Nimco Yaasiin iyo Ustaad Marduuf --- Jacayl lama moosi karo --HORNSAT 2021.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

КОМЕНТАРІ • 365

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 7 місяців тому +48

    Inta heestaan soobooqatay 2024 like iisaara❤❤

  • @fatimahmohametnur5131
    @fatimahmohametnur5131 Рік тому +25

    Warkaan maqlay meel igoo hadana kamaramayee💔💔💔♥️miyaa laysmayaaagayaa mamoogid midkaan Jecleheee 😭😭😭xageeban adi kumarin Qalbigu waaa meel Quree🖤💔jacayl 2019/8/20💔💔💔💔

    • @garaadamiin2058
      @garaadamiin2058 Рік тому

      walaal jacayl kugu dhex bakhtiyaye ma guursatay imika misa 2 ciyala haysataa🤣

    • @Micali09
      @Micali09 5 місяців тому

      Marqaatina wad tahee
      Hadaan laigu kaa mahlalin maqaar saar waa nacee, miyaa lais maagayaa maqaar saar wan nacee

  • @maxamedbeyle2661
    @maxamedbeyle2661 Рік тому +11

    Yeee wax kle hesta 2016kii dhagaysan jiray mata 5/5/2023 dawanya Germany 🇩🇪 from wardheer doolo DDS 🇬🇶

  • @HassanFatow
    @HassanFatow 3 роки тому +57

    Cajiib qaraamiga mcn badanaa marka laga hadlaayo jaceylka❤ waxaan garan karo qofka jaceyl haayo ama horey jaceyl❤ xanuunkiisa soo dhadhamiyey inta xanuunka jaceylka ❤ dareensan is muujiya .

  • @yasinyasta
    @yasinyasta 5 місяців тому +21

    Heesta qof dhegistow like saar😂😂😂

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 3 роки тому +26

    Heestan 2004 ayaa adeerkay arooskiisi lagu ciyaarayay aniga oo xiliga 10 jir aha xata waxaan xasuusta todoba baxi buurta shiikh ayaan u raacay halka oo heestan lagu ciyaarayay aduunyo gabadhi la aroosay way geeriyotay allahyarxama ana hada qof wayn ayaan ahay xasuus iyo caruurnimo iyo dhulkii hooyo❤

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 3 роки тому +17

    Axxxxx yaa miriii alx ilhy rer waqoy iga dhiiiiyyyy. Wayo hda qof ahlha micnha fahmey🇮🇹🇮🇹🇮🇹🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 3 роки тому

      Calanka talyanigana maxaad ku fali kkkk heestan nimco jamac iyo abdi nour oo reer djiboutiya le

    • @farahmohamed9652
      @farahmohamed9652 2 роки тому

      💚❤💉🙋🏾‍♀️🙋🏾‍♀️🙋🏾‍♀️🙋🏾‍♀️

    • @amirsoleiman
      @amirsoleiman 2 роки тому +4

      @@amineroyal7118 erayada heesta saleebaan daauud oo aabahay ah baalahaa waana reer waqooyi wll

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane Рік тому +8

    Wow waayelka heesaha haloo daayoH listening just now 2023 🗣👭❣

  • @najmaabdullahi8056
    @najmaabdullahi8056 3 роки тому +36

    Heestan 1998 baan dhagaysan jiray anigoo teenage ah allah yarxamu aaymu samaan 😘😘😘😘😘😘😘

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 3 роки тому +42

    Beryahaa heesaha dhegeysigooda waan iskaa daayey laakin
    Mr marduuf iyo Sahara ilayes & nimca baa igu Soo ceshay. Cajiib

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 Рік тому +15

    "Waxaan Ku masaalayaa
    Nin maqan o meel fog jira
    Haase maherkaada tagin
    Miyaa malab loo tufaa"😥

