TAKSIILIHII KU EEDAYSNAA KUFSIGA OO SI LAYAAB LEH U HADLAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • AXMED CALI TAKSIILIHII KU EEDAYSNAA KUFSIGA OO SI LAYAAB LEH OGA HADLAY DHIBKII SOO GAARAY | MARKHAATIGA NOOL
    • TAKSIILIHII KU EEDAYSN...
    SOURCE: 2 IDF soldiers killed, 24 wounded in Iraq drone attack on Golan Heights base
    Military probing why sirens did not sound for second explosive UAV launched by Iran-backed militia at northern Israel www.timesofisr... .
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
    Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
    .

КОМЕНТАРІ • 100

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 дні тому +6

    Alxamdulillah ya Rabb
    Mashaa Allah Axmed
    Hambalyo Hambalyo
    Waa guul inaad heshay xoriyadadii kiiskiina aad ku guuleysta, barakooba adiga iyo familygaba🙏❤️

  • @HousseinYare
    @HousseinYare 2 дні тому +4

    Waa man yataqillah yaj alhuu amarii yusraa mashallah mashallah 🎉🎉🎉🎉

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 дні тому +11

    Sheikh Axmadoow xaqaaga haka harin adiga dib udacwee .

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 2 дні тому +3

    Waxaa isoo sawirantay malintii ugu horeeysay o dhibka ku dhacay Abahaan somaliyed dulmi in lagu hastay oo illaheey bari yeeli doono qofka muminka waa la imtixanaa Alxmdullh

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب

    Alxamdulillah illaahi mahad usugnaatay
    Shayaadiintii warka xun baahineeysay illaahi ha hoojiya .

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дні тому +6

    MAASHA ALLAAH HADDUU XOR YAHAY MAANTA OO UU KA BADBAADAY MUSIIBADII LALA DAMACSANAA

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 3 дні тому +4

    Maashaa allah alle ayaa beri yeelay

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 3 дні тому +5

    Alxamdulilaah qalbigega maba gashan inuu danbi galyey mashlah mabruk

  • @addeguled
    @addeguled 2 дні тому

    Mahadsanid abdihafid Somalida iyo carabta. Dadka kale waakadanbi badan yihiin xaga hubsiimo la aanta

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 3 дні тому +2

    Alx allihii kaa bad baad shay dhagartooda baa mahadaa iska leh ee ku bari yeelay aduunka hadaadan cadaalad ku helina aakhiraa meelna lookala baxsanayn dhib danbena alle kuma tuso adiga iyo aabo kastoo soonaliyeed alle hanoo kiin xifdiyo iyo wlala kastoo somaliyeed ba aamiin 🎉🎉🎉🎉

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 3 дні тому +2

    Subax wngsn my bro idin salaamayaa Axned dhamaan asxaabta
    Alxamdulillah Allah qaadir ah oo caadil ah Hambalyo qac baa yeertay ku wa hadimada kula rabay 👍

  • @mukhtarhosh6519
    @mukhtarhosh6519 День тому +1

    Alxamdu lilah, ALLAHA nacafiyo maalintii kiiskan aan maqlay ayaan niyada iska idhi Odayga intan leeg maxaa ku kalifay, Anigoon waxba hubsan, halkaas waxaa iiga baxay in inta aan noolahay xataa niyada aanan Binu Aadam ka xakumin.

  • @anzalhassanabdi8093
    @anzalhassanabdi8093 2 дні тому +1

    Masha Allah wll so dhawow wan ku faraxsanahay inaad xuriyadadii heshay

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 2 дні тому

    Ilaahey baa ku milashey baa mahad ley wiilkas usoo celiyey xornimadiisa
    Xaqiisa allaha ka siiyo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 дні тому

    Maashaa Allah , marumaysan way kaa sheegeen, gabadhaada say kuugu dooday waa gabar fiican

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 дні тому

    Alxamdulillah Masha Allah tabarakallah Guuleysta dhamantiin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 дні тому

