Sahra Axmed iyo Xasan Aadan Samatar - Garbaa Garbaa (Guuguule) Hees Kaban Duet Abwaan Xasan Ganeey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Sahra Axmed iyo Xasan Aadan Samatar - Garbaa Garbaa (Guuguule) Hees Kaban Duet Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey
    Riwaayadii Galbeed Waa Xoreeyee Warsaa Gaagixisay 1977-1978
    Laxankii Axmed Nuur Jaangoow
    La Soco Qaybaha Kalee Heesaha Riwaayadani oo dhamaan wada kaban ah.
    Mahansanid!

КОМЕНТАРІ • 19

  • @Bufle
    @Bufle Рік тому +2

    Best ever kaban, asante sana bwana Ik Hajji

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 роки тому +3

    Aaga hassan baashi
    He is a dear man and I love his songs. Thank you, Hassan Adan SamatarHe is a dear man and I love his songs. Thank you, Hassan Adan Samatar May God protect you. He is a man who loves Somalia to prosper. Welcome to peace and Somalia. He is a man who will be remembered for his life and good deeds. May God bless you.

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 2 роки тому +1

    Waa ereyadii abwaan xasan x.cabdilaahi(xasan_ganay) waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Galbeed Waa La Xoreeyey Ee Waarsaa gaagixisay ee curatay sanadkii 1977kii dabayaaqadiisii amma se horaantii 1978kii waana laxankii Alla ha u naxariistee Axmed_nuur Jaangoo xasan aadan cimri dherer iyo caafmaad taama ayaan ugu duceenayaa sahra axmed jaamacna ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo

  • @macalinkaxisaabta3868
    @macalinkaxisaabta3868 3 роки тому +4

    Ik hajji thanks inbadan heeso original ah bad so galisaye heestii daalo hanuuniye original keedii so gali

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 роки тому

      Ahsante walalow, lakin Daalo channelka way kujirta sidan filaayo. Karaadi

    • @macalinkaxisaabta3868
      @macalinkaxisaabta3868 3 роки тому

      Hye wll wan ka eegi

  • @AxmedHadafow
    @AxmedHadafow 9 місяців тому +2

    Ka l biid ❤❤❤

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 Рік тому +1

    Galbeed waa laxoreeyey ❤❤

  • @macalinkaxisaabta3868
    @macalinkaxisaabta3868 3 роки тому +2

    Hala yaa hala 29/8/2021 maalin axad ah

  • @AxmedHadafow
    @AxmedHadafow 9 місяців тому +1

    Or ji nal ❤❤❤ ka cal ko d mi yo na ca ca yii ❤❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 місяців тому

    Cajaaib AHUN Sahra Ahmed Jaamac waa riwaadii Galbeed waa la xoreeyey Hassan Ganney.

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 3 роки тому +1

    Xasan aadan samatar qooq qoor dhalay

  • @hassanaideed1435
    @hassanaideed1435 3 роки тому +3

    Xoorkii xagaagii laga dhamey xusuus baa geelaba lagu xer geeyaa

  • @haldoor.somaliyed9278
    @haldoor.somaliyed9278 2 роки тому +1

    Abwaan qaali.ayaa.samayey

  • @abdulqaniabdulkadir8386
    @abdulqaniabdulkadir8386 3 роки тому +2

    Brilliant.

  • @apdiwardi5576
    @apdiwardi5576 Рік тому

    28/2013/8 aad iyo aad malinto sulaaso