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 Рік тому +3

      Meel bu itaabtay hadalkaas 😭💔 mid baan 5 sano sugaayy oo iga fog jaaniswalbo isoo mara dartii uga tagay kadibna i xumeeyay😭

    • @saynabfarah8626
      @saynabfarah8626 Рік тому +1

      @@loveumom2746 sorry wllo waliga dantaada qof darti ha u lumin cashar ka baa ka baratey haka shalaynin wllo

    • @ayanhusein9451
      @ayanhusein9451 Рік тому

      ​@@loveumom2746😭😭😭😭

    • @KabtayKabtay
      @KabtayKabtay 6 місяців тому +1

      Sorry wiiligaa quf aadmigu ha isku haleeynin

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 5 місяців тому

      ​@@loveumom2746 😢

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Рік тому +4

    Xagee baan adi kumarin qalbigu waa meel qudhee Nimco yaasiin Nimco sharaf❤❤❤

  • @Cawaale2024
    @Cawaale2024 4 місяці тому +1

    Macruuf iyo Nimco barteedii bay ku hubsadeen heestan. Ashqaraar ❤️

  • @nimcaanahmed5022
    @nimcaanahmed5022 2 роки тому +5

    Marwooy waa maati dumar
    Hadaan Ragu maamulayn
    Muraadkooog ku luma☝️😇

  • @muniirfarahhussein4193
    @muniirfarahhussein4193 10 місяців тому +9

    Love this sing❤

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed3869 3 роки тому +30

    Heestan 2009😁😁baan dhagaysan jiray😂😂 wiil aan jeclaa baan soo xasuustaa😁😁😁😁

  • @ufcfans7514
    @ufcfans7514 Рік тому +5

    Heestaanu Macaanaaa❤ 7Julay 2023 Maalin Jimco ah Muqdisho Dagmadu Waa Daayniile gaar ahaan Xaafada Gubta

    • @حتشبسوت-ز8خ
      @حتشبسوت-ز8خ Рік тому

      Reer gubeed waan ku salamay 😂😊

    • @ahal4746
      @ahal4746 Рік тому

      Caawa oo Jimce ah baan Kampala ku dhegaysanaaya mudane

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 3 роки тому +16

    Nimco codkeedu weli wa amazing, Marduf isagu wa sooo vibrant

  • @Fadan613
    @Fadan613 Рік тому +1

    Ereyada: Abwaan Xassan Cilmi Diiriye
    Laxanka: Cabdi-nuur Allaale
    Codka: Cabdi-nuur Allaale & Nimco Jaamac Migil

  • @Abdikadir2024Gulled
    @Abdikadir2024Gulled 5 місяців тому +1

    Hestan ethio ayn ku mirqami jirey 2022 manta America ayn kudhagaysnay 2024

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 6 місяців тому +1

    Heestan aniga hda bartaY w hees aad u macan safar aya ku bartay Ahlul jacayl❤❤❤

  • @SidiiqCaydiid
    @SidiiqCaydiid Місяць тому

    Angu waxan jira 20 sano abwaanka heestuna 75 taagerayashii hesta new.gii yahana wa da,da wayelka ah..
    Habem anoo mirqaan bas ah oo gadhi ku dhexwata casimada hargeisa ayu oday waayela iso raacay yado hestu ibaxayso markasu idhi adeer alaabtayadi bad dhagaysanaysaa da,daaduna way yartay
    Markaasan damcay inaan heesta xikmadeeda iyo sarbebaheda inan hos ugudhadhaco date.kuna wa 2022🎉

  • @abdik9002
    @abdik9002 Рік тому +36

    Our Somali girls are beautiful! Mashallah 🌹🌹🌹

  • @najaxismaciil7531
    @najaxismaciil7531 2 роки тому +4

    Heestan wan iska dhagaysta lkn ma aqan waxaan uu dhagaysto🥰😭😭😢

  • @shagarimohamud947
    @shagarimohamud947 2 роки тому +10

    Old pple always have good memories 😌 ♥

  • @nimcaanahmed5022
    @nimcaanahmed5022 2 роки тому +3

    Amintu waa 7:00pm Tirzigu tariikhdu waa 2022/8/12
    Markay soo baxday ilaa imika wanku raaxaystaa😍