    Alxamdulilaah ilaahey hakaa qabto cadawga adiga iyo dhamaan inta dulman❤🎉

  • @AbdirisakRaska1
    @AbdirisakRaska1 3 дні тому +4

    WALAALKEEN AHMED WAAN SALAAMAY. XAQA AYAA UHIILIYAY WALAALKEEN

  • @sahraGaalib
    @sahraGaalib Годину тому

    Maasha Alah samirka alaha kaa abaalsiiyo

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 дні тому

    SUBXAANALAAH. ILAAHOW. DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🏼

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 2 дні тому

    Maasha allah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 дні тому

    Wariye cabdixafid
    Guuleyso Aduun iyo Akhiro wll❤

  • @siradm
    @siradm 2 дні тому

    Iska soco masoconayso laakiin, waa in magdhaw la siiyaa dadki waxaas ku sameeyayna ay ciqaabteeda maraan. Ilaahay swt ha u yassiro

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 дні тому

    MAASHA ALLAH. ALLXAMDULILAAH. ILAAHAY. CADOWGA HAKAA QABTO. AAMIIN YAARABI 🤲🏼🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 2 дні тому +2

    Nimankaas inay wax dilaan meesan rabin ee inay wax dhacaan ayay rabeen laakiin next time samee foojignaan daaqadahana hafurin ilaa aad dareentid amaan inuu yahay dhulka tankale apka ha xirin ugu yaraan inay cadeemo kuunoqdaan 🙏

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 дні тому +1

    Subxaana Allaah

  • @SafaOsman-n1d
    @SafaOsman-n1d 3 дні тому +5

    Dadka waxany hubin sheega waliba nagaha TikTok joga tolow maxa uu danbeya akhiradoda

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 дні тому +1

    Alxdulilaah wa ilaah mahdii inu maanta na hor yimid waan sugayey maanta oo kale weli kuma fekerin durkaas inu nin xas ah inu wax ka dayayo cunug yar oo u dhali karo subxanaallah maya kuma fekerin Alxdulilaah noo xfd abayasha habeenki shaqeeya weliba

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 дні тому +4

    Haka yeelin waa inaa iyaga markooda jailka ku xirtaa lawsuit ayaa jira inaa shaqo la aanta aheed iyo dilki ayku duleen

  • @aishamuse3271
    @aishamuse3271 2 дні тому

    Alxamdulillah, Illahay baa mahad leh.

  • @SadiqAli-pb3zs
    @SadiqAli-pb3zs День тому

    Soo dhawoow wll

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 дні тому

    ISKA cafi walalaha qaldamay weya inta somalida Ku gaftay Wana Ka xunahay waxi kugu dhacay wll cafiska wax fican weya somalida qabyalada Ka tanbadiasay

  • @mohamedlibaan2957
    @mohamedlibaan2957 2 години тому

    Miskiin walaahi way gaadeen lacag bee rabeen waan aqaaanaa maalintii kow aan dhahay waay nabayaan because naagaha halkaan iyo naarta naagahaan xanyun badan sheeydaan

  • @SamsamHassan-p3g
    @SamsamHassan-p3g 3 дні тому +1

    Ilahay ba bari yelay somali inbadan xumanta walaalohod bay jecelyihin asagana waxan leyhay walaal gariga kamiro kuxiro dhibtas kumasogartrn hadii kamiro kuxirnanlahyd

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 2 дні тому

    Alxamdulilaah

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 2 дні тому

    Allaha akbar

  • @khalif-w
    @khalif-w 2 дні тому

    Alxadullilah

  • @Umo580
    @Umo580 2 дні тому

    MAANSHALLAA ♥️

  • @FadmaAhmed-e1t
    @FadmaAhmed-e1t 17 годин тому +1

    Wariyaha kaliya en warkisa kukalsonahay

  • @umuridwan5485
    @umuridwan5485 3 дні тому

    ASC axmed xaqisa harad sado dadkana ha cidho kis hakufuro

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 2 дні тому

    Lakin maxad u tegayas policy inatatd guriga iyo phone radasanyso?

