Guulaystayaaloow - Xasan Aadan Samatar (Hees Wadani Hobolada Waaberi) Abwaan Askari ©Ik Hajji

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 189

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 3 дні тому

    Guulaysta dadkaygow meel kasto aad joogtan ba from duriyada reer sheikh Isxaaq 🤲🏽❤️

  • @cabdirasaaqbashiir2166
    @cabdirasaaqbashiir2166 2 роки тому +17

    Rabiyow waan somanahe somalia awoodeda so celi walahi aad ban uu qiroday🤦🏽‍♂️😢

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +31

    Ereyadi Abwaan Cisman Hussein Adan (Cisman Askari)
    Allaha ha u naxaristo Adero

  • @mohamedabdullahmohamed7606
    @mohamedabdullahmohamed7606 9 місяців тому +27

    Heestaan waxa soo raadshey kadib iskudayga guracan ee Ethiopia badeena ku saxiixatey 😢 Gaf hadaan sameynoo kala gurano laaluush waa guuldaro iyo ciil marado kugu gubata😢

    • @bachirmoud
      @bachirmoud 9 місяців тому +2

      Kula mid baan ahay wlhi

    • @AbdulahiDacad
      @AbdulahiDacad 9 місяців тому

      Kula mid baa ahay wallahi

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 9 місяців тому

      Heesta nin isaaq sameeyay maanta isaaq ma jooga ethiopia iyo isaaq wa walalo maanta
      Ninka hessta lahaa ee somalia u smayay reerkisa 100 kun xasuuqay

    • @AbakarNor
      @AbakarNor 8 місяців тому +1

      @@Yaasiin1 isaaqa iyo Ethiopian ka aaad sheegayso hku wasaan qabyaaladi ku qaadatay ila naarta hku wadato xoloyahow meeel kasta qabiil lataagantahay

    • @FadxiMaxamed-u3d
      @FadxiMaxamed-u3d 2 місяці тому

      @@mohamedabdullahmohamed7606 Kula mid baan ahay ciil Baan u dhiman raba wlhi

  • @shaafimursal1462
    @shaafimursal1462 5 років тому +31

    Fiicnaan lahaydaa xasan aadan oo markale hees qiiro leh oo farxad leh ka qaada meel soomaali dib ugu midowdey

  • @Alitarabie
    @Alitarabie Місяць тому +2

    Wlhy wan jidh dubaaxshy qabiga wan ka oo eyey allow dawlad kaamila nasiii

  • @AbdiaziizDeeqow
    @AbdiaziizDeeqow 5 місяців тому +8

    Intii 2024 so radisay hy iso dhaha❤❤😂

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 29 днів тому +1

    Boqorkii codka xasan aadan samatar alla yarxam 😢

  • @AbdirahmanHazzan
    @AbdirahmanHazzan 5 місяців тому +6

    Heestan anoo cabdibile kashidan ciil ideynmaayo wiliba jilib anoo kusiijeedo oo qawarijta kujihaaadayo😢

  • @abdiqatarrisaaq9234
    @abdiqatarrisaaq9234 6 років тому +14

    Cismaan adam Allha u naxariistee Heeskaan wuxuu ugu TLagalay 5tii Golaha sare ee Kacaankii BarKaysnaa waxuna lagu sii Yay Xidig

    • @Haldhaa11
      @Haldhaa11 3 роки тому

      Maxay ka daba keeneen,inay ummada somaliyeed xasuuqaan.Barako iyo kuwaa kala dheer

  • @cqanimohamedcabdille58
    @cqanimohamedcabdille58 3 роки тому +1

    Waa hees oo qofkii wadani uu la qiiroonayo allow soomaali isku soo duub sidii jiilkii here aaamiin aaamiin

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 років тому +17

    Guuleystayaaloow u heedhaha golle tawradee sare intay gaadhi karaayaan.waxaan kaloo ka helay inta uu leeyahay " Gumeystuhu nimuu dilay, hadduu idinku gaylamo, idina aad u guuxdaan " cajiib. I remember early 70's it was good time in Somalia at that time. Wakhti tagey dheh.

