Xaashi wllo waxaan Ku weydiisanaynaa inaad noo soo baarto shirkada South African ka ah ee qodaneysa buuraha bari ee sameesatay ciidamada 3000 ah sameysatay Dadkii igu raacsan codkiina muujiya
Xaqiiq dhulkan waa dhaxal wareeg waxaana kuu xadaynaya inta madaxyimadeeda gacanta ugu jirto dhalinyarada huruda ee afkii somaliga ka dhumay dhaqankii ka dhumay ee waxaad aragtay Facebook ku hayo qaarna ma gafe meel ku xareystay qaarna Facebook meel ku xareystay qaarna ciyaar yurub ka socota ilaah ka dhigtay isma lihi dhulkooda way soo dhacsanayaan sida uu tilmaamaay gudoomiyaha ciyaalka somaliga waxaa somalia ku xukumi doona qeerkiisa xabashiga
Maasha'Allaah MrXaashi,, mahadsanid inbadan calaashaan wareysigan aadka u qiiimaha badan nin qaran nin culus nin sare legend gudomiye Gudomiyaha Aqalka Sare, Mr HE Abdy Xaashi Abdulahi,,
Maasha allaah waxaa aad ii taabatay "dhalinyaroy xil doon ha noqoninee xal doon noqda", mida labaad waxaa aad iiga yaabisay oon u bogay cabdi xaashi, qaraarka la ansaxiyey oo uu gidoomiyaha aqalka sare cabdi xaashi uu madaxweeynaha u gudbiyey kadibna jawaari ka daba tagay oo uu madaxweeynaha intuu u tagay oo uu ku yidhi hadaanan anigu kuu soo gudbinin maba noqonaayso dood dheer kadib allaha sharfee gudoomiye cabdi xaashi sida uu uga tanaasulay isagoo sharci ahaan ku saxnaa in uu cabdi xaashi u gudbiyo madaxweeynaha, sababta uu cabdi xaashi uga tanaasulayna aay ahaayd in uuna isjiid jiid iyo khilaaf cusubi imanin, marka waxaan masuuliinta soomaaliyeed ugu baaqi lahaa in aay tanaasul isu sameeyaan waliba kuwa sharci darada ku doodaya oo ku adkeeysanaya wax aan sharci ahaayn war dadkiina iyo dalkiina burbur iyo jaha wareer siyaasadeed ha u sii horseedinee ka tanaasula qaladkiina oo ku tusaale qaata cabdi xaashi isagoo sharci ahaan ku saxnaa ayuu hadana uga tanaasulay jawaari oo qaldanaa marka maxaa diiday idinkoo qaldan in aad tanaasushaan war dadka iyo dalka u daneeya oo calooshiina hala ciyaarina please mustaqbalka dadkiina iyo diintiina ka taliya, respect full for Cabdi Xaashi Cabdullaahi 👏👍. Mahadsanidin Horfadhi media💟💔👍👍
Maxaan ka faaidaystaa fikradaha umada somaliyeed waxay ka dhaman waayen like iisaar haku ciil wayna taasi waxa a ku tilmamaysa in ay somalidu aqoontoodu yartahay
Much appreciated senator Abdi Hashi waa dhaxar qaran ilaahey cimri suuban iyo cibaado barakaysan hasiiyo , Ninka ladhaho Sanbaloolshe waa qaacin ee maxkamad hala soo taago aan oran lahaay anigu
Horta aniga qabiil waa iska daayay long time soomaali waligeey qabiil kulama saaxiibin dadkana qabiilkooda kuma takooro waana arimaha aan kalandagaalo aniga iyo inti igu xiran alx tankale I wish aan cabdi xaashi hal maalin salaami lahaa
Waad kumahdsanthin bahda horufadhi gar ahaan xaashi sxb wa wareysi aad yqeymo badan unabahan in lasi badiyo wlh dadka lalayeshana wa gudomiyaha aqlka sare iyo dadka lanid ka ah yacni dadka arimaha xasaiga ay kwaramo o aad ugu fcn dhanka somalinimada o aaan qeymeynin qabiilka marka taas saan ku farxsanhy runti ariga ah dhalinyarooy xil doon hanoqonine xaldoon noqdo wa eray qofki caqli lej fahmi karo macnihiisa 100% aniga ahaan diyaar baan u ahay taaaaa horina usocdo inkasto aan dhageysto horufadhi sacado kadin waayo waqtiga imasamxayo inaan liveudhageysto wa xili aan ahay mashquup marka marwalbo waan idiin hambalyeynayaa waxan jeclahy inaad aragtaan massgekeyga
Si fiican baad noo sii fahansiiyey wareysigii,waxaa la yiri hadal lakala oran og Allena lakala baryi og.wixii aan Ku jawaabi laheyn adaa noo yiri mahahsanid.anaa haray looma hadlee Maxaa haray ayaa loo hadlaa!!!
@mahad diiriye mahadsanid saaxib xaqiiqda wa inan sheegnaa qabiilkana aan ka tashanaa madama dhulkena hooyo aanan cidna kala tashaneenin horumarkisa aysan cid kale wakiil noga noqoto madama dhalinyarada 100/75 aanahay kawaran kuwii senetarada inoo aha ee inoo matalaayey hadey ka dareeren yey matalaan hada wa inan maxkamad dastuuri la horkeena waxey lamid yihiin midka qalbi dhagax udhiibay amxaarada isago ceebe lahaa dowladan midka bada saxiixay iyo kan soo amray ee yiri saxiix bada iyo kuwa emaratka lacagaha kasoo qaato ee qaainul wadaniyinta ah dhamaantod wa ina iska sifeena oo jailka aan dhignaa nadiifinta wa ina gurigaada ka bilowdaa aduunka wa hal magaalo maanta
@@abdikadirhaji6852 sidaas weeye masuul qaa'inul waddan waa in aan gacan bir iskaga qabanaa,tan dhiibista Qalbi-dambas San-balooshe waa Ku qaldamay xaysiis buu u sameeyey,inuu shan Ku dhufto ayey aheyd sxb.Maxaa yeelay anigu maxaabiistii Ethiopia Ku xirneyd jeel ogaadeen baan ahaa.waxaan soo ogaaday ONLF ama (UBO) sida loo yaqaanaba inay ka sii xunyihiin Al-Qushaash ama (UGUS).haddii aan kaaga sheekeyo Qalbi dhagax dhagax baad Ku dili laheyd lkn qoraal ma Ku soo koobi karo call mooyaane Somalia ayaan joogaa xili dambe ayey ii tahay what's up iga soo qabo anaa kuu faahfaahin doonee haddii Alle idmo +251929368772.lkn sxbow Qalbi dambas dambe iyo ONLF ha u doodin soomaali ma'ahan Oromada ayaa dhaanto iyo Amxaarada walhi.