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 дні тому

    Axmadow wasodhaweynaya walalken aniga koley maaminin warki an maqlay warkas lkn somalida intoda badan wa indha kugaradla yaal waxyala an wanagsaneyn ayay iskasoqoran hadi wax wanagsan laga hadalayo iyo hadikalaba

  • @hindanur1296
    @hindanur1296 2 дні тому

    Alxamdu Lilaah hadii eyba nafta kudhaafsiin

  • @fartunsalah6305
    @fartunsalah6305 2 дні тому +1

    Asc sheeq adiga maxkamad u Qabso

  • @Fatush-k9w
    @Fatush-k9w 2 дні тому

    Ilaahay baa naftiisa u badbadiyay

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 3 дні тому

    Sodhoow wllo❤❤❤❤

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 3 дні тому

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 День тому +1

    Somali people please donate money to this brother so he can have good lawyers and help him out

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 7 годин тому +1

      Axax jazakallahu khayran sis. Allahuma baarik ❤❤❤

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 7 годин тому

      Masha allah tabarakallah. Weriye Xabdixaafid iyo shiikh Axmed. Alxmdulillah xamdan kathiiran 😢. Subxanallah maxa marki arinkan dhacay tiktok dad ku shiteen😢😢Subxanallah. Tolow maxay hada dareemayan?

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 3 дні тому

    قريب

  • @mahadyasiin-k7w
    @mahadyasiin-k7w 2 дні тому

    aad ayuu u nasiib badanaa wax intaa ka sii badan ayuu halis ku sigtay

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 2 дні тому

    dambigisa allaha dhaafo kuwa dulmilayashana allaha kaqabto

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p День тому

    Farax somaliyow shekadu wey kulushahe ee hishilaliya Allah waxhilashey galadan qatartodu wahalis ee Allow nagaqabow

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 День тому

    This guy needs to sue the police department Uber services and he needs a good lawyers

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 дні тому

    ilahay ayaa ka badbaadiyey aniga waligey ma aaminin inuu xoogay

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 2 дні тому

    Somalida Qurbaha TAXIYADA ku wado hal cilo ayey ka siman yihiin dhamaantooda !! Maya yaqaaanan CCTV CAMERA in lagu xirto gaariga !! Waxaas oo muran ah ma imaadeen qof walbana safe ayey u ahaan lahayd....

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud6530 3 дні тому +1

    Dadku xolo ma ahan hadey ayagu fasaxen qofka ay sharaftisa ayku ciyaren sow xaq umalaha inu asaga dacwad ku ogo qofki asaga masabiday danbi usan galin ku nabay

  • @LJama6119
    @LJama6119 3 дні тому

    Ilaahay ha garab galo ninkaa balaayuu arkay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 16 годин тому

    Soomaali intay isleeyihiin ixsaan Samee ayey dhibasto kala kulmayaan wadamada aad joogtaan shuruucdooda ku adkaada

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 2 дні тому

    NINKII laftiisi miyaaa Manshallaah

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 3 дні тому

    عجب

  • @cabdiraaxomaxamed
    @cabdiraaxomaxamed 3 дні тому +1

    Ruuxa waxaasi kasuuroobi iyo ruuxakaleba waa lakalagaranin ninkani waaba ruux culimo ah

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 3 дні тому +1

    Wlhy waxaan ka xumahay in ay qof aan ogey wuxuu yahay anoo hooyo ah iyo anoo wiilal ila dhashey dadka aflagaadeeyey waxaan leeyahay sorry may bro 😎 😢😢😢😢😢😢

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 дні тому

    ARMAY GABADHU SHIRQOOSHAY GABADHU MAXAY KU JAWAABTAY NIMAKII DHIBKA GEYSTAY MALOO SOO QABTAY SU'AALIHII MUHIIM KA AHAA MAADANWEYDIIN CABDIXAFIIDOOW .

