Waraysi Xiiso badan | Xildhibaan Ahmed M FIQI | Q1aad | Su'aalo Kulul & Jawaabo Hufan..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 182

  • @assadbomar
    @assadbomar 4 роки тому +21

    SSTV dhex dhexaad nimo iyo warar xaqiiqah ugu imoow Allay lehee! Thank you sstv

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 4 роки тому +6

    Masha-Allaah Masha-Allaah Masha-Allaah. Marti sharaf la casuumo ninkii ugu sharafta badnaa xageyga iyo Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax Axmed Macalim Fiqi Alle indho cadow kuma tuso waa walaalkey ina adeerkey waxaan xitaa oran lahaa asaga halaga dhigo madaxweynaha so socda because nin cadaalada yaqaan mowqifka Axmed M. Fiqi waa midka kaliya een aaminsanahay inuu yahay kan wadanka furdaamin kara.
    Viva Axmed M. Fiqi nool jir oo joog ❤❤❤❤❤

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 4 роки тому +8

    SSTV waayadaan aad ayaad hor ugu socotaan sidaas ku wada waad guulaysanaysaane.❤🌻❤

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 4 роки тому +2

    Fiqi isku meel ku dhalanay like inta galinsor ku dhalaty

  • @mireabdi3555
    @mireabdi3555 4 роки тому +3

    Maashaa alaha waa xildhibaanka kaliya ee kadhiidhiyo canaasirta wadaniyad isku sheegga ee xaarmaajo waxey kuqalado umudda soomaliyed waa xildhibanka kaliya ee kahadlo waxaan kugu ogahay sidii ufashili laheyd xaarmaajo iyo kooxdiisa waxey ummada somaliyed kuqaldaaan

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 роки тому +4

    VIVA Xildhibaan Fiqi.

  • @AliHassan-py2db
    @AliHassan-py2db 4 роки тому +3

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏geesi

  • @marwaaliballahkuxirnow
    @marwaaliballahkuxirnow 4 роки тому

    Wa siyaasi jira masuulkan isku rer manihin guul iyo gobanimo ku rajeynayaa wa run sheg inta bdn

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 4 роки тому +7

    One day will be our President

  • @leeali7805
    @leeali7805 4 роки тому +1

    Love you bro may allah bless you fiqi

  • @xagar77
    @xagar77 4 роки тому +2

    Anshax iyo hannaan wanaagsan baa ka muuqda wariyaha ilaahay ha xifdiyo.

  • @farhanhusen4959
    @farhanhusen4959 4 роки тому +5

    Nuurow adiga iyo Xildhibankaba Salaan Sare. 🤩🤩🤩🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌

  • @misripak3344
    @misripak3344 4 роки тому

    Maasha. Alaha. Wariye. Caaqil. Ah. Oo.. Buuxa👌👈

  • @engdhubow3929
    @engdhubow3929 4 роки тому +14

    Ar waa qoslay Fiqi kawrn
    Waa markii ugu horeysay oo aan arko Fiqi oo qoslay 😂😂😂

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 роки тому +1

      Suhuul Media 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 oo horey iskuguma dayi jirin miyaa

  • @xurmeyoxasan1546
    @xurmeyoxasan1546 4 роки тому +1

    Masha allh fiqi waaa geesi an gaban

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 роки тому +7

    Guuul Farmaajo iyo qeyre guul dawladeena waxan dhihi lahaa dabadhilifka iyo jaajuusiinta hala dabar jaro

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 2 роки тому

    Noolow xildhibaan sare Fiqi

  • @ahmadfarah7007
    @ahmadfarah7007 4 роки тому +5

    Thank u mudane fiqi waa runsheeg

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 роки тому +3

    Nuur wariye qaaliyah qibrad leh baad tahay maashaa Allah

  • @nogobweyn2634
    @nogobweyn2634 4 роки тому +2

    Masha Allah
    Xildhibaan fiqi sunta ka ilmeeysiisa Nabar iyo naxdin

  • @bilenuur5608
    @bilenuur5608 4 роки тому +7

    Fiqi fifa

  • @abdirisakabdulahicali773
    @abdirisakabdulahicali773 4 роки тому +2

    Horey usocda bahda sstv

    • @jijaluup7873
      @jijaluup7873 4 роки тому

      Nacala sagashan iyo sagalkagi walid oo dabamuruxsana qarka dambana u madoma ku yal ma adoo kala ka turi kara danyer wax maturi kara 🐗🐗🐗🐗🐗🐗🐗🐗🐗 danyer qansir dhalayadtahay qarka dambe u madobe ina daba muruux maxad tari kartan. Waxad u bahan tihin adiga iyo kuwa kula midka ah in la idin tirtiro ina daba murx. Kkkkkkkk uuuuuuuuuuuf

