Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

5 Arrimood | Caadooyin Maskaxdaada Burburinaayo .| Qodobo Muhiim ah .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 сер 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 662

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +439

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @muhubaabdullahi6780
      @muhubaabdullahi6780 2 роки тому +4

      Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️

    • @kingpadriridwaan5789
      @kingpadriridwaan5789 2 роки тому +1

      Dawarsiga jooji neefyow😏

    • @kingpadriridwaan5789
      @kingpadriridwaan5789 2 роки тому +1

      scw🥰

    • @axmed556
      @axmed556 2 роки тому +3

      wll waa kula yaabay channel ksata ama video kasta oo aam is dhaho daawo comments ka waad iiga horaysaa
      ee imisa channel ayaad daawataa🤔❔

    • @sidroali2609
      @sidroali2609 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @dhaashane1
    @dhaashane1 2 роки тому +132

    Masha Allah aniga waxad mooda inaan aad uga badbaaday dhibaatooyin kan OO dhan tusaale.
    1: cuntada gym ka aan dhigto awgeed wax cayiman ayaan cunaa wadankiina waan jooga sidoo kale hurdada iyo biyaha na waa ku aan ku dedaalo
    2: isticmaalka baraha bulshada isagana 5:10Am ilaa 12:00pm masoo galo OO waa inta aan waxbarasha da ku jiro iyo subaxa xiligiisa hore OO aan necebyahay isticmaalka mobilka , galinta danbe madbacad baan ka shaqeeya sidaa darteed mar mar aan qof kala hadlayo marka laga reebo , ma isticmaalo kaliya duhurka uun .
    3: wax qabad la'aan ima hayso noloshayda mashquul baan ahay waxan isku wada haysa arimo Dhowr ah , sida waxbarashadii , shaqadii , gymkii , iyo kubada OO yada na aanan ku badneyn lkin aanan ka madhneyn.
    4: Arinka welwelka na , nin dhalinyaro ah, intaa mashquulsan , hawlo aduun OO faro badani aanay ku furmeyn ban ahay alxamdulilah.
    Waxaan aad ugu faraxsanahay sida waxyaabahani u waxyeelo badan yihiin iyo sida anoon saaba usii ogayn Alle iiga badbaadiyey masha allah, waan faraxsanahay dhab ahaanti 🥰😊😊😊😊😊😊💯🤗💞❣️ alxamdulilah Ilaahayow.

    • @saarasaid278
      @saarasaid278 2 роки тому

      Masha Allh wll sida kusoco

    • @mariyaomar5071
      @mariyaomar5071 2 роки тому

      Mnsha alh wllky allaha kuu siydsho

    • @ahmeygedi1187
      @ahmeygedi1187 2 роки тому

      Mashalah

    • @fardowshasan8009
      @fardowshasan8009 Рік тому

      Mashaallah guuleyso❤

    • @dhhol77
      @dhhol77 Рік тому

      Msha Allh wll xagee ku nooshahy hadii aad muqdisho joogto plz inan wada xirirna jeclan lahaa🙏

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 2 роки тому +22

    Qof kasta oo fariinteyda Aragta walal isoo ducey 😔❤️😢

  • @user-yq1zb1ss2l
    @user-yq1zb1ss2l 2 роки тому +77

    Mahadsanid wllky qodobo bdan oo aad hlkan kusoo geliso ayaa aad ii anafcey qodobka aadka ii anfcey Ayaa ah 19 sano anoo jira ayaan idhi how to make money waxaan rabaa inaan nolol sameeyo waxaan rabaa inaan gancsiyo sameeyo waan qaban kari waayey waayo waxaan raacey dhalaalka dunida waxaan qabsan kari waayey balmahii aan naftyda ka qaadey 20 years ayaan gly Alhmdullah weli isgoo igu jiro hamigii aan lhaa blse aan doorbidey inaan isdhiibo oo aan dhahy khalaas waan fashilmey
    Hadan waxaan qaatey hadlkaagii waxaan doorbidey inaan xoga saaro aqoontayda yacni kobcinta garaadka oo aan uga dan leeyhy waxbrshada mahadsanid wllky
    Walaal qisooyinka ka dhcy wadamda carabta nalsoo wadaag mahadsanid

