Guriga la iga siiyey baadiyaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 237

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 2 роки тому +10

    Maansha allaah walaahay waayo waayo ayaad i soo xasuusi say ilaahay haku karaameeyo walaashay waxaad tahay qof dad dhexgal leh oo aan meel soo celinaysaa jitin aad iyo aad ayey u qurux badantahay aqalka iyo goobta aad joogtaaba

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 роки тому

    Waxaad tahay walaashay qaali gabar fariid ah oo karti badan. Dabcan, qof kastaa ma helo codkarnimo, karti badnaan,gaarinnimo iyo nadaafad badnaan maansha Allaah. Waxaan kaa soo salaamayaa oo seenbari/aalaaba kaala socdaa Garoowe. Guuleyso quruxeey Dhaqan-kaaba.

  • @aliabdillahi6904
    @aliabdillahi6904 2 роки тому +10

    Mashallh wll gabadh sharaf leh ayaa tahee allah ha ku sharfo oo channel ka ha kuu barakeeyo sida hidaha soomaaliyeed aad u xafidaysid
    Wan ku salaamay from 🇩🇯

  • @mohamudaden4436
    @mohamudaden4436 2 роки тому +1

    Boqorada youtubeka aad baan ku salaamay
    Waxaad tahay gabadh diinteeda iyo dhaqankeedaba ku adag wa laa nu zakii cala llahi axad illahay ha ku barakeeyo ha kuna xafido.
    Aad waxaan uga helay sidaa u kala taqaantid lahjadah somaliga ama sida ay ugu dhawaqaan wax yaalah ka la duwan!
    Khayr badan baan ka baryaa illahay inu ku siiyo.
    Mahadsanid

  • @apnavillagevr3231
    @apnavillagevr3231 2 роки тому +7

    🕋توں قدرت دا کوہی کرشمہ ڈاکھا چا🌹ھوے جو ممکن تاں ممکن بنا چا🌹محبت دی خیرات کڈھ میرے مولا🌹محمد دے صدقے محمد میلا چا🕋😭

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 роки тому

    Masha Allah marti sharaf leh waan idin salamay. Xaabada ama qoryaha wiilashu degta ama garabkay ku qaadi jireen gabdhuhuna sinta ama way xanbaaro jireen waxanay ku xidhnayd marba inta xajmiga iyo culaysku leeg yahay .kolay deegaanadu waa kala duwanaan karaan.
    Kaftan : guriga qol iga kireeya.

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 2 роки тому +5

    Simply amazing easy going life 🥰 will love to try it 🥰

  • @safinuuramohamed2703
    @safinuuramohamed2703 2 роки тому

    Dhaaxa ayaan xabo soo guuray
    Guurigu waa bas inta badan waxa dhiista dadka magalad iyo tuuloyinka
    Hoore usooco wallo qof qiimo noogu fadhidatahaye allah ha noka xafiido wallo qali🧕💗🇸🇴

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 2 роки тому +19

    I would like to visit this place m.a I really liked it and I was used to live when I was so young sometimes but this time I need to live while I'm in a adult because life needs some changes and rest a place like this so anyway keep going walashe I really really like what you are doing this is really greatest jobb and you deserve a billion subscribers wallahi and I hope you will reach the highest level I.a never stop working hard until you complete your success 💙❤🙏 let's support our beautiful sister I really impressed with your lifetime💙❤🙏 may allah safe and protect us from the whole world

    • @mohamednur1338
      @mohamednur1338 2 роки тому +1

      David thank you for the comment but again I wonder whether you visited such places for adventure or your family were part of this life style

    • @adnaanhamza4303
      @adnaanhamza4303 2 роки тому +1

      that's de facts

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 2 роки тому +1

    Chanelkaga wax badan oo dhaqanki hore ee somalida ah ayaan kala socda hore usoco abayo dadka ugu wanagsan social media wax so dhiga ayad tahay

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 роки тому +9

    Ma sha Allah,Somaaliyeey miyiga ha loo guuro oo nolol ha laga abuuro,wey ka nadiif badantahay magaalada,inkastoo anniga xamar ku dhashay hooyadee xitaa baadiye kuma dhallan,laakiin hadda anigoo raba qurbaha ikandinevien inaan isaga soi guurno aad baan u xiiseenayaa baadiha ama miyiga,laakin waxaan ka baqayaa duur joogta iyo cidladeeda🤭🤣