Qabyaladada was baydhabo sow xabashi shacabka kuma layn tuuga sharbaha wayn so 4 degad uma saxiixin mida kle qalbi dhagax 5 malin ayaa xamar lagu hayey gudomiyahana waakan shegay ayada oo aan la dhibin in uu u sheegay uuna dhiibay tuug waaye mooge
Masha allaah Sanatarka aad ayuu umahad sanyahay Waxan si gaar ah uga mahad naqayaa HORUFADHI MEDIA Soo gudbinta waraysiyada wax ku oolka ah ay usoo gudbiso shacabka soomaaliyeed 👍
ASC DHAMMAN AKHYARTA HORUFADHI WAN IDIN SALAMAY SU ALL AYA QABA ANIGA SOMALI AYA AHAY LKN SU ASHA AAN QABA WAXA WAYA NINKI BADA SOMALIYED GATAY MAXKAMAD MALA ADI KARA
Barwaaqadu waa ba sababta aan dabaaladu u nahay oo aan u shiin la nahay hadaan gaajo nahay sidii carabaha soo mareen caqli baan yeelan leheen oo aan shugriye Alhamdu lilaahi shugriye rabil caalameen
Waxa aan aad ugu mahad celinaya bahda h&m garahan xaashi yare walaahi waan ku farxa dhiiri galintada marwalba sababto ah wax aad so celisay hami naga dhintay aniga iyo mamayin badan oo taagan quus waxa aan daremaya in aan leeyahay dhaxal waxa an rajeynaya dhalinyaro sidaas oo kale ah allaha ku xafido allaha kuu siyadiyo xaqligada Maansha.aalaah tabaarakalaah noolow wiilkaygii
Si fiican baad noogu sii bayaanisay wareysigii,waxaa la yiri hadal lakala oran og Allena lakala baryi og.wixii aan Ku jawaabi laheyn adaa noo yiri Mr Wariye Horufadhi mahahsanid.anaa haray looma hadlee Maxaa haray ayaa loo hadlaa!!!
Maashaa allah rugcadaa soomaaliyeed ilaahow aduun iyo aakhiraba ku nuuri cimridheer iyo cibaado Suubana ku sii dhalinyaroow is tashta ama danaystaa idiin talin
masha allah wan sugeyney warysigan . adeer A haashi ilahay ha ku dhawro walahay kula fikir ban nahay dalkenu midnimu raba isku tashi iyo isu tanaasul ayuu raba, tariikhda dhaxalka ah ee an lahayn ayuu raba in la derso lagu dhaqmo, cadowga dhankasta ino damcay inoguna hareeraysan in laga hortagu raba, Ilahow somali u gargar dantedana garan sii. Salman hasshi walal ilahay ha ku dhawro ajarkagana ha ku laban labo, anagan kuwi wax ku qata hanaga dhigo. ..
Asc dhaman bulshawenta somaliyeed wan idiin salamay Waxan kale aan u mahad celinaya Horfadhi Media oo marwalibo nagu dhiiro galinesa si dadyooga Somaliyeed ee mit u noqon lahayen waxan kale oon u mahad celinaya G/aqalka sare oo waqtigiisa qaliga nasiyay si aan u dhagesano xoga kusabsan arimaha somalia dhaman walalaha kale wan ku mahdsantihiin insha allah asc 🙌
Waraysigii ugu qiimaha badnaa Ee aan daawado mudoyinkii ugu danbeeyey iyo mid ka mida hogaamiyaasha dalkayka Oo i dareensiiyey in aan leyahay dowlad iyo madax daacad ah oo weliba ii og duulaanka iyo Dooxatada ay wadamada derisku nagu hayaan Inta sida aniga aan qabiilka aqoon jecel qaranimada Waan qadanay taladaada Mudane Cabdi xaashi cndillhi
Mahdsanid macalin xaashi ustad xashi inuu ino dadaalyo ninkii ila arky like sar
Af jooga looma adeego Qalbi dhagax asigaaba cadeeyey inuu Farmaajo u dhiibay Ethiopia.
Waa saxn thy
Xaashi wllo waxaan Ku weydiisanaynaa inaad noo soo baarto shirkada South African ka ah ee qodaneysa buuraha bari ee sameesatay ciidamada 3000 ah sameysatay
Dadkii igu raacsan codkiina muujiya
Operheimer Family ayaa ladhahaa waa Famil Yahuud ah oo asalkooda Jarmalka kasoojeed, Afrikana meelo badan ayeey gacanta kuhayaan waayo waa dad Lacag badan haysta waxey ujeedaan oo keliya maslaxadooda ,Afrika dowlado badan ayeey Ridaan kuwana korbey uqaadaan
Laakin Kuwa ay kor uqaadaan maslaxado ayeey kuleeyihiin , laakin taa waxaa kahoreysa Kow , Qeebi oo xukun! Media ama Wargeyso aftahan ahna weyleeyihiin oo ayeey kuugu goosankaraan , marka Qofkii Af waxkaaga qaaday ma adinbuu waxkaagaqaadikarin? Intaa oodhan waxaa usabab ah marka Gaajada lagudareensiiyo Maankana uu kaaguuro waxaa kaabeec noqonaya Dacaydaada in aad iibsato. Somalida badanaa wey doorsoomeen laakin in yarbaa waxfahansan Tabarna ma hayaan.