    • @cqaadiralshaami7284
      @cqaadiralshaami7284 2 роки тому +1

      Isku mid ayaaan nahay wlhi😊

    • @user-yq1zb1ss2l
      @user-yq1zb1ss2l 2 роки тому +3

      @@cqaadiralshaami7284 lkn anigu dhexdaan iska qbty intii aan fashlmin wllka🤣

    • @cabiirmahmud1557
      @cabiirmahmud1557 2 роки тому +3

      Wllhi same xoga kahor wxa radinyey small business wxa ku hami weynahy inan heer gaaro hoyadeyna an cawino I.a

    • @najmoclladiif5011
      @najmoclladiif5011 Рік тому +1

      ♥️♥️♥️

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 роки тому +29

    Waxaan Ku dhihi Karaa Macalinkayga Noloshayda ayaad Tahay 🥰💞
    Waayo Muqaal Kastoo Kaaga ah Waa I saameeyaa.🥰💞

  • @maxamaddaahir7559
    @maxamaddaahir7559 2 роки тому +8

    Dhamaan walaha ku xiran ogaansho wan xanuun sanahay iiso doceya alle dartiis

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +76

    700k wadadii guushaynu hayna team OGAANSHO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому +2

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 роки тому +14

    Igula saliya xabiibkena muhamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamudmohamed5828
    @mohamudmohamed5828 2 роки тому +16

    ((من أكل كثيرا نام كثيرا ومن نام كثيرا خسر كثيرا )))

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому +1

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye

    • @notme9187
      @notme9187 2 роки тому +1

      ku hadla afsoomaali 🤦

  • @Maliboyofficiall
    @Maliboyofficiall 2 роки тому +10

    Wllhi 🥹 anoo video gan daawanaya walwalaya subxananallah social media waa inaa go aan dhaba kaqata insha allah✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾

  • @mamoadde8119
    @mamoadde8119 2 роки тому +6

    Mashaa Allah waxaan jeclaan lahaa in dhalinyarada somaliyeed EE tik tok ka sheekeeya wax aan FAA iido lahan in ay noqon lahaayeen wiilkan oo kale habaryar mashaa Allah ❤️❤️

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 роки тому +10

    Mahadsanid 100% Barnaamijyadaada Waan Xiiseeyaa Waayo Waa Kuwo Qiimo Leh Dhanka Wanaaga U Badan.

  • @mohamed2adan37
    @mohamed2adan37 2 роки тому +6

    Allahu Akbar cajaaib waaye myqaalkan waalhi waa cajaaib waye
    Sababtoo ah kali waxaa daremikara qofka alle uu siyey caqli uu wax uu kafahmikaro
    Xaqiidii muqaalkan aad baa isoo jiidey
    Aad io aad bad umahsanthy wllka OGAANSHO
    Aad baan kusa lamayaa
    Wll qaali Alle haku sharafo alle haku xafido

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 роки тому +80

    Waa barnaamij aad u qiimo badan MashaAllaah.🙏❤️

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому +2

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye wn ku srY isr

    • @xikmadoTube
      @xikmadoTube 2 роки тому +1

      @@dayibyare2035 waan kuu saaray wll Adigana na soo booqo.

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      @@xikmadoTube wn kusry

    • @xikmadoTube
      @xikmadoTube 2 роки тому

      @@dayibyare2035 Mahadsanid walal.🙏

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Wan ku sray adna isar

  • @abdikaniisse1165
    @abdikaniisse1165 2 роки тому +10

    Mahasanid wll omar mar walibo wax ayaan kaa faaidaa lkn inan ku dhaqmo aad ayeey iigu adag thy isbuuc ka badan mawadi karo i.a waxaan rajeynaa inan dhaxda xiran doono oo aan ka bixi doono noloshan khiyaaliga ah respect pro🙏🖤

