NIMCO YAASIIN HEESTII DABEEYLAHA LIVE SHOW 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2019
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 109

  • @elmi_official71
    @elmi_official71 2 місяці тому +14

    2024 hdad heesttn soo bqoty Like isarrr🤝

  • @mohamedbarre6721
    @mohamedbarre6721 4 роки тому +64

    Heestaan Waxan Kuxasuustaa Gabar Layiraahdo Ikraan Cabdicasiis Jaamac Oo Wagaas Aad An Ujeclaa Habeen Anigoo hurdo Ayey Eryadaan Iisoosoo Dheceen Oo Xageeda Iiga Yimaadeen Ikraaney Meelkastoo Ad Joogto Nabad Iyo Naruuro Kuwaar Wali Kuma Ilaabin Daruuf Walbo Hajirtee Fadlan Gabadhaas Iiraadiyo Hadii La Arko Haliigu Sooxiro Waa uduceynaaya Haday Hooyo Nqotay Xataa

  • @nimco2891
    @nimco2891 2 роки тому +17

    Heeztan waa Favoitekyga
    Waa hees aan si gooniya ujeclhy
    Xitaa azxpptyda oo dhan baa ii aqaana
    Marky maqlaan anay isoo xasuustaan😅

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 2 роки тому

      Hada xguu xaalka marayaa mrka
      Halka malab leygu daadshay wa dushaadee aan kusoo dhahee 😂🤗 Barafeey

  • @NasiibCaddoe
    @NasiibCaddoe 3 місяці тому +4

    Heestaan waxaa ku xasuustaa RUWEEYDO MuqtaarMuxidin jaceelkeega igu Horsehayay waxaan kuleeyahay kuma ilaabo mcnto❤😢😢myself ii soo noqo mcnto ❤😢

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 роки тому +12

    Axya hes ya ila dawnya mid bn kuso xssty runti 2022 allw Cfmd +cimri dher io cibado subn wlhi waqtigu wu roraya🥰🤲

  • @mazlaxahmet3950
    @mazlaxahmet3950 Рік тому +6

    20jir wkhtigu ku adkaaday sidu yeelaya tlow😭😭😩💔

    • @abdihakimahmed10
      @abdihakimahmed10 Рік тому +3

      Kulamid ahay Zxb 20 jir Nolosha ladaaladhacayo ayaan ahay Lkn Ilaahay Baan Faraj kasugeynaa😢😢

    • @Cabdifitaaxcabdullahi-bw6hd
      @Cabdifitaaxcabdullahi-bw6hd Рік тому

      @@abdihakimahmed10 sxb anba 20 jir gadgadoonka wayaha kujira ahy lpx

    • @mazlaxahmet3950
      @mazlaxahmet3950 11 місяців тому

      ​@@abdihakimahmed10allihi joogayba jira zhp😢

    • @mucaadbide
      @mucaadbide 3 місяці тому

      P😊0😊😊00​@@abdihakimahmed10

    • @mucaadbide
      @mucaadbide 3 місяці тому

      ​@Cabdifitp0llaaxcabdullahi-bw6hd

  • @ustaadmaxamed101
    @ustaadmaxamed101 11 місяців тому +3

    Waa hees markaan maqlo iska ilmeeyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 4 роки тому +7