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 4 роки тому

    XAWAYAAN, XAYAWAAN, WADUL XAARAAN, ALLAHA KU GUBO, KU GAMO KU GALAAFTO, MAANGAAB GAALO U SHAQEEEYA AYAA TAHAY, OO DAMAASHAAD, IYO KEEENYA LUGTAAADA KA BIXIN, KAAMARA 24 WARKAADA WAA KEENEE

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 4 роки тому +3

    Sstv GUUL Ayaan idinrajeynayaaa big fan

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 3 роки тому

    Fiqi waa geesi run sheeg from sland

  • @admashealthstudents9400
    @admashealthstudents9400 4 роки тому +7

    Fiqi waa nin aftahan ah

    • @assadbomar
      @assadbomar 4 роки тому +4

      Admas Health students waliba waa qof daggan , academic ahaan inuu heerkaan gaarsiisan yahay uma qabin , haddaan si fiican u bartay

    • @ismahanducale7351
      @ismahanducale7351 4 роки тому +1

      Guul faramaajo

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Sax. MashaAllah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому

    Ahmed macalin fiqi wa nin weyn

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 4 роки тому +4

    Xildhibaan Fiqi fikir kaagu Waa fikir wanaagsan. Madaxweyne Xaaf maanta ayuu wada qaldan hayaa, fadlan gacanta hala qabto hana loo caqli celiyo
    . Farmaajo ma taageersani laakin waxa uu dhisaayaa wax la’aan ayey dhaanta ee halugu taageero dhisida Galmudug.

  • @gobeeyexoreeye3018
    @gobeeyexoreeye3018 4 роки тому +3

    fiqi dawn dawn waligaa dawn dawn waligay ma arag qof aan kaa nebcahay wax kalana kuguma nicin kaliya beentaada iyo xishood la aantaada from Cadaado

  • @raacdonews977
    @raacdonews977 4 роки тому +4

    Inta fahamtay in Fiqi wixiisu xildoonyahay ee aanu Wadaniyad ahayn Subscribe iisaar wll chanel kan

  • @raagecabdi6768
    @raagecabdi6768 4 роки тому +11

    asc sxb fiqi wanin adag

  • @igudulqaadowaxaanahay3601
    @igudulqaadowaxaanahay3601 4 роки тому +1

    Doqonkaan mucaaradnimada uuba qalad ka fahmay hal maalin ma maqleeysid fikirkaas baa ku qaldanaa isagoo dhahaayo. Anigu waxaan aamisanahay wariyaashaan tirada badan iyo idaacadahaan badan. Waxaan aamisanahay doqon aananba waligiisa jaanis dad ku helin beey wexeey ka dhigaayaan wx nool oo dhiig SOOMAALIYEED ku jiro.
    Kan iyo kuwo kale aan arkay walhi anigaaba ka wadanisan

  • @runsheegtv5290
    @runsheegtv5290 4 роки тому +3

    Maanshaa alaah nuur horay usoco

  • @halimohassan4451
    @halimohassan4451 4 роки тому +2

    SSTV huru socod baan idiin rajayn guulaysta 💙💚🧡🧡💗💞💕❣️💗❣️🤍💔🖤🖤💚🤍💚💙💛

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 роки тому +8

    Fiqi waxaad ka soojeedaa halgamayaal caan ah sida cabdulaahi ciise iyo caydiid garaad janatul fardow aloow idingeey

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 4 роки тому +2

      RUNTAAAAA HA ILAAWIN CALANKOO LA GUBILAA XALANIHII KA GAAROOW XALANII KA GAAROOW OO KU GEERIYOODAY 21 SANO.

