Xog Culus: Muxuu salka ku haayaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Xog Culus: Muxuu salka ku haayaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe

КОМЕНТАРІ • 55

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 12 годин тому +4

    Walaahi sidan somaliya ku jirtaa dawladnimo laguna gaarayo

  • @Abdulqadir-ok4dg
    @Abdulqadir-ok4dg 21 годину тому +4

    Wlhi cali wa qabyaladeyste

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 9 годин тому

      Xitaa adaa ah -Soomali oo dhan ayaa qabyaaladiiste ah.

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 12 годин тому +1

    Walahi xoog waxaan ahayn dowladnimo laguna gaarayo

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 14 годин тому +2

    Sifiican udhigteen,
    Mahadsanidiin

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 10 годин тому

    Xaqiir baatahay Xaraarow

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 9 годин тому

    Ali harare❤❤❤❤yassin❤❤❤

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 10 годин тому

    wariyahan waa weriye caaqil ah❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 18 годин тому

    Ragaan yaa wadanka ka qabta inteey reer reer gurayaan wadanka waxaa waadan doono Cadow horor ah!!
    Soomaaliyeey fura idhahiina🌿🇸🇴🌿🇸🇴☘️🇸🇴🌿🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🌿

  • @yahyeibaar6089
    @yahyeibaar6089 13 годин тому +1

    Sidee doorasho qof iyo cod u dhaceysaa iyadoon nabad la hayn muqdisho lagu dilayo dadkii waxkale iska daaye

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx Годину тому

    Salaan sare wariye Cali Harare iyo Yassin Ducale iyo bahda Somali American tv Xogmal media.

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 20 годин тому +1

    Axmed waa geesi warkiisa waa cadyahay

  • @rahmaarab4749
    @rahmaarab4749 2 години тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 19 годин тому +1

    SSC waa’ayo calow 🤔

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 15 годин тому

    Ka wareyso ka wareyso Xaalada madasha qabiilka iyo qurunka ka warayso

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 20 годин тому

    Axmed waa ninmawaadhin somaliya a ka badbaadiyay hog dheer oo ay ku dhici lahayd

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 18 годин тому

    Siyaasiyiinta. Soomaaliyeed ee hada Ina hortaagani. Waa. Kuwii dalka dumiyey nabadna lahelimaayo illaa. Illahay inaga hordhaqaajiyo dhamaantoo umadu illahay ha baryaan

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 9 годин тому

    QABYAALAD AA KU HEYSO ALI HARAARE

  • @AbdillahiMadarr
    @AbdillahiMadarr 18 годин тому +2

    Ali wa siyaasi fiican

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    War meesha wax wanaagama arko
    Daarood laga bixi maayo

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 18 годин тому

    Laba kooxood. Oo daalimiin ah ayaa. Shacabkii. Dhiigii. Ka jaqay gocondhona dhulkii ugu shubay. Waa. Alshabaab. Iyo. Siyaasi. Aan. Xishoon oo damqan

  • @JamaalAxmad-j8i
    @JamaalAxmad-j8i 19 годин тому

    Asc today yaasin xagee ku maqanaa

  • @yahyeibaar6089
    @yahyeibaar6089 13 годин тому +1

    Galmudug waxay ka weyn tahay ooka kheyraad badan tahay puntaland sidaa darteed maa mul goboleedka keliya oo dadkiisu meel walba degen yihiin oo canshuurbixiyaalka ugu badan ah weeye oo xaq u leh inay dalka madax ka noqdaan

  • @rocky4066
    @rocky4066 16 годин тому

    caliyoow background casaanka ah aad ayuu u qaabdaranyahay fadlan ka baddel muuqaalada oo ku celi siduu ahaanjiray

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 14 годин тому

    Laan gaabyada daarood uqdad badanaa

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 15 годин тому

    ASC Cali Xarare Masha Allah Aniga Fikirededa Ruun badi ka hadeshey Somalidu hadae Ruunta ii so shegi lahayen waxi baa Mahabad halaben Iisha Allah Delikan Niman Dacad baa uu ii mani dona

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 18 годин тому

    Waxaad ka hadlaysaan hawiye action group ma maqli karaan

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 годин тому

    Xasan shiikh dadka iyo maamulka buntiland wax wanaag ah marna uma gelin xumaantiisuna waxba kuma yeeli karo

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 16 годин тому

    Khaatumo waa in laqoonsadaa

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 14 годин тому

    Nin baahan qaran maloo dhiibo
    USA

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 20 годин тому

    Eelaay ma miwqif bayleedahay

  • @JamaalAxmad-j8i
    @JamaalAxmad-j8i 19 годин тому

    Sry oday yaasin xagee ku maqnaa bariga dhexe

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 18 годин тому

    Wadanka Waxaa qaadan doona cadow horor ah!!