    • @bunduki__man1926
      @bunduki__man1926 2 роки тому

      Quruxey kwrn aniga iyo adiga hadii mesha isla degno oo aan is guursano Kuna dhigano aroos caalami ah oo reer miiyga farhad laqaadano

  • @mukhtaarclaahi-bz6kj
    @mukhtaarclaahi-bz6kj 2 роки тому

    Macha Allah
    Waa muuqaalkii ugu horeeyey ee aan kaa daawo
    Wnka helay
    Hore usuco Marwo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 роки тому

    Masha allaah somalidu waa dad gob ah meel walba oo aad tagtid sharaf baa lagugu soo dhowayn alxamdulilaah ilaahay somali iga dhigay. Adiguna qof wanaagsan baad tahay oo cid walba la dhaqmi karta dhaqankaaba.

  • @جوريعلي-ج4د
    @جوريعلي-ج4د 2 роки тому

    Maasha allaah abaayooy dad badan oo qurha ku raagay sidayda waan maseer sanahay anniga koleyba allaha idin xafido

  • @adnaanhamza4303
    @adnaanhamza4303 2 роки тому +1

    Masha Allah am proud to my culture. Keep going siz

  • @B_R114
    @B_R114 2 роки тому

    wankusalaamay wll qaali allaha kubarakeeyo shaqadaada waddadaaleysaa masha allh waad dulqaad badan tahay

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh6791 2 роки тому +3

    Routine:
    1. Joogto
    2. Howshood
    3. Howl-wareeg
    4. Socoto

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 2 роки тому +1

    Msha alh xabibti.wan kusalaamayaa mcnt roob maidiin da ay

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 роки тому +6

    Xaabadu dabkeey shida
    Dugsina waa laga helaa
    Soortaa lagu deebiyaa
    Mar waa lagu diirsada.
    Waad mahadsantay

    • @adarwarsame4321
      @adarwarsame4321 2 роки тому +1

      Erayadu waa cajiib masha Allah Lodoon Elmi

    • @lodoonelmi6875
      @lodoonelmi6875 2 роки тому +1

      @@adarwarsame4321
      Adaa cadareey mudnaan
      Sharfta milgadeeda huwan
      Mahadsanid kun jeer

  • @asmacismaan5280
    @asmacismaan5280 2 роки тому

    Dhirta ayan ku garatay inada jarar qayabo ka mida joogot alle ha ku xafido wall🥰🥰🥀🌹

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +2

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯

  • @faizaahmed52
    @faizaahmed52 2 роки тому +1

    ما شاء الله تبارك الله اتمنا اعيش نفس هاد المكان الله يحميكم اختي

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam8271 2 роки тому +3

    Walashay dhqankaaba waxad tagtay halkan kudhashay lkn wll kolba deeganka ad noso gudbinayso magaciisa nosoraaci

  • @bidhanchannel
    @bidhanchannel 2 роки тому

    Masha allah walahi wan jeclahay barnamijyadada nosobadi walashey indhaha kudogsada melahanokale aadban ujeclahay bacadka iyo dhaqankanba insha allah waan tagidona badiyaha hadan wadanki imado

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 роки тому +4

    Waaruntaa waxaa lagu soo qaadaa Xadhig marana madaxaa laga xigsiiya xaabada
    Dumarka Baraha bulshada dhaqan xumo ugu jiroow
    Kudayda Gabadhaa xijaaban
    Ee qayrka Soo gudbiso

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому +4

    #ubax sanaag iyo sool ba waxaanu nahay reer waqooyi reer waqooyina waa isku dhaqan sister aad baan kuu taageeraa hab dhaqankaaga iyo sida dhaqankeenii noogu soo gudbiso one million subscribers IYO kabadan baad u qalantaa go forward sister and I like you sister 🙏💕💯

  • @hipoabdillahi1259
    @hipoabdillahi1259 2 роки тому

    mnsha allh wlshy ubax runtii qof like lala dhaafo matihide ani waxan ka mid ahay dadka daawasho daaye kusuga inaad soo galiso mcnto hore usoco alle hakugu xafido meelkastoo aad jooogto mcnto

  • @shukrielmimumin
    @shukrielmimumin 2 роки тому +3

    Waan bogaadinayaa dhaqankaaba waa qof dadaal badan. guuleyso abid abyo

  • @abdirahmanabdulkadir6343
    @abdirahmanabdulkadir6343 2 роки тому +4

    Sharaf iyo wanaag iyo xurmad ayaad mudan tahay walaal, dhaqan keena sharafta badan ku naaloow walaal.