Waxaa niyow ma runbaa he waa halis wayn ee yaa siiyay ogolaanshaha
Aniga wxaa aad ii taabatay... dhalinyarooy qabiil iska daaya... maantaa kadib qabiil laayguma oga. Wiil soomaaliyeed baan ahay
Waa hadday dhabkaatahay oo aanad kaga dhabayso
dhab allow kaaga dhig
Kalamaan Channel wadaniland soo dhawoow hhh waxaa loo kala baxay cudurland iyo wadaniland 🇸🇴💕🇸🇴🌹🇸🇴🍀🇸🇴🌺🇸🇴🌸🇸🇴🌷🇸🇴💚🇸🇴
@@alahayowarligeygukiiisraac4225 Inta Aad ummadda sida aragtidaada gaaban ku kala gureyso, oo umma dhan cudur u sahadinayso, been wieye waddaniyaddaadu, waligeedna la israaci maayo, waayo cudur iyo caafimaad meel ma wada galaan, wallaahi billaahi adliga ayaa cudur qaba oo naceyb u qaba cid kasta oo kaa feker duwan adiga iyo inta Aad futada ka leefto
Xaqiiq dhulkan waa dhaxal wareeg waxaana kuu xadaynaya inta madaxyimadeeda gacanta ugu jirto dhalinyarada huruda ee afkii somaliga ka dhumay dhaqankii ka dhumay ee waxaad aragtay Facebook ku hayo qaarna ma gafe meel ku xareystay qaarna Facebook meel ku xareystay qaarna ciyaar yurub ka socota ilaah ka dhigtay isma lihi dhulkooda way soo dhacsanayaan sida uu tilmaamaay gudoomiyaha ciyaalka somaliga waxaa somalia ku xukumi doona qeerkiisa xabashiga
Like iisaar miyaa reer magaalnimo noqotey Somaliyey only fikirkaadi kadhiibo un bas
Gudomiye xaashi allaah cimriga haku dherayo somali muhiim ayaad no tahay caqliga allaah haku barakeeyo allaahuma amiin🇸🇴🤲🤲
Masha Allah Eray laga dhaxlay laguna xasuuusan dooono
Xildoon ha noqon ee xaaldooon noqo Respect Gudooomiye Allah ku Xifdiyo 💕🇸🇴💯✌🏼
42 daqiiqo oo ka faa'iido badan abid warbaahin kama dhagaysan HORUFADHI MEDIA mahadsanid
Maasha'Allaah MrXaashi,, mahadsanid inbadan calaashaan wareysigan aadka u qiiimaha badan nin qaran nin culus nin sare legend gudomiye Gudomiyaha Aqalka Sare, Mr HE Abdy Xaashi Abdulahi,,
Wlhi wuxuu kahadlay arimo badan oo xasaasi ah horfadhi media wad mhdsntihiin sida aad isugu howshaan arimaha bulshada io siyasada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Cabdi Xaashi Wadani, Nin Culus waxbu idin faham siiyey Dhalinyero kaca Howlba idin sugeysa Dalka Xureeya Xaashi a ha idin hor kaco.
Wareysi aad uqiimo badan mahadsanid wariye xashi wareysiyada nocan ah nosii wada madax waayeel ah ba jira waxbadana og sida gudoomiyaha Allh xifdiyo
Illhy ha sharfo A hashi waa hanti qaran oo soomali leedahy cibaado suuban iyo caafimaadbaan u rajeynayaaa insha alh
Dhalinyarooy xaaldoon noqdo ee xildoon hanoqonina maskaxdeydaa make suuleyso waligeey respectfull
Wlhy waa hadal iga ilmeysiyay
xaashi waxa uu leyahay qaabkii wariyaha saxda loogu tala galay xushmo iyo soo dhaweeyn iyo suaalo muhiim ah iyo waddani nimo thks ayaan leyahay marka xiga wxaan jeclaan lahaay ineey sidoo kale fursad ku siiyaan madaxweynaha iyo raisul wasaraha dalka viva horufadhi media
Maasha allaah waxaa aad ii taabatay "dhalinyaroy xil doon ha noqoninee xal doon noqda", mida labaad waxaa aad iiga yaabisay oon u bogay cabdi xaashi, qaraarka la ansaxiyey oo uu gidoomiyaha aqalka sare cabdi xaashi uu madaxweeynaha u gudbiyey kadibna jawaari ka daba tagay oo uu madaxweeynaha intuu u tagay oo uu ku yidhi hadaanan anigu kuu soo gudbinin maba noqonaayso dood dheer kadib allaha sharfee gudoomiye cabdi xaashi sida uu uga tanaasulay isagoo sharci ahaan ku saxnaa in uu cabdi xaashi u gudbiyo madaxweeynaha, sababta uu cabdi xaashi uga tanaasulayna aay ahaayd in uuna isjiid jiid iyo khilaaf cusubi imanin, marka waxaan masuuliinta soomaaliyeed ugu baaqi lahaa in aay tanaasul isu sameeyaan waliba kuwa sharci darada ku doodaya oo ku adkeeysanaya wax aan sharci ahaayn war dadkiina iyo dalkiina burbur iyo jaha wareer siyaasadeed ha u sii horseedinee ka tanaasula qaladkiina oo ku tusaale qaata cabdi xaashi isagoo sharci ahaan ku saxnaa ayuu hadana uga tanaasulay jawaari oo qaldanaa marka maxaa diiday idinkoo qaldan in aad tanaasushaan war dadka iyo dalka u daneeya oo calooshiina hala ciyaarina please mustaqbalka dadkiina iyo diintiina ka taliya, respect full for Cabdi Xaashi Cabdullaahi 👏👍. Mahadsanidin Horfadhi media💟💔👍👍
Maxaan ka faaidaystaa fikradaha umada somaliyeed waxay ka dhaman waayen like iisaar haku ciil wayna taasi waxa a ku tilmamaysa in ay somalidu aqoontoodu yartahay
Khadar ibrahim saxix
@@qadrohilowle8366 Soo dhawaw wlshay qlli waan jeclhay cidii ila firad ah ciidii iga dugana waan ixtiramaya 💯💯☝️👆
Qofka marka uu caqliga diciif kayahay ayuu waxaa soo qoraa
Waa jaahilnimada somalida haysata
Khadar ibrahim absolutely
Aad baad uu mahad santhy walalo xaashi iyo bahada horufadhi media waxaa badan baan kaa faiday tarikhda uu nooshegey mudane Adbi Abdullah xashi raabi cimrigisa haa noo raajiyo amiin 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👀
Dhaxal dhooowr. Maaashaaa Allah, waaa erey bixin iyo magac wanaaagsan oooo uqalmo magacan.
