjumeysaa keep going malyuuneey

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +55

    Malyuun maanka codkeeda halaasiga ah ayaan u bogay inta ka heshay is muujiya🔥❤

  • @shukrialimohamed3370
    @shukrialimohamed3370 2 роки тому +151

    اللهم ٱتنا في الدنيا حسنه وفي الاخره حسنه و قنا عذاب النار

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 роки тому +10

    👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️ceesh calaa waxaas ayaa kalsooni la yiraahdaa self confidence and independence 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 2 роки тому +8

    Malyuun maanka iyaduunba rag doonayn wakhtigan e suuqeegu waa xaami. MashaAllah aad ayay u quruxbadantahay

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond4416 2 роки тому +425

    Malyuun Maanka waa run Farxada iyadaa sameysa waa Gabar iska FaraxzaN mar walpa Farxad Ku nolow maanka💎😍

    • @faadumomaxmed3256
      @faadumomaxmed3256 2 роки тому +7

      Nic axsan hes wan ku wata waliga farxad ku nolow

    • @rahmaaadan9099
      @rahmaaadan9099 2 роки тому +6

      Habo mcn hore usoco

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 роки тому +1

      Farxadna ma sameyse hadey runted thy wax kasta ay sameyso next time qawani ha kuso heesto 😂

    • @tiriigboos4154
      @tiriigboos4154 2 роки тому +1

      🥰🥰

    • @axmedcumarxaaji6268
      @axmedcumarxaaji6268 2 роки тому +3

      Ha Dan baawin wll farxada ilaah baa haayo aadmigu waxba ma awoodo

  • @abdifatahhassan5300
    @abdifatahhassan5300 2 роки тому +46

    Heestani waa hees dunida & Afka Somaliga ku hadasha way ka gadantshay.
    MIRAHA,LAXANKA, CODKA, CAMERA 📸 ,PALACE-KA
    Intaba way u dhamaystirantahay masha'allaah Fanaanadda Malyuun waxan leyahay faankagu meel sare ha-gaadho

  • @keykey2594
    @keykey2594 2 роки тому +43

    I am from russia. I like somali music.

    • @abdikariim2482
      @abdikariim2482 11 місяців тому +1

      Somali somali dhala tahay ha is hafrin😂😂😂

  • @nagaaddheman4870
    @nagaaddheman4870 2 роки тому +94

    Ku Sali Suubane Nabi Mohamed wllo😭❤

  • @nusiybamohammad4688
    @nusiybamohammad4688 2 роки тому +10

    Woow malyuun wad kabaxsatay hees iyo badh waliba adiga ka tarjumaysa hore u soco

  • @sayidmohadofficial6208
    @sayidmohadofficial6208 2 роки тому +40

    It's 29.6.2022 and let's see how many legends and fans are listening to this masterpiece 😍🎵💫

  • @shukritahir5912
    @shukritahir5912 2 роки тому +12

    Masha Allah walal Qurux iyo Shacni, Amazing 🎵 Lovely, Hit

  • @afitaaxdekadaha4256
    @afitaaxdekadaha4256 2 роки тому +4

    WOW 👌 👏 😍 Hees Waa Dhaaftay
    CODKA Maanka Cadeey 💯💯💯💥
    Laxanka Kobciye
    Erayada Abwaan Gor Gor

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. 2 роки тому +23

    Who else love her dress 👗 ❤️

  • @MohamedHussein-pz4el
    @MohamedHussein-pz4el Місяць тому +3

    Ku sali Nabigeena Muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 роки тому +8

    malyun iyo maanka beautiful songs years 2022 wow wow loved quruxeey keep it up good work. masha Allah.