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 роки тому +3

    Dhaqan kaaba
    Dhaqan iyo af qalaad isma galaan,waa maxay ( Routine).
    Ha nacasoobin

  • @sahayakharotv1523
    @sahayakharotv1523 2 роки тому +3

    Abayo is ilaali Dunidanaaa hada save mahaa dadki wanagsana way yaradeeen bahala buxa save your self sis😍🇨🇦

    • @usamajama3598
      @usamajama3598 2 роки тому

      MEESHU WAA SOMALILAND EE MAAHA SOMALIA

    • @Internut1985
      @Internut1985 2 роки тому

      Dhulka gaalada ayey dad xun joogaan ama dhaqankii xumaaday Lkn somalida dhulkooda jooga wali dhaqan fiicnaa kama tagin
      Think positive

  • @apnavillagevr3231
    @apnavillagevr3231 2 роки тому +1

    بسم اللہ الرحمن الرحیم الصلوۃ والسلام علیک یا سیدی یا رسول اللہ الصلوۃ والسلام علیک یا سیدی یا حبیب اللہ 📌📌

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 2 роки тому +2

    Asc wr wb walaasheena dhaqan kaaabow keyfa xaaaluklki wallo alle hakubarkeyo Yuutubka waqtaiga waa qaali yuuusan kaaga dhamaanin wallow wax baro Diinta ku Dadaaal ukhtii Daaciyad diinta noqo adoo kaduulayow umunaaa caaisha r ch

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 роки тому

    Maasha Allaah Meeshaan tough iyo cid isdagaaso majiraan miyaa Yaa Allaah Nabada noo saa,idi

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    maqaayad ayaa la odhan jiray ee goormaa meherad loo bixiyay?

  • @abdullahshire7306
    @abdullahshire7306 2 роки тому +3

    masha allah wllshey hidaha iyo dhaqanka somaliyed ku faan

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 роки тому +4

    Dhaqankaaba xaabo guraysa maashaa allah 💚💚💚💚💚💚

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 роки тому

    Dadka Ilaahay hooyo iyo Aabo hakaga dhigo dhaqankaaba❤️

  • @sharifomursal6524
    @sharifomursal6524 2 роки тому

    Abaayo wan kusalamey salan kadib anaga dhabarka ayan sarana jawadha marki madhaxa lasaranayo wamarkey yeryihin

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 2 роки тому

    Maasha allah gabar gaariya allah hakubarakeeyo wll qli

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 2 роки тому

    Fariido wlhy waan ka helay sidaas aad wado mashaalah

  • @user-xm1kf9xz8u
    @user-xm1kf9xz8u 2 роки тому

    Mashallah wll qali illahy hakubarakeyo aduun Iyo akhiraba

  • @libanabdulkadirnur2876
    @libanabdulkadirnur2876 2 роки тому

    Masha Allah. Wankugu Faanaa . Ha Cashaada Luuqa ayan ku Sugeynaaa ...😁😁🇸🇴

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому

    Aduunka markaan jiray 9 waxan ugu jeclaa baadiye iyo ari lakiin nasiib uma helin oo xamar baan joogay kadibna dagaaladii baa dhaco waan soo qaxay waa nolol aad ufiican

  • @usamajama3598
    @usamajama3598 2 роки тому

    Wll magaca tuulada ama tuulo udhaw magaceeda ma ii sheegi kartaa

  • @ladhifaladan3250
    @ladhifaladan3250 2 роки тому

    Masha allah abayo mcn muqaladad aad ayan u jeclahy hormar wacan

  • @abdiqadirwarsame8185
    @abdiqadirwarsame8185 2 роки тому

    Dhaqan kaabay dumarka degan goballada qaar kuma qaadaan madax wax yar xataa waana kolka aad soo gaadho laascaanood dhinaca waqooyiga oo dhan dumarku waxaan masarkooda iyo hagoogtooda ahayn kuma qaadi karaan waa dhaqankooda laakiinse dhabarkay ku qaadaan madaxoodu wuu u jilicsanyey culeyska laakiinse koonfurta madaxaa lagu qaadaa

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 роки тому +2

    Masha allaah routine qurux badan horay usoco xabibti

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 2 роки тому

    Ubaxay waan ku haysta barmaamijada aad sugudbiso xbbti hore usoco

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 2 роки тому +1

    Dhulkii abaarts ahaa oo dhirtii laga guray baa kusoo laabatau🥺 allah dadka yaa dhirta kaceliya

  • @safitv2022
    @safitv2022 2 роки тому

    M.a abyo alle haku sharfo waxaan kusoo dhiibayaa cloveska shaqooyink adag lgu qabto iisoo qor meel aan kaala soo xariiro .

