Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maskaxdaada iyo Heesaha | Saamaynta Xun ee Heesaha Maskaxda .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2023
  • su’aal talow maxaa maskaxdaada ku dhacaayo markaad hees dhagaysato : maxaasa kugu dhacaayo haddii aad wax badan dhagaysato , maskaxdaada siday noqon .. heesaha murugta leh kuwa dheer .
    qof markuu gaari wado asagoo hees dhagaysanaayo muxuu aad ugu xamaasoodaa kadibna xoog ugu wadaa .. maxaa jirkiisa galay mukhaadaraad ?
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 665

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 9 місяців тому +93

    Aniga aduunka hees ayan ujeclaa balse waayadan danbe aadbay uyartahy inan dhagaysto ugu danbyn caawa ayaa iigu danbaysa hees danbe.
    Mahadsanid ustaad omer inshaar

    • @Maandhoore
      @Maandhoore 9 місяців тому +1

      Dhibaatada heesta maaha waa dhawaaqa Music ga🎶

    • @ikraanmaxamuud7438
      @ikraanmaxamuud7438 9 місяців тому +3

      Heesha wxa ku jecleysiinaya waa tik tok qashinka

    • @BigBoysreaction
      @BigBoysreaction 9 місяців тому

      ​@@Maandhoore zxp heesta iyo dhawaaq wa dambi wll

    • @laagbarako4725
      @laagbarako4725 9 місяців тому

      ​@@BigBoysreactionabsolutely

    • @user-nv6ek2ho5r
      @user-nv6ek2ho5r 8 місяців тому +1

      Wll heeshah waa raaxo ninkan duliga ah yuu noloshaada mugdi galin dhagayso heeshah iyo muusika

  • @eshuqule1272
    @eshuqule1272 9 місяців тому +37

    Alle ayee mahad u sugnaatay oo iga madoobeyay dhageesiga heesaha mudo 6 sano ah ma dhageesto heesaha allow ii siyaadi🤲🤲🤲

    • @garabuukombale5308
      @garabuukombale5308 7 місяців тому +1

      Aamin inta hada dhagaysato ilaahay haka madobeyo

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 9 місяців тому +39

    Waxa mar walba is waydiin jiray sawabta heesaha 1m waqti yar ay u daawadan, hada ogaaday in Dopamin ay ka helayaan. Thanks omar inshar.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 9 місяців тому +40

    Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay ayaan umahad celinayaa iga dhigay midaan heesaha jeclayn kuna raaxaysata quranka kariimkaa

  • @boqoradda1750
    @boqoradda1750 9 місяців тому +17

    Hadaa hees bilowdo quraan iyo dikri alle waa is dayseen hadaa quran iyo dikri alle bilowdana hees wa is dayseen.
    Meelna ma wada galaan ogaada.
    اللهم اكفني بحلالك عن حرامك وغنني بفضلك عن من سواك ducadan akhrista

    • @amana290
      @amana290 8 місяців тому

      Wlh beenta mhn culeesa lagu saara

  • @Subscribe00k
    @Subscribe00k 9 місяців тому +14

    (ومن الناس من يشتري لهو الحديث ليضل عن سبيل الله بغير علم ويتخذها هزواً أولئك لهم عذاب مهين)

  • @macaash_real_estate
    @macaash_real_estate 9 місяців тому +42

    Wax walba oo diinta fogeysa qofkii caado ka dhigta waxey lakulmaya halaag iyo cuduro aan daawo leyn😢

  • @Amrah12
    @Amrah12 9 місяців тому +11

    الحمد لله على نعمة الاسلام
    يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲😢