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 4 роки тому

      @@leylahilowle2168 abaayo laylo quruxeey aniga iyo adigaba isku meel baan wax uwadnaa,halgamayashena oo dhan aloow unaxariiso

  • @ayaansaciid9824
    @ayaansaciid9824 4 роки тому +2

    Waa nin culus fiqi geesinimada ku taagera guuleyso afkaga dhinbilaha ka dhaca ayaad nooga celisaa nabar iyo naxdin viva fiqi

  • @sacdiyofooljawe4592
    @sacdiyofooljawe4592 4 роки тому +2

    Kan maa siyaasi noo ah ilaajow nabad baadi adaa alaahe siyaasadey xaalqaado waa daniiste calooshiis ushaqeystaa

  • @slnali87
    @slnali87 4 роки тому +1

    Guuleyso ugaad

  • @godeymedia1276
    @godeymedia1276 4 роки тому

    Nuur waan ku salaamay huuno

  • @nasriahmed1201
    @nasriahmed1201 4 роки тому +5

    Libaax weeye

  • @axmedxiimaa7855
    @axmedxiimaa7855 4 роки тому +7

    Fiqi nin qiima badan ayaataha wixii diwladu ku saxantaha ku raac wixii qaladana ka hdl

  • @mrben9387
    @mrben9387 4 роки тому

    Nur mohamed aad ayan kuusalami shaqa wacan ayan kuleyhay ..

  • @maxameddeeqjamac5956
    @maxameddeeqjamac5956 4 роки тому

    Fiqi waa gesi

  • @muktarshugri5096
    @muktarshugri5096 4 роки тому +3

    MUDANE FIQI GUULAYSO
    NIN LOOBAAHAN YAHAY
    AYAA TAHAY........

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому

    Fiqii somalia mahaa, wlhi calooshisa waxaa ku jiirtaa full of qabiil😲😲😲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧡sanaag state of somalia

  • @Abdallah71639
    @Abdallah71639 4 роки тому +3

    How can he be a member of a party that he was against their method of system and administration, what's gonna change

  • @axmadxasanmocow3678
    @axmadxasanmocow3678 4 роки тому +2

    Kan waa naceebeyey hadan hawiye nahnay an wax kasheko mahad salaad aya ka fcn hadal misanleh ah nikan fiqi meshow ku dhashay ayu dumiyey xu kanaxa

  • @anwarrooble7419
    @anwarrooble7419 4 роки тому

    Halgamaa fiqi

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 роки тому +4

    Muxuu isku sharixi waayay fiqi madaxa wayne waa geesi aan baqin hadal la gamban xadgudbin runta sheega asagoo kale hana hogaamiyo

  • @hadismohamed1736
    @hadismohamed1736 4 роки тому +3

    Aggaa warya anigu xayisiis ayaan waxba dhaqeysan la'ahayee maleyla qabaa?

    • @abdiali2971
      @abdiali2971 4 роки тому

      Wlh somali waydhimatay burburkii iyo xasuqii muqdisho iyo qarankii baaba,ay, buuku koray aabe wuukuuahaa wakaaswaridkaa waxbara,adiga iyo rerkiinaa dumiyay oo muqdisho laidiinkaga tagay 30sano baaad wadankii cunaysaa,warwaxba umataagnid wajixumidada kaltag mesha,qabiil iyo quran iyo dalkaan wlh adiga iyo intakale,oo mucaradka iskushgaya, mantay malin aan ahyn baalaguxisaabin,war jaziradaan qanigaa oo dhinackasta Hodan ka ah, baaaad ugu adeegtaan shisheeye, hoyo uurleh way iskudhiman,caruurtii shuban iyo cuduro aan laqaoon bay udhinteen,maxuuu macaradaa,intaas aad magacaabin

