Wllo Hargaysa maanay ahayn Caasimadda 2aad ee Soomaaliya hadduusan ismaamul jirin taa macnaheedu maaha in aan laba dal kala nahay xagee lagu arkay laba dal oo dadkoodu walaalo isku dhiiga yihiin aniga walaaladay uu aabbahay dhalay waa reer waqooyi Hargaysa kunool anna reer koonfur Muqdisho ku nool Way yimaadaan iyagoo dalkooda ku dalxiisaya dadkoodana soo booqanaya mana unaqaanno Hargaysa iyo muqdisho laba dal ee waxaan unaqaannaa labada Caasimada ee Dalkeenna soomaaliya kaligayna maaha ee way jiraan dad badan oo sidaa uwada dhashay Dalku waa soomaaliya dadku waa Soomaali Diintu waa Islaam Luuqaddu waa Af-Soomaali Midabku waa maarriin alx dad intaa isku raacsan majiraan ee yaan nimcada rabbi lagu jasaarin
Masha allllllah hargaysa ugu qurux badan reer hargaysa noooolaaaada❤
Hargaysa Somaliland
Hargaysa kumajirto soomaalia ee soomaalilanbay kujirtaa
Garoowe waa run insha allah waxay noqonaysaa caasimadii aduunka
Waxay noqon doontaa caasimada haashlayaasha somalida😂😂😂
😂😂😂😂😂@@jirdemaxamed6206
Horta isgaarsiinta ugu fudud ee entarnetka dunida kaalinta 7aad ayaan uga jirnaa Africana kaalinta 1aad xaga mobile evc plus kana kaalinta 1aad ayaan dunida ugu jirnaa maasha Allaah waa horumarka uu dalkeennu ku tallaabsaday wlh muqdisho ayaa ammaann mudan sababtuna waa magaalada kaliya ee ayadoo dhaawaca dhisantay magaalooyinka kale iyagu xaga nabada way dhaamaan muqdisho Allow dalkeenna Nabadda usiyaadi dadkeenana midnimosii 🤲
Hargeisa somaliland ka saar xaaramiyow, somalia kaliya sheeg.😡
Wow! horay u soco waanku haystaa barnamijkan 😍😍🙏
Hargeisa waa somaliland maha Somalia
hargeysa waa somaliland
❤❤❤❤
Rrrr
Waxaad ka ilawday burco
Hargaysa, garawe iyo boosaaso casriga iyo in mobile waxlagu kala gato mpbile waa run technologyad casriyana ay ka jirto dhuusamareeb iyo baydhabo casri iyo dhismo ka majiro anaana jooga xamarna waa goob dagaal aqoon umalihid waxaa sheegisid aqoon uma lihid waxaa shegisid• nabaday
Waa runtaa legn
Xitaa sida ay ukala horeeyan uma sheegin😅
Cawaan ma tahy adi dhuusa mareb waa tuulo maxa ula so qabane baydhabo, baydhabo waa casimada 3 e somlia 2.6M aya ku nool
Aaway bosaaso magalada ganacsiga
Keep going
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Aaway magaalada cadaado
Magaalada cadaado
Hhhhhh
Garowe iyo dhusomareeb iyo baydhabo ayaad Burco kaa horaysiisay lkn wad garanayn
Waa kuu cudur daaraya
Garoowe waa casimad maxaa kaaqaldan 🧐
@@abdilaahico4045waa caasimada haashlayaasha somalida 😂😂😂
Baydhabo waa casimada 3 ee somlia maxa ka qaldan
Nio horta dadku miyaanay caqli laheyn wxan uu ku hadlaa
Been inay thy wuu ogyahay hadana beenta ayuu waaqti galinaya hargeysa waa somaliland somalia maha
Wd og soon tihin inany somalai laga maamulin
Hadan been ayad dadka usoo gudbinayasa
Lacagtad ka heshaa beenta inay .........
Wd ogtahy runta mesha lakalaya
Wllo Hargaysa maanay ahayn Caasimadda 2aad ee Soomaaliya hadduusan ismaamul jirin taa macnaheedu maaha in aan laba dal kala nahay xagee lagu arkay laba dal oo dadkoodu walaalo isku dhiiga yihiin aniga walaaladay uu aabbahay dhalay waa reer waqooyi Hargaysa kunool anna reer koonfur Muqdisho ku nool Way yimaadaan iyagoo dalkooda ku dalxiisaya dadkoodana soo booqanaya mana unaqaanno Hargaysa iyo muqdisho laba dal ee waxaan unaqaannaa labada Caasimada ee Dalkeenna soomaaliya kaligayna maaha ee way jiraan dad badan oo sidaa uwada dhashay Dalku waa soomaaliya dadku waa Soomaali Diintu waa Islaam Luuqaddu waa Af-Soomaali Midabku waa maarriin alx dad intaa isku raacsan majiraan ee yaan nimcada rabbi lagu jasaarin
Waa runta lipaax halka kaga hay hargeisa waa somaliland ee Somalia maha
Libaax libaax dhalay somaliland ha noolaato
Waar laxbaad tehee hargeisi waa capital city of somaliland
Somaliyada aad sheegaysid wase
Ma muqdisho ayaad hargeysa ka horeysiisey,hargeysa gudaheeda maanad arag waxa cariish iyo jiigad ku taal xaafdaha
Mogadisho yaa ka jiingad badan.wadooyinkeedana xaar dameeraad baa daadsan