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 9 місяців тому +207

    Allah is one❤😢☝

    • @daallo23
      @daallo23 9 місяців тому +4

      Kawsar, halkanoo kaleh kula ogayn 😂😂😂😂 maxaa is badaly atiriisho 😂😂😂

    • @axmedsagaar5609
      @axmedsagaar5609 9 місяців тому

      ​t

    • @user-qe2yg8hv6q
      @user-qe2yg8hv6q 9 місяців тому

      ​@@daallo23 𝗸𝗲𝗲𝘄𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗮𝘀👌😂😂

    • @caashacabdiaw-musse7949
      @caashacabdiaw-musse7949 9 місяців тому

      Adi Koko matihid

    • @zakisoomali1377
      @zakisoomali1377 9 місяців тому

      ​@@daallo23 koko. Maaha wa qof ku qaraaabnaya😅

  • @samo____side9401
    @samo____side9401 9 місяців тому +40

    HAMBALYO 900K❤❤❤
    1M Coming Soon IN.ALLAH ✊️

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 9 місяців тому +15

    Maanto dhan waa sugayey wlhi muqaalkaan thanks wll omar inshaar 😢❤❤❤❤❤❤❤

    • @baabahacade7608
      @baabahacade7608 9 місяців тому

      Miyad iska dayeh marka mise war le wadah😅

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 9 місяців тому +1

      @@baabahacade7608 insha allah waa isku dayaa🤣🤣

  • @AdamAbdirashid-en3lj
    @AdamAbdirashid-en3lj 9 місяців тому +7

    Waan iska dhafay mudo 1 week ah iiga soo duceeya in alle iga madooweeyo wllly

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 9 місяців тому

      اللهم اكفني بحلالك عن حرامك وغنني بفضلك عن من سواك ducadana badso illahay ha ka gooyo

  • @Abdi-adiim-ahmed
    @Abdi-adiim-ahmed 9 місяців тому +18

    يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ❤

  • @amejota
    @amejota 9 місяців тому +41

    Allah uMada Soomaliyeed Haka Madoobeeyo Heesaha

  • @faisaabbdirahman722
    @faisaabbdirahman722 9 місяців тому +4

    Wan dhegaysan jiray heesa lkn waxan joojiyay 2022 wn ka raystay wlhi alx quraankan hada xiftiya anigana is bara waliba 2 weeks ban ku xifdiyay baqara iyo cimraan alx illahay iguma celiyo noloshas madow qofkasto dhegaystana haka madobeyo waliba qofka kaliya e family gayaga dhegaystan ahaa hooyana marwalba an ku duceeye iska daa bay i dhihi jirtay imika ducedadi ba illahay i aqbalay

    • @hidan268
      @hidan268 9 місяців тому

      Alxdulilaah ilahey mahad leh ana saasa rajena

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 9 місяців тому +68

    CONGRATULATION FOR 900K SUBSCRIBERS

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 9 місяців тому +3

      Af soomaali fadlan🙏

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 9 місяців тому

      ​@@MahadAbukar2009m.a sxb afkeena waa inaan ilaalinaa❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 9 місяців тому +12

    Malinta hees dhageesto wax xun ba igu dhici jire alxm ilahay ba iga madoweye somaliyeey plz qaasatan marka baburka wadan ha isku dhageesan heesaha 😢😢😢😢😢

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 9 місяців тому +32

    Wan kuwata mudane omar inshar ❤❤❤❤ lkn waxan ka codsanaya inad fahmada kaso hadashid ado mhdsn ❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😮😮

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 9 місяців тому

      fahmada miyaa kugu yar😂😮

  • @nouramohamed3403
    @nouramohamed3403 9 місяців тому +1

    Waa mowduuc aad u fiican ayaad soo qaadaty Noloshyda heesaha inyar baan dhagysty ilaa 4 sano lkn emika waan joojiyay Alhamdulilaah waxuu alle igu badaly inaan wacdiga iyo muxaadirooyinka aan aad u dhagysto qalbiguna ii jelco walhi waxaad alle dartiis u dayso alle wax ka fiican ayuu kugu badalaa ❤Alhamdulilaah

  • @AbdirahmanIsmail420
    @AbdirahmanIsmail420 9 місяців тому +12

    Alxamdulilaah wlhi heesa wan dhageesan jiray lkn wxaa dareemay ine noloshayda burburineeso go'aan ayaana ka qaatay alle dib dambe iigumasoo celiyo badalkeedana waxaan galiyey dikriga ilaahey iyo istiqfarta taas baa daa'imay noloshaydana waa ay xasishay wlhi alx alx alx inta ay goor goor tahay ka toobad ken heesaha wll❤❤❤❤❤

