Asc asaxabay , qofku xaaqa iyo dacaada alle haduu ku dadaalo waxba kama halabayan. Shaqo kalee oo ti ka fiicaan ayu heeli doona In shaa allah . Guulayso ayan leeyaha ninka la dulmiyay . Mahadsanid abdihafid iyo Ustaadka kalee.
Mnsha allah walaalkeen ninkaas lagu xad gudbay ,sharafkiisii iyo cirdigiisii ilaahay ha xifdiyo,isaga iyo familkiisaba, dadkii ku xad gudbayna ilaahay danbi dhaaf ha waydiistaan
Dambiga ninkaas ayey ka galeen ee inta aysab Allah dambi dhaaf waydiisan ninkaas ha waydiistaan cafis waliba si public ah. Kadib dambi dhaaf Allah waydiistaan.
One minute maan rumaysan inuu odaygani falkaa gaystay It's on record.........................Nin 63 sano jira kana waynaan kara oo qurbaha lays wada yareeyay Oo Xaaskiisii La Joogto Muxuu Ku Falaa Canug Yar Oo gaalad Ah Oo Kaadi, xaar Iyo Matag Iyo Khamri Ka Soo Uraayo........................Dumarkii Tirada Badnaa Ee Duqa Ijaafeeyay Tiktok Raaligalin Ha Bixiyaan Oo Aakhiradooda Ha U Tudhaan ......................Wa Laahu Aclam.
Alx marka hore marka 2- Hubsiimo Hal baa la siistaa marka aad maqasho dhacdo sidan oo kale ah iska ilaali xukunka dag dag ah 3- Waa inuu magdhow raadsadaa sababta oo ah inta badan somalidu marka la dhaho free baad tahay naga daa buu ku dhihi dacwada
Subxaana allaah alle ayaa xaqsoore ah soomaali khadar ayey ku sugan tahay rabigeen waa cadaali waana dad fudud laakiin waaba dad aan aqoon fiican lahayn maadi iyo diini marka alle hayna xafido
Waxay ku tusaysaa kiiskaani in uu cadeeyey inbadan oo soomaalida social media yaha ku jirtaa ay yihiin faasiqiintii ilahay nagu yiri cadeysta warkooda oo markiiba horey haka rumeysanina iyo in ay waxa ay sheegaan oo badan ay been iyo hubsiino la aan for iyo ceebeyn ay u badantahay Waxay kale oo cadaynaysaa in soomaalidu ay noqdeedad u nugul in ay been kasta rumeystaan oo hubsiino la,aan war beena faadiyaan
Maalintii ugu horaysay ee aan ninkaa arkay waan dareemay inuu qof elhu diin ah oo daacad ah yahay lkn waxan la yaabay baran barooyinkii Somaliyed ee laga rabay inay qofkooda u hiiliyaan oo all media ka fadeexsynaya kuwas ilaahay umada haka qabto. Alhamdulialah he is free now
Masha Allaah Alhamdulilaah 🤲 dadkena somali xaaq Alle ha tuuso dulmiga waa wax xuun wlhi waxaan la huubin aya lagu aqiiro iyo aduun beel lagu gala tiktok wax ka socaday caafis weydisata ninkan SubhanAllaah Alloow xaqa na wafajii amiiin 🤲😭
Allahu Akbar Maasha Allah Waa farxad in free uu yahay Alxamdulillah Allah ka badbaadiyay dhagartooda xaqu ma qarsoomo 👍
Alxamdulilaah wllkeen Soomaaliyeed denbi laga waayey waan u duceeyey walaahi anigoo is aqoon ilaahow dadkeena Soomaaliyeed badbaadi aduun iyo Aakhiro.
Mashalah Alahu Akbar Ilahay ba mahadsan walaalkeen bari yeelay
Alhamdulillah, Sharafta Ilaahay siiyey walaalkeen Cinda kama qaadi karto. Maansha’Allaah Walaalo Caafimaadka & Sharafta Ilaahay ku siiyey ku noolaw.
Wa ka xunahay dhibkaas Ku dhacey walaalkas. Janno Allaha ugu badalo.
Allahu Akbar Kabiiraa. Illahow adigaa xuuman oo dhan ka hufan.
Runtii Somalidu waanu deg deg badanahay. Aad baana loogu fududaaday ninkaa odayga ah. Illahay baa uga hiiliyey shaydaamadii rabay in ay sharaftiisa iyo dadnimadiisa baabi'iyaan. Alhamdulilah rabbal calamiin.
Mansha Allah Alxamdulilah Allah ayamahadaiskaleh
Maansha allaah ❤❤❤
MAsha Allah Allahu Akbar
Masha Allah ❤ Tabaarka Allah ❤❤☝️☝️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Asc asaxabay , qofku xaaqa iyo dacaada alle haduu ku dadaalo waxba kama halabayan.
Shaqo kalee oo ti ka fiicaan ayu heeli doona In shaa allah . Guulayso ayan leeyaha ninka la dulmiyay . Mahadsanid abdihafid iyo Ustaadka kalee.
Maan shaa alaah qofka iimaanka leh ALAAH AYAA ilaashanaya ❤❤❤
Absolutely correct.
