7:11 👈 ilaahey haka badbaadiyo aniga alhamdulillah ilaahey waa iga bad baadiyay muddo aad u badan ayaa manta ka soo wareegatay mana aanan guursanin ilaahey Ayaan si dhab ah u tala saartay waxaana aad ugu dadaalay in aan dib dambe ugu noqonin ilaahii i abuuray igana badbaadiyay dhibtaas ayaa aad u mahad san runtii qof walba oo raba in uu iska daayo waa uu iska deyn Kara go'aan handuu la imaado ilaaheyna uu tala saarto dhamaantiin Allaaha idiinka dhooro waxaas
Omar inshar is the most influencial man in the somali media and a role model to many youths who woke up from deep slumber. ALLAH yahfadhhu wa jazakallah kheyra
Mawduuc aad u fiican oo aniga aan jeclaystay baad caawa soo jeedisay Cumar Allaha miisanka xasanadka kuugu daro. muslimiinta dhana Allaha u gargaaro Allaha inoo danbi dhaafo dhamaanteen
Waxaaan Go.aaan ka qaatey inaan daawado filimaanta xun 8 beri ma sameyn lkin warka hore maalin walbo ayaan ku jiri jirey xaaladda doqon nimada ah alxmdulilaah🥰🥰🥰
" Waxaa layaab leh in qof bini aadam ah oo loo sheegey ka tagitaankiisa aduunka kuwii ka horeeyeyna ay tageen uu weli aduunkan kusii dheeldheelayo " IMAM XASSAN AL - BASRI
Alle ah ku barkeeyo cumar inshaar walal in aan caadi Waxan ka codsan lahaa qeybi cashar ah xaga luuqadaha in aad cilmiga nooga faa iideyso Alle ah ku barkeeyo ustaada
Marka 1aad Shukran Akhii Omar Marka 2aad Waxn Jeclystay Inan Brarujiyo Ayadan Cabsida badan I Inta Ilahi Iga garansiyay inan Kadhaho oo ah انما التوبه على الله للذين يعملون السوء بجهاله ثم يتوبون من قريب فاولئك يتوب الله عليهم وكان الله عليما حكيما Iyo Ayada Kale ثم ان ربك للذين عملوا السوء بجهاله ثم تابوا من بعد ذلك واصلحوا ان ربك من بعدها لغفور رحيم Iyo Ayadaha Lamidka Say Tilmamayan Macnaheda Mahan In Kuwa Aqonta Uleh Anlaga Aqbalyn Sida Darted Ayay Salafku Dhahan كل من عصى الله فهو جاهلLafdiga كل Waa Caam Sababtuu Uga Jahil Noqdayna Waa Xaalad Qofka uu rabigi Casinayo Waa Inuu Kajihilyahy Cadamada Iyo waynanka Alle Oon Uhabonyn Hadu sidhaba Ugaranyo Inuu Casiyo Iyo sido kale Akhiro Waxa jira Oo Kadhalanayo Dambiga Sida Darted Qofka Hadu Tawbo Khalisa laimado Ama haka jahil Ahado Ama yusan kajahil noqoninine Alle wa ka Aqbalaya I.A Allana Waxu leeyahay قل يا عبادي الذين اسرفوا على انفسهم لا تقنطوا من رحمه الله ان الله يغفر الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم Waxan Xasusta Ayadan San Uga Cabsanayay macnahay tilmamayso markay gii Hore Inan Waydiyay Sh.Dr. ah Waliba Ayadoo Xalqo lafadhiyo Ayna Fadhiyan Inkabadan 100 Qof Marka Sidan Ayu Iga Jwaby Ugu dambyn wan ka bogsaday Idinkuna Kabogsada I.A" Mahadsanid Mar 2aad Akhii Omer"
Alle ha noo naxriisato omarow 2023 an joogno 7jirka wiilka ay sida nin wayne ku cayay ama ka sheeknaysa sida gabar loo far xumeyo subxanallah alle hano sahalo😢
"ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيرو ما بأنفسهم "
Quraanka haku dheel dheelin
@@faaido6069 wax Yar ayuu qalday (حتي يغيرو )
@@faaido6069 ok
Alle umad ma dulmiyo inay Ayaga is dulmiyan moye