  • @AbaasAadam20
    @AbaasAadam20 2 місяці тому +1

    Heestaan 2015 Ayaan dhageysan jiray anigoo jeceel ihaayo😂😂😂😂😂😂😂

  • @promohet4636
    @promohet4636 3 роки тому +11

    Heestan aad ayn u jecelahay ❤❤❤

  • @yassercarafat3168
    @yassercarafat3168 3 роки тому +12

    nimco yasiin nimco sharaf, Fanaanad cod halaasiya leh; Nature voice

  • @NimcoDunio
    @NimcoDunio Місяць тому

    Inta so boqatay 2024❤

  • @maguled
    @maguled 3 роки тому +4

    Alla ya cizakum Nimco Sharaf iyo Ustaad Marduuf, eesh calaa hees.

  • @Cadaroosh
    @Cadaroosh 3 роки тому +5

    Saxid: Midiyo dhiigluu sitaa maaha waa Midiyo daabluu sitaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 роки тому +18

    Nimco Yaasin she’s really a legend

  • @shugriahmed9349
    @shugriahmed9349 3 роки тому +4

    Waxaan dhageesanyaa 2021 waan ku celceshtaa

    • @fartuuncali2041
      @fartuuncali2041 Рік тому

      warkan maqlay meel i go,o😥 hadana kama maarmi karo marqaatina waa tahee

  • @medsahal4448
    @medsahal4448 2 роки тому +4

    J'adore t'as voix macha allah nicmo 🇩🇯🇪🇹💯💥💢

  • @babamarwan7618
    @babamarwan7618 Рік тому +3

    Wah‼️wah‼️what a hit. Attractive music 🎵🎶

  • @Hamdush_Collection
    @Hamdush_Collection 2 роки тому +4

    Warkaa maqlay meel i go,ay😥💔
    Hadane kama maarmi karo❤
    Marqaati waa tahee🥺

  • @MohaCarab-i1n
    @MohaCarab-i1n 11 місяців тому

    Listening to this song 24/10/2023
    Location Qardho,puntland state of Somalia

  • @QalinleCabdile-hl6fw
    @QalinleCabdile-hl6fw Місяць тому +2

    Heesta airpod laguma dhagaysan karoh wlhi zo tijabsha

  • @mohammedessa9936
    @mohammedessa9936 2 роки тому +5

    "Musiibadu way jirta ......" 2022 ❣

  • @heer-sareofficialmedia2082
    @heer-sareofficialmedia2082 3 роки тому +16

    HCTV Heesahani maaha QARAAMI ee waa QAACI qaraamigu waa heeso gaar ah ilaa iyo 100 heesood ayay gaadhayeen oo balwo ah waxana ka mid ah tusale ahaan SUBCIS, RAAXEEYE, AROOR, MURUG, LAAC, CIIL, XAAFUUN IYO QAAR KALOO BADAN. markaa magaca iska hubsada dadku qaraamiga waxa ay u yaqaanaaan heesihii hore.

    • @mohamuhabdiahmed4505
      @mohamuhabdiahmed4505 3 роки тому

      Cilmi Ayaan kaa faaiday wll thanks

    • @abdallesaidisse1337
      @abdallesaidisse1337 2 роки тому

      Murug iyo subcis kuwaas waa laxamo magacyadod
      Qaraami waa old school macnaha heesihi hore halka qaaci uu yahay barnaamij bandhig heesihii hore .

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Wow Old is gold xasuustii Nimvo iyo Alaale.

  • @AbaasAadam20
    @AbaasAadam20 3 місяці тому +1

    Heestaan hada ayaa igu horeysa 2024

  • @chamkozapdi4834
    @chamkozapdi4834 3 роки тому +8

    Xagee baan adiga ku marin
    Qalbigu waa meel qudhee?