    • @shukriasaciid8586
      @shukriasaciid8586 2 роки тому +1

      m.a wll dadaal
      siaan jadwalkayga ugu dhaqmi waxay igu qaadatay 3 sano ka badan Alxd hada boqolkiiba boqol sidi hore ee jadwal la'aanta ma ihi waxna waan isbara onlinka ha isdhiibin ilaahayna talo saaro mar walba iyo markaad sajuud santahay inshlaah

    • @abdikaniisse1165
      @abdikaniisse1165 2 роки тому

      @@shukriasaciid8586 mahadsanid abayo🖤

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 2 роки тому +10

    Wll qali waxaa tahay shaqsi cilmi iyo aqoon ilahay siiyey Hadana oga faa'ideeya walalihiis adunka waxa ugu xun qofka cilmiga iyo aqoonta ilahy siiyey hadana La aamusa xita akhiro waa la waydiin lkn adiga man sha allah ilahy hakaa abal mariyo aniga runtii wax badan yaa nolashayda ka badasha oo igu siyaadisa wllo 🥰❤👍

  • @munaabdirahim5877
    @munaabdirahim5877 2 роки тому +6

    Wlhi been mahn wax qabad la’aantu wax ka caajis badan ma arkin, xanuun aadan ogeyn ayaa ku haaya maskaxdana waxa ka dareme culeys zaaid ah iyo xanaaq joogto ah 1 daqiiqad kadibna waxa rabtaa hurdo.
    Jazakallh akhii

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 2 роки тому +7

    Waad ku mahadsantahay sida wanaagsaan aad mowduucaan quruxsa badan noogu so diyaarisey.❤️❤️

  • @sakulicabdi4918
    @sakulicabdi4918 2 роки тому +10

    Waa runtaa walahi zxpow dhibka ihaysta waqti xaadirkan saacadan sikinkan 9/8/2022 10:09pm waa caadooyinkii xumaa een soo sameeyay laakiin inshallah dhibkan ilahy ayaa iga saari dhibka laguma waaroo dhaxal looma yeeshee waa laga dhamaadaa isoo duceeya zxpayaal in ilahy dhibka iga saaro cumar inshaar walal qaaliya dhiirigaliye dhaba ilahy hanagu anfaco dhiirigalintada

  • @hamzejaale7923
    @hamzejaale7923 2 роки тому +2

    Thanks brother inad noso badisho waxyabaha nolasha quseeya isku day adigana allah ka abal mariyo

  • @mohmedhaile9397
    @mohmedhaile9397 2 роки тому +6

    Wll ogaansho wlhi xagee iga dareentay xiligii igu xumaa ayan ku jira oo an islayaabana 5tan qodob ba anaa ku jira😭😢 hurdo yari adeegsi badan baro bulsho walalwal guriga anoo layla daganyahay hadana kalinimo dareemaya 😢5ta qodoba kuli mahadsanid xili fiican ayad muuqalkan soo dhigtay❤

    • @mohanoor6084
      @mohanoor6084 2 роки тому

      Wll kula mid baan ahay
      Soon ka iyo salada badi
      Waana kuu soo ducey nayaa

  • @kowsarkowsar8318
    @kowsarkowsar8318 Рік тому +1

    maasha allaah dhibka ihaystay waa dhibkan 😢shukran wllo

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 2 роки тому +8

    reer ogaansho waa idin salaamy ✋✋✋👍

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye

  • @hamzamahmoud5331
    @hamzamahmoud5331 2 роки тому +6

    Mahadsanid wll cumar , sidaad noola wadaagtay muuqaalkan qiimaha badan.