@@c.xamiidaadan9881 maba aha quraanka in lagu qoro af carabiga talefanka Google tag so copy garee maxa yelay shaqalada ma sameyn kartid sax
Dadkii dunida somara
Qofkii ugu aqoonta badnaa
Qofkii ugu naxariista badnàa
Qofkii ugu sharafta badnaa
Waxa uu axaa nabi mahamed scw kusali nabiga scw walal
Salalaahu calayhi wa salam❤
7:11 👈 ilaahey haka badbaadiyo
aniga alhamdulillah ilaahey waa iga bad baadiyay muddo aad u badan ayaa manta ka soo wareegatay mana aanan guursanin ilaahey Ayaan si dhab ah u tala saartay waxaana aad ugu dadaalay in aan dib dambe ugu noqonin ilaahii i abuuray igana badbaadiyay dhibtaas ayaa aad u mahad san runtii qof walba oo raba in uu iska daayo waa uu iska deyn Kara go'aan handuu la imaado ilaaheyna uu tala saarto dhamaantiin Allaaha idiinka dhooro waxaas
من لا شكر الناس لا يشكر الله
شكرآ استاذ جزاك الله خيرا
Omar inshar is the most influencial man in the somali media and a role model to many youths who woke up from deep slumber. ALLAH yahfadhhu wa jazakallah kheyra
فإذا رزقت خليقة محمودة فقد اصطفاك مقسم الأرزاق
(ما يفعل الله بعدابكم ان شكر تم و ءامنتم ) اللهم جعلنا من الحا مدين الشاكرين 🤲🤲
Ilaaheey waxaan kabaryaa bisha ramadaan in dhalinyarada muslimiunta ka faaidaystaan
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
Kaliya nagusoo biiir❣❤
قال الشاعر:انما الامم اخلاق ما بقيت فانهمو ذهبت اخلاقهم ذهبو
جزاك الله خير الجزاء ونوّر دربك وأثابك الله الجنة الفردس يا معلمنا 👏👏👏
Tt
Shukran akhii cumar💯🖐️
Somalida aad bay ugu badantahy dadka bilaa akhlaaq da ah meel walba aflagaado iyo cay ayay la taaganyahin Nimanka iyo dumar ba, Subhanalah
Allaha kuusiyadiyo cilmigaaga ustaad, run ahaantii waxaan kaa faa'iidnaa waqti walba wax ina anfacaya aduunkeena iyo aakhiradeenaba miisaanka xasnaadka rabi swc hakuugu siyaadiyo
Sheikhul Islam al imaam ibnu taymiyyah raximahullah 🤲
شكرا أخي سأبحث هذا الكتاب من المكتبات رغم أن خلقي غير سيئ ولكن أحتاجه لإني آحب أن أتحلى بصفات حميدة رحم الله علماء المسلمين ونفعنا بعلمهم
ما شا ء الله ز ا دك الله حر سا إلز م الأ خلا ق الحسنة و تو كل علي الله
Somali ku hadal 😂😂😂😂
@@xiddig4698 somaali luuqad miya waa wax khuraafad ah la isku keenaye
@@حزينكئيب-ف3ل hhhhhhh Kale Adiga Cabtooy maa tahay Afsomaligii Ayaad Inkiree Miyaa hhhhh
Lkn Inyar jogso…… Ogoow Luqada Carabiga Luqad ka Qiimi badan kamug Weeyn ka mizaan Culus Aduunka Logama hadlo
Iga raali noqda
آمين يا رب🤲 رحمهم الله وجعل مثواهم الجنه🤲
Diinta qofkii kuso gaarsiyey waxa uu axaa nabi mahamed scw kusali nabiga scw walalkeyga Muslimka ahow
Allah hainoo naxriiisto dambigeyna kii hore iyo kii dambe 🤲🥺🥺
الآداب افضل من العلم ❤
Aadabta waxa ay ka wanaagsan tahy Cilmiga 💙🍂
Dadku inta badan waxay raadiyaan nolal dagan iyo farxd balse waxaa jira qaacido ah qof walba inta uu rabigii ka xishoodo kana fikiro barito xaalkaadu maxu noqon ayu helayaa raaxa nafisi ah
Waxyaabaha keena dagaan la aanta nafta
1 macsidaada oo badata.
2 maxaarimta oo kula fududaata samayntooda
3 salaadaada oo qushuuc lahayn dunina ku dhax xisaabiso ........ ..