    • @hadismohamed1736
      @hadismohamed1736 4 роки тому

      Ma anigaad i jawabeysaa libaax

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 4 роки тому +1

    DUGSI DHEXE SARE, AAWAY MAGACYADOODDA, WELIGAAA HIGH SCHOOL KAMA BIXIN, XAMARNA WELIGAA MA JOOGIN, MOORIYAAN YAHOOW

    • @waisaffi2848
      @waisaffi2848 4 роки тому

      stp your damn personal attacks. u must be langab marexaane

    • @ahmed-nurahmed3285
      @ahmed-nurahmed3285 4 роки тому

      @@waisaffi2848
      You tried to curse me and bad mouth me, you are an ignorant and one who are in delusion mentality and lost in the ocean, you can't weigh about the trial and tribulation we sent through for 30 decades................One day truth will drag you naked on the streets of Mogadishu (Insha Allah)
      Waayo Eebaheey Xaqa keliyuu u hiishaa, xitaa haddeey gaalo tahay, Eeebe xaqoodu wuu ilaashaa
      Aniga cid iga xigtaaa nin ku sheegaa ma jirto, laba marba waalid ban u ahay, xaaskeeygana iyadaaba iga sii xigta, laakiin anigu aakhirdeeydaan u baqan, Ilaahay baan ka dalban in XAQA wadankeeygu igu leeeyahay in shaydaaan iiigaga adkaaan, oo lacag iyo kursi ku bedesho karaamada Ilaahay
      Ha deg degin Somaali Allah xaqeeda wuu u soo dhicin, meel walba quraaan baaa laga aqrin, caruurteena caruurtooda, cilmigoodu caqiiiqada Islaamka beey noqon, geeyrkoodana way la tartami oo ka wanaagsanaaan........Duligiii somali dulinimada la dalbay na Eeebaaa ka adag

  • @AhmedMohamed-or1od
    @AhmedMohamed-or1od 4 роки тому

    Halgamaa sayid maxamed cabdulle Hassan raali ahow dhaxalkii aan ku dhaxalnay xoriyadii aad naxoreysey Digit baa lagu shubay

  • @egalmagan3614
    @egalmagan3614 4 роки тому

    TV gan dhexdhexaad maaha waa mucaarad

  • @mamma6900
    @mamma6900 4 роки тому +2

    Alaahuyarxam siyaad bare miyaad gaartay faqiyow adiga waxaad noo keentay dil qax jiro abaar daad barakac kufsi gaajo qarax isbitaal laan jidad laan waxbarasho laan cadalad laan 30 sano ayaad dhiigeena ka dhargayseen shisheeya u shaqeey iyo afrjeeble kaligiisa cuno dadkale dhiig ayay tufayaan gaajo iyo jiro darteed miyaad weli ciil noo qabtaan War Na dhaafa waa idiin nacnay dowlad idiin xerxerto ayaan rabnaa allaha idiinka magan galnay Na dhaafa dowladeen waay joogsatay ilaa iyo 20 sano waay joogayan jiro joog farmajo iyo kheyra Na dhaafa tuugo is aruursatay dhiig danbe nagama cabeysiin nabadey

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Haddana, 30.sano dagaal ayaa so socdo mid cusub. dib. Uqar xaayo. Reer diini kursi jecel iga dheh. Siyaad bare. Allah unaxaristo, lakin. 21.sano Oo booliqaran. Shatigi. Dowladeen. Dad lagu dhibatedey. Qofki hadla ladilayo. Aniga wax aan u arka hadalkaga wax uu u badan yahey qabiil iyo nin jecleysi. Wali kaa fog,. Soomaalinimo. Qabiil ku madax marey. Allah ku cafiyo.

  • @axmadxasanmocow3678
    @axmadxasanmocow3678 4 роки тому +2

    Niyow Qabiil fcn wad kadhalatay balse mad raacin dameer iska ciyayow ayaa tahay ina sow canbahdo hada rabto hadal misanleh la imow

  • @habashsomali6076
    @habashsomali6076 4 роки тому

    Shekada fiqi ka hadlayo oo dhan waa run runta inta ka gubaneysa
    Indhaha si fican u fura

  • @daahirmaahir3006
    @daahirmaahir3006 4 роки тому +1

    Iqi wa tùug

  • @abdirahmanmohamedosman3348
    @abdirahmanmohamedosman3348 4 роки тому

    Kan fiqi waa mid wabyaakad kabuxdo cuqdad lowga

  • @axmadxasanmocow3678
    @axmadxasanmocow3678 4 роки тому +1

    Hayeey imaraad u shaqeyaa nika Qaraxyada sowkaliyo waye haliska ilaliyo dhilqo nuku dhax jiro leskama ilalikaro

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 роки тому +1

    sham on you suu u hadlaayo waa ninkii lahaa nantigii baa lagu noqonayaa yiri baa tahay taariikhdaa ku qoraysa