    • @mohamedsahal5438
      @mohamedsahal5438 2 роки тому +2

      Gumeystuhu nimu direy dheh

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 2 роки тому +2

      @@mohamedsahal5438 Haa. Waa laga yaabaa. Mahadsanid

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 4 роки тому +12

    NoVember 16 :2k9 guuleysta yalowwww awww wa hees shudan mid Kenyan aya idhahay ma somaliland ba mise wa jubaland aana maya baan ugu jawabay wa #Greatsomalia

  • @MohamedAli-tq9uh
    @MohamedAli-tq9uh 5 років тому +26

    Waxaan ahaay muadhin Kenya kuu dashaay oo waligis Somalia argin lkn waxaa balaan ahaa markan university bachelor of military science inan xamar kadagi dono I.a

    • @footballpes296
      @footballpes296 5 років тому +1

      Ma jajuus cuusb tahy sxp kolay wadani nimo kama ahan

    • @MohamedAli-tq9uh
      @MohamedAli-tq9uh 5 років тому +2

      Just take the way you want but I wil be their soon I.a

    • @abdullahiabdisalam5205
      @abdullahiabdisalam5205 5 років тому +1

      @@footballpes296 doqon baa tahay uffff ninkan haduu wadani yahay maxaa karabtaa

    • @mohamedabdiaziz5831
      @mohamedabdiaziz5831 4 роки тому +1

      @@MohamedAli-tq9uh aboowe masha allah sidaan arkaayo niyaddaadu waa mid saafi ah ilaah haku xifdiyo rajada aad leedahayne waa mid aad uheer sarraysa eebbana hakuu hirgeliyo aqoontaadana waa mid ay dadka iyo dalka ubaahan yihiin
      Kusoo dhowoow dadkaadii kusoo dhowoow caasimaddii umadda soomaaliyeed kusoo dhowoow xaruntii xaddaarada iyo xiisaha badnayd ee xamar xurmo badan
      Saaxiib maxamadow adoo mahad san bal iireeb meel un lagaala soo xiriiro Hanoqo Facebook ama Telefoon Number mahad sanid Walaalo Salaan Qaaliyana iga gaarsii Shacabka Soomaaliyeed iyo deegaankoodaba ee hadda raacsan Dalka kenya Waa walaalkiin Soomaaliyeed oo idiinka Soo salaamaaya "Muqdisho "

    • @MohamedAli-tq9uh
      @MohamedAli-tq9uh 4 роки тому +2

      @@mohamedabdiaziz5831 wa mahasantahy walal qaaali waxad ikalasoxariri karta +254729694439

  • @saamuusiman5035
    @saamuusiman5035 4 роки тому +5

    Gaf hadaan sameynoo kala guranoo laaluush 😭😭 soomaliyaa bilaa laaluush wax maba socdan dadkena waxa reebay waa laaluush

  • @abdiwalialijibril8876
    @abdiwalialijibril8876 4 роки тому +3

    Waan iska dhageeystaaa waliba aniga qalbiga ka ilmeeey runtiii kuwa naga dumiyey dowlada oo hada xalkiinin waa naga habaarsadeen

  • @sacdiyoabdiwali3302
    @sacdiyoabdiwali3302 27 днів тому

    Waxan Allaah karajeynayaa madaxdeena in Allah fahnsiiyo mamul gobeleedyadan qabiilka kudhisan oo somali cadaawada dhaxdhigay inee naga jojiyaan somali way kaladhantalmaty cadow baa naga dhax faideysan rabo😭

  • @maxameddaabad4878
    @maxameddaabad4878 5 років тому +6

    Maashaaa alaah alaw sooceli da ladiii somaliyeed from quljeed awdal

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 3 місяці тому

    Maan.dhalan heesahan markii laqaadayna waa markay soomaali mid ahayd lkn markaan dhagaysto waan jidhiidhicoodaa wlhi soomaalinimaan jeclaadaa from hargaysa

  • @MohamedAbdinoor-u3m
    @MohamedAbdinoor-u3m 6 днів тому

    Inta markey boqorada danab kuarken soradhisay wn idhin salamy😊

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 5 років тому +9

    Wlhi waan iska ilmeyay guleestayalow

  • @LionelMessi-yg4hx
    @LionelMessi-yg4hx 4 роки тому +55

    I was born 1965 and l see good government lam 54 years old

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 4 роки тому +11

      Don't forget your language adigoo da.daas jiro ku hadal luqadena si ciyaalka kugu daydaan

