NIMCO YAASIIN BIYO DHACAY LIVE SHOW 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2019
  • NIMCO YAASIIN
    SONG : BIYO DHACAY
    EREYADA IYO LAXANKA ABDIRISAQ ALFA
    Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 620

  • @Axlamiiiiiiiii12

    İlove love. This song mashallah tabarakallah ❤❤

  • @xabeebaxmed8684
    @xabeebaxmed8684 5 років тому +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 років тому +4

    Waaaaaah waaaaah aaaaaah caaaadi maahin nooolow nimca yaasin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdullahimahamudhassan9779
    @abdullahimahamudhassan9779 3 роки тому +15

    Biyo dhacay xafadeydii 😘❤️

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Рік тому +31

    Waxani hees Way dhaaftay walahi Ma igu raacdeen💯💯💯❤🥳

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 5 років тому +179

    Nimco yaasiin qabiilkeeda waxba igama galin waa legend fanaanad soomaaliyeed codkeeda iyo quruxdeeda ayay fanka ku joogtaa ma anagaa hooyadeed ka dhalinay xushmad ayay naga mudan tahay

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 років тому +40

    Reer Biyo- dhacaa badidood maqlee ,ex Biyo dhacay respekt 😍

  • @qalnjdacolyahan6739
    @qalnjdacolyahan6739 5 років тому +133

    Ax ax ax away dadki wax fahmi jiray jacel wa jacel 10 sano ayan qof jeclahy dad aya i dhoho maxa ka qaldan miya walntahy maxa intaso sano jacel iyo riyo Ben ah u dawo socda BL manta like igu cawiya dadka jacel wuxu yahy amisan wa codsi

  • @wardiqawdhan557
    @wardiqawdhan557 5 років тому +373

    Nimco yaasiin caraale waa qof ixtiraam mudan oo Edeb badan runtii

  • @bidixoali9195
    @bidixoali9195 4 роки тому +17

    wooow ciyaal daruuraha ama biyo dhacayga hoose farta haa tagto is xaadiriya duriyada

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 5 років тому +32

    Biyo Dhacay Waa Xaafad Ku Taala Magaalada Hargaysa , waxaana jira laba biyo dhacay, biyo dhacayga sare iyo ka hoose, Badda iyo raggan kale ee ay ka heesta ay ku dhex xusaysaa, waa dhalinyaradii xaafada biyo dhacay, heestana waa qiso dhaba.

  • @abdihakemchanel8972
    @abdihakemchanel8972 5 років тому +22

    nimco yasin waa Fanada ugu codka iyo hesaha macaan intii tageerta like ta ku soo waala

  • @suhraad32
    @suhraad32 3 роки тому +7

    Wuxu baday jacayl

  • @bilexaduuri8408
    @bilexaduuri8408 5 років тому +203

    Bilaa caleeg wllayal damiirkeenu ha shaqeeyo oo aynu gabadha qabiilkeeda iska ilawno. Aayar arag oo dhaaf. Qofkastow afkaaga ma suul kanoqo. Mahadsanidin

  • @xubixubimclinsiteey9769
    @xubixubimclinsiteey9769 5 років тому +16

    Wwww mamo nimco yaasin kujcliyaa weey itaabatay heesta oowlaad qeeyr qabto allaha kusiiyo

  • @mohamedhussein1248
    @mohamedhussein1248 3 роки тому +9

    Heestani waxay isoo xasuusisay wakhtigii aan dhigan jiray biyo dhacayga hoose Waayo waayo ❤❤❤😂🙏💯

  • @inanor4353
    @inanor4353 Рік тому +2

    Wuxu bary jcyl bulshada ogooo

  • @xildhibaanabdirahmaanabdil2021
    @xildhibaanabdirahmaanabdil2021 5 років тому +31

    Inta ila aragtay gabadhii la ahyd waa Adeego wlshy inay nimco u eegtahay liketa i saara

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 5 років тому +12

    Fananad cod iyo arag macaan, I will always love you no matter what 💗💗💗

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar7155 Рік тому +2

    600comment inuu gaaro ana usaba ah 599 bu marrayey