Horufadhi Media waaad ku mahadsan tahay wareeeysigan qiinaha baddan
Mansha allah nolow gudomiye alle cimriga iyo caqliga hakubarakeyo anigana hanagu anfaco talodada wanagsan Guul somalia 🇸🇴 ♥️insha allah
Sida hadalada uu ulahaa kulankii norway 🇳🇴 uu u dhex fadhiyo iyo maqaalkii todobaadlaha ahaa ee Dubai uu ku akhriyay ayay u dhexfadhidaa iyo warbixintii qalbi dhagax thanks 🙏🏽 Mudane xaashi iyo Gudoomiyaha Aqalka sare
Haddi xal la rabo Gudomiye xaashi ma loo doorto madaxweyne. Wallahi he is a very knowledgeable and daacad ah!
Dhalin yaroo xaaldoon noqdo ha noqonina xildoon❤️Hadal xikmad le oo indhahaygay ilmo ka keenay 🙏🏾 Hooyo macaan allow ii daaaa “waxay ii sheegtay inaanu qabiil siyaasad iyo fadhi ku dirir meel i gadhsiinay ❤️....Kaliya aan ahaato mid dalkiisa iyo dadkiisa jecel.....Farmaajo in badan baan sugay inuu mdxwyn noqod malaintii la doortay waan ooyaya farxad waan si yidhi wadan dhab ayaa dalkii loo doortay lkn maanta wuu igu noqoday khiyaanoole...Wuxi dhiibay geesi u dagaalamay dalkan 1977 anigoo aan jir ka fikiray inaan Ethiopia i qabsan 😍 Lkn maanta abaalkiis looga dhigay In Ethiopia loo dhiibay 😥😥😥habeenkaaas waan ooyay ilaa intuu soo baxay qalbigeyga waxaan ka dareemay murugo maanta waa xor Alxmd🙏🏾Lkn Taariikh xun ayaa noo gashay buuga nin somali ayaa loo dhibay Ethiopia 😥😥😥😥😥😥😥🖕
Cabdi xaashi mahadsani adeer hadal dhaxgala waan hayaaa
Masha Allah Alle ha inixiftiyo willasheena wariyeyal wad dhafteen FBI cajiiba ayad tihiin barakallaahu fiikum
Aaaaamiiin
Waa wareysi dhaxal gal ah ku mahadsanidiin dhamaan Horufadhi media Iyo Gudoomiye ha Aqalka sare CabdiXaashi
Much appreciated senator Abdi Hashi waa dhaxar qaran ilaahey cimri suuban iyo cibaado barakaysan hasiiyo ,
Ninka ladhaho Sanbaloolshe waa qaacin ee maxkamad hala soo taago aan oran lahaay anigu
Xaashi lipaax dalku ubaahanyahay horey usoco wll Kenya inama qabsan jirine qadarbaa inagu dhacday inaguna wn isku jeednaa oo qabyaaladbaa kansar inagu noqotay illahay ha,ina badbaadiyo meelaan usocono lama garanayee
Mahadsanid haashi adiyo gudomiyaha cabdi haashi
Sifiican baad inoogu falaqeyseen waxbadan oo mugdi inogajiray halkas kasiwada
Wllo hadaba nama haysatee anagaa isa siinay
Maasha Allaah waa mid ka mid ah wareysigii iigu xiisaha badnaa Nolosheyda Mahadsanid macalinka macalimiinta Sr. Cabdi Xaanshi Cabdullaahi.
Mansha Allah Waa tariikh cajiiba iyo caqli Iga maqnaa Allah ha ku xifdiyo.