    • @LionelMessi-yg4hx
      @LionelMessi-yg4hx 4 роки тому +5

      @@wadaniqurboneceb3459 Mahadsanid sxb waa runta luqadena waa inan sareysino marwalba walahi carurtayda somali mayaqanan

    • @slmndow
      @slmndow 4 роки тому +4

      @@LionelMessi-yg4hx waxaa tahay qof dul-qaad badan, markaad Mustaf from UK si fiican uga jawaabtay...
      Aniga, Xamar aa ku dhashay isbitaalka Martine, kuna koray xaafadii la oran jiray Isku-raran 1960kii,
      hadda oday aa ahay, lkn, uma arkin ujeedadaa in eey qalad ku jirto,ama ingriis ama soomaali ku sheeg ama "af-qalaad aqoonta miyaa" dhinac mar oo ra`yigaada af-qalaad ku dhiib, lkn, nuxurkaada waa wax fiican aragtideeyda, inkastoo aa jeclahay in af-soomaali wax lagu qoro, gaar ahaan qof dhashay 1965 meel kastoo uu ku dhashay...mahadsanidiin...ciao

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi 4 роки тому

      sanad xun baad dhalatay sanad xuna waad kujirtaaa

    • @Abdikarimm
      @Abdikarimm 3 роки тому

      Cimriga allah idin barakeeyo

  • @maxamedcabdulahi-yh3ex
    @maxamedcabdulahi-yh3ex Рік тому +1

    Jah xasuus waye jale Maxamed siyaad barre

  • @hehehaha8085
    @hehehaha8085 4 роки тому +4

    Somalia qabiil aya wuxu ka galay dhiiga daawona ma laha. Walalayal aan isku duceyno

  • @gombiss2476
    @gombiss2476 5 років тому +13

    Wallee dowlad waan iska duminay Somali maryoolay

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 роки тому

      Dowlada ayada ayaa is dumisay wlal markii ay dulmi iyo eeex bilabeen culumadiina laayeen

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +25

    GaF hadaan samayno
    Kala gurano Laaluush
    Cajiip wlhi hestan mucjiso kale ayay wataaH dawlad maanan soo garin hadana waan garanayaH dhibta ay dawlad la aantuH leedahay dawlad uu madax waynahedu aniga yahay insha alaH mar walbaH waan ku hamiyaH.........

    • @afyare1462
      @afyare1462 4 роки тому

      Hhwhw

    • @AhmedOmar-yh9mf
      @AhmedOmar-yh9mf 2 роки тому

      Zalmiita thanks Wlh Somalia dowlada siqaldan ayeey u heestaan lkn insha alh dhalinyaro Adigo kale ah wey imaan doonan heestaan waxa ey ka hadleyso waa ye waxa Ina heesto indhaheena Ku daawaneyno maantadan I am sorry
      Somalia great again

  • @Moustapha-Ali
    @Moustapha-Ali Місяць тому

    Somaila it will back insha allah 😢😢

  • @Zaki_islaash
    @Zaki_islaash 3 роки тому +3

    Gumeystuhu nimuu dilay haduu idin kugey2 idina aad u buuxdan guuleysta yaalow Allow dalka nabad noga dhig

    • @mohamedsahal5438
      @mohamedsahal5438 2 роки тому

      Gumeystuhu nimu direy hadu idinku geylamo idina aad uguuxdaan

  • @ahmedjama3348
    @ahmedjama3348 6 років тому +13

    Cismaan askari allah u naxariisto

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 6 днів тому

    Gaajiyo dar xumo
    Tooradaa gocorku haystaa leh.

  • @AbdirahmanHazzan
    @AbdirahmanHazzan 5 місяців тому +1

    Wlh markan dhegesto xaaada iyo jirka idhaqaaaqayo shit😢😢😢😢

  • @egalyousof5598
    @egalyousof5598 4 роки тому +8

    21.11.2019 still hearing.
    Guul iyo nabad wadankeena allaw natus Somalia oo nabad ah.