    • @hidan268
      @hidan268 9 місяців тому +1

      Wan katobad keenay ani madhereyn marka dhegesanaye ilahow igasohadey ada naxariis badane ehe

    • @AbdirahmanIsmail420
      @AbdirahmanIsmail420 8 місяців тому

      @@hidan268 allaha ka madoobeeyo wll

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 місяців тому +3

    Bari way jirtay aan heesaha americanka aan dhagaysan jiray, lakin 8 sano ee u dambaysay wax hees ah ma dhagaysto Alhamdulilah

  • @redwolf1552
    @redwolf1552 9 місяців тому +27

    Thank you brother your reward will be from allah ❤

  • @qur4nona
    @qur4nona 9 місяців тому +5

    Waxaan joojiyay heesaha dhageysigooda 2018 isbadal badana waan sameeyay alxamdulillah

  • @cabdishakuurcasse4901
    @cabdishakuurcasse4901 9 місяців тому +4

    Ka soo hadal quraanka iyo dhagaysigiiga iyo sida uu qabigu u xasilo

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 9 місяців тому +5

    alxm maba jecli hesaha inta jecelna allaha kamadobeyo

  • @hubbiaxmed7292
    @hubbiaxmed7292 9 місяців тому +2

    Mahadsanid wllken Cumar inshaar
    CODSI
    Wallo dhagaysiaga quraankana kasoo hadal💥💖👏👏inshaa allaah

  • @suldanoisxaaq-in1ct
    @suldanoisxaaq-in1ct 9 місяців тому +24

    Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salahabdi6497
    @salahabdi6497 9 місяців тому +8

    Muusigu faaiidooyin badan ayuu leeyahay waxyalada laga faa'iido waxa kamid ah
    -improve focus
    -fight depression
    -make you feel good

    • @amiircaamir8380
      @amiircaamir8380 9 місяців тому +1

      Xaqiiq

    • @Abwaanka80
      @Abwaanka80 9 місяців тому +3

      Subxanallah 😢

    • @MohamedAnwar.
      @MohamedAnwar. 9 місяців тому +3

      Depression isn't real it's excuse for lazy people.

    • @salahabdi6497
      @salahabdi6497 9 місяців тому

      Depression is real i don't know why you ignoring it

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 9 місяців тому +3

      Naftada been u sheegtay is barbardhig hees iyo dikri alle ama quraan

  • @kalidahmed8749
    @kalidahmed8749 9 місяців тому +7

    Finally The Right Person Has Spit On The Right Topic❤

  • @user-gm8sd6bj4m
    @user-gm8sd6bj4m 9 місяців тому +5

    Aniga waxan anhy gabar somaliyed intan dunida jogay waligay ma dhagesan inan dubo iska daye allha ig ilalsho ❤

    • @SalahuddinawerAbdi
      @SalahuddinawerAbdi 9 місяців тому +1

      Wllhi 1% ayaa thy mash allah khaatumadana alaha kuu wanaajiyo

  • @ciisemaxamuud4451
    @ciisemaxamuud4451 9 місяців тому +2

    Mowduc muhiim ah gaar ahan bulshadena, nasiib darro qasatan gabdhahena wxaba si dher in muqalo raqiisnimo ah iska so duuban heesba hees, wxn aad u dhageysn jiray heesa American ka runti wqti bdan kaso waregtay inan dhageysto…Alhamdulilah

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial 9 місяців тому +4

    Allahu Akbar Allow hanuunkaaga iyo naxariistaada nasii🥺

  • @cabdishakuuraxmad14
    @cabdishakuuraxmad14 9 місяців тому +8

    اللهم اجعلنا من أهل الجنة ولا تجعلنا من أهل النار

  • @Xisbullaah118
    @Xisbullaah118 9 місяців тому +10

    Hees anaa si joogta u dhagaysto waxaa igu danbaysay 1/12/2022 insha allah alle waxan ka rajayn 1/12/2023 in aan iska Jaro cadoyinka kale insha allaah😢❤🙏