  • @KISTATV
    @KISTATV 3 роки тому +2

    Cajiib waxaana hees nimco iyo Marduuf. Mucjisada fanka hore haddana cusub. Waxaan jeclahay sida isaga iyo digaale Yare ay dib ugu Soo nooleeyeen fankii dhintay.

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 2 роки тому +4

    Heeskan waxaan dhegasan jiray 2008 markaan malcaamada ka imaado xasuus igu leedahay wlhy

  • @Amaal-j7p
    @Amaal-j7p Місяць тому

    Inta sanadkan aragtay 2024

  • @HassanFatow
    @HassanFatow 3 роки тому +4

    Raga sxbadooda gabdhaha shukaansada u daba mara hala soo mension gareeyo heestan ayaga ayey khuseysaa.

  • @Shiino134Abshir
    @Shiino134Abshir 2 місяці тому

    Waxaan hees wy dhaafty intii igala hshy like isaaar❤

  • @guuleedcumar8446
    @guuleedcumar8446 3 роки тому +1

    Eesha calla sawt mr marduuf💯💯💯💯💯 qof maqan oo mel fog jira axaxaaxaxa axaax 🙏🙏🙏👋👋👋👋

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Рік тому +1

    Cabdi noor alaale iyo Nimco Jamaica might Eryadii Aun xassan Cimi iyo muusigii Cabdi noor alaale.

  • @IsroMiski-bw7ss
    @IsroMiski-bw7ss 10 місяців тому +2

    Yaa ila dhagysanaya 12November2023
    Jacayl lama moosi karo
    Sidii mayayguu da'aa
    Mirood buu kugu dilaa
    ..........
    Mid maqanoo meel fog jira
    Aan se meher kaaga tagin
    Miyaa malab loo tufaa
    Macaan loo Sayriyaa

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 3 місяці тому

    Heestan manta igu horeyso dawado wana ka helay ax erayada heesta ku jira 2bada fanaan kalama dhacan

  • @Hanihashi12
    @Hanihashi12 2 місяці тому

    Ax hees iyo bar from muqdisho garhan galmudug dhusamareb ❤️🫂🙈🥵

  • @farhyajama5426
    @farhyajama5426 3 роки тому +4

    Marduff top singer 🥰🥰

  • @GulledMustafe-dc3ty
    @GulledMustafe-dc3ty Рік тому

    Gmc 2023 inta dhagaysatay like iiisar😊❤❤❤

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому +1

    Ojy waxaad ku heestii cabdur alaale my saxiibkay my legend

  • @maryanibrahim
    @maryanibrahim 8 місяців тому

    Waxaani hees wey dhaaftey nimco yasiin❤❤

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 2 роки тому +1

    Ninkaan waa qayilay..

  • @abdikaremdalmar299
    @abdikaremdalmar299 3 роки тому +9

    Nimco yasin she got islaan but her voice is 100%

  • @soupiciil2923
    @soupiciil2923 Рік тому +1

    Attendre un homme qui se pas marier avec toi est ce nécessaire belle chanson

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 5 місяців тому

    Heestan waxa dhageysan jirtay Hoyadey anoo yar Waxan ku Qosli jiray markey dhahdo "dhabaded muudsaday margaday" original keda waxan jeclahay iney qaadeen "Nimco jama migil iyo Abdi Nor Alaale🙏

  • @dj__deqsi1040
    @dj__deqsi1040 Рік тому

    Wee wee yaa ustaad Marduuf iyo Nimco Yasiin

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 роки тому +6

    Micida waaH lo dhinta maziipadu waah jirtah
    Marduuf and nimco ala maxy heez thay✔🔥💔