34:09 "Dhalinyaro xildoon hanoqoninee xaldoon noqda" 🤦♂️🤦♂️🤦♂️
QabiiiiL diiidNAY ✌🏽✌🏽✌🏽
Horta aniga qabiil waa iska daayay long time soomaali waligeey qabiil kulama saaxiibin dadkana qabiilkooda kuma takooro waana arimaha aan kalandagaalo aniga iyo inti igu xiran alx tankale I wish aan cabdi xaashi hal maalin salaami lahaa
I'm somali 🇸🇴♥️🤲
Adeer waa runti itoobiya marnaba ma amusayso illa ay bada somaliya ka qato qayb ee alow naga qabo qofkii igu racsan lik👍👍👍👍👍
Maashallaah cabdi xaashi war dhaxal'gal ah buunataabsiiyay dhaliyarooy qabiil isku garta ayuu alle nayiray maaha dad 1 qoomiyad ah ee muslimka ah ee soomaaliyed inaan siqaldan uqaadanoo isku leeyno waa foolxumo aduunyo iyo cadaab aaqiro hadii dhiig Muslim lagudaadiyo wax aan sax aheen OO sidii alle nafaray kaduwan calaakuli xaal soomaaliyey dhiig joojin dag daga ah aqli caafimaad qabo iyo diinteena macaan oonku dhaqano ayaa inoodana soomaaliyey dad tashada noqda dhaliyarooy dalkena iyo dadkena dhiig joojin dag daga ah waan awoodnaaye aanku qabano iyadoo qof walbo isxilqaameeyso 30 sano ku dhawaad inaan harsanweyno oon siiburburno sax maaha ee muqdisho dhaliyarada quraan aqriska ka bilaaway aadbaan ugu farxay sidaasku wadoo wactasibuu jamiican walaa tafaraquu soomaaliyey towfiiqda allaha nawaafaji aamiin😭🇸🇴🇸🇴❤🍀🍀🍀🍀🍀
Waad kumahdsanthin bahda horufadhi gar ahaan xaashi sxb wa wareysi aad yqeymo badan unabahan in lasi badiyo wlh dadka lalayeshana wa gudomiyaha aqlka sare iyo dadka lanid ka ah yacni dadka arimaha xasaiga ay kwaramo o aad ugu fcn dhanka somalinimada o aaan qeymeynin qabiilka marka taas saan ku farxsanhy runti ariga ah dhalinyarooy xil doon hanoqonine xaldoon noqdo wa eray qofki caqli lej fahmi karo macnihiisa 100% aniga ahaan diyaar baan u ahay taaaaa horina usocdo inkasto aan dhageysto horufadhi sacado kadin waayo waqtiga imasamxayo inaan liveudhageysto wa xili aan ahay mashquup marka marwalbo waan idiin hambalyeynayaa waxan jeclahy inaad aragtaan massgekeyga
Bismilaah HM Mahadsanidin waraysigaas dahabiga ah waa isxilqaamid iyo deddaal wadaniyad leh marka xigtah gudoonkeena baarlamaanka salaansare mudane Mahadsanidin labo xaashi waana fahaney intaas wixii ma dambeeya waa inaan is cafinno midowno una tashano dalkaas barwaaqada ah iyoh dadkaas bayhoofay ee iniba meel ka dhacday sidaan u aruurin lahayn wabilaahi towfiiq.
masha allah gudoomiyaha Aqalka sare waan umahadcelineena gud Abdi xashi waxaa halkan inoo cadaatay in dhiibistii Qalbi Dhagax uusan shaqo kuleheen madaxweyne farmaajo oo ay wateen koox uu madax uyahay taliyihii sirdoonka sanbalooshe iyo arintii badda ay watoon koox yar uuwatay koox yar oo madax u ahaa raisalwasare cumar abdirishid aadbaana uga xumahay sanatarada kasoo jeeda puntland ee aniga deegaankeyga ah iney kadareeran codeentii sharciga patroolka iyo horumarka dalkena hooyo gudomiye abdi xashi hala dhiso maxkamadii dastuurka si loo maxkamadeeyo inta diidan horumarka dalka iyo qaainulwadaniga runtii wariye sare horufadhi media mr salmaan xaashi waxbaa inoo iftiimisay allaha idin barakeeyo horufadhi media mr salman xashi iyo inginer yaasin guul baan idin rajeenaya dhamaantin allaha barakeeyo madaxweyne farmaajo iyo teamkiisa kheyre iyo gudoomiyeyaasha mursal iyo abdi xashi viva somaliya
Si fiican baad noo sii fahansiiyey wareysigii,waxaa la yiri hadal lakala oran og Allena lakala baryi og.wixii aan Ku jawaabi laheyn adaa noo yiri mahahsanid.anaa haray looma hadlee Maxaa haray ayaa loo hadlaa!!!
@mahad diiriye
mahadsanid saaxib xaqiiqda wa inan sheegnaa qabiilkana aan ka tashanaa madama dhulkena hooyo aanan cidna kala tashaneenin horumarkisa aysan cid kale wakiil noga noqoto madama dhalinyarada 100/75 aanahay kawaran kuwii senetarada inoo aha ee inoo matalaayey hadey ka dareeren yey matalaan hada wa inan maxkamad dastuuri la horkeena waxey lamid yihiin midka qalbi dhagax udhiibay amxaarada isago ceebe lahaa dowladan midka bada saxiixay iyo kan soo amray ee yiri saxiix bada iyo kuwa emaratka lacagaha kasoo qaato ee qaainul wadaniyinta ah dhamaantod wa ina iska sifeena oo jailka aan dhignaa nadiifinta wa ina gurigaada ka bilowdaa aduunka wa hal magaalo maanta
@@abdikadirhaji6852 sidaas weeye masuul qaa'inul waddan waa in aan gacan bir iskaga qabanaa,tan dhiibista Qalbi-dambas San-balooshe waa Ku qaldamay xaysiis buu u sameeyey,inuu shan Ku dhufto ayey aheyd sxb.Maxaa yeelay anigu maxaabiistii Ethiopia Ku xirneyd jeel ogaadeen baan ahaa.waxaan soo ogaaday ONLF ama (UBO) sida loo yaqaanaba inay ka sii xunyihiin Al-Qushaash ama (UGUS).haddii aan kaaga sheekeyo Qalbi dhagax dhagax baad Ku dili laheyd lkn qoraal ma Ku soo koobi karo call mooyaane Somalia ayaan joogaa xili dambe ayey ii tahay what's up iga soo qabo anaa kuu faahfaahin doonee haddii Alle idmo +251929368772.lkn sxbow Qalbi dambas dambe iyo ONLF ha u doodin soomaali ma'ahan Oromada ayaa dhaanto iyo Amxaarada walhi.
Qabyaladada was baydhabo sow xabashi shacabka kuma layn tuuga sharbaha wayn so 4 degad uma saxiixin mida kle qalbi dhagax 5 malin ayaa xamar lagu hayey gudomiyahana waakan shegay ayada oo aan la dhibin in uu u sheegay uuna dhiibay tuug waaye mooge
@Abdirisak Isse
adiga cid kuwareesaneso maleh naga raali ohow
Mahadsanid Horufadhi Media xogo muhiim ah ayaan wareysigaan ka helnay.