    Xasuus qaaliya ayay Ii Tahay Heestaan Wooow

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 років тому +9

    I love nimco sharaf
    Somaaaliyeey maamada halaga leexdo

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 4 роки тому +5

    Fananad qaran nimco yasin iska noloow habo mob love

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 5 років тому +19

    Wow, What a voice. I don’t care what qabiil aad ka dhalatay I love ❤️

  • @abdixafiidhayle1137
    @abdixafiidhayle1137 5 років тому +5

    Mamadii fanka aryaaa maamooy maxaa cunty 65 year & dhal dhalalkan 🤗🤗🤗🤗🤗

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 роки тому +8

    Xoolaahaa saas ugu dhididay
    Waa kuu xaLaaL.
    😂😄🤣

  • @mohamedakid955
    @mohamedakid955 2 роки тому +4

    Life goes on 2022 listening 😐

  • @cabdullahiomar5571
    @cabdullahiomar5571 3 роки тому +3

    Masha allah nimco ilahey haku dayo hes hore

  • @baraawewomensempowerment1657
    @baraawewomensempowerment1657 3 роки тому +2

    Hestaan xasuus weyn aye igilisa markan maqlo wlhi Masha Allah

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +3

    Old is a gold.😛😛

  • @xubicayn8394
    @xubicayn8394 5 років тому +4

    wooooow Nimco yasiin carale Nimco sharaf

  • @sabiryare1349
    @sabiryare1349 11 місяців тому +1

    Still listening xasus😢 August 2023

  • @saynabjaamac3943
    @saynabjaamac3943 5 років тому +18

    Hargeisa markay kulaylaha tahayba sidaa loguma dhididee waa side hadana waba qaboobo e nimco biyo hoorayay noqte Mala malagiiba seefta ku saaray e mamo iska daa heesaha wlhi allaya raxme maxamed jarmlay way garanayaan ciyaala hargeisa e arooskii ugu danbeeyay e uu ka heeso sidan o kale ayuu u dhididayay dhulkuna iska qabow ayuu ah markaasan ku idhi abti cawa saxtii ma jirto miyaa intuu qoslay ayuu igu yidhi abti waa saxdii abti ayuu igu odhan jiray ilahay haw naxariiste waxa kale o uu yidhi habeenkaas aroos danbe cawa igu danbaysa ileen rabadanba soo galayse inta rabadanta ma heesi doono lkn waxanu ogay in uu dhamaysan rabadanba 10 hore ayuu dhintay alaya raxma ilahayow khatumada khyr nogu khatin

    • @abumalik8309
      @abumalik8309 5 років тому +1

      allaha yaa,raxma marka hore fananka lkn waxad ogataa adiga iyo islaantaan in ad wadku u siman tihin qof caafimad heyo iska daaye. in,aad geeri ku shegto qof xanunsan xataa ma dhihi kartid wad dhman raptaa waayo wixi qeybka, rapi baa og

    • @sihamabdikadir233
      @sihamabdikadir233 5 років тому

      Inta lunsan Allah hanuuniyo wll khatumada Allaha NOO wanajiyo

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 5 років тому +1

      May wll uir ayeey ledahy miiskiintu alle haw sahle haday odhanyaan ma islaanta war alle ayaa siye masha allaah dhaha

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 років тому +1

      MAKU CADIBAN TAHAY MAKEUP 💄 AMA TIMAHA SAMAYN TOODA KUSOO DHAWOOW FADLAN CHANNEL KAYGA AAD KA FAA IDAY SATAAN OON IDINKA DHISEE GABADH HAWLAHAAS KU TAQASUS TAAAN AHEE💕

  • @marwadaudi6939
    @marwadaudi6939 10 місяців тому

    Bad weyn bay doonidu ila sii durqeysaa....halka malab laigu daadshey waa dushado waaxan daydayaa adhiga waana daale..🥺❤️

  • @Jama143
    @Jama143 4 роки тому +4

    Slaamulah adeego walsheed😂😂😂😂dadkaaga kuu baahan

  • @murtisameoficial5365
    @murtisameoficial5365 3 роки тому +3

    Heestan waxaan kuxasuustaa jacaylkaydii ugu horeyay😢

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 2 роки тому +1

    From tiktok wale ani jeceyl waa is daney

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 роки тому +3

    Heestaan waan iska qiiroodaa
    markaan dawado bilaa sabab 2022 dawasho wacan

  • @ayaannuur7157
    @ayaannuur7157 7 місяців тому +1

    Halka malb lagu dadshy waa dusha do❤️

  • @QmushtaqMusse
    @QmushtaqMusse 12 днів тому

    Axya hees yaa ila dawanaya 20/7/2024 zacda 10;51 habeenimoh ljpiya😊

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 24 дні тому +1

    Heestani wa shidaalka xertayada xaga safaraDa walipa xaga io burco iga wala 160 mar ka dajin maysid😂

  • @UbaxCabdiwali-tz9vs
    @UbaxCabdiwali-tz9vs Рік тому

    Mi favoriete song 🎧♥️

  • @user-wt6jl9ow8j
    @user-wt6jl9ow8j 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤xasus ayay igu ledahay heestani

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 4 роки тому +1

    midgaan isaaaq noqonaysa inkaar qabto laandheeraa HAWIYE MASHEEgatoo intay BURCO HARGEYSA GABILEY SHEEGANLAHAYD XAYAWAANAD

  • @lakiwacne6877
    @lakiwacne6877 5 років тому +2

    Waaw xasuus hore fanaanad wayn

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 3 місяці тому

    Me listening this song in 2024 😂❤

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 5 років тому +2

    Nimco style ayan ka helaa

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 10 місяців тому +2

    Still2019 ___2023 my fovourite song❤

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 5 років тому +3

    Wow mama nimco sharaf

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 2 роки тому +1

    Who's here in 2021 lock down...