  • @amiiraali3823
    @amiiraali3823 3 дні тому

    Ninkan xadhigiisa xaliimo qasare midhan ayu bananka keenay naaga somalida ka waashay o galada u niikiya habar alle haku ride waxay cunan sharafta raga somaliyed

  • @akak5801
    @akak5801 2 дні тому

    Why he doesn’t call the cops in the spot?🤔

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 2 дні тому

    Adoon dhaqaaqin maxaad police u waci weyday dhibkaas oo dhan ma marteen

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 7 годин тому

      Wll sowka dhahay tilifonki way iga qaateen.

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 День тому

    Qofki abaha maskinka ku gafay manta Muxu daremi

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 3 дні тому

    HADUU KAMARA GAARIGA KU XIRAN LAHAA WAXAAN OO DHIB AH MA MAREEN SOOMAALIDU WAA DAD CARELESS ISKA AH.BAABUURTAAD WADAAN KAMARA KU XIRTA DHULKAAD JOOGTAAN MIDAB IYO DIINBA WAA LAYDIN NECEB YAHAY ALXAMDULILAAH ILAAHII KU BAD BAADSHAY

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 3 дні тому

    illahey garabkada hagalo waxba helay abahaan somaliyeed

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 2 дні тому

    Awalba wan ogaa bilaa danbi aha waa qisadi nabi yusuf o kale

  • @hassanhared4521
    @hassanhared4521 День тому

    ninyhw clipkn ftxiyo cabsiye halo diro

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 3 дні тому +1

    Markay dhacdadu dhacday muxuu police ka ugu yeeri waayey

    • @deeqaabdi.j3136
      @deeqaabdi.j3136 2 дні тому

      @@munaaden9549 intay dileen bay katageen qof kalaa soo qaaday isago dhaawac daran ah isbital bu geeyay qofki alxmdulilah alle ayaa xaqiisa cadeeyay

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 2 дні тому

      Muna,telfankisa ayeey ka qadeen

    • @aminanadif8846
      @aminanadif8846 2 дні тому

      @@munaaden9549 walal telephone bey qatene they take his phone

  • @MaryanHersie
    @MaryanHersie 2 дні тому

    Anigu malinki u horeysy ayan sheegay in la qiyaany miskinka

  • @HalimoJaamac
    @HalimoJaamac 3 дні тому

    Alx ilaahy kugumo so celiyo dadkaas

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 3 дні тому

    Aaway shalay dadkii caaayay ninkaan maskiinka ah, Soomaali maryooleey

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 2 дні тому

    soo lama dhihi Karo naagta ayaan walaalka mishinka galisay lagu dilay

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 дні тому

    Aujourd’hui

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 дні тому

    Maad weydiin waxa fashiliyey kiiskiisa ee loo sii daayey, anyway, waxaa halkaa ka soo baxday in somali taxi drivers aanay haysan hub sharciyaysan oo ay isku difaacaan.

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 День тому

    Ayaga dacwo kufur sumcadadi eey kucayaren

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 2 дні тому

    Siduu boliis ugu yeere tell baa laga qaatayee

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 дні тому

    Appelle moi aujourd’hui 😂❤

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 дні тому

    waa in xaquuqdaadi aad maxkamada kaga harin oo looyar adiga qabso

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 дні тому

    Alow ugaargaar wofkastoo ladulmay

  • @jamalportal73
    @jamalportal73 2 дні тому

    Aawey naagihii dhilooyinka ahaa ee Somalida sheeganayey ee ninkan iyo ragga Somalida caynayey.
    Naagahaasi waa eeyda naarta.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 дні тому

    Regarde autour de toi

  • @shueb123
    @shueb123 3 дні тому

    Shirqool ayuu ahaa,,naagta ayaa ugeeysay tuugadas dhibka ugesatay

  • @saidmuse3138
    @saidmuse3138 2 дні тому

    Soomaaliyeey Ninkaa miskiinka ah siiya Raali gelin buuxda waayo in badan ayaad caydeen

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 3 дні тому

    Dambi😂nocas oo kale ah maba dhacdo

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 2 дні тому

    You tube baradii warka xun ka sheegay danbi dhaaf ha waydiistaan