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +173

    Howraar music another level
    Malyuun maanka golden voice 🙌🔥🔥

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 2 роки тому +9

    Wow my dhiyga qalanjo alow kuxafid qurux wey kugu dhamatay masha allah ❣️💞💐🤲

  • @star1990
    @star1990 2 роки тому +40

    Beautiful Malyuun 🥰 quruxdada kugu filan farxad cidna uguma baahnid😇P

  • @c.m.cofficial8052
    @c.m.cofficial8052 2 роки тому +3

    Wasaas keep going my sister malyuun manka gawadha fanka kuheysato gobanimo kudhimo wxaa donto sameyso

  • @user-pm5wm6wv3x
    @user-pm5wm6wv3x 2 роки тому +199

    احب المغنيات الصوماليات صوتهن مرت جميل وحلو😩❤️✨ اخوكم من اليمن🇾🇪✌️❤️

  • @hary0102
    @hary0102 2 роки тому +5

    Malyuun Maanka Heestan miraheeda, laxanka, musiga iyo videogeeda. Hees weey dhaaftay oo waxaa la orankaraa Dhamaystiran🔥🔥🔥

  • @ayala1627
    @ayala1627 2 роки тому

    Markii u horraysay ee aan heeskan maqlay baan sii gartay laxanka Kobciye. Bravo walaal Malyuun.

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 2 роки тому

    Woow Hees iyo Nus Waaye Naag Adag Saas Aa Lagaa Rabaa Horay u Soco Qaali❤️🙏🥰

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 2 роки тому +8

    Abwaan mulaxan al fanan Sakariye kobciye
    Legend always Legend
    The real icon
    Maskaxda allaha kuu daysto

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +147

    She is so beautiful and talented, keep going Malyuun Maanka 💙💙💙💙💙

    • @laylojumbur1764
      @laylojumbur1764 2 роки тому +1

      Mudo ayaan sugaaye anigaa lii sameeye thenks

    • @jamacadm4873
      @jamacadm4873 2 роки тому +1

      @@laylojumbur1764 r

    • @jimcaalecarab39
      @jimcaalecarab39 2 роки тому

      @@laylojumbur1764 v vvvv q f8uja t

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 2 роки тому

      waraa dadka beenta kadaa duliyahow

    • @asmahanali9118
      @asmahanali9118 2 роки тому

      Quruxleey waxaad sheegtay waa runta kalsooni weyn

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Рік тому

    MALYUUN MAANKA.
    Waa xidig cidwaliba,ay jeclyyihiin codkeeda dananaya guulayso bravo bravo well done !!!

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 роки тому

    wow wow Inaba cadi ma aha his song .masha Allah keep it up good work xabiibtii jzklq. thanks for sharing qaaliyeey. horey u soco xabiibtii cidna ha u joojjin farxadaada great songs xabiibtii jzklq.

  • @Mupazhir143
    @Mupazhir143 2 роки тому +117

    Malyuun Maanka walee waa wax kale Ninkii Sharma Godkiisay Biyo Ugu Galeen,😂😂😂Any way Fanaanadaydii Waan Kuwataa From hargeisa Somaliland 🥰