  • @NasiibCaddoe
    @NasiibCaddoe 3 місяці тому

    ❤❤❤❤hees xasuus leh

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 місяці тому

    Hees xusid mudan

  • @ilameerayso6021
    @ilameerayso6021 5 років тому +2

    Islaantan marka la soo furo ila soo socodsiiya asxaabeey

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +3

    hees an iska jeclahy

  • @caalinentertainment8874
    @caalinentertainment8874 2 роки тому +1

    Remember 2022 😂

  • @ahmedzhata8152
    @ahmedzhata8152 Рік тому +1

    Wlhi another level of (9) /8/ 2022 hben khamisa ?

  • @fazkirtube1329
    @fazkirtube1329 2 роки тому

    Wow what a voice ....m.a

  • @sacdiyoxasan1957
    @sacdiyoxasan1957 5 років тому +2

    dawee dawee nabarda qalbiga dabiib bogtiyo wadnaha

    • @ashafarah6052
      @ashafarah6052 5 років тому

      Sacdiyo Xasan Thanks 🙏 qayb baan fahmay dabiib mafahmin

  • @ruweithafarah9304
    @ruweithafarah9304 3 роки тому +6

    🥰🥰🥰🥰my favourite song

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 5 років тому +1

    Nimco Burco Sharaf

  • @husseinapokor6195
    @husseinapokor6195 2 роки тому

    Xasuus wllhi igu lefhy hestan

  • @foosxasan2482
    @foosxasan2482 5 років тому

    Wwwww halkaa malab legu daadshe wadushadee

  • @shaaficiqandala5637
    @shaaficiqandala5637 5 років тому

    Wooow dabayluhu way I sitaàn

  • @ckzupeer8473
    @ckzupeer8473 4 роки тому +1

    Fananad somaaliyeet

  • @aymancad3aymancad378
    @aymancad3aymancad378 Рік тому +1

    2023 yaa illa dawanayo i.a

  • @shaaficiqandala5637
    @shaaficiqandala5637 5 років тому

    Hawraar Music HD mahadsanidiin

  • @maryanomar7969
    @maryanomar7969 2 роки тому

    bad wen bey donidu ila si dur keysa halka malab leku dad shahy waa dushade 😂❤

  • @saacidmaxamuud500
    @saacidmaxamuud500 4 місяці тому +2

    Cawey ayaan soo booqdey heskaan xaley oo ii qadey boqoradeyda iqlaas cadeey waan somanryn mantey hada ayana afurney sanadka 2024 bisha 3 /tariqda 11 oo soo galeyso talaado weyna iga tagi rabtaa oo 🇨🇦 canada ayey u socotaa aloow kuu saqir amuyraha gacaliso iigu soo duceeyo tol iyo qarabo hanaan nahy mcn aloow ikaa xagid 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 років тому +8

    Ala maxaan nacay naagta ka ag ciyaaraysa nimco kkk meel walba iyo fanan walba iyda rabta inay camerda ka xado.

    • @laztzmartaskar5259
      @laztzmartaskar5259 5 років тому

      zra wlhi runta

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 5 років тому

      Maxaan kula nacay waa runta hhhhh

    • @barkhatismail1014
      @barkhatismail1014 5 років тому +1

      Sara Hussein Walaal ma iLa aragtay Horta Qofta buuran wlhi hadaan islahaa comment ga udhig balse adaaba sooyidhi wlhi waan kula arkay iNay show walba io stage walba Taagantahay😂😂😂😂

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 років тому

      Asc kusoo dhawaadA Channel kayga QURXINTA Timaha iyo Makeup 💄 welcome all💕💕💕

  • @user-lk7yc5hp2b
    @user-lk7yc5hp2b 7 днів тому

    ❤😂😢

  • @waayoarag2199
    @waayoarag2199 3 роки тому +2

    Madex sare

  • @abdirzaaqmohomed9522
    @abdirzaaqmohomed9522 4 роки тому +4

    War Nimco maxay heesaha kufiicantahay alaw kudhawr

  • @xariirohajji2146
    @xariirohajji2146 2 роки тому

    😘😘

  • @yuusuf4444
    @yuusuf4444 2 роки тому

    Hees

  • @radhas2411
    @radhas2411 5 років тому +1

    Hees aanan kadaalin

  • @xusuusaha1512
    @xusuusaha1512 Рік тому

    qofta ki cod aha wayhaysa

  • @anisomaxamed7306
    @anisomaxamed7306 11 місяців тому

    😮😮😮😮

  • @cagaetyon8849
    @cagaetyon8849 Рік тому +1

    Maanta ayaan soo xasuustay oo taariikhdu tahay
    24 may 2023 wakhti duhura waa heesta dareenka leh ❤❤intii iga danbaysa like😊

  • @ilaqosol8918
    @ilaqosol8918 5 років тому

    ua-cam.com/video/YWWW24g5T5E/v-deo.html video qosol badan

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 7 днів тому

    viking *❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.