Masha allaah
Sanatarka aad ayuu umahad sanyahay
Waxan si gaar ah uga mahad naqayaa
HORUFADHI MEDIA
Soo gudbinta waraysiyada wax ku oolka ah ay usoo gudbiso shacabka soomaaliyeed
👍
Wlhi waa sir badan ayuu soo faagay marka mr.xasshi keep going
Haa haaa gudoomiya aqalka sare ee Somalia iyo madaxweynihii Somalia waxaa amarsiiyey askari Sanbaloolshe !!! Anagoo laba ah baan Sanbaloolshe u yeernay waxaana siinay amarka fulinta oo ah dhiibista Q.DHagax. Sadex waa haynaa 4raad 5naad waa sugaynaa. Insha Allah
( Dad waxaan fiiriyaa halmar dugaagna laba jeer )
ASC DHAMMAN AKHYARTA HORUFADHI WAN IDIN SALAMAY SU ALL AYA QABA ANIGA SOMALI AYA AHAY LKN SU ASHA AAN QABA WAXA WAYA NINKI BADA SOMALIYED GATAY MAXKAMAD MALA ADI KARA
Ilaahay hayana gaadhsiiyo
Manshaalaah waa nin wax garada ee ha lagu deydo.Xal doon noqda ee xil doon mucarada ha noqon.Horfadhi Guul . SOMALIYA Guul .
Mansha Allah, Allah raxmaanka ahi cimri dheer caafimaad ha ku gu deeqo
Ilaah ajar ha ka siiyo wariyaha. Hogaamiyahana illin uu iga keeney sida qiimaha leh daacadnimada leh wadanimada leh uu ugu jawaabay wareysiga ilaah ha u danbi dhaafo iyo dhamaanteen. Dhalinyarooy waad maqleysaan nabad baynu u baahanahay , wadajir baynu u baahanahay qabiilki ka tagno u baahanahay
Anigu waxaan ahay nin oromaa , waxaan kufaraxssanahay in uu shegey guddomiyuhu hadal u'uqireyo in
Qomiyadda oromadu soomaalida iyo dhulkeedaba in oromadu ku xadgubeynin ,
Laakiin dhul ahaan in soomaalida iyo oromadu xuduud dheer ey wadaleeyhiin iyo dhaqan iyo diin wadaagaan markaa marnaba somaalida iyo oromadu cadaow iskuma noqon karaan , waana dad walaalaa oo taarikh leh ,
Taarikhda somaalida iyo oromada halaweeydiiyo magaaloyinka da'weeyn ,
HARAR iyo SEEYLAC ee AXMAD GUREY allaah ha'uunaxriisto , axmad gurey waa geessiga muslimiinta geeska afrikka .
Mahadssanidiin... SOMAALIYA HANOOLAATTO
Dhulmar mar walba waxad noogu soo gudbiisaa waraar xasaaasi ah mahadsanid xaashi iyo eng yasin 👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
dhalinyarooy like doon hanoqoninee live doon noqda 😊😊
Kkkkk
masha allah mudene cabdi haashi abdulahi waqtiiga uu noo soohuray oo kufaahfahiyey waxyaalo badan oo kusaabsan dowlada soomaaliya dhulka,badaba madixi haraago caafimaadna allaha ugu daro,horfadhi maida waa mahadsa thn sida aad udadaalaysin umada soomaliyeed,soomaalinimo wax ka sokeeya majiro qabiilka tuura qalinka qaata.soomaaliyey.cadowgeenana aan umidowno insha allah kheyr bay soomaali kudanbeyn.wabilaahi towfiiq.
Mashallah abdixanshi waa oday somaliyeed waa in loo qora buug waana oday wadaniah oo dhiig ku jiro allah siyo cimri dheer oo wax noogu qabto
Walaahi caloosha ayaa i wareegtay dar daarankiisa iyo warbixinta dhaxal galka ah ee uu na siiyaya thnx horufadhi
gudoomiyaha haladkisu waa sax nabad ayaa horomar lagu gaara iyo barwaaqo qabyaaladu waa mugdi horufadhi media mahadsanid
Mahadsanid Mundane Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Gudoomiyaha Aqalka Sare Cimri Dheer iyo Caafimaad Ayaan kuu Rajaynaynaa Insha Allah. Horfadhi Mediana Horumar baan u Rajaynaynaa. Allah Ha Idindhooro,
Barwaaqadu waa ba sababta aan dabaaladu u nahay oo aan u shiin la nahay hadaan gaajo nahay sidii carabaha soo mareen caqli baan yeelan leheen oo aan shugriye Alhamdu lilaahi shugriye rabil caalameen
"Dhalin-yaro Xil-doon Hanoqoninee Xal-doon Noqda" Dar-daaran Wanaagsan Gudoomiye, waana kaa qaadanay.