    • @nihaamxasan2282
      @nihaamxasan2282 2 роки тому +9

      Marka lagu furo qurux iyo waxwalba isku darsaneee

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 2 роки тому +9

      @@nihaamxasan2282 stress free baa ladhaha furiiinka kkkk

    • @Janno1
      @Janno1 2 роки тому +6

      Cunug ba ka dhaxeeya dadke ha isku diri

    • @qadrocali1075
      @qadrocali1075 2 роки тому

      Hebel yaa dhahay heesta marka sida odhaneyso

    • @mudathir1515
      @mudathir1515 2 роки тому +2

      Sharma mlyuun mxa iska galy doqon

  • @heebaddumar7662
    @heebaddumar7662 2 роки тому +503

    Lyrics.....⛓️🖇️
    Hadey igu Forartiyo Hadey ii fcnthy...
    Waxan qabo lama fahmoo...
    Sirteydaan cidi Fashilin..
    Hadey Fooq iga kortiyoo...
    Hadey balaheyga Taala..
    Majirto Ruux ila furee...
    Danteyda Anaa ku filan...
    Saan yeel cidi Ima Fartee...🔗🖇️. 2
    Fartaan doona qoraa...
    Fikrada laylama lahoo...
    Waxn doona falaaa...
    Frxda aniga sameeya....
    Aniga, Aniga sameya.....
    Cidna uma dabo Fadhiyo..
    Hadey Fajac igu tihiyoo....
    Hadey iga firirsanthy....
    Sidan ahay lama Fishoo ...
    Xogteydaan cidi fasirin...
    Hadii Faji lay dhigiyo...
    Hadii dood Laygu furee....
    Cidna lama ficil tamee....
    Danteydaan Fiirsadaa...
    Saan yeel cidi ima Fartee....🔗🖇️ 2
    Fartaan doona qoraa....
    Fikrada laylama lahoo....
    Wxn doona falaaa...
    Frxda aniga sameeya....
    Aniga , Aniga Sameya ...
    Cidna uma dabo Fadhiyo ....
    Cidnaba uma dabo Fadhiisto ....
    🔚⛓️❤️🤗 Like 🖇️

  • @abdirahmanhassan2433
    @abdirahmanhassan2433 2 роки тому +5

    Am from Canada I love this song Malyun I like you ❤️❤️

  • @adamismail373
    @adamismail373 2 роки тому +21

    صوت من زهب ياسلام محبكم من ارتريا 🇪🇷 🇪🇷 🇪🇷 🇪🇷 🇪🇷

  • @ahmedsoomaali9422
    @ahmedsoomaali9422 2 роки тому +75

    Saa Yeel Cidi ima Fartee
    Fartaan doonaan Qoraa
    Fikrada laylama lahooo
    Wxaan Doonaan Falaa
    Farxada Anigaa Sameysta
    Cidina uma Daba Fariisto ✍️🤟

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 роки тому +2

      Waa beented waxey donto hadey fasho dharka so dhigo next time dheh wa lo taliya taladu abahed iyo walaled ayey ka goda fartey donto ma qori karto dunidan Alle rag bu furaha u dhibey ee nag uma dhibin aqliga ha shaqeyo baba 😂

    • @raaqiyaruun1074
      @raaqiyaruun1074 2 роки тому +2

      @@mubarakmohamud5522 waxba ka qaldan dhar dhigasho wa go,ankaga the tan kale ragga adu ku taliya e iyada nafteda u taliso

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 роки тому +1

      @@raaqiyaruun1074 madaxa lagaga jira orodo doctor xabeb Ad adunkan rag aya Alle furaha u dhibey wa walantahay 😂

    • @raaqiyaruun1074
      @raaqiyaruun1074 2 роки тому +1

      @@mubarakmohamud5522 adaa xabeeb kaso fakaty wa in luguu celiyaa wallee

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 роки тому

      @@raaqiyaruun1074 nacda melaha la dono cawski Ad cuni jirtey ma ka dhamadey

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 роки тому +152

    I said this long time ago 💓❤️
    This year 2022 belongs to MALYUN MANKA ❤️

  • @Ayoooo766
    @Ayoooo766 2 роки тому +6

    The one only woman with confidence am suprised ❤❤❤

  • @wandaba90
    @wandaba90 Рік тому +43

    Female empowerment vibes is what I got the first time I heard this and still do! Danger!!! 🔥🔥🔥

  • @eroofficial7577
    @eroofficial7577 2 роки тому +25

    Amizing🔥💥
    Malyuun maanka another level

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 2 роки тому +43

    codka...100
    laxanka..100
    erydaa..100
    music 🎵..100
    editing..100
    camera 📸..100
    place..100
    Keep going malyun manka another level after 1 month 1million views ❤❤

  • @xamseriiraash2433
    @xamseriiraash2433 2 роки тому +5

    Tan yar waa cajiib codkeedu malab eraydeedu culus weeyi quruxna u dheertahay heesaheedu midba midbuu kadaranyahay Woow heestan dhankastaba way ka dheelitirantahay

  • @cartanmedia8507
    @cartanmedia8507 2 роки тому

    another level waye hestaani
    Abwaanka heestaan sameyay hal eray ayuu ku wadaa oo ah (f)

  • @hodaahmed730
    @hodaahmed730 2 роки тому +10

    Best song 💯♥️🥰Maluun manka keep going Mashaalah 💫👏

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 роки тому +8

    Malyuun maanka taageero aan u ahay darteed inantayda ayaan ugu magac daray,
    Hore u soco.