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 9 місяців тому +4

    mahadsanid dhalin yaro badan baa ku aafaysan allah haka soo hanuuniyo

  • @Bellingham22-hn5mt
    @Bellingham22-hn5mt 9 місяців тому +12

    Rasululah Muhammed scw❤

  • @bestboy-co4vy
    @bestboy-co4vy 9 місяців тому +27

    Sxp ogansho horta aa 10jer is weydiyay mxa maskaxdyda hoos udhiga markn hes dhagysto
    Ani ahan fasxyada unban dhagaysan jiray darasadu marky socoto jaanis uma heli jirin 😢
    Lkn bishi 10aad ayan goan ka qaatay 😊 waana ku faraxsanhy goankas
    Akhyarta commentigan arki donta adinkana qaata goankan wa iga talo ❤

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 9 місяців тому +10

    Masha Allah Hambalyo for 900k Cumar 🎉

  • @Abdikaafimuumin
    @Abdikaafimuumin 9 місяців тому +1

    Shukran omar inshar wax ka yar 2 labo bilood ka hor ayaan is daayey natiijadaa aan hori dhaceeda heest kow waa inaan salaadaha si qashuuc leh aan ku dugato inaan si isbuclilan ah aan quraanka u dhameeyo intaa waan save gareeyey alx

  • @AbdinasirAhmed-mm8sk
    @AbdinasirAhmed-mm8sk 9 місяців тому +5

    MashAllah ogaansho waa saxafi aad uxiiseeyo

  • @garabuukombale5308
    @garabuukombale5308 7 місяців тому +1

    جزاك الله خيرا يا أخي العزيز ❤❤❤❤❤ اللهم إجعلنا من اهل القرآن والخير كله ءامين يارب العالمين

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 місяців тому +11

    (🥺🥺🥺)... ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @luulmaxamed8100
    @luulmaxamed8100 9 місяців тому +8

    Alxamdulillaah aniga go,aan ka gaaray inaan mar kale hees dhageysanin lkn dhib iheysato inoo ilaahey iga madobeeyo TikTok io Snapchat waa waqtiga ugu badan aan ku qaato halkaas 😢

    • @zahramuqtaar3299
      @zahramuqtaar3299 9 місяців тому +2

      🥹isku mid nahay siiba tiktok ilaahey hainaga madoobeyo ❤

    • @raxiimacabdiwali8273
      @raxiimacabdiwali8273 9 місяців тому

      Iska masax applicationadaas oo dhan apyo

    • @yacqupyuusuf6972
      @yacqupyuusuf6972 9 місяців тому +1

      Ilaahy haka madooneye adigana go'aan adag la imow

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 9 місяців тому

      Waa la iska dayn karaa Tirtir account gaga iyo tiktokagaba goankagana adkee

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 8 місяців тому

      Wad iska dhaafi karta meeshi ad hees ku aragtaba horay isu dhaafi ama iskaba saar appka siiba tiktok hanuunka illhay baa haaya lkn adna dadaal iyo go.aan adag baad qaadan karta o lagaga baahanyahay walashey

  • @alhijramedia5547
    @alhijramedia5547 9 місяців тому +2

    Waa xaqiiq qofka heesaha dhageysto xitaa uma dulqaadan karo muuqaalada kale ee faaidada uga jirto sida casharada, muxaadarooyinka, Qur'aanka iwm.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 місяців тому +2

    Reer ogaansho waan idin salaamay walaalayaal waxaan nahay Hal Dhiig

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c 9 місяців тому +13

    Waxa uqurxiya shaydaanka subxanllha

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 9 місяців тому +2

    Ustaad cumar ❤
    Cilmigu waa mihim runtii waxyaalo mudnaa in laga murugoodo oo aynaan ka murugoon sida qaza xaalada ka taagan waxa aad arkaysaa dhalin aan warba u hayn waxa dhacaya xataa aan dareemi karayn ciday la jiraan iyo kuway ka jiraan xaalada heesaha ee mooganaanta ah ayaa qayb ka ah odhan karnaa.