  • @abshirabdirzak800
    @abshirabdirzak800 4 роки тому

    Fiqi adoo kle inaad siyaad bare wax ka sheegtid wlhi waa aduuun

  • @sayidofficial1269
    @sayidofficial1269 4 роки тому +1

    SSTV sheer iigu sameya chanelka

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 місяці тому

    Xoolo

  • @queenqalanjo4362
    @queenqalanjo4362 4 роки тому +1

    Afcaytamo nin kisuw kuyalaa

  • @saxiibkanolosha7710
    @saxiibkanolosha7710 4 роки тому

    Ninkaan xaqiiq uuba ka hdlaaye dadkaan runta yaan la sheegin may u xanaq san yihiin
    War Somalia hogaan xalaala ma joogo buuqa naga dhaafa iyo indho cadayska🤔

  • @MohamedOmar-qf5wz
    @MohamedOmar-qf5wz 4 роки тому +4

    Ethopia iyo Ereteria ayuu caashaq u qaadey😁

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 роки тому +3

    Uffffff jaajuus ayuu wareysanayaa

    • @cadecade2747
      @cadecade2747 4 роки тому +1

      Jajuuus yaa ah walal

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      Kkkk siyaasiyiinta soomaalida oo dhan waa jawaasiis, calooshooda u shaqaysteyaal iyo dabadhilifiin shisheeye.
      Marka madax iyo minjaba isma dhaamaan

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 роки тому +1

    Uhurru kenyata ayuu u haystaa inu madaxweyne u yahay, ee aanu farmaajo u ahayn madaxweyne.

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 роки тому +1

      Wa nin naceeb kabuuxo 😄😄😄 🇸🇴🇸🇴From sanaag state of somalia

    • @abdallaahmed9105
      @abdallaahmed9105 4 роки тому +1

      @@superfun1819 haa wll waa nin xanusanaya isaga waxay u tahay tariikhdu1991😂😂 inanta rer maakhir.

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +1

    Sstv goood bro lkn jahiil kan haweeraysan 😁

    • @ceydiidabdulle5029
      @ceydiidabdulle5029 4 роки тому

      Waxa nacasnimo u hoyatay ninka adi ku damco inaad u noqoto naag lkn sharmutada jidka taagan xataa nin bay naag utahay

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 роки тому

      @@ceydiidabdulle5029 hg du caysan man arag oo balaayo Lee abuuraan. Ee deb yeelo

  • @abdiaqib9035
    @abdiaqib9035 4 роки тому +3

    Nin culus fiqi huno hamigaadu hasareyo dadka somaliyedna cadaalad wuda wad

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 4 роки тому +1

      Isbaaroole iyo mooryaan miyaa cadalad keeni kara

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Sax.

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 роки тому +1

      @@salmaahmed2263 agaa kani soo kii lahaa 91kii ayaa loo laaban soo maaha

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      @@dulmadoobedulmidiid4655 walaalo ha u arkin xumaan wax uu ka wadaa. Mar labaad ayaa. Dalka dhici. dagaalna waa la og yahey in uu wax fa ido Laheyna. Galayaa. Qofkasto uu garana dagaal wax najito ma leh. Lakin ninka Niman ayuu iska riixa. Waayo. Kheyra iyo. Farmaajo siyaasad waxbe ka ma ogo dhamaantod waa tuugo. NINKASTO wax uu rabaa jiibka in, uu buxsado.

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 роки тому +1

      @@salmaahmed2263 tiim damuljadiid iyagaa dhaamo soo maaha kuwaas xoolhii umada oo dhan jeebka gashtay mushaarna xitaa askarta bil kama siin

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 4 роки тому +2

    SSTV ma mucaaradka kaliya ayay warayistaan

    • @SSTV2
      @SSTV2  4 роки тому +1

      Maya ee Muxaafidkana noosoo balamiya haday Waraysi ogolyahiin

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      @@SSTV2 Sax. Farmaajo. Nokena adiga Oo raali ah Aniga Wali madhageysan. Madaxweyna ha Oo lawareysanayo. Waan ku mahadsantahin. Faqi wateysigisa.

    • @abdirashidbarre1602
      @abdirashidbarre1602 4 роки тому

      SSTV Somali Tarzan safiirka ayaa Nairobi kula jooga asna warayista si dhexdhexaad nimadu u hirgasho

  • @geelegaadaale1564
    @geelegaadaale1564 4 роки тому

    Nin culus ayaad wareesaneesaan sstv.