  • @mohamedsalatmohamedsalatmo9875
    @mohamedsalatmohamedsalatmo9875 4 роки тому +9

    Yaa ila dawadey 2020 fadlan like ii saar

  • @axmadnuur1759
    @axmadnuur1759 Рік тому +5

    Umadii garaad ili hadii ey
    Isku tiirsadan oo golkey
    Dhaliyan guulesta
    yaalow hee dhah
    Waa guul dariyo ciil
    Kugu batay markaa
    Allow qabiil
    Iyo qurunka nagu jira
    Naga saar 🤲🤲

  • @LionelMessi-yg4hx
    @LionelMessi-yg4hx 4 роки тому +1

    Qaraxii moqdisho kadhacay dartii udhegaystay ilahay dawlada Somalia nodhali

  • @fartunbashiir2961
    @fartunbashiir2961 3 роки тому +3

    Gumestuhu nimu dilaay hadu idinku geen labo adingana uu guxdaan 😭😭wlhi waxaa hadaa an arkeno weyaan mucarad iyo qaraan dumis uma jedan qarankoda

  • @ninwayn560
    @ninwayn560 4 роки тому +1

    Somali ❣️Mesha ku dhalatay iska jecelow walal 💘

  • @Muran25
    @Muran25 Рік тому +1

    Ax ax waan qiirooday ilahow soomali mid ka dhig intaana dhiman

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +1

    Best song umad yahay garadkey isugeya umada u gar gara guleystayal
    Golo towradeni u geya

  • @TheCabdixaaji
    @TheCabdixaaji 5 років тому +6

    Cismaan Adam Cisman askarii Allah uu naxaristo ee ma ahaa Xasan adan please iska sax

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 років тому

      Waa Xasan Adan Samatar wll

    • @cabdiraxmanyasin8115
      @cabdiraxmanyasin8115 5 років тому +1

      MASHA ALLAH WAA HEES XUSUUS GAADH AH U LEH UMADA SOOMALIYEED MAHADSANID HOBOLKA XASAN AADAN SAMATAR GUUL BAAN U RAJEYNAYAA DHAMAAN UMADDA SOMAALIYEED INSHA ALLAH

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 5 років тому +3

    Erayadii aun abwaan cismaan adam xuseen askari laxankii cabdi Karim faarax qaaray codkii samater 1976kii wuxuu u sameeyey shanti golaha sare ee gudiga siyaasadda xisbig soomaaliyeed

  • @Halganmedia1lc
    @Halganmedia1lc 2 роки тому

    Waan ka xumahay xasan aadan Samatar inoow u heeso kaligiis taliyayaal dalkeena biday maanta meesha oow yaalo

  • @fardowsaali3366
    @fardowsaali3366 5 років тому +8

    Hassan aadan wadani xalaal eh maanta wan qiireysanahay 😢 wadan kayna allah nabad nooga dhig

    • @imran5903
      @imran5903 5 років тому

      Fardowsa Ali allaahuma aamiin sis

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +3

    Best song xasan bashi

  • @najisalim4120
    @najisalim4120 2 роки тому

    Wlhi wan laqiroday rabiyow somali o nabad ah

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 2 роки тому

    Guleystayalow hee dhaha...... golaha tawrade sare intey gaari karayaan

  • @farhiyaahmed2238
    @farhiyaahmed2238 4 роки тому +1

    01-18-2020 alle haa so celiyo wayihi wanagsana Ee somaliya

  • @aadencarab2043
    @aadencarab2043 8 місяців тому +1

    Oo yaa idii samaynaya
    Tanba anaga u dhiibnaye

  • @qureshali5631
    @qureshali5631 Рік тому

    Yaarabbi dadkeyga xakha fahansi wadhibtone😥😥😭😭😭😭

  • @abdinasiib4903
    @abdinasiib4903 3 роки тому +8

    Ereyadii abwaan cismaan aadan xuseen (Askari) laxankii cabdikariin faarax qaarey (jiir) codkii xasan aadan samatar

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 роки тому

      Mahadsanid walalo

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 5 місяців тому

      Laxanku waa saciid xarawo bro

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 5 місяців тому +1

    Anoo cabdibile ka shidan ciil idey maayo

  • @farxaanabdi3522
    @farxaanabdi3522 4 роки тому

    Heestan
    Waxaa I barey abwaan dhiirane
    Oo kasoo maqley barnaamijkisa

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d 2 місяці тому +1

    Man dhalan heestan markii la qadayey waa markay soomaliya mid ahan lkn markan dhagaystay waan jidhiidhicooday wlhi soomali mid ka dhiiga😢😢😢