asc dhamaan umada somaliyeed awalan waxaa mahad iskale alle marka labaad waxaan umahad celinaa gudoomiyaha iyo wariye xaashi mahad celin kadib waxaan halkaan fariin oo gadiraayaa umada somaliyeed oo walaalaha ah oo isdhalay hadana isfaquuqaaya oo sibaabi iyay dhiigooda daadshay iskuna baneeyay dhiigoda waxaan leeyahay walaalaheey waliba cod dheer kuleeyahay ilaah baan idin ku dhaarshee aan katagno qabiil waad aragtaan meeshu inadhigay qabiilka waxaa alle inagu beeray arladiisa meeshii oogu nimcada bad need alxamdu lillaah calaa kulixaal meeshan alle ku mahdin laheen ayaan waxaan sameenay bil cagsi inaan laimaane waxii alle agtii loo gu nicbaa oo ah inaan qabiil dhiigeeni kudaa thine walaalayaal aan alle utoobad keeno aana katagno qabiil waa cudur dilaa ahee oo daawadiisa lahelay waa mid eey laba saxaabi kala saartay saxaabi baa saxaabi kale oo gu faanay abtirsiimo ilaa 5 awoowe saxabigikale waxa uu ku abtirsaday muslim aadam turaab allaahu akbar waxaa soodagay waxyigii alle waxaa ladhahay rasuu allow usheey midka kufaan tamay 5 awoowe asaga iyo ayagaba waxa eey lee yihiin cadaab ti alle waxaad na ubishareeysaa midka ku faanay diin tiisa iyo asal kiisa inuu leyahay janadii alle allaahu akbar walaalayaal hadaba waad aragtaan meesha eey geeysay markii laweey diiyo qabiil kiisa inuu ku abtirsado diintiisa iyo asalkiisa hadaba waxaan leeyahay aan qaadano inaan ku abtirsano diin teena suuba iyo abuuna aadam iyo asalkeena uu alle naga beeray oo ah turaab allaahu akbar hadaba waxaa inoo balanaa muslim aadam turaab allaha ina waafajiyo aamiin aamiin aamiin insha allaah tag biir allaahu akbar xaqa allaha inugudilo aamiin aamiin
Waxa aan aad ugu mahad celinaya bahda h&m garahan xaashi yare walaahi waan ku farxa dhiiri galintada marwalba sababto ah wax aad so celisay hami naga dhintay aniga iyo mamayin badan oo taagan quus waxa aan daremaya in aan leeyahay dhaxal waxa an rajeynaya dhalinyaro sidaas oo kale ah allaha ku xafido allaha kuu siyadiyo xaqligada Maansha.aalaah tabaarakalaah noolow wiilkaygii
Horufadhi wuxuu kaga duwanyahay warbaahinta kale wadan jecaylka iyo runta thanks
Yasiin.. Sxp arinta qalbi_dhagax wali Mr. Xaashi sifiicn iiguma kala faahfaahin adna su'aalo ku filn Ma aadn waydiin.... Mahdsanidiin HORFADHI
Waa waraysi aan sugaynay
Mahadsanid horfadhi media xog muhiim ah ayaan wareysigan kahelney
MAANSHAALLAH ILAAHAY HAKU DHAWRO. SOMALI ASAL AH, INA XAASHI ,MAXAMED CABDI YUSUF IYO RAG LAMIDAAN U BAAHANAHAY.
More thanks mr hashi wararka iyo wacaalaha ku geedaaman wadankeena aa markasta ku dadasho
Masha allaah aad baad umahadsantihiiiin horfadhi iyo gudoomiye cadi faafi cabdulaahi
Wadani cabdi xaashi alle haku shower, madaxduna ha ku hayaan, wadani xaashi haba, Isla, dayna, danahooda qaaskaa
Mahadsanidiin houfadhi media adeer somaliyeed Mahadsanid insha allaah saasbaa nobalan illahayna xalraaga hanasiiyo
MAASHALLAH WAA MARNAAMISH FIICAN KA DHABEEYA SHAQO WACAN WAXAA KU MAHADSAN TAN DHAMAAN ....
Shaqaalaha HORFADIHI eyagoo isku duuban qaasatan kuwa noo soo diyaashey wareysigaan qiimaha badan mashallah sxb ... 1mints suashaa 3 mints JWB ado soo diyaarsade SUALAHA 20mints naga badan mahadsanidiin tan wa full reports horfadhi .
WAXAAN SUGI DONNAA QOF QOF WAREYSI NUCAN AH DHINACA CULUMADA NAGEEYA INSHALLAH QARAXAAN /SHICIBKA .
Si fiican baad noogu sii bayaanisay wareysigii,waxaa la yiri hadal lakala oran og Allena lakala baryi og.wixii aan Ku jawaabi laheyn adaa noo yiri Mr Wariye Horufadhi mahahsanid.anaa haray looma hadlee Maxaa haray ayaa loo hadlaa!!!
Asc
Xashi sanatarka waa salamay waa muwaadin dhaba
Laakin qabashadi qalbidhagax iyo u dhiibidi itoobiya sida uu uga hadlay sanatarka hadalkiisa iyo wareysi dheer uu baxshay qalbidhagax waa kala duwan yihiin
Maadama uu qalbidhagax ahaa halgamaa SOOMAALIYEED oo u dagaalamay dadkiisa iyo dalkiisa waxaana aad ugu cel ceshaday hadalkii sanatarka meesha uu hadalka ka sheegayo
Sanbaloolshe baa i yiri buu yiri balse waxaa iga hoosbaxday inaan arko waa ku qancay
Maadaama uu sanbaloolshe iyo ragii lasocdayba ay dan lahaayen
Balse dawlada SOOMAALIYEED aad bay u dayacday qalbidhagax
Aniga waagas aad baan uga xumaaday in muwaadin misna halgan dheer soo galay inay dawladi ka gaabsatay
Mucaaradkina iyo calooshu u shaqeystayaashi dawlad naceybka ku naaxay ka dhigtay halhays jaaniskas in laga helo maan jeclayn calaa kuli xaal
Hashi please raadi wareysina ka soo qaad halgame qalbidhagax
Runti waa wareeysi an sugayey kadib markii aan daawaday qeeybti koobaad mahadi haidinka gaarto xaashi iyo inta kula shaqeeysaba gudoomiyaha aad buu umahadsantahay runti waa wareysi taariikhi ah.gudoomiyaha khibrad iyo aqoon badan baa kuduugan halaga faideysto inshallah
Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali Somali
waad ku mahadsantihiin dhmn bahda horufadhi media waraysiga iyo arimahaha muhiimka ah sidaad nooguso gudbisaan
Ilaahay qabiilka ha inaga daaweeyo qalbiyada somalidana ha isusoojeediyo
Hashi ilahay haku barakeeyo waad dedalaysiin bulshadiinana waxbaad u iftiminaysan gudoomiyuhu wuu Ku mahadsan yahay sida waayo aragnimada leh ee uu uga hadlay arrintaasi
Asc horufadhi media waxaan idinka codsaneynaa inaad wareysi layeelataan prof maxamed sheeq cusmaan jawaari mahadsanidiin inta igu raacsan like dhag kusii
Mashallaha illahaya qeera ha siyo Abdixashi waa wadsni qeemo leha ingeyer yasani illahaya ha idana xafido umadena Somalia illahaya ha ka dhigo mida quraha allahuma amina
I wish inaan maqli lahyn fahmina lahayn hadala dadka waaya aragaa oo ka tusaale qaadan lahayn waxa uu ka hadlayo cabdulaahi xaashi "dhalinyaro xil doon hana qonine xaqdoon noqda" 😭😭 wa hadal dhaxal gala intii wax fahmaysa 🇸🇴🇸🇴 💓💓 H.M waad ku mahadsantahy ilaahayna waxan kaaga baryaya inuu ajar aan lasoo koobi karin kaasiiyo shaqada adag aad noo hayso 💓💓💓H.M.