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +19

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @abdallaali5312
    @abdallaali5312 2 роки тому +6

    Waqti dhow waxan rajeynaya 1milyan insha allah
    Ogaansho guul

  • @Abdifitah451
    @Abdifitah451 2 роки тому +12

    Ogaansho channel wax badan laga faa'iidey ❤💯

  • @kaltoumahmed3730
    @kaltoumahmed3730 2 роки тому +8

    صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤️

  • @maxamedxasan8015
    @maxamedxasan8015 2 роки тому +2

    Cumar wllhi inaba caadi matihid nolo sheyda wax badan ayaa kabada shay allaah kasoka hor usocod iyo hor mar ayaan kuu rajeenaa wll mcn

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 роки тому +26

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان اللهم اعز إلاسلام والمسلمين

  • @cabdiqanirookey7336
    @cabdiqanirookey7336 2 роки тому +32

    Mobilka iga Dami Rabo Insha allah Barri Subax Fiirsanaa Video Aad Soo Dhigtay Channallkan Waligey Kuma Khasaarin 💝💝

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому +1

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye

  • @ahmedabdinaasir6913
    @ahmedabdinaasir6913 2 роки тому +6

    Wllhi billah markasto oo aad ka hadleysid moducyada nocan ah ani in aad si waji waji ila hadleysan moda xaloo undebeysay ban smayay shalyto iyo qomamo anoo ku joogo ila manta ayaan hada videogan iso garay. mahadsanid ustaad Omar Inshar Allaha ku barakeeyo

  • @CabdirsaaqShaale
    @CabdirsaaqShaale Місяць тому +1

    Thanks cumar inshar

  • @curveybarbie8130
    @curveybarbie8130 2 роки тому +14

    Well ogaansho I just wanna say you really helped me thank you so much ❤️

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye

  • @MohamedIbrahim-bo4fx
    @MohamedIbrahim-bo4fx 2 роки тому +11

    شكرا لك يا اخي العزيز
    أستاد عمر إنشار الله يحفظك ❤️

    • @notme9187
      @notme9187 2 роки тому +2

      ku hadla afsoomaali

    • @MohamedIbrahim-bo4fx
      @MohamedIbrahim-bo4fx 2 роки тому

      @@notme9187 waan kugu raacsanahay wll afkeena hooyo waa inaan xoojinaa

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому +1

      تكلم باللغة العربية فإنها لغة القرآن .

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +9

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 роки тому +3

    Shugran wall Cumar wax badan ayaa ii Faidaysay mahadsanid wall

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 2 роки тому +3

    Ustaad aad iyo aad baad u mahadsantahay.

  • @nimcaanaadan5261
    @nimcaanaadan5261 2 роки тому +14

    That’s really
    Cumar inshar legend 🙏✊

  • @ilhansiyad4138
    @ilhansiyad4138 2 роки тому +5

    Asc walalkay Allaha ku barakeeyo aad iyo aad ayaan kuugu hambalyeynayaa waxaana dhallinyara soomaaliyeed ugu jirtaa door aad u muhiim ah Allaha ku garab galo runtii xilli aad laguugu baahnaa ayaa timid sharta iyo shaydaanka Allaha kaa xijaabo. wlhi waxaan heli la ahay wax aan ku qeexo howsha aad hayso Baravo Allaha noo kaadaayo waxaan rajaynaayaa in kuwo badan oo sidaada oo kale ah in ay ku soo biiraan Bartan UA-camka Insha Allaah. Guuleyso

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 2 роки тому +1

    Shukran wll cilmigaga iyo caqligaga alle ha ku barakeeyo

  • @abdiwahabmohamed2512
    @abdiwahabmohamed2512 2 роки тому +5

    Wlh m.a cilmiga allah hakubarakeyo walal cumar inshar ,waxaad nofaideysa hadanaxy dhalinyar somaliyeed dabcaan allah hakaajirsiyooo

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 роки тому

      Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому +5

    Macnaha *(لقيمات)* waa *Hudhmooyin* waana inta uu qofku mar afka geliyo ee uu hudho *(لقمة).* Hudhmo.

    • @zaamusalat9456
      @zaamusalat9456 2 роки тому

      Afgashiyo na wa u qanaa

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому

      Waxa ku jira ( تصغير ) dhanka carabiga sidaas aan rajeynayaa.