  • @abdulwiitalfanan7947
    @abdulwiitalfanan7947 5 місяців тому

    Wxn hees wa dhftay all ustaad marduuf io boqorda cidka❤

  • @___a___k___y___1041
    @___a___k___y___1041 Рік тому +5

    Woow outstanding legend marduuf my favourite song still 2023 ❤❤

  • @maasimahmed7225
    @maasimahmed7225 2 роки тому +1

    ZAWT MARDUUF LEGEND🥰🎧🖤

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 2 роки тому +2

    Heesty Abdi Nur Allaley iyo Nimo jama

  • @SeniorMusa-ee2hw
    @SeniorMusa-ee2hw 8 місяців тому

    Love nimca yasin songs

  • @apdihaajidhoore8978
    @apdihaajidhoore8978 Рік тому +2

    Heesta saan ugu mirqaamayey ,,ayuunbuu beydka ah
    ,,xagee baan adi marshaa ,, qalpigu waa meel qudhee ,,
    Isku kay save gareeyey in aniga layidhi mooyee
    Cidlaan ka cadhooday kaliday
    Dibu eegistii bay iga jiidhay

  • @IsseIsse-fo8qg
    @IsseIsse-fo8qg Рік тому +1

    Codka aad u mcn❤

  • @abdallakaariye7169
    @abdallakaariye7169 11 місяців тому +5

    Favorite song . What a son it is !

  • @mohamedleila6570
    @mohamedleila6570 3 роки тому +15

    U guys don't compare to nimco jaamac to nimco yasin, because we all know that nimco jaamac she is the queen 👸🎼

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 8 місяців тому

    Marduuf Ft Nimco Yaasiin ❤

  • @fariheklip2610
    @fariheklip2610 2 місяці тому +1

    Maqaar saar waa nacee 😢

  • @fadumoeidley5165
    @fadumoeidley5165 3 роки тому +8

    Heesta ciyarta Halaga daayo.

  • @Princesssenaco
    @Princesssenaco Рік тому

    Tiktok ayan ka soo helay heestan ciyaal 2001,s❤❤❤❤❤

  • @cabdulqaadirmacalin9438
    @cabdulqaadirmacalin9438 8 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @FarxiyaIsmaciil-ui5qd
    @FarxiyaIsmaciil-ui5qd 11 місяців тому +1

    Xageeeban Adi kumarin qalbigu waaa meeel qudhee😢

  • @museali8972
    @museali8972 3 роки тому +3

    TEEMBO IYO MUSIC IYO COD MACAAN ❤️

  • @abdihajji7562
    @abdihajji7562 Рік тому

    Xageebaa adi ku marin
    Qalbigu waa mid qudhee
    Waa weedho sax
    Qof mar uun waxa jecelaaday waa dareemaya

  • @thekingmaxi3860
    @thekingmaxi3860 3 роки тому +3

    Wax heesta wada qadaay nimco yassin iyo abdinuur allaale melaaha 1980yadii

    • @mouniyat
      @mouniyat 3 роки тому +2

      Nimco yassin ma adiga siiyey heesta mise wad ugu riyootay? War Legend Nimco Jamac Migil ya ku qaada 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @musekhadir3888
      @musekhadir3888 3 роки тому

      @@mouniyat wuxu arkey markey London nimco yasin iyo cabdi nour ku qadeen

    • @lakilakicadey8976
      @lakilakicadey8976 2 роки тому

      M.a

    • @lakilakicadey8976
      @lakilakicadey8976 2 роки тому

      M.a kugatay

  • @somalimusiclyrics
    @somalimusiclyrics 10 місяців тому

    mansha allh, i feel the song.

  • @samatarrashiid4627
    @samatarrashiid4627 2 роки тому +1

    Ninkani waxaynu aragnay maaha waa Caajiib wlhi Marduuf.