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 роки тому

      Mahadsanid xbbti rer miyiga way kaba ash ashayaan ama sikale ayey ii arkayaan😁

    • @Internut1985
      @Internut1985 2 роки тому

      @@dhaqankaaba7350 walal halke lagaala xidhiidha kabo fiican oo fudud oo baadiyaha ku fiican baan ku hayaa . Kuwa hadda aad qabto Waxaan ka baqayaa in Qodax ku muddo ama dhib kale

  • @sumayahmaxamed8403
    @sumayahmaxamed8403 2 роки тому

    Mashaa allaaah abaaayo

  • @najmadheeman1291
    @najmadheeman1291 2 роки тому +2

    Mansha alla wlhy xasuus ayaad i galisay

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому

    Xaabo ama Jaabo Jaabo, waan jeclaa shaaha lagu kariyo iyo Cuntaa..

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    waar xaabadu waa bidcil qurux badanaa. oo jarar goorma ayay sidaa u xaaluftay? geelu waa caato

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 2 роки тому

    WALAL ADOO RAALI AH GACMAHA MAAD ISKA DHAQDID MARKA AAD CUNTO KARINEYSID.

  • @fardowsasomane4909
    @fardowsasomane4909 2 роки тому

    Walshey dalxiis masha alaah تسافرو تسافحو

  • @ahmedkosofe296
    @ahmedkosofe296 2 роки тому

    Maansha allah walaal Allah haku xiftiyo adduun iyo aakhiraba

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 2 роки тому

    Horta adiga waa ayaan darro inay gabdhaha soomaaliyeed sidaada isla wareegto u noqdaan , Gabdhaha soomaaliyeed caqligiiba ha shaqeeyo , sax ma ahan gabar kaligeed oo iska wareegeysa

  • @ahmedashkir10
    @ahmedashkir10 2 роки тому

    Maaasha alaah dhaqan kaaba ilaaahay haku sharfo wll

  • @mustafemustafe9356
    @mustafemustafe9356 2 роки тому

    Dhaqankaaba waad mahadsantay meeshu waa xagee

  • @B_R114
    @B_R114 2 роки тому

    lkn waxaan deegaan ka somalida horay oogusoco oo sodhowaaw somalia

  • @jamaali8328
    @jamaali8328 2 роки тому

    Waxaa wacnayd inaan habernksa idiin soo hoydp oo roobna soo daat ama da o oo aan soocararo oo tiraahaan soo gudub aboowe

  • @Captain_Muudey.
    @Captain_Muudey. 2 роки тому

    Wale waxan soo arkey marar badan m.a

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 2 роки тому

    Xili roobka Markey dhirtu qoydo mxa lagu shita dabka

  • @sadoyarey7499
    @sadoyarey7499 2 роки тому +1

    Bas baan u naqana from burco

  • @ahmedsakimohamed8452
    @ahmedsakimohamed8452 2 роки тому

    masha allah walaal qaali

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 2 роки тому

    Maxaad hadba deegaankaad joogto magaceeda noola wadaagiwayday

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 2 роки тому

    Wllshy Ubax waa kugu culayse qoryuhu ama xabaada ma kaa nasiyaa

  • @abdllahannouz5494
    @abdllahannouz5494 2 роки тому

    الله يعطيك العافيه

  • @aaminomuhumad6353
    @aaminomuhumad6353 2 роки тому +1

    Masha Allah abyo keep going

  • @bushramahmud1958
    @bushramahmud1958 2 роки тому +1

    yaa routine aa. walaal wax fiican baad samenaysa lakiin afsomaaliga inoo xooji bal.