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 роки тому +1

    Qabayaaladiiste waaye day hada m s barre baa ka baxsan la asagoo lauu soo koriyay cajiib

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 4 роки тому

    War fiqi maxaa shalay mucaarad kadhigay maantana sxp kadhigay hasan sheikh?

  • @aaminoaadangogaar6049
    @aaminoaadangogaar6049 4 роки тому +1

    Wax badan ba dhiman aaa allha mxa dhib na haysta

  • @sureermuhammedhusen7245
    @sureermuhammedhusen7245 4 роки тому +2

    Ninkaan fiqi laleeyahay ilahay inuu umada kaqabto duceeya waxa afkiisa kasoo baxaya wasakh kalmad khayr ahi kamasoo baxayso afkiisa dubxaanalah

    • @gobeeyexoreeye3018
      @gobeeyexoreeye3018 4 роки тому

      fiqi waa daalim aan aad unebcahay waxaana kunacay afxuda iyo aflagaadada aan xikmada lahayn oo qabyaaladu ka urayso been law hadii aad tiri waxaan uga soohorjeeday dhiibistii galbi dhagax waxaan ba aamin sanahay in aad kadan baysan adiga fiqi ah iyo kuwo kula mid ah.
      mucaaradnimo ma diidani mana diidikaro laakiin waxaa loobaahanyahay markasta fariinta aad bulshada aad ujeedinaysid in ay noqoto mid marba marxada ay joogaan kutoosan oo dhinaca wanaaga u hogaamisa laakiin waxaan diidanahay hadalka fiqi oo markasta aan bulshada soomaaliyed aan wax nafciya aan ulahayn saaxiib fiqiyaw allaha usoohanuuniyo.
      anigu qof gaar ah taageere uma ihi and laakiin qofka wanaagsan iyo qof xun iskuma eka ee waxaan alle kabaryaynaa in aad waligaa kuguulaysan in aad siifashilanto maahee aamiin yaarabi.

    • @xurmeyoxasan1546
      @xurmeyoxasan1546 4 роки тому

      Illhay adiga kuso qabay fiqi maxu kaqaba shartada illhay kugu ceeli duuuli

    • @gobeeyexoreeye3018
      @gobeeyexoreeye3018 4 роки тому

      adiga gardaridaa daalimad yahay maxaa kaamaqan shaydaan yahay adiga miyaa

  • @abdisalanali5712
    @abdisalanali5712 4 роки тому +1

    Nin fiyoow ayaa lawareestaaa lkn nin walaalan hdaaa wareeysato adigana waxaa laguugu tirinaaa dadka walaalan

  • @tmmohamed1920
    @tmmohamed1920 4 роки тому +1

    Waaruntii fiqi qofdiid maha ee waa qarandiid iyo nidaamdiid

  • @mireabdi3555
    @mireabdi3555 4 роки тому +1

    Kaligiis taliska katuuura kursiga calosha ayuu kabukaaa waa cunsuri xaarmaajo mana nametelikaro nin xanuunsan oo caloosiisa cuqtad kabuuxdo waa beenlo xarmajo arbaceyste

  • @misripak3344
    @misripak3344 4 роки тому

    Musharax. Nimada. Maxuuw. Uga. Qeebgali. Waayay. Marwaliba. Mucaarad. Nimoow. Lasoo. Taagan. Yahay

  • @abdullahiereg3502
    @abdullahiereg3502 4 роки тому

    PHD

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 4 роки тому

    MUDANE SARE MASUUL SARE MADAXEENA FIQI MAASHA ALLAH. KKKK GOLAHA GANACSIGA WAXEY ANSAXIYEEN SHARCIYO KOOROMKIISU UU MARAN YAHAY KKK. ua-cam.com/video/MGYgDjRkrg0/v-deo.html

  • @ymmmu7734
    @ymmmu7734 4 роки тому

    Kkkkkk fiqi waxad u qarineysa gabar gidir ahaan miyaad ku mucaradeysaan odiwaa iyo mahad salad

  • @ayalazakora9920
    @ayalazakora9920 4 роки тому

    fiqi national symbols maxa ladaha usheg

  • @ubhahmedhalane1764
    @ubhahmedhalane1764 4 роки тому

    Umad ciil qabta yaa hogamin kar.