  • @Munna.22
    @Munna.22 9 місяців тому +2

    Hampalyo Wll Omar Qof intaa iyo inkabadamba U qalmaa Tahay
    Inta qof ee UA-cam laga dawada qofka ugu Mudan inladaawado aya tahay Jazakallah Walaaalkey ❤

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 9 місяців тому +4

    Congratulations Ogaansho 9000
    Hamabalyo wll omer❤❤❤❤

  • @user-et7jc1bd9d
    @user-et7jc1bd9d 9 місяців тому +7

    اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد

  • @rahmaisak4240
    @rahmaisak4240 9 місяців тому +3

    Mahadsanid. Sida wacyigalinta aad Bulshadaada siiso. Akhiro Ajarkeeda ku hel.❤

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg 9 місяців тому +10

    Alhm dadka mahi badana heesaha dhageesta mahi inta dhiman ina iska jaro rijeena i.a

  • @Suhaybabdulqadir43
    @Suhaybabdulqadir43 9 місяців тому +4

    Kusali nabigen muxemad scw scw share

  • @shaaficigaafaay5834
    @shaaficigaafaay5834 9 місяців тому +2

    Laakiin nashiidooyinku kuma jiraan sow maaha. MAASHA ALLAAH.

  • @user-zw9yy8zo8z
    @user-zw9yy8zo8z 9 місяців тому +2

    Ku Saliya nabiyena Muhammad salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @user-oi3qj9ok4n
    @user-oi3qj9ok4n 9 місяців тому +5

    Alxamdulilah ilaah baa IGA madoweye Ani ✅☝️❤️

  • @Saabariina152
    @Saabariina152 9 місяців тому +6

    In an hees dhageysto waxan kajeclhy inaan qisooyin dhageysto hadii aan hes dhheysanayo xita kuwa dhirigilinta ayan dhageysta😊

  • @user-lt9kq6br4e
    @user-lt9kq6br4e 9 місяців тому +1

    marka horeba diinteena islaamku wax faa ido noo leh nagama xaaraaminayso lkn dadkaan fahan sanayn m.allah allaha ku sharfo cumar

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 9 місяців тому

    Cumar inshaar wallahi ilaahay dartii ayaanu kuu jecelnahay wax bdn ayaad noo iftiimisaa oo arrimaha islamka iyo caalamkaba jazakallahu khayr

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 9 місяців тому +6

    Alxm wlhi muddo wan iska goyay Dhageesiga heesaha❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 9 місяців тому

    Walahi Waa runtaa wlo qaflad caadiya weeyan Alhamdulilah imika mudo ma dhageysan culays badan ayaa iga dagey xalqad quraan ayaan bilaabey

  • @yahyeciise9265
    @yahyeciise9265 9 місяців тому +1

    خزاكالله خيرا

  • @user-pn3re1xq9s
    @user-pn3re1xq9s 9 місяців тому +1

    Alxmdulilah hada cibadadeyda iguma atko❤ qur'aan waan bartaa markaz ayan dhigtaa tafsiir ayan kabartaa online ka Alxmdulilah 10 juz usii dhawahay hada tafsiirka insha allah inan dhameysto rajeynaa 30ka juz tafsiirka aana xifdiyo❤

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 9 місяців тому +2

    Cumar inshaar wll aan lawada haysan wax noo faaido ah ayaad nosoo gudbisaa 😢❤

  • @sadaqosman6875
    @sadaqosman6875 9 місяців тому +2

    HAMPLYO 900K Bashar qaliya way soo socota 1M❤❤

  • @zakilyrics11
    @zakilyrics11 9 місяців тому +3

    Mahadsanid ustaad Program kii iigu horeeyay aan Moodo in ani layla hadlayo ustaad Mahadsanid ❤ 11:17