Asc cumar insher walaahi waa ruuntada
Omarow maad nabartid carabiga adigo mahadsan🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇴
Alx lilaah waan akhriye waana heystaa waa kitaab runtii dahab iyo diinaarba kaqaalisan waa kitaab aad iyo aad nolosha kaadhisaayo
Ibnu taymiya allaah ha unaxariisto kutub tiisa waa kutub qaaliya oo aad ufiican
Wll xagee ka heshay
@@najmamaxamed3484 ardey saxbky ah hadiyad ahaan iigu keene lkn ma aqaano asiga meeshuu ka keene
@@yaxyeseylac5199 haa sax haye wll
Mawduuc aad u fiican oo aniga aan jeclaystay baad caawa soo jeedisay Cumar Allaha miisanka xasanadka kuugu daro.
muslimiinta dhana Allaha u gargaaro Allaha inoo danbi dhaafo dhamaanteen
Aad baaa uga xishooda waxyaalaha xunxun illahow ii siyaadi
Iiso duceeya sxbayaal dan/muraad ayaan leeyahay in Allah iifududeeyo 🥰♥️ mahadsanidiin
Muraadkago macsi lahyn Rabbi midigta hakaasiiyo
@@ummucayn2474 ameen wlshy shukran 🥰
Allaha kusiiyo wax walboo tabanaysid.allaha ku sahlo muraadkaaga🤲🤲🤲
Allh ku fududeeyo wll
ILAAHAY HA KUU SAHLO
شكوت الى وكيع سوء حفظى فارشدنى الا ترك المعاصى و اخبرنى بان العلم نور ونور الله لا يعطا لعاصى
Waxaaan Go.aaan ka qaatey inaan daawado filimaanta xun 8 beri ma sameyn lkin warka hore maalin walbo ayaan ku jiri jirey xaaladda doqon nimada ah alxmdulilaah🥰🥰🥰
Allaha kugu wado sidaas
@@kafiyaabtidoon4043 Aamiin walaasheey lkin waa go.aan kii ugu adkaa uguna wanaagsanaa aan qaato
MashaAllah walaal Cumar aad iyo aad baan ku salamay
Waad mahadsan tahay umaroow guul ( Baydhabo) somalia ( af maay eed iyo eetha ang mahadsangty withayow
Walhi alle dartii ayaan kuu jeclahy abti cumar inshar💖
M.a allaha ha ku barakeyo mahadsanid waa aqrinayaa i.a kitabka .
Cumar inshaarow Jazakallah
Dhiirigilintaadu way I anfacday
Alle Barakooyinka haKugu Sharfo
waad gudatay wajibaadkii kaasaarnaa, wax usheegida dadkaaga sxb qali runtii, alaha kubarakeeyo anagana hanagu anfaco inshalh.
Shukran ustad cumar allaha ku xafido
M.a Alle ha ku xafido sidaad ugu hawlantahay bulshadaada
Ku Sali nabi mohamed Scw scw scw
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
Mashaa Allaah walaal Cumar, jazaakallaah muuqaal wanaagsan ayaat nala wadaagtay.
" Waxaa layaab leh in qof bini aadam ah oo loo sheegey ka tagitaankiisa aduunka kuwii ka horeeyeyna ay tageen uu weli aduunkan kusii dheeldheelayo " IMAM XASSAN AL - BASRI
Ogaansho xaqiiqada ayaad ka hadashaye dadka maanka yar qancintooda ha isku daalinin ugas horay usoco
Mey Yuuna ka samriN oo ha waaniyo wana masuuliyad ilahy saareY sheekh hore usoco
Masha allaah masha allaah jazakallah kheyr walaal omar
Qofkii Ugu Horeey M.a NabiGa ku saliYa scw scw scw scw ❤❤🌻✍ Like isaara
Cibaabadada ha lagu dedaalo. Suubbanuhu NNKH wuu ku dardaarmay salaadda. Al salaa Al salaa Al salaa. Allah ha ina hanuuniyo AAMIIN.