  • @maxamedcade
    @maxamedcade 4 роки тому

    Hhhhhhhhhhh war inta dawlada mucaaradka ah miyaaa qalbidhagax udoo daysa hhhhh

  • @lailamohammad5581
    @lailamohammad5581 4 роки тому

    Jurassic uras

  • @axmadxasanmocow3678
    @axmadxasanmocow3678 4 роки тому

    Hada inad so canbahdo rabto san mahan way kuku dadsantahay wadankan ninki kuwad atahy halakato adaa ka kow ina so canbahdo iskada ina neeef wax madhantid iska amus

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 роки тому

    adinkaa dhiibay adiga iyo sanbololshe iyo intii la midaa

  • @abdiwaliaadan3491
    @abdiwaliaadan3491 4 роки тому +1

    waxaan ka faaiday fiqi inuu PHD wato waxaan u haystay inuu qab qable yahay

    • @Amiir013
      @Amiir013 4 роки тому

      PhD mawato ee wuu diyaarinaya

  • @lailamohammad5581
    @lailamohammad5581 4 роки тому

    Adnawaxaad waxaad tahay

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 4 роки тому +2

    BAL NINKAAN MAXAA DHAHNAA XILDHIBAAN QARAN OO SHAQO NOO HAYA IYO XIL MIYAA DHAHNAA MAXAAN KU SHEEGNAA WUXUU RABO HAKA SHEEGO MADAXDA DALKA ITS OK WAA SIYAASIYIIN HA IS HAYAAN LAAKIIN INAA QARINIMADA ILAA LILISID WAA MUHIIM ANIGA WAXAAN CAQLIYADIISA IGAGA FILAN FIQI LEEYAHAY XILDHIBAAN MA DHIHI KAREE. WAXAAN LA SUR SURAY SEEFAHA IYO FALAARTA IYO BUUGAAGTA LOO DHIIDHIIBAY MA AQAAN WAXAY YIHIIN SANAMYO MA DHIHI KAREE QOF MA SUULA OO SOMALINIMADA IYO DALKUU SHEEGANAYO OO UU XIL U HAAYO DADKII SOO XOROOYAY OO JITITAANKIISA U GEERIYOODAY UU TAARIIKHDEENII IYO HALGAMAAYAASHA YADII NA SOO XOREEYAY UU KU TILMAAMO WAX MEELAHA LA ISKA SUR SURAY IYO SANAMYAAL SOOMAALINIMAADIISAA IN LA HUBIYO U BAAHAN QOFKAAS ISKA DAA INUU XIL HAYAA AQOON DARO BUU RAGII KALE KU SHEEGAY INAY TASTUUR ILAALINAYSO BUU SHEEGAY ITS OK LAKIIN ADIGA JIRITAANKAAGII ILAAHAY KA SOKOW DADKII DHIGA KUU GURAY XORIYAD KU GAAR SIIYAY BAAD ASNAAM IYO WAX LA ISKA SUR SURAY KU TILMAAMTAY KIINEE AQOON DARAN KIINEE RAYI GAABAN KIINEE SOOMAALIA NIKA KEDNAY SURAY ADTAAMIHII QARANKA IYO ADIGA SAA ORANAYA INTA CAQLIGA U SAAXIBKA AH U DAAYAY I AQOONTA IYO GARASHADA INTAASAA IIGA KAA FILAN ANIGA FIQIYOOW ADIGA IYO WIXII KULA RAYI AH IYO KULA CAQLIYA GOD BLESE OUR COUNTRY AND OUR PEOPLE NASIIB XUMINAA DADKAANOO BADAN AA XILDHIBAAN IYO MADAX NOO AH ASC DHAMAANTIIN

    • @duniyomahamud9232
      @duniyomahamud9232 4 роки тому +1

      Jaajuusiinta Xaraashka ee rabo in eey Soomaali eey dhacaan waa leeyska Qaban Argagixisa Qaraxyada wado ee Laaluushka doonayo Shabaabka Si eey Qaraxyada u sheegtssn oo Qaadicul dariiqyada waa la fahmay gabalkoodii wuu dhahay Vwaa lagu sirmay Saaxiriinta👎