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 6 годин тому

    Laga bilaabo January 1991 waxaa joogsan la' wuxuuu yiri & waxay tiriiii.!

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 12 годин тому

    Waligeen ma waxynu ku jiri heel baa diidan

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed9516 16 годин тому

    Puntland iyo khaatumo lama joogaan alshabab lama joogaan unisom lama joogaan itoobiya. Sida dawlad goboleeeka kunturka somaliya . Kamaba dhici karto doorasho qof iyo cod ah 2dii ay ka dhici lahaydna maba joogaan.

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 20 годин тому

    Adigu laftigaa waxaad kala saartaa xurgufta den iyo madoobe u dhaxayso iyo masiirka umadda.tan kale xamsa Axmed ma keenin waa xusbiga xasan xoghayntiisa ayuu ahaa

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 20 годин тому

    Doorasho qof iyo cod waxay u baahantahay kow alshabab waddanka in lagu xoreeyo labo dadka in la diinwaan galiyo ama la tiriyo.

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 20 годин тому

    Xamse waa wax matare maqane mooge marxuum iyo wixii lamida

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 21 годину тому

    Kan ayaa waliye lagu leeyahay farmaajo ayaa laga diiday ayuu leeyahay war halkuu ka talinaayey farmaajo dalkii oo dhan buu shabaabka iyo abii axmed ku wareejiyey asagana dal jirka dahsoon ayuu isku soo koobay war shabaabka waa update 😂😂😂

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 9 годин тому

    2dii doqon ee SSC necbanaa kkkkk isu jiibiya.

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 16 годин тому

    shaydaan madoobe siduu farmaajo yeelay hala yeelo cir iyo dhul hala godoomiyo

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 12 годин тому

    DAAROOD MA XISHOODAAN!!!!!.KHAATUMO, MA MAAMUL BAA????.XATAA SHARCIGII AY DHIGTEEN, AYEY KUFSANAYAAN!!!!!.

  • @SaedAmareh-b4b
    @SaedAmareh-b4b 17 годин тому

    War odaygii yaasin ducaale xaguu ka dhacay ma cali xaraare ayaa meheradisa ka eryay tolow

  • @CyanogenEstimate
    @CyanogenEstimate 12 годин тому

    Walker Daniel Williams Matthew Walker Elizabeth

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 10 годин тому

    Aar ninyow mar danbe ku daawan maayo waayo reer hebel bay wada aaminsantay soomaali,axmed madoobe waa qabyaaliste waad xil qarinaysaa,adiga iyo nacamlahaagu la mid baa tihiin.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 6 годин тому

    Aniga sida ay ila tahay in yar & weyn in Iskool aadaab loo wada diro Akhlaaqdii baa luntay.

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 12 годин тому

    Xasanow calool adayg samee seefta banaanka

  • @DeeqMohamed-sz2uf
    @DeeqMohamed-sz2uf 11 годин тому

    Nin cimrigaa jirto jiro e aqliga kugu jiro kujiro malahan.waxaa tahay cirro qasaartay.shalay iyo maanta miyaa is leh.soo taaa somalia noqoneyso caalmka tan ugu taajisan. Xaaraan ayaa tahay Dan soomlia uma heysid waxne uma kashid e aamus

  • @AbdirisaqDahirAbdirisaaqdaahir
    @AbdirisaqDahirAbdirisaaqdaahir 21 годину тому +1

    War waxaad ogtahay dadka u sheeg beenlow ayaad tahaye

  • @AbdShakurHassan
    @AbdShakurHassan 11 годин тому

    Madaxweynihi Dalka baad Ciyaalnimo ku tilmaamtay, adiga oo aanan qofna ku xadgudbin amaad ra'yigaaga falaaqeynkartaa? Garacc Qabiiliiste ah baad tahaye, marka sida ku dhahayo waa mar aan adigoo kale noqday :D lol

  • @khalifmahamed6992
    @khalifmahamed6992 19 годин тому

    Cali xaraare ma adigaa caafimad qaba maxaa cuqdad kaa buuxda bal inyar iska neefi haladhiman bahasha.

  • @XuseenXuseen-gq3qz
    @XuseenXuseen-gq3qz 21 годину тому

    Axmed madowe wa tug o ku hesto xog kismaayo

    • @abdirashidabdullahi-x7j
      @abdirashidabdullahi-x7j 20 годин тому

      Axmed xoog kuma haysto kismayo waa dadkiisa raali aysy ka yihiin inuu joogo waayo nabadgelyo ayay haystaa