Mashaa allah wll ogaansh illahaaaye ha ku barakeeyo
Alle ah ku barkeeyo cumar inshaar walal in aan caadi
Waxan ka codsan lahaa qeybi cashar ah xaga luuqadaha in aad cilmiga nooga faa iideyso
Alle ah ku barkeeyo ustaada
jazakallahu kheyr ya aqii alle ha inookaa xafido aamin ya allah
Ustaadkayga Omar Inshaar mahadsanid xaqiiqatan Waxaanu nahay (Dhidar onkod kiciyey) Oraahdaas waxaan uqaatay Xayawaanka Dhidarka Waxaa lasheegaa inuu Kujiro xayawaanaadka Fudud ee mar walba Umuuqda kuwa Daaran hadana wuu Wadno weynyahay yacni fulay, Hadaba bahalka Sifadaas leh kawaran Haddii Onkod ama Gugac Uu'agtiisa kudhaco Bal ila sawira Sida Uu Kusuganyahay, Yacni xaaaladda uu kusuganyahay Ayaan kujirnaa waliba Dhalin yarada kunool magaalooyinka Waaweyn ee dalka, ilaahow noo naxariiso oo Akhlaaq iyo Asluub nagu risaaq.
hal.sano kahor aad io masul magaloyinka wa wayn hada dhibato aad ubadan aya ka tagan
mahadsanid 100% mawduucan wax badan bu iga bedalay wll omar inshar جزاك لله خير
Mahadsanid cumar
Thank you for your hard work
mashallah ustaad omar allah ku barakeeyo🙏
masha allh wll cumar jazaakallahu khayr
Kitaabkan maan heli kara walaal isaga oo Af soomaali ah Mahadsanid walaal Cumar!
May Somali loma turjumin lkn Carabiga hadaad taqaano Pdf wad ku heli kartaa
Xageen kahelaa walal asago pdf ah? Mahadsanid
@@ibnuadam9475 wll google-ka waad ka heli kartaa
Scw allahu swclyk shukran shukran jazaaka.allah wllakeyn allah kuxifdiyo
Ustaad
Dhowr cinwaan wax nooga soo sheeg
1. Saameynta jiliinka jclka dhalintan hadda oo aan waxba loo reeban mustaqbal.
2. Saameynta sinada bulshada caafimaadka horumarka iyo dhisida guri islaama...
MSh brother cumar keep going
Jazaka laahu kheyr wll Omar inshar
Omar inshaar wll ilaahey haka abaalmariyo qeyrka iyo fariimaha wanaagsan ee aad waqtiga ku bixineyso si walalahaaga nolosha aduun iyo mida aaqiraba howl wanaagsan ayan noheysaa ka dhalinyaro ahaan halkaas nogasiiwad wll adiga kun iyo koow jeer ayaad mahadsan tahay wll
Wallka kaliya ee aan wax ka faaido best UA-cam 😍😍
Runweeye ilaahay qura aanka macan aad qalbiga taabanaya weeyan ilahay ahlul quraan hanaga dhigo
Thanks Cumar inshar
Masha Allah Alle haku barakeeyo ustaad cumar inshaar, anaguna Alle inagu anfaco kitaabkan, 🤲
Marka 1aad Shukran Akhii Omar
Marka 2aad Waxn Jeclystay Inan Brarujiyo Ayadan Cabsida badan I Inta Ilahi Iga garansiyay inan Kadhaho oo ah
انما التوبه على الله للذين يعملون السوء بجهاله ثم يتوبون من قريب فاولئك يتوب الله عليهم وكان الله عليما حكيما
Iyo Ayada Kale
ثم ان ربك للذين عملوا السوء بجهاله ثم تابوا من بعد ذلك واصلحوا ان ربك من بعدها لغفور رحيم
Iyo Ayadaha Lamidka Say Tilmamayan Macnaheda Mahan In Kuwa Aqonta Uleh Anlaga Aqbalyn Sida Darted Ayay Salafku Dhahan كل من عصى الله فهو جاهلLafdiga كل Waa Caam Sababtuu Uga Jahil Noqdayna Waa Xaalad Qofka uu rabigi Casinayo Waa Inuu Kajihilyahy Cadamada Iyo waynanka Alle Oon Uhabonyn Hadu sidhaba Ugaranyo Inuu Casiyo Iyo sido kale Akhiro Waxa jira Oo Kadhalanayo Dambiga Sida Darted Qofka Hadu Tawbo Khalisa laimado Ama haka jahil Ahado Ama yusan kajahil noqoninine Alle wa ka Aqbalaya I.A Allana Waxu leeyahay قل يا عبادي الذين اسرفوا على انفسهم لا تقنطوا من رحمه الله ان الله يغفر الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم