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Wax. Taraqiikh lamadidano Lakin Aniga iyo adiga waa kala fakar duwanaan karna . Ma qaldame. Waa. Allah. Tariikha book halagu qoro Oo schoolada halagu dhigo. Lakin. Taaloyin waxbe so kordhin mayaan. Mida kale. Siyaad bare ayaa shaley taagey. Diintana sidu ku ahaa waa la ogaa. Allah cafiyo. Waa marxuun. Nabigu wuxuu ku duceysay jiray. Illaah. Qalbiyadda. Rog rogow. Qalbigayaga. Diintaada ku sug... Allow nacafi. Diintiba wax ka horeya. Qabiil. Iyo nin jecleysi. Soomaali nin nin dhaamo malaha ee wax kheyra. Allah nawafagijo. Ameen yaarabi.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Wax. Taraqiikh lamadidano Lakin Aniga iyo adiga waa kala fakar duwanaan karna . Ma qaldame. Waa. Allah. Tariikha book halagu qoro Oo schoolada halagu dhigo. Lakin. Taaloyin waxbe so kordhin mayaan. Mida kale. Siyaad bare ayaa shaley taagey. Diintana sidu ku ahaa waa la ogaa. Allah cafiyo. Waa marxuun. Nabigu wuxuu ku duceysay jiray. Illaah. Qalbiyadda. Rog rogow. Qalbigayaga. Diintaada ku sug... Allow nacafi. Diintiba wax ka horeya. Qabiil. Iyo nin jecleysi. Soomaali nin nin dhaamo malaha ee wax kheyra. Allah nawafagijo. Ameen yaarabi.

  • @ziciidyare7178
    @ziciidyare7178 4 роки тому +3

    jaahil qabyaaladaystaa
    waligaa caqli yeelanmaysid PhD ku tehee

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 4 роки тому +1

      JOOJI AFGOBAADSI ADIGAA LA QAXAANQAXAAYO QABYAALAD IYO QURUN UF.

    • @AliHassan-py2db
      @AliHassan-py2db 4 роки тому

      Bukan tahay ilaahey hakushaafiyo

    • @AliHassan-py2db
      @AliHassan-py2db 4 роки тому

      Bukaan tahay qalbiga dhaktar daawo kumahaleysid rabi caafiyo qabyalada

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 4 роки тому +1

      @@AliHassan-py2db MAGAC SOO RAACI YUU KU SOCDAA QORAALKA INTAAN XAD GUDBIN !!!!!!

    • @AliHassan-py2db
      @AliHassan-py2db 4 роки тому

      Ziciid jahil

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 5 місяців тому

    Sambac

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 4 роки тому +2

    Beenlow yaahuu allaha kuhanuuniyo marmarsiyo dhamaa

  • @abdiqaniibnujigraale9147
    @abdiqaniibnujigraale9147 4 роки тому +1

    SSTV dadka dawlada kasoo horjeeda uunbay wareysataa miyyaa horta shit

    • @SSTV2
      @SSTV2  4 роки тому +1

      Siyaasi dowladda taageera noosoo balami

    • @gardhaalechannel3503
      @gardhaalechannel3503 4 роки тому

      @@SSTV2
      Lama helayo
      Oo dowladuba ma ogolo qof iyada ka tirsan inuu warbixin dhiibo lkn mid iska taageera waa la heli karaa sida aniga

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Freedom of speech.

  • @faaraxxasan6890
    @faaraxxasan6890 4 роки тому +1

    Mahiige ayaan kaaga shiki qabaaa

  • @abdullahisabriye8688
    @abdullahisabriye8688 4 роки тому

    Kulaha boogihii hore ayey damqiyeen Farmajo Khayra tribal minded your shame on you

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 роки тому +2

    Adiga miyaa dad wax utilmaamaya yaa ku yiraahda adiga islayaab oo horta naftaada wax u qabo umada soomaaliyeed jaajuus uma baahna

    • @journalistemuqdisho7604
      @journalistemuqdisho7604 4 роки тому +2

      Farmajo beentisa ma arag balayo been badan weligey ma arak qof ka been badan Kaas waraqada yar la cararayo ha isla yaabo

    • @jamalshukriabdi4220
      @jamalshukriabdi4220 4 роки тому +1

      Walaaleey bal adigoo raali ah noo sheeg Oo bal noo sharax. Waa maxay jaajuus? Qofkeese lagu tilmaamaa

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Qabiil iga dheh.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 4 роки тому

    Xildhibaan Fiqi wallaahi waa runtiis
    Ra'iisul wasaaruhu Shactiruu ku jiraa hhhhhhhhhhhh