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 2 роки тому +3

    Masha Allah waa barnamij aad uqama badan oo mudan in ladawado

  • @mahmoudshiddo644
    @mahmoudshiddo644 2 роки тому +4

    Mawduucyo waaqici ah masha Allah waxaan rajaynayaa inuu anfaco dad badan

  • @Amiirzayn
    @Amiirzayn 2 роки тому +2

    Mnsha allh omar inshaar aad baan kaga mahadcelin sida quruxda badan aad noogu soo gudbiso mowduucyada io wx yaba dhacdooyinka

  • @abdirahmankhaliif1423
    @abdirahmankhaliif1423 2 роки тому +2

    MASHA ALAAHA PROFESSOR OMAR INSHAAR

  • @shankaroonabdiraxman6277
    @shankaroonabdiraxman6277 2 роки тому +1

    Cumar inshaar barnaamijyadaada maalmaha danbe so galisay aad bay i anfaceen jasakallah wll

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 2 роки тому +5

    Mclinkeygii shukran school io University intan adiga kaabarbay kumaso baran Allaha kaa abaal mariyo

  • @abdihodandiriye1694
    @abdihodandiriye1694 Рік тому

    Jizaka Allah hu khery shaqada wanaasan brother

  • @Hadraawi52
    @Hadraawi52 2 роки тому +1

    Wlaahi cunug agteeyda jooga WAXA UUYIRI waa runtii💯
    .. cishihii markaan cashirka idhibo subixi casaharka another aqaan ayaan kasoo kaca subxanallah M.a wll 😔

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 2 роки тому +2

    ❤️Sallalahu Caleyhi Wasalim❤️

  • @mahamedali2013
    @mahamedali2013 2 роки тому

    M.a omar inshar ustaad waad ku mahad santahay mawduucan aadka u wngsn runtii

  • @IBRAAHIMCALIBASHIIR2021
    @IBRAAHIMCALIBASHIIR2021 Рік тому +1

    aad iyo aad aaya walal wax kaga faidaa ilahay ajar iyo xasanad hakaa siiyo👑💎

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 2 роки тому +1

    Ku dhihi mahayo isoo raac balse like ta ha idhaafsin waxan ahay qof walalkaga ku dhiwaatesan yurubta
    MAHADSANID

  • @nadiramaxamed9579
    @nadiramaxamed9579 11 місяців тому

    Ustad Omar inshar allaha kuxafido ❤

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 Рік тому +2

    5 Arimood ee maskaxdad Burburinaya
    1.Wax cunida badan
    2. Wax qabad la’aanta
    3. Social media
    4. Hurdo yari
    5. Warwar ka badan

  • @abdirahmanananuug8306
    @abdirahmanananuug8306 2 роки тому +1

    Qof waxcuno hysto ayaa waxcunow daaya lks meesho inta ah it’s very rare to get food 🍱 horta casho maba lehelo adigana waxaa nogu waaninoysa inan dayno cunto bathan isma keenayaan reality 🙏🥲😢

  • @bishaarocalimaxamuud5119
    @bishaarocalimaxamuud5119 8 місяців тому +1

    Allh hka abaal mariyo my motivator kyga ❤❤

  • @abdicasiisali5733
    @abdicasiisali5733 2 роки тому +2

    Omer inshaar allaha ku siiyo cimri dheer iyo cafimad wllky👏❤️

  • @zakariahassan4476
    @zakariahassan4476 2 роки тому +3

    إنه برنامج قيم للغاية

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 2 роки тому +2

    Nin aan kuxiranahy masha Allah 🥰🥰🥰 ogaansho dhirigaliyaha dhalinyarada

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 роки тому +5

    ماشاالله حياك الله 💚💚💛💛
    🤲🤲🤲

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 2 роки тому +4

    waxan bilaabay dhagaysigaaga 2019 lkn waxan kuu saaray shalay arimo jiro awgeed baan kuuugu saariwaayay