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 2 роки тому +7

    Allah ha kuu siyaadiyo macaan hadaa saas tahay aduunkaan dadkii waaba isku kalsoonaan wayene waadse walee u egtahay Gabar isku filan Mansha Allah💕

  • @hoggaandiid
    @hoggaandiid 2 роки тому

    Eesh callaa hees! Waxaa baa fan lagaa dhahaa. 10 cisho wax ka yar iyo 1 million! 💯

  • @TheMetAtck
    @TheMetAtck 2 роки тому +52

    heestan waa iga gadantahay 💯♥️♥️

  • @seniorzaul4564
    @seniorzaul4564 2 роки тому +133

    ONLY MALYUUN MAANKA CAN DO THAT 😍😍😍

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 роки тому +1

      No she can’t do nothing booto ayey Ku haysa mesha car wakase dharka ha so dhigto next time bulshada iyo abahed walaled aya Alle ka sokow talada adunka ka go da fartey donto iskama ay qori karto markey rabto

    • @seniorzaul4564
      @seniorzaul4564 2 роки тому

      @@mubarakmohamud5522 Libah waxa laga hadli mayo amarka ilahay iyo sharafta dadkeda wa ka bannanka

    • @randomrandom1143
      @randomrandom1143 2 роки тому

      I can

    • @mohamedabdullahi6291
      @mohamedabdullahi6291 2 роки тому +6

      War waa freee waxeee doonto aye fashaa miya ka maseertay nafteeda iyaada iska leh

  • @zakiyahhashi4434
    @zakiyahhashi4434 2 роки тому +2

    So beautiful 😍 Mashallah stay winning 🏆 sis😘

  • @mohamudadan4202
    @mohamudadan4202 2 роки тому +3

    Nice song lyrics and good point , keep it up bring more like that

  • @naimanadar4035
    @naimanadar4035 2 роки тому +12

    Heestan hees waydhaftay beast song 🥰🌹🔥

  • @YasinYaska-wr8zc
    @YasinYaska-wr8zc 2 роки тому +4

    Hawraaar team alle gacanta ha ina barakeyo
    Keep goin prthrz

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому

    Beautiful songs loved thanks for sharing qaaliyeey keep up good work. Farxada anaa sameysta cidna uma daba fadhiyo anigaa sameeya great songs. Thanks for sharing qaaliyeey.

  • @munadahir2589
    @munadahir2589 2 роки тому +3

    Peace And Love ❤, Amazing thanks 😊

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 2 роки тому +37

    1m one week🙏
    2m two week🙏
    3m one months
    Another level wlhy
    Malyuun maanka🙏🙏👍

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 2 роки тому +8

    Quruxdiyo codkaa dahabgigaa
    Ayaa galgacal igu qaadayee
    Naftaa ku qushuucdeee
    Malyuun I qaab...
    Malyuuney iqaabiil❤💯
    Iga gaarsiiya jaalayaal walahi malyuun waan caashaqay

    • @farxiyomohamed3582
      @farxiyomohamed3582 2 роки тому

      Ku arkay ku caashaqay looma baahna 😅

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 роки тому +1

      Oo Dee maxaad aheyd gaadhsiintu hadanbeysee 😂

    • @baacsiRADIO
      @baacsiRADIO 2 роки тому

      @@naimam.9551 dee nin cishqi diloodayaan ahay

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo 2 роки тому

    engineer caydaruus ismacilaw
    fartaad doontaad qortaa 🎥😍✌🏿

  • @liibaandangarad9580
    @liibaandangarad9580 Рік тому +2

    Top music
    Malyuun maanka
    Hestii fartaan donaa qoraa
    Masha allaah

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +10

    The one only Queen MalYuun Maanka🥰❤️🔥

  • @abdinasirabdinasir6313
    @abdinasirabdinasir6313 2 роки тому +13

    Golden voice malyun maanka 👌👌

  • @qeeybta
    @qeeybta 2 роки тому

    Qof waliba ayu dhihin waan heesaya, Malyun wexay bandhigtay hees cod dagan lagu soo gudbiyay, heesta waad ku soo baxaday sidi ugu sareeysay.