  • @ARAFAD66
    @ARAFAD66 9 місяців тому +21

    Allah is one❤❤❤❤❤❤❤

  • @التعلم-التقدم
    @التعلم-التقدم 9 місяців тому

    بارك الله فيك

  • @Yaasir2
    @Yaasir2 9 місяців тому +1

    Ogaansho alla haku xifdiyo

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 9 місяців тому +4

    Noqo qof wangasan adigo qofna ka donayn inuu kugu amano wanagda🙌

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 9 місяців тому

    Mahadsanid wll omar inshar mowduuc muhiim ah ayaad ka hadashahay waana jeclahay mawduucyada noocaan ah

  • @zamiirzapcah7718
    @zamiirzapcah7718 9 місяців тому +2

    Thnkz pro isla saacan dhawr heezod oo iigu jiraY waaban delete gareeèyay😮😊

  • @ourchannelyourchannel3018
    @ourchannelyourchannel3018 9 місяців тому

    Mahadsanid mudane wax badan ayaan ka faaiday ....Saad noola jeclaatay topic gaan nafteenana qayrka allaha jeclaysiiyo ......

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 9 місяців тому +2

    alhamduluilaah 2022 waxaa uu-iiahaa sanad isbedel way igudhacay waxaana kamid ahaa inaan 97% iskadaayay dhageeysiga heesaha inta iguhadhayba allaha igatirtiro alle kasokoow waxaa sabab u-ahaa shiiqeeyga ABDULKHADIR ARQAM allaha xafidee kasoo salaada qudbada jimcaha ayuu ugahadlay moowduuc kusaabsan saameeynta xun ee heesaha iyo goaanka nafteeyda.

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse4307 9 місяців тому +1

    Waa kala labo, heesaha iyo muusiga, heesuhu waa qeyb ka Mida dhaqankeena soomaaliyeed,

  • @Leelehey
    @Leelehey 8 місяців тому +1

    Horta taas waa Ruunta, dumarka dageysiga heesaha ubadan, zaaid walibo si hadaf, stories FB, status markad firsaneysid, xita macnaha magaranayan dumarka somaliyed , hees nin soqadhey Yeey iskasodhubayaan. Subhana Allah

  • @cabdidhaanteeyeofficial6520
    @cabdidhaanteeyeofficial6520 9 місяців тому +5

    This topic is for me not others❤

  • @im7somali
    @im7somali 9 місяців тому +3

    Adigoo hees dhageeysanaya in eey geerida kugu timaado ayaa khasaare weeyn kuugu filan 😢 go'aan qaado maanta! Cid naftaada kaa taqaano majirto 😅

  • @abshirabdi2754
    @abshirabdi2754 9 місяців тому +1

    Walla Allah hakubarakeeyo u knowledge and u health JazaakaAllah ❤

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 9 місяців тому +1

    الحمد الله
    anigu waan iska dayey heesihii wananka ka reystey wlhi nolasheydana waan badaley ilaahey uu iga madoobiyey. الحمد لله يارب❤

  • @user-un5up5zv4e
    @user-un5up5zv4e 8 місяців тому

    Mawduuc aad muhiim u ah kasoo hadashey wllhi horay usoco

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 9 місяців тому +1

    Mansha,allah ustaad waad mahasantahay ani madhagaysto 2016 baa iska jaray anoo jira 10 sano alhamdulilah😊😊

  • @apdinazirbozz2019
    @apdinazirbozz2019 9 місяців тому +1

    Maanta wax badan kaa faiday sxb❤😢

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 9 місяців тому +1

    Wll ongashow alle haku xafiido ❤❤❤❤❤

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 9 місяців тому +1

    Congratulations 🎊 for 900k omar ogaansho from 400k to 900k wax bdn ayaan kaa faaiday 🎉❤

  • @MOHAMETT628
    @MOHAMETT628 9 місяців тому +1

    Congratulations ustad 900k

  • @Omarabdimohamed777
    @Omarabdimohamed777 9 місяців тому +2

    Mahadsanid wllky omar inshaar Walaahi sxb dhibkaan waa I heysan jiray oo heesaha ayaan si waali ah u dhageysan jiray tusaale markii aan shaqo haayo hadii aan hees dhageysan waa hurdoon jiray lkn hada waan joojiyay si buuxda alxamdulilah