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 2 роки тому +3

    Garaabkaaga Allah galo wllkey Omar ♥️

  • @mahaaricade4824
    @mahaaricade4824 2 роки тому +3

    Waad mahadsan thy ustaad❤️🙏👍

  • @mukhtarabdi4443
    @mukhtarabdi4443 2 роки тому +1

    Barnaamij qiimo leh AlleH hku sharfo ustaad Omer Inshar

  • @colowmedia1518
    @colowmedia1518 Рік тому

    ماشاءالله استاذي

  • @cabdisalaammaxamuud6990
    @cabdisalaammaxamuud6990 2 роки тому

    Xaqiiq Cumer Inshar thank you bro

  • @boqoradainafarax4382
    @boqoradainafarax4382 2 роки тому +4

    Allh ku barakeyo🤲wlhi si wangsan ayad no dhiri galisa🥰🙏

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 2 роки тому +8

    Ogaansho sanado badan ayaaan kugu xidhanahay keep goin

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا يا أستاذ عمر

    • @notme9187
      @notme9187 2 роки тому

      ku hadla afsoomaali

  • @AlCarmawi
    @AlCarmawi 2 роки тому +1

    لقمة: waa inta mar Afla lagasho
    لقيمة: waa iyada oo lasii yareeyey
    لقيمات: dhawr xabbo oo aan badnayn oo afka lagasho
    Macnaha Eraygan xadiiska kusoo arooray waa sidaa Ustaad.

  • @abasabdala5636
    @abasabdala5636 2 роки тому +3

    ماشاءالله 🌺تبارك الله🌺سبحان الله🌺اللهمَّ صل🌹 وسلم🌹 وبارگ🌹 علي سيدنا❤️ وحبيبنا❤️ محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌹 وغفل عن ذكره الغافلون🌹 عدد ما كان🌹 وعدد ما يكون 🌹وعدد الحركات والسكون انت الاحسن لا مثيل لك اللهمَّ صل🌹 وسلم🌹 وبارگ🌹 علي سيدنا❤️ وحبيبنا❤️ محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌹 وغفل عن ذكره الغافلون🌹 عدد ما كان🌹 وعدد ما يكون 🌹وعدد الحركات والسكون اللهم صل على سيدنا محمد🌹عدد خلقک🌹ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹ومدآد كلماتک🌲وعدد الذكرين🌲والذاكرآت🌷وذرآت وآلرمال🌷ف لأرض والبحار⁦🌺والجبال🌻ولانهار🌻وعدد مالا يحص عدد🌷على اله⁦🏵️⁩وصحبه🌹اجمعين🌷اللهم امين🌿يارب العالمين🍀استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه 🌼اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه 🌷اجمعين🌹⁦❤️⁩💞🌴💞اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد صلاة يفرح بها القلب الحزين ويفك بها العقل الرهين. ويرحمنا بها أرحم الراحمين في كل وقت وحين وعلى آله وصحبه أجمعين وعباد الله الصالحين 🌴💞🌴💞

  • @Maslax_maxamed_kariim
    @Maslax_maxamed_kariim 2 роки тому +2

    cumar sxp allah ku sharfo wlky su,aashaan iiga soo jawaab wiil saaxiipkeyga ayaa wuxuu cabaa weed ka wax walibana waan wadaagnaa aan aan ka ahayn balwadiisa mararka qaar waxaa dhacda in aan lawadaago wuxuu cabaayo aniguna madoonaayio inaan balwad yeesho maxaan ku xaliyaa

    • @mohommetbashir4348
      @mohommetbashir4348 2 роки тому

      😰😲

    • @somalia80
      @somalia80 2 роки тому

      Pro haduu balwad maad ka hartid shaki kuma jiro inaad baranaysid hadad baratidna waad ka shalaayi

  • @Xaawoahmed12
    @Xaawoahmed12 20 днів тому

    شكرآ أستاذ

  • @aliaadanali5325
    @aliaadanali5325 Рік тому

    M.a omar alle kher hagu siiyo wad mahadsantahay

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 2 роки тому +1

    Arrinkaan anigaa tijaabiyay, subxaanallah haddii aadan waxkale qabanayn asbuucii labo beri iska soon intaas baa kugu filan wallaahu aclam.