Waxan Xasusta Ayadan San Uga Cabsanayay macnahay tilmamayso markay gii Hore Inan Waydiyay Sh.Dr. ah Waliba Ayadoo Xalqo lafadhiyo Ayna Fadhiyan Inkabadan 100 Qof Marka Sidan Ayu Iga Jwaby Ugu dambyn wan ka bogsaday Idinkuna Kabogsada I.A"
Mahadsanid Mar 2aad Akhii Omer"
Shukran cumarow wllo bini adanku wuxu aqoon u lahayn cadawbu ku yahay
Mahadsanid ustaad omar
Jazakallah Kheyr wall cumar Inshar💯
Jazaaka allhu kheyr mawduucyo muhiim ah ayaa noosoo gudbisaa guuleeyso
Aad Ustaad Kheyr Alle hakuugu badalo waad na dhistee....🤝
جزاك الله خيرا يا اخي
Ustd omar inshaar shukran rabi janadanii fardowso alle ha ka warabiyo 💯💥😍
Wll osmar inshar جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا اخي
Mashaa Allah misaanka xasanaadka Allah hakuu saaro anakana Allah hanagu anfaco aamin aamin aamin
TikTok waa duni kale oo fasahaad ka socdo alloow nawada hanuuni 😩🙉
Ustad omar inshar masha allah wll sida khyrka aad noola jeceshahy alla hakaga ajar siiyo...
Mahadsanid walal. WAA mawduuc Muhiim ah....
Mahadsanid ustaad
ماشاء الله تبارك الله وتعالى حفظك الله ورعاك قرأت هذا الكتاب جدا كتاب مفيدا جزاك الله خيرا ١٠٠٠ جزا أخبر لنا كتيبات لمثل هذا الكتاب حتى نصتفد
WAXA UU ALLAH SABAB KAGA DHIGAY QURUXDA NOLOSHEYDA EE YEELATY MAANTA THNKS SXP
Mahadsanid walaal cumar wax badan ayaan kaa faaidestay
Ilaahay haka abaal mariyo cumarow ....wllahay wuu isaameeyay muqaalkaagaan
Jasakallaahu khayran jassaa ustaad Omar inshar ❤❤❤
M.a cumar inshaar waa mowduuc aad muhiim u ah Allah haa Ajir siiyo
Mahadsanid omar inshaar kheyr allah ku siiyo 🥰🥰
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏
Mahadsanid ustaad Omar inshaar🥺🙏
First Comment Love ii saara walalayaal🥺❤
You tube love ba mayaqaano
👍👎 ayunbuu yaqanaa
جزاك الله خير اللهم ارزقنا العفو والعافية
Masha Allah jizakallaah kheyr🤲
Wlhi wll waxaa tahay qofka kaliya e an warkiisa aamino horay usoco
Sxb waligaa qof bani aadan ah 100% ha aaminin warkiisa mahdsanif🙏
@@AadiyoAadChannelabdiaziz xaqiiq waxgarad
Mahadsanid wll omar inshaar sida aan wanaaga noogu bayaaniisay baraarujintaada waad kh mahadsantahay kun jeer
Aad iy aad thanks omar inshaar
فمن يعمل مثقال ذرة خيرا يره ومن يعمل مثقال درة شرا يره 😢
mnshallah wllky mahad sanid Alle ha kaa aabal mariyo Aduun iyo aakhiro شكراشكراشكراشكراشكراشكراشكرا
Man sha Allaah walal omar inshaar allaha ku xifdiyo Aqiro iyo aduunkaba guuleyso💯👏🏽👏🏽❤💚💙
War cumarow waxan kugu braarujinayaya in aad nooso badiso kitaabada culumadeynii hore Allah ka raali noqdee dhamaantod
حقا درسته هو أحسن كتب 🥰🥰🥰🥰
Waad mahadsantahay walaalo
Mawduucyo aad u fiican baad la hadashaa markasta
Maasha alah bro hore u soco
Jasaa kallah ...waad mahad santahay walal ...I noo soo badi baraamijkaan oo kale insha Allah
Alle ha noo naxriisato omarow 2023 an joogno 7jirka wiilka ay sida nin wayne ku cayay ama ka sheeknaysa sida gabar loo far xumeyo subxanallah alle hano sahalo😢