  • @BOOMBASE
    @BOOMBASE 9 місяців тому +3

    Talow shaqadaan hayo miyeey cidi kuu sheegtay.. Waxaan Naqshadayn hayaa app Suugaan ta la soo giliyo gaar ahaan heesaha . Alle se waxaan ka rajayn inuusan igu fidnayn 😢😢😢oo Dhanka San baan isleeyahay fanka u weeci

    • @hasandaadshe23
      @hasandaadshe23 9 місяців тому +2

      Wll iskadaa ,kana joogso farahana kala bx,Waxaa lagayaabaa in ilaaheey kuugu badalo mid ka wanaagsane😊

    • @BOOMBASE
      @BOOMBASE 9 місяців тому +1

      @@hasandaadshe23 waa sax hase yeeshee walaalo Suugaan ta wanaag iyo xumaan ba waa leedahay mana ahan wax Aadamaha ka maarmi karo sidaas darteed Alle waxaan ka rajaynayaa in appkii lagu badbaado oo lagu fidnayn ka dhigo

    • @hasandaadshe23
      @hasandaadshe23 9 місяців тому +1

      ​@@BOOMBASE​​ Sidaaas haday thy wll Dhankeeda Wanaaga ka isticmaal,Dhankeeda xunna iska fogay,Waa Talo wllkaa😊

    • @BOOMBASE
      @BOOMBASE 9 місяців тому

      ​@@hasandaadshe23InshaAllah waxaan ka rajayn Eebbe in uusan Cidna ku fidnayn 😢😢😢

    • @BOOMBASE
      @BOOMBASE 9 місяців тому

      ​@@hasandaadshe23InshaAllah waxaan ka rajayn Eebbe in uusan Cidna ku fidnayn 😢😢😢

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 9 місяців тому +1

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @user-pu9dm4zh9c
    @user-pu9dm4zh9c 9 місяців тому

    Masha allah tabaraka raxmaan allahu mubaarik . Waad mahadsantahay cumar inshar heesaha xogta aad kasoo sheegtay waa run aad ayey. Aad ayeyna uqiima badan yihiin Mawduucyada aan soo soogudbiso aniga shaqsiyan aad ayaan uga faaideysta alxamdulila

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 9 місяців тому +1

    Waxan walwal iyo walbahaar ahayn lagama faa iido heesaha alle swt ayaa mhd oo dhan u sugnaatay alxm

  • @Messbestplayer
    @Messbestplayer 9 місяців тому +2

    Ogaansho ninka kaliya xitaa hadii aan hormar gaaro aan ilaabeeyn❤

  • @muniirmaxamed3101
    @muniirmaxamed3101 9 місяців тому +10

    900k congratulations 🎊 ❤

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 9 місяців тому +3

    899K now, then hit 900K soon❤

  • @XaliimoAbdi-ng4mr
    @XaliimoAbdi-ng4mr 9 місяців тому

    Hambalyo hambalyo 900k mr cumar inshar

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 9 місяців тому +1

    Wallahi waxaan niyada iska dhahaayay cumar muu kasohadlo heesaha waaba kana allaha kuxifdiyo

  • @Sumayo143
    @Sumayo143 9 місяців тому +2

    الله يحفظك يا أخي❤❤❤

  • @mahatcraxmanmaxamud9658
    @mahatcraxmanmaxamud9658 9 місяців тому

    Cumar ishaar jazaakumalah kheer

  • @user-mh5nx7kl6p
    @user-mh5nx7kl6p 9 місяців тому

    Waa mowdooc bulshadeenu ay aad ugu baahantahay
    Jazaaka Allahu kheyr Omar

  • @abdiwadud3794
    @abdiwadud3794 9 місяців тому +1

    Congratulations 🎉🎊 Zhpo 🎊🎊🎉