Maashaa allah rugcadaa soomaaliyeed ilaahow aduun iyo aakhiraba ku nuuri cimridheer iyo cibaado Suubana ku sii dhalinyaroow is tashta ama danaystaa idiin talin
Maanshaallah horfadhi m alle haidinlajiro abdi xaashi wax wanaagsan baad noosheegtaye xaqa allaha natustay xildoon naqonine xaldoon noqda alow dariiqa nagutosi
Wad mahadsantahay slm xaashi diri dhaba somaligalbed wan lasocona
Wll horay usoco waxaqabad fiican ayad wadaa # horefadhi thnks bro
Masha Allah tabaarakallaah ilaahey haku xafido adiga iyo ehelkaga xaashi runtii aad ayow umadsan yahay gudoomiyaha 💞💖💝❣
Masha all horufadhi media alle ha idinbarakeeyo
somalayyy my Qarabo waxan rajyna inaad mid noqotan incha allh, wayo gajo
nama hayso ee qabiil gajo ayaa nahaysa runtiiii incha allh goor uune baan ka gubdi donaaa
masha allah wan sugeyney warysigan . adeer A haashi ilahay ha ku dhawro walahay kula fikir ban nahay dalkenu midnimu raba isku tashi iyo isu tanaasul ayuu raba, tariikhda dhaxalka ah ee an lahayn ayuu raba in la derso lagu dhaqmo, cadowga dhankasta ino damcay inoguna hareeraysan in laga hortagu raba, Ilahow somali u gargar dantedana garan sii. Salman hasshi walal ilahay ha ku dhawro ajarkagana ha ku laban labo, anagan kuwi wax ku qata hanaga dhigo. ..
maasha alaah walaahi waruntii odaygu qabiil uf ayaan leenahay
Cabdi Xaashi allaha noogu kaadiyo caafimad IYO cimrina siiyo
Masha Allah pro xaashi Allah ku dhowro sidaa noogu dadaaleysid hadaa nahnay umada soomaaliyeed oo adiga kamid tahay wadani
Mahslaalh wariye rug cadaya adiyo gudomiyaha
Thanks horufadhi media
Asc dhaman bulshawenta somaliyeed wan idiin salamay
Waxan kale aan u mahad celinaya Horfadhi Media oo marwalibo nagu dhiiro galinesa si dadyooga Somaliyeed ee mit u noqon lahayen waxan kale oon u mahad celinaya G/aqalka sare oo waqtigiisa qaliga nasiyay si aan u dhagesano xoga kusabsan arimaha somalia dhaman walalaha kale wan ku mahdsantihiin insha allah asc 🙌
Respect! This is well explained and fact-based history!
Allahu akbar waa nin qeymo leh. Riyadaada Allaha noo rumeeyo. Nabad iyo qabiilka oo aan ka tagno.
Asc aad ban salamaya run ahaati Beryahanba waan raadinayey wareysigan mashallaha aadban ula dhacay waa wareysi wanaagsan laba Xaashi Allaha xiftiyo Amina Amina amln
Masha allah waa xoga aad umuhim ah aad bow umahad sanyahay gadomiya xaash mahad sanidiin HM barnaamijka dhulmar faaidoyin kiisa lama kobikaro sisocod wangsn baan ley nahy guul somalia insha allahu🇸🇴🇸🇴✊💔🇸🇴💔🇸🇴💔
Waxaan rajeynayaa wadankeyga inaa ugu shaqeey doono aqoonteyda oo ah maareeynta soo galootiga iyo xaduudaha. Innsha Allah wadankeyga iyo dad keyga 2daaas si fiican ayaaa ugu dadaali Doonaa.!
Waa oday somaliyed kuwii ugu fiicnaa dhanka oow naga xigo dhaxani nagama sogaleyso imtiga llah kuuraajiyo
waaw waxaan ku tilmaami lahaa gudoomiye c.xaashi dhaxalkii ugu dambeyay ee naga soo gaaray hadan dhalinyarada hada joogta nahay.
halgankii eey soo galeen ururadii ka qeyb qaatay xureyntii somaaliya..
mahadsanid mudane
Waraysigii ugu qiimaha badnaa
Ee aan daawado mudoyinkii ugu danbeeyey
iyo mid ka mida hogaamiyaasha dalkayka
Oo i dareensiiyey in aan leyahay dowlad iyo madax daacad ah oo weliba ii og duulaanka iyo Dooxatada ay wadamada derisku nagu hayaan
Inta sida aniga aan qabiilka aqoon jecel qaranimada
Waan qadanay taladaada
Mudane Cabdi xaashi cndillhi
Asc wrxm wbr
Mahad balaadhan ayaan ugu hanbalyeynayaa bahda Hurufahi media iyo xaashi ba
Waraysigan qiima ha badan.
Waxan bogaadaniyaa markale
Gudoomaha aqalka sare baarlaamaanka soomaaliyeed
Mudane Cabdi Xaashi Cabdillahi.
Waxaan rajaynayaa da, yarta soomaaliyeed inaan dhahno dhammaanteen!
Qabyaalad Maya!
QARAN BAANA DEEQA!