Allahu Akbar walahi waladul miye Allah ayaugargara Alxamdulilah
Haa bintii
Alxamdulilaah💜
cidii Ilaahay Badbaadinaayo ayuun baa badbaada✌️✌️👏👏🤲🤲🤲
Wiilkaan waxaan leeyahay magdhow ka qaado why intaasoo maalin ma shaqeyn familkiisana waad ku ridiin murugo iyo dhibaato plz ka qaado magdhow 👍👍👍👍
Ala mahad leh❤❤❤❤
Maasha allah ,guul Allah dahiriyey ee somali iyo gaalo waxba loguma kala harin wbt.
Alxamdulilaah ❤❤❤❤ Allaahu Akbar❤❤❤❤
Maasha Allaah illaahey ha xafido,xaasidna illaahey ha ka Qabto.❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁 illaaheyow adigaa mahad leh oo adigaa xamsi iyo shukri leh.
Oh miskiin ilaahey ayaa caawiyey madha allah
Mnsha allah walaalkeen ninkaas lagu xad gudbay ,sharafkiisii iyo cirdigiisii ilaahay ha xifdiyo,isaga iyo familkiisaba, dadkii ku xad gudbayna ilaahay danbi dhaaf ha waydiistaan
Dambiga ninkaas ayey ka galeen ee inta aysab Allah dambi dhaaf waydiisan ninkaas ha waydiistaan cafis waliba si public ah.
Kadib dambi dhaaf Allah waydiistaan.
Mansha Allaha tabarka,Allaha ha ku xiffiyo.but ka tasho
Alxamdullillah haddii Illaaheey beri ka yeelay ,waan ku farxay haddii Xuroobey oo Sharaftiisa usoo noqotay .
Mashallah Allahu Akbar
Manshallah
Masha allaah Abdihafid waxad tahay qof soomaalinimada ey ku weyn tahay horey u soco
الحمدالله.
i knew he was innocent am so happy for him and somali people ❤
Miskiin illaahay baa caa wiyey raga tagsiilayaasha ah. Kamaroku xirta gaariga ad ku shaqaynaysay❤
Alhamdulillah
HOLLYWOOD WAA SUGAYNAY SOO DHOWOW SUXUFI ABDIRAHMAN THANKS A LOT
Welcome you are freedom brother❤
Masha allh waaku faraxsanahay hadiiba uuka badbaaday Alle ayaa mahadaa usugnaatay.
اللّه أكبر اللّه أكبر اللّه أكبر
ولله الحمد والمنة .
Alxmdulillah waku farxay wiilka miskinka. Naagahan wa wasakh
Masha allh
Mashallah Allah khabiri 🙏🙏🏽🇸🇴🙏🏽 Don’t judge people before you know
ALXAMDULLILLAAH ILAAHAYGII NAGA FARXIYAY AYAA MAHADLEH
Alx aabahaas ilahey galadaas shartooda ka badbadiyey❤😊
Masha allah illahay cadowga haka qabto beryahan waa sida keliya ay dumarka qurbuhu lacag ku radiyaan competition waa shaqadooda illahay haka qabto cadowga
ALLAAHU AKBAR WALILLAAHIL XAMDU MA SHAA ALLAAH
One minute maan rumaysan inuu odaygani falkaa gaystay It's on record.........................Nin 63 sano jira kana waynaan kara oo qurbaha lays wada yareeyay Oo Xaaskiisii La Joogto Muxuu Ku Falaa Canug Yar Oo gaalad Ah Oo Kaadi, xaar Iyo Matag Iyo Khamri Ka Soo Uraayo........................Dumarkii Tirada Badnaa Ee Duqa Ijaafeeyay Tiktok Raaligalin Ha Bixiyaan Oo Aakhiradooda Ha U Tudhaan ......................Wa Laahu Aclam.
Allaha baa uhiiliyey Alxamdulillh ❤
Wa imtixaan xag alle laga tusay. Sabarkiisa ayaa alla ku badbaadiyay
الله أكبر كبيرا والحمدلله كثيرا
Allaahu Akbar, Alxamdu Lillaah
Allahuma yasiirhum🕌
maansha allah ilaahay ayaa mahadaa iskaleh muskiibkaa ladulniyey uhiiliyey ee lagu xadgud cirdigiisii iyo sharaftiisii ilaahay abaalkiisa jatul fardawsa aclaa walal
Maashaa allah maashaa allah allah ayay mahad I dilkeed u sugnaatay bari yeelay aabaha soomaliyeed
C.xafiid iyo c.raxmaan aad bad umahadsan tihin Masha alaah sifiica baan idinku xirnahay mahadsanid
Allahumahfaadhuum🏘️
Alxh allaahu akbar
Masha allah marka dacad tahy alle sas kula jira o u garabkaga yahy alla mahd u sugnatay
Mashallah
Alxamdu lilaah.alaahu Akbar
Waa in ay magdhow siyaan ninkaas maskiinkaah
Aadban ugu farxay aabahas somaliyeed ee dulmiga ka badbaday
Adigana soo dhawaaw❤❤
Somali ayadaa xasad isku ah waa shar wadayaal😢😢
He has to sue them and seek compensation for harm and damage they have caused to him 😢
Alaahu Akbar
Masha Allah Illahay baa kafurfuray .Lakiin waa in mag dhow lasaara waayo sharaftiisi bay ku ciyaaren
waad mahadsantihiin
labadiinaba .
