Asc mawlid adiga iyo dhaman hawlwdenada HBN iyo dad wynaha kuxidhanba horta way ubadantahay in uu dagaalki sadexad qarxomarka la ego sida ay wax usocdan ILAAHAY baa og waxa dhicidona lakin hadii uuqarxo waxa kujabi dona yuhuda iyo kuwahubka soosinaaya
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Wcs moowlid kuuma cusbii boogga Inshallah waan ku saari liketa iyo shareta 😂😂😂😂😂
Mahadsanid wariye
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
WARKAN XAA SAASIGAA EE HUBKA WAX GEBA GEBEEYA EE RUUSHKA IYO NETO WA KHATARTA ADUNKA
Wnkslmy wllk mowlid HBN Jumca Moubarak ❤❤❤❤ Palestine 🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo Hamas
Wuu raagay mowliid sxp
illaahow u hiili reer falastiin o ka dulkhaad kufaarta ugu horeya mareykan yahuud yurub aamiin illaahow jabiy mareykan yurub yahuud aamiin
Waa laga guuleysan kari yahuuda
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Asc.mawliid.xaaji.Iyo.dhamaan.HBN
Ascwb walaal. Tani waxay caalamka u cadaynaysa inuu Qowlka Allaah dhab yahay. Baarak'Allaah fiik.
Asc waaku sallaamay wallaalkeey mowliid fallastiin guul xisbiga guul butin guul yahuuda ha qaxdo oo qaxootigood lawaay
Intidhimatayi ilaahayi haunaxariisto sxb intidhawacan alahcaafiyo sxb
Falastiin guul guul qaza xor Insha allah
Ilahayi habaabiyo yuhuda sxb
Yuhudahabaabado sxb
Rushkuhanood sxb
London waa meesha ugu horeeyso oo uu nukliyeerka ruushka ku ridayo.
Isaga bax London.
Risaqa Allah ayaa bixiyee
❤❤❤❤
Doqonkan mergiyada dheer Hala rido waa segegere
Allaw falastiin xuuti xisbulaahba Iyo dhamaan muslimiinta gaar ahaan Iyo guud ahaanba guul Iyo gobanimo degdega sii yaa Rabbil caalamiin
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Aduunka Waa Ineey Ogaadan Dagaalka Inuu Noqonayo Xasuuqa Ukraine & Nato oo Loo Geysto Jab Weyn Rushia Waxay Goaan ku Gaartay Ineey Isticmaasho Wax Walba oo Macquul Ah
Allaha gargaar degdega siiyo ree qasa😢😢😢
Yahuud maa balan leh
Allha isku diro Ruushka iyo ree galbeedka handhaco dagaalka aduunka ayaarabi
asc hbn
👍
🎉
Putin aniga wan wata 💪✊
Putin waa hiil hoog reer mudug ah😂😂
RUUSHKU HADUU JILCINWAYO YUREYN
WAXA LAYSLA ADIDONAA LUKNER KASINA WAA QALA LASA ADUNKA WAXKATANA GABABSI AYAY GELIDONAN
VIVO HBN TV
Falastin waa malin jumca sogalayso Alle waxn ugabaryana nabad iyo dagana sho 😢😢😢
Hi hbn waxan siween uguxumahay heshiika xusbula iyo isra,iil maxayelay waxa ugadoominaya xamas
Asc mawlid adiga iyo dhaman hawlwdenada HBN iyo dad wynaha kuxidhanba horta way ubadantahay in uu dagaalki sadexad qarxomarka la ego sida ay wax usocdan ILAAHAY baa og waxa dhicidona lakin hadii uuqarxo waxa kujabi dona yuhuda iyo kuwahubka soosinaaya
Waaku daayey dictator basharul asad dee hadaad tidhaa anuun baa ilaa qiyaamaa kuhor taagnaanaaya waxaasi xagay ku qoranyihiin
Cuno Yarida Haysata Falestin Waxaa ka Dambeeya Munaafaqinta Carabta Masar
Shekadi gaza ey wadan dagalki marki 1 wad ey joojiyen filim ey wadan iyo qayano yahudan rabi umada haka qabto
Mr Putin yaanuu sugin reer galbeedka waayo argagixiso nabadiid ah sidaa darteed waa in uu ka gacan horeeyo oona la dagin
Israel they don't keep promises
Inta ayaka islenayan siriya iyo mucaradkaeda
Mey yuhuda malin walbo so weradto isga shiciyan 😡
Waar israil afar darbi dhexdood ayey ku waalatay wax diin layidhaahdo Israeli meesha mataalo diintaa islaamkaa umadan u wada diina taasaa ilaahay nebiyu laahi Mohamed u soo diray in uu aduunkan aynu ku noolnahay uu gaadhsiiyo hadaad been taagerto ilaa qiyaamaa waar sawdiga adiga iyo ilaahay kala go’ay ilaahay waxba kugu falimaayo ee baduu kugu darayaa heshiisyada aad sheegaysaan ilaahay maaha mid uu inaga yeelayo waar waxan ilaahay ayaa wada israil hadad sidaad doonto u taagerto umad ilashay jabinayaa ma gaadho guul waa haka yaabin guuled adigaaba lagu gaadayaa waanaad garanayne waar naftaada runta u sheeg aduunka waxa masmula dee ilaaahii aburtay ilaaha iska leh samadan iyo dhulkan waxba mabadeli kartid aduun baa waalanaya dee markaa hayna waalina iska daa in aaad taagerto cadaalo daro aad arkaysid waar waynu badheedhnay bal markaa aynu eegno waayaha
Xabad joojin qayano aya loo dhigay xizbulah.
Daadkani bootay nafta noga qaden
Dab.ririd
Yuhudahabaabado sxb
Yuhudahabaabado sxb