  • @himilotv1258
    @himilotv1258 3 роки тому

    15.6.2021 Rabigayow markale soo celi quwadii Qarankeyga soomaaliyeed iyo isku duubnidii iyo sharaftey ummadayda soomaaliyeed waxaan ahey muwaadin soomaaliyeed oo dhashey burburkii dowladiisa islamarkaana ku korey dowlad la,aan oo hadana ku dhaley dowlad la,aan waxaan mustaqbalkeyga badi ku dhameystey qabyaalad iyo fadhi ku dirir Eebow kuwa aan dhalney iyo kuwa aan dhali doonana aaney muteysan mustaqbal la,aanta aan muteysaney😭

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 днів тому

    Guulaystayaaloow - Xasan Aadan Samatar (Hees Wadani Hobolada Waaberi)
    Ereyadii Abwaan Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari), Laxankii Siciid Xarawo
    Xasan Aadan Samatar

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 місяців тому

    Guddideenna talisaa
    Go'aankii ay keenaan
    Wxay uga gol leeyihiin
    Hddaad garannin waydaan
    Gef hddaan samaynnoo
    Kla guranno laaluush
    Waa guul darriyo ciil
    Kugu gubatay maradaa
    Hddaan gaabis noqonno
    Guulaystaalow hee dhaha
    Gole taraddii sare
    Intee gaari karayaan.

  • @DahirNuur-s3h
    @DahirNuur-s3h 2 місяці тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +2

    ALAAAA SAAKA MA DHINTAA HADII SAYIDKA LA TAAGAY SOMALIIIIIIIIIIYOOOOOW, 2019,10 19, AFTER AFTER OOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO GUULEESTAYAALOW.

  • @abdirzakkudun988
    @abdirzakkudun988 3 роки тому

    Allow Somalia midan Kabarinay🤲

  • @BaarqabkaGaaljecel
    @BaarqabkaGaaljecel Рік тому

    Habeen Ramadan uu 5 maraayo
    27 march 2023
    Xasan Aadan samatar cumrigaaga allha barakeeyo

  • @abdiazizjama7546
    @abdiazizjama7546 2 роки тому +2

    I feel so sad my country 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ciiltirahasanadka1008
    @ciiltirahasanadka1008 5 років тому +2

    Dad waa dadkii hore hadalna waa in tuu yiri

  • @MaandeeqMaxamad-xn4vw
    @MaandeeqMaxamad-xn4vw 7 місяців тому +1

    Waxan so radiyay markan arkay mama wil turkiyaku kor oynayo ey ragi somaliyed leyihin is tus tus u oyayan😭😭😭😭😩

  • @DahirNuur-s3h
    @DahirNuur-s3h 2 місяці тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @safiyoali269
    @safiyoali269 5 років тому +2

    Heestan waxay ka hadliysa xiligan Walhi Somali ilahey ha is racsho it’s very sad 😢 qabil iyo qabyalad inaan Wali ku jirnay over 30 years ilaheyow Somali mid ka dhig oo qabilka iyo qurunkis naga saar

  • @KaatunMedia
    @KaatunMedia 3 роки тому +2

    2021 ayaan haynaa wadadii dowldii hore oo kle dowlad hab wanagsan u socota lkn masii socon doonta waa suaal da weyne 🤫🤫🤫

  • @ahmedaden2499
    @ahmedaden2499 Рік тому

    Allow Somali midnimadeda iyo quwadeda u soceli.

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 роки тому +1

    Ereyadii Cusanan Adan Askar Laxankii Saciid Xarawo 1972 Muqdisho.

  • @sayidkhan1573
    @sayidkhan1573 2 роки тому +1

    Xasuus aaan ilaawi doonin

  • @Jinikaror007
    @Jinikaror007 4 роки тому +2

    Dalkeeyga dadkiisaa ku dheelay wiilkeyga iyo wiilkiisa ilahay haka dhigo kuwii dalkooda dadkooda iyo diintooda difaaco

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 2 роки тому +2

    Codka xasan aadan samatar
    Erayada Cisman Hussein adan isman (askari)
    Laxank abdi karin Farax qarey (jiir
    Aun

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому +3

    Long live somalia

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 3 роки тому +1

    Waa intuu kacaankii Mariixaanoobin. Ee dabadeedna la eryay.