Masha.allaah ALLAAHU.AKBAR ALLOW ADIGAA MAHAD OO DHAN KUU SUGNAATAY ALX
Alxm laah alamahadle❤❤❤❤❤
Maanshaa allah nebi yusuf sidii ku dhacday oo kale ha samro ilaahay ayaa u qoray
Illahay ayaa marqati usoo diray waa cajiib waa naaga alle iyo adeecida rabi illahay aya xafiday masha allah illahay aya uhiiliyey
Allahu akbar ilaahey aya joogo meeshi maskiin loogu heshiiiyo
Mashallah tabarakallah alxamdulillah ilahayow adiga mahad odhan ku iska leh waa imtaxane dambi dhaaf allaha uga dhigo walaalken inshallah
Mshaa allaah
Okay
Brit somaali midiya asalaamacaleykum masha alaah
Alxamdulillah illaahi baa mahad usugnaatay
shayaadiintii warka xun bun buunisay illaahi waxa eey muteesteen ha oogu abaal guda .
👍👍♥️♥️
Alx marka hore marka
2- Hubsiimo Hal baa la siistaa marka aad maqasho dhacdo sidan oo kale ah iska ilaali xukunka dag dag ah
3- Waa inuu magdhow raadsadaa sababta oo ah inta badan somalidu marka la dhaho free baad tahay naga daa buu ku dhihi dacwada
Ilaahow adaa u hiiliyey axmed alxamdulilaah
😢
illaahi baa badbaadiya .
Ilaahay marku ku bariyeelayo isaga awood u Leh alxmdulilah waa war an ku diirsaney
Allaha u gargaaro Ahmed, sabirkiisa Allaha ka abaal mariyo.
XAQA AYAA UHIILIYAY WALAALKEEN الله اكبر
Subxaana allaah alle ayaa xaqsoore ah soomaali khadar ayey ku sugan tahay rabigeen waa cadaali waana dad fudud laakiin waaba dad aan aqoon fiican lahayn maadi iyo diini marka alle hayna xafido
من يتقي الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب
Mashaa.Laah.alaamahadle.sirmaqabe.saab.baa.biyo.uceliya..waana.kufarax.sanahay.......
Maansha Allah maskiin la dulmiyay ayuu ahaa
Maasha allah
Illaahy arkay
Waay dulmayeen
Allah ayay mahadi u sugnaatay bari yeelay
Waxay ku tusaysaa kiiskaani in uu cadeeyey inbadan oo soomaalida social media yaha ku jirtaa ay yihiin faasiqiintii ilahay nagu yiri cadeysta warkooda oo markiiba horey haka rumeysanina iyo in ay waxa ay sheegaan oo badan ay been iyo hubsiino la aan for iyo ceebeyn ay u badantahay Waxay kale oo cadaynaysaa in soomaalidu ay noqdeedad u nugul in ay been kasta rumeystaan oo hubsiino la,aan war beena faadiyaan
Allahu Akbar
Walaalkey plz waxaan kaa codsanayaa wiilkan waxaad sameysataa camiro baabuurkaaga horey iyo gadaal qabaneyso plz👍👍
Alxamdullillaah illaahay sharkooda haynaga qabto illaahay haka badbaadiyo
Mansha ❤ alah
Maalintii ugu horaysay ee aan ninkaa arkay waan dareemay inuu qof elhu diin ah oo daacad ah yahay lkn waxan la yaabay baran barooyinkii Somaliyed ee laga rabay inay qofkooda u hiiliyaan oo all media ka fadeexsynaya kuwas ilaahay umada haka qabto. Alhamdulialah he is free now
Subxaanallah illahay ayaa mahad iskalleh somalina waxba mahubsato illahay guushiisa ha u saidiyo xaqiisana ha siiyo
Wall xamdulillah warbilcalamiin walshugrilillahh illahayow qofkii la dumiyo ba xaqiisa u muuji
Masha Allaah Alhamdulilaah 🤲 dadkena somali xaaq Alle ha tuuso dulmiga waa wax xuun wlhi waxaan la huubin aya lagu aqiiro iyo aduun beel lagu gala tiktok wax ka socaday caafis weydisata ninkan SubhanAllaah Alloow xaqa na wafajii amiiin 🤲😭
يحيا العدل ( ان جاءكم فاسق بنبأ فتبينوا أن تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا على ما فعلتم نادمون)
waan kaxumahy waxa kudhacay axamad
SomalidA qaarkood ayaa gaalada uga darnaaa
Waa cajiib somali waxan kulayabaa degdega xumaanta iyo negativeka weliba qof wlalkod ah oo somali ah xumanta lagula degdegayo meshay ka difaaci lahayeen waa arimaha mucjisadoda wata maryooley iyadii meel kasta isku mashqulsan cajaib sheikhow.
Ilaahow kabadbaadi shartooda