  • @abdimajiidosman493
    @abdimajiidosman493 2 роки тому +6

    woow 2 Week and 2 million😱
    it is an other level💥
    malyuun manka keep going sis👌

  • @cabdiyare6348
    @cabdiyare6348 2 роки тому +8

    Erayadii abwaan gorgor
    Laxankii SAKRIYE kobciye
    MUSIGII hatfyare
    M.a hees shidaan
    Ee doobstii hawraar dhaan waanidinsalamaya

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 роки тому +22

    Malyun maanka cod qurux Waa Heysa Kow dheh Europa &America Waa Lagu Keenayaa Dadalka wad sis 💋💯

    • @Czetttt
      @Czetttt Місяць тому

      Hada malaha America ayayba joogtaa bagaa😂😂

  • @muhyadiinabdy9868
    @muhyadiinabdy9868 2 роки тому

    Every said is oky wllhi👍👍👍👍👍indhahaa kuu shidan another levell🌹🌹🌹🌹

  • @mohamedyussuf4502
    @mohamedyussuf4502 2 роки тому +7

    Malyun manka really amazing song with an amazing style 😍

    • @ziadhamze6169
      @ziadhamze6169 Рік тому

      Hamze Ziad
      🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍

  • @farhiaiman3834
    @farhiaiman3834 2 роки тому +8

    Malyuun maanka hore u soco Queen 👸, from Burco 🥰❤

    • @hudaaxmed1499
      @hudaaxmed1499 2 роки тому

      𝑲𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒎𝒂𝒍𝒚𝒖𝒖𝒏𝒆𝒚

  • @user-rx7qq7le9c
    @user-rx7qq7le9c 2 роки тому +5

    Golden voice malyun manka👸farxada iyada samayso🥰

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Рік тому

    released the sweetest song of this year 2022 ❤️👏

  • @arishsn
    @arishsn Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️✋✋✋✋beautiful music cool 👏👏👏hello from Dominican Republic 🇩🇴🇩🇴

  • @adensheikh2586
    @adensheikh2586 2 роки тому +6

    Ai she is such amazing musician, another level

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud9865 2 роки тому +4

    Heestu 1m bay uqalanyaa wlhi amazing 😘❤️

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 2 роки тому +2

    *Hadey fooq iga korto iyo hadeey feleheyga taal ma jiro ruux ila furre dahnteyda aniga ku filan*
    mansha allah hoyadeey aya igu soo dhacday. Maxad cuntan ayey dariska dhihi jireen inta shibtena ka yabaan. 💥💥💥

  • @waxcusubtv7381
    @waxcusubtv7381 2 роки тому +3

    Hi I'm from China 🇨🇳 I like somali music and malyuun manka

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 роки тому +7

    Wow mashallh gabar adag waaye allaha ku xafidoh xbbti cadawgada unoolow❤💯👸

  • @dagenmohamet9088
    @dagenmohamet9088 2 роки тому +16

    Ayyy gabadhaydii codka waxay ka wadata duriyadi reer abtigeed ,strong young mom🍁🦋

    • @mojaadiiriye9017
      @mojaadiiriye9017 2 роки тому +1

      Ree apti Maxay ku fali Ayada Mareexaan ahe 🤣

    • @bisharmuse5579
      @bisharmuse5579 2 роки тому

      @@mojaadiiriye9017
      Lkn ogow labadaba way ka dhalatay oo adigu cidna kama xigsan kartid
      Mida kle gabadhan wa fananad somaliyed
      Marka cidna haka xigsan

    • @deeqamuuse7143
      @deeqamuuse7143 2 роки тому

      Isaaq miya dhalay❤👑

    • @dagenmohamet9088
      @dagenmohamet9088 2 роки тому

      @@deeqamuuse7143 haaaaaa huno

    • @dagenmohamet9088
      @dagenmohamet9088 2 роки тому

      @@mojaadiiriye9017 nin reer abtigii ka faanay nin uma ogi yadu se inay dhiigi isaaq ku jiiro ba ogohy 💪