  • @shaficiabdulahi
    @shaficiabdulahi 2 роки тому +2

    Masha allah❤

  • @buhariabdicade5089
    @buhariabdicade5089 2 роки тому +6

    Aad ayan uga helay hawsha aad uma uhayso wll horay usoco 👍.
    Aniga shaqysiyan hadan iska hadlo runti hurdada aad ayay igu yartahy waxan seexda 3 saac ilaa 4 saac bas yacni 3:00 habenimo ayan seexda waxaan soo kacaa 6:30 ugu danbayn hawshana waxan ku jiray ilaa 4 sano oo xiriira waxan isku arky daal badan madax xanuun . Qofki talo ii haya waa uu ila wadagi karaa. 🙏
    Mahadsanid 👍👍👍

    • @kar98kchannel28
      @kar98kchannel28 2 роки тому

      Dhafarka waaye madax xanunka. 4:00:00 oo habenimo iska jifo insha Allah ficnanesa

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 роки тому +1

    Documentary yada al Jazeera insha allah ku waa ana inaad janal kii kale bishii mid amba laba noogu soo gudbisana wn ka rajaynaynaa

  • @abdirisaqmohamed3141
    @abdirisaqmohamed3141 Рік тому

    Jazakallah wll , wey yar thy qof talo ku siiya ama ku toosiya xilgan la joogo thanks.

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad Cumar 🙏😍

  • @sidroali2609
    @sidroali2609 2 роки тому +1

    Video aan waqti siinin maba so galisid walal ilahey ha ku ilaliyo aad ayan kugu xiranahay

  • @abubakar_jimcle877
    @abubakar_jimcle877 2 роки тому

    Thank you Omar Inshar

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 2 роки тому

    Our teacher omar insha alah حفظك الله

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 2 роки тому

    thnkz ustaad Omer inchaa

  • @user-so6wd2dm8l
    @user-so6wd2dm8l 8 місяців тому +1

    Thank you ❤

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 роки тому

    Thnkzź ustaad omar inshaar

  • @aminosman253
    @aminosman253 2 роки тому +1

    War cumarow wax iila hadh maanta. anigoo seexo isle hada ayan muqalkagan arkay oo xasaasi ah oo ka hadlaya waxyaabaha maskaxdaada burburinaya.hada saacada aad soo galisay waa 9:00PM wakhtiga geeska africa.xiligan anoo furaashka guudkiisa saaran aan dawanaya miyayna saamaynteeda lahayn. Kaba siidarane, adoo xiligaa muqalka soo galiyay ayad hadana tudhi koobkaaga shaaha soo qaado😁😂 war caawa malaha coffee ☕️ aad u badan baad cabsantay. Wat inader aan iska seexdee idaa liibaane

  • @mustafesaahid7615
    @mustafesaahid7615 2 роки тому

    Illahay haku sharfo walalkay cumar inshar mawduuc kasta oo aad soo gudbisaa waa muhiim waxtar leh

  • @AliAbdi-oq7nv
    @AliAbdi-oq7nv 4 місяці тому

    جزاك الله

  • @wardi9402
    @wardi9402 2 роки тому

    Mahadsanid macalin cumar inshaar🤝🧠✍️

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 2 роки тому +2

    Mobileyga waxaan ku bixiyaa wakhti dhan 12h malintii , madaamada Fasax jamacadeed iskga jiro jirina howlo kale oo aan qabto.
    Illhy hnaga modoopyo 🤲

  • @athemkamal1696
    @athemkamal1696 2 роки тому

    Wad mahadsantahy walal
    Wx badn ban ka faidny runtii jasakalah

  • @jibrilmohamed5762
    @jibrilmohamed5762 2 роки тому

    ماشاء الله د. حليم كحيل barnaamijkan waxaa dhageystay maalintii uu so gudbiyay mahadsanid cumar inshaar

  • @nalkanuurkadoolo2487
    @nalkanuurkadoolo2487 2 роки тому

    M.a wll Allah haku barakeyo

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك .

  • @jamashamal466
    @jamashamal466 2 роки тому +4

    Saliga nabiga sc iyo astagfaarta hala badiyo insha allah welwelka waad isdayne

  • @salaadmaygaag3065
    @salaadmaygaag3065 2 роки тому

    Adaaba caado qaldan no diraya hada sababto shaah soo qaado ayaad noogu bilaawday si kastaba horey u soco