  • @sharifohirsi7858
    @sharifohirsi7858 3 роки тому +1

    Bismilaah muxuu saas dhan ugu fiiriraayaa usdaad marduur nimco yaasiin bisinka

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Рік тому

    Hees xasuste iguu leh guuriga jeey 9/3/2023 duuhur Nairobi AMIN cali botaan jawii dagaaan xasuus

  • @aidaroshassan1225
    @aidaroshassan1225 4 місяці тому +1

    Cajiiiib

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 місяці тому

    Ninkan xayawaan ma dhaamo😢😢😢😢😢😢😢

  • @housseinyacin5603
    @housseinyacin5603 5 місяців тому

    Machaallah84 c est moi al hadj amiral houssein Ahmed douale

  • @zakicabdi8886
    @zakicabdi8886 3 роки тому +4

    Xasuustii abdi Nuur alaale iyo nimco jaamac

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому +1

      Xasan aadan samatara ku ogaa ani

    • @barnimooyan5182
      @barnimooyan5182 3 роки тому +3

      @@kowsarhappeychanel4219 heestan waxa Cabdi Nuur Alaale iyo Nimca Jaamac Migiil waxanay ku heesan bilowgii 70 eerayadii waa abawaynkii weyna Au Xassan Cilmi laxankii Cabdi raxman xirsii heestu waa 100/100 Djibouti, lakinsee Cabdi Nuur mar un Abu Dabay u tagay waxa kula heesta Nimca Yassin 1997 iyo markale oo hadana kuwada heesan UK bilowgii 2000.

    • @djimos9058
      @djimos9058 3 роки тому +1

      Nimco jamac xalimo cabdi ba uga horeyey alyarxamu

    • @namiin3034
      @namiin3034 3 роки тому

      @@barnimooyan5182 Abwaan Ibrahim gadhle samaayay heestan🤔

    • @barnimooyan5182
      @barnimooyan5182 3 роки тому +1

      @@namiin3034 Xasan iyo Ibraahim midna maha Aun waa habwaan kale oo laa oodhan jiray Saleeban Dauud oo reer Qr 3 intuuba waa abwaano 🇩🇯

  • @SacdiaCabdiRahmaan
    @SacdiaCabdiRahmaan 2 місяці тому

    😢😢 siday hadu ku mudo dushadu ka muuqan lahay😢xage adi ku marin qalbigu saa meel qudhe💃☝️😂

  • @mohamedabubakar8698
    @mohamedabubakar8698 Рік тому

    Teeda kalena fanaaniinta iyo Abwaanada curiya Sugaanta Jaceylka waa Dad Qiimo leh oo Qalbi wanaagsan waayo JACEYL AYAA DAREEN JAWAAB U AH AMUURAHA DUNIDA EE IS CIRIIRINAYA hadaba Nimco iyo Marduuf Heesta waad dhigteen halkeedii

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому

    Axya hees waw xusuus dheer djibouti yaraanti

  • @guediharbi7847
    @guediharbi7847 2 роки тому

    Mashalah waayo hoore Iyo djbouti l waa xasuus lama ilawan ah

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 Місяць тому

    Xagee Adi ku marin qalbigu waa meelqudhee, wlee waa runted Nimca yasiin,heesihii hore aya heesa aha

  • @Hurre43
    @Hurre43 2 місяці тому

    Sidayda hadduu ku muday
    Dushaaday ka muuqan layd!!💔

  • @warsanmedia3100
    @warsanmedia3100 Рік тому

    Deep Vioce by ustaad marduuf ❤❤❤

  • @aliabdulle3002
    @aliabdulle3002 Рік тому +3

    Wht amazing Voices 2 legends

  • @daudxanjoalselefiii8115
    @daudxanjoalselefiii8115 2 місяці тому

    Heestan qisadeedu waxay ahyd nin damaaciyay dumaashidii oo uu adhiga laraacay sidoo kalena qisada waxaa lagu xusaa in uuba iyana uureeyay oo xaaladii jiq ku noqotay

  • @ShukrialiabdhuleAbdhule-bv5cu

    Heskan niinkyga jcl wlhi aaadban u jclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🔐🤴❤️