  • @hasanjama4960
    @hasanjama4960 2 роки тому

    Gabadh qiimo badan allaah ha ku xafido

  • @zakariye.fiyoore2425
    @zakariye.fiyoore2425 2 роки тому

    Aqasey qamirdi adunkaaa ugu necbhy

  • @ayuubaden923
    @ayuubaden923 2 роки тому

    Asc oo adigu safar ayad ku jirta marwalba e away rerkayi huuno

  • @idilfarah8302
    @idilfarah8302 2 роки тому

    Masha Allah wllo ubaxey inanku raaco ayaba igu fiiicnayd kkk

  • @yaxyecabdilahi8990
    @yaxyecabdilahi8990 2 роки тому

    Walogay mi maantagin mana xisayn jirin lkn muqaladadu waxay i jeclaysiiyen migi

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 2 роки тому

    Wl anag rer somaliland ban ahay 200 ila 2008 ban jogay xabo gurijiray yacni wan so waynaday wan xanbari jiray cid madax sarta weligay man arg

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 роки тому +1

    Waxaa layidhahdaa Bas

  • @soomaaliisraacdo7412
    @soomaaliisraacdo7412 2 роки тому

    Wa barnaamij inbadan aan la socdo

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 2 роки тому

    Gurigas magacisa wa hoomey

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 роки тому +1

    Masha alah alah kusharfo in an kuso dhawo ad ayan ujecla laha alah kudhoro

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому +1

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 2 роки тому +1

    Masha allh nolol qurux badan
    Lkn hal mid ayaan isweydiiyaa oo ah sidee meel walba Network ugaheshaa mise marwalba Magaalada kuu dhaw ayaad kasoo Upload-gareysaa...

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 роки тому +2

      Inta badan waa leyahay internet

    • @cabdidaahircabdi4844
      @cabdidaahircabdi4844 2 роки тому

      @@dhaqankaaba7350 asc wlshy ad iyo ad ayaan kutageera mashaa lalaah runti lkn komintiga yaasha mafiritid wlshy qaliga ah ilahy xafidu

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 2 роки тому

    Mansha.allah mlinkasta xasuus leee ina galisaaaa

  • @rahmaahmed231
    @rahmaahmed231 2 роки тому

    Manshaa Allah wllshy kuso dhawoow jarar lkn jarar somali lan ma aha

  • @ibrahim-et2dp
    @ibrahim-et2dp 2 роки тому

    M.a alaha ku barakeeyo

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому

    Ani waan aaday burco meel udhow oo. Ceel cad layiraahdo reer abtigay baa daga

  • @fahmoahmed8369
    @fahmoahmed8369 2 роки тому

    Masha Allah keep going huuno mcnt

  • @fdama
    @fdama 2 роки тому

    Good video but I hate the niqab. It is foreign Arab culture, not Somali.

  • @abdiqadirwarsame8185
    @abdiqadirwarsame8185 2 роки тому

    Nimaan dhul marin dhaayo la waxaad soo martay dhul badan allah ha ku dhawro

  • @omhajar69
    @omhajar69 2 роки тому +5

    Ubaxeey meeshaad joogto weydii miro yaryar oo masagada u eg English waxaa lagu yiraa (teff grain) Ethiopia bey ka baxdaa baa layiri aadbeyna qaali utahay una nafaqo badantahay mirahaas ku dadaal in dhulka soomaalida kagu abuuro hadaan laga helin anigu waligey maan arkin netka unbaan ka arkay hadaad hesho galgaduud ku beer meelaha wabiyadana gaarsii 😂😂😂😂

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 2 роки тому

    Maanshaa alaah

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 2 роки тому

    Wow wow mashaAllah tabarakallah

  • @nafisocali6096
    @nafisocali6096 2 роки тому

    Hoomeey Ayaan u aqaanaa guriga sidaan cml udhisan

  • @ubahali2846
    @ubahali2846 2 роки тому

    Maashaa’allaah

  • @ahmedosman8802
    @ahmedosman8802 2 роки тому

    Masha allh dhaqankaabo hora usoco cadey

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 2 роки тому

    Soomaalida martigelinta cidi kuma haysato siiba reer miyaga waa dadka ugu fobsan waxay ku dajinayaan meesha gurigooda ugu fiican .waxay ku siinayaan caano hilib iyo cunto oo wada bilaash a.
    Magaalo ayaa loovu yimaadda bakhaylnimada qof ku garanaya mooyee

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872
    @caaliyoadoontaallekusoow2872 2 роки тому

    Ma.sh.allah abayo

  • @abdiqadirwarsame8185
    @abdiqadirwarsame8185 2 роки тому

    Ubaxey reer waqooyigu way guursadaan inanta ama hablaha safarka weliba rag wanaagsan ayaa waydiista inay nolol la qaadato weliba kuwa xoolaha badan siiba lacagta markaa halkaa ka guurso gabadh shaqo badan oo wanaagsan ayaad tahay inanta kula socotana way heli isha allaah rag wanaagsan