  • @topscorer9836
    @topscorer9836 Рік тому +6

    Let's gooo i love this song walahi you have the most beautiful voice ever respect yooh wuuuuuuuuuh

  • @CharaAhmedmed
    @CharaAhmedmed 2 місяці тому +8

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @tufahibrahim1895
    @tufahibrahim1895 2 роки тому +9

    wallah you're so cute sister 💓I always support women empowerment always be happy 😊 rule no.1 💖 nolow sis

  • @Cunshur-Abass1220
    @Cunshur-Abass1220 2 роки тому +4

    Talented girl keep going 👏 💓 💗 💪 malyuun maanka

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 роки тому +7

    MashAllah beautiful sister ❤️❤️❤️👏👏👏👏

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 2 роки тому +2

    Wow video quurx badan Gacantu kuma,go,ado Cayto szpp Hees cajiba

  • @sabriinmohamud3949
    @sabriinmohamud3949 2 роки тому +5

    waa hees ani ika hadleeso danteedaan fiirsadaa🤗🤗

  • @cawodhaladmasciided4793
    @cawodhaladmasciided4793 2 роки тому +29

    qofkii ugu horeyay ee like saaro

  • @fowsiyoabdi4093
    @fowsiyoabdi4093 2 роки тому

    Woow wlhi waa fananad buuxda wixii hore quba cajiib kabe gabadha tageera way tagtay malyuun manka

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 роки тому +12

    Waw beautiful 😍 young lady with a amazing voice 😍

  • @fadumowardere4511
    @fadumowardere4511 2 роки тому +11

    She is So beautiful and amazing song ❤️❤️

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 роки тому +5

    Ayyyyyy quruxsanteenii our queen m,a malyuun manka keep going alphi 🥰💞👏👏👏😁🔥😁🔥from duriyadii nolow mcnto farxada aniga samaysta axayaa song😁👏👏💞🥰

  • @cabdifitaaxapdulaahi2984
    @cabdifitaaxapdulaahi2984 Рік тому

    malyuun maanka waan ku salaamay saad heesta u qaaday wey i soo jiidaday

  • @AhmedHassan-cv9vm
    @AhmedHassan-cv9vm 2 роки тому

    Ciid mubaarak Boss

  • @umuramla1920
    @umuramla1920 2 роки тому +4

    Masha allah waa heestaa abid dhageystay🥰😘

  • @isxaaqmaxamed2178
    @isxaaqmaxamed2178 2 роки тому +4

    Heeestu wa waxkle horay usoco malyun manka 🙏

  • @abdazwilkishaadiyasharaf6375
    @abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 роки тому

    Fananada qarnigaaa mankaa wakuwataaa hapo horii usocoo cadawgaaa unolow ❤️❣️❤️❤️

  • @abdihussein1061
    @abdihussein1061 2 роки тому +80

    I'm from USA, I really like your talent. The rhythm and sound go together 💟

  • @SAREEYEFILMS
    @SAREEYEFILMS 2 роки тому +3

    amazing song 🎵 kkk Mar dhaw iga fiilo jawabti 😅😅😅

  • @cabaasxasan2537
    @cabaasxasan2537 2 роки тому +3

    Malyuun manka waa gabadh qalbi fiican noolow ina adeer

  • @liibaandangarad9580
    @liibaandangarad9580 Рік тому

    Malyuun maanka waa runtaa farxad ku nolow❤❤

  • @Repentancejourney
    @Repentancejourney 2 роки тому +30

    I don’t normally listen to Somali music but this song ❤️❤️got me coming back for more

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed Рік тому

      Don't forget to comeback for me Amelia lol

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 Рік тому +1

      @@AhmedbiciideAhmed calaf doon waxaan maqli jiray shaxaari meel xunoo ku dhintaaa😂😂😂

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed Рік тому +1

      @@qabdulkadir8505 🤣🤣🤣🤣wey dhactaa