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 роки тому

    Mirihii iyo laxankii c.a.askari cadka x.a.samatar

  • @AbdiaziizDeeqow
    @AbdiaziizDeeqow 5 місяців тому +1

    1:56

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +1

    SOMALIYOOOOW, IT IS 2019 HEE DHEEHA 25 OCTOBER. ARE WE KEEP ON DOING LAAAAAA LUUUUUUUUUSSH.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 місяців тому +1

    Gudideenna talisaa
    go'aankii ay keenaan
    Hddaan garabka lala qaban
    oon lala giraan girin
    Oo goolkay dhaliyaan
    Gees kle ulaabtaan
    Ummaddii garaad lihi
    iyadaaIs gargaarte
    hddii aad is god gaysaan
    Guulaystayaalow hee dhaha
    gole tawraddii sare
    intay gaari karayaan.

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +2

    SYL, XAAWO TAAG , 2019, OCTOBER, KISS KISS.

  • @252liibaancali
    @252liibaancali Рік тому

    Inta dawan doonto 2030 lake sar

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 роки тому

    Wixii hees qeyma leh loo qaaday, waa laga wada shalaayay, gole bahala galeen ayuu noqday.

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 4 роки тому +3

    SOOMAALIYOOW WAA 2019,19, 11? WAA SUAAL.

  • @munahaji8350
    @munahaji8350 4 роки тому +1

    Ilahey somali oo midowday marlabad na tus

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому

    Allaa yacisak

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    Somalia Hanoolaato

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +4

    Mucaarad Barta Mucaaradku Waa Kuwa Saxa Wixii Ka Khaldama Hadii Mucaaradku La safto Cadowgee Somaliye Waa Hawk Idiin Taal

    • @mukhtarawad3863
      @mukhtarawad3863 5 років тому +1

      La Shaqeeya Madaxdiina Guul Wacan Somaliya Oo Dhan

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 роки тому

    Alle Aminfiicnaa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 місяців тому

    Guddideenna talisaa
    Go'aankii ay keenaan
    Goortaydin maqashaan
    Hddaydaan hirgalinayn
    Oo talo ganddooddaan
    Ama gabi dhaclaysaan
    Gumaystuhu nimuu diray
    Hdduu idin ku gaylamo
    Idinna aad u guuxdaan
    Guulaystayaalow hee dhaha
    Gole tawraddii sare
    intee gaari karayaan

  • @najimohamed1412
    @najimohamed1412 4 роки тому +1

    2020 1st April listening

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому

    yaa salaam

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +2

    GEERIDAY WAA XALAAL, 2019, 19,OCTOBOR.

  • @maxamuudabshir
    @maxamuudabshir 6 місяців тому

    Xasuus 13/10/2024 maalin sabti🤚

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Waxkasta Jeego Soomaali Walee waa Soomaali

  • @ismailwayrah8321
    @ismailwayrah8321 2 роки тому +1

    07_08_2022 duhur bosaso xasus

  • @gambool-
    @gambool- 2 роки тому

    Towradii sare maxa laga wadaa

  • @hashshah
    @hashshah Рік тому

    Allahu akbar

  • @maxamecabdicilmi6706
    @maxamecabdicilmi6706 Рік тому

    Gudideena talisaa go -aankii aykeenaan

  • @zaacidmoha8274
    @zaacidmoha8274 5 років тому +1

    Wlee soomaaali wey iska dumisay dowlad

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 5 років тому +1

    Heestan waxaa sameeyay xuseen aw faarax dubad

    • @salahliif7413
      @salahliif7413 4 роки тому

      ahmed cabdirisaaq heestan waxaa sameeyey cismaan askari dadka heesahooda haka xoogin.

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 10 місяців тому

    Baidoa 13th December 2023❤❤❤❤❤❤ 22:58❤❤

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 4 роки тому +2

    NOVEMBER, 2019, 14, .