@@EdurcollageEnglish sidee ahaatoba wllo isoo wac bd itiri anna kuma soo wici karo bn ku iri qalad ma jidho ee sual iyo jawab lee is dhafsanay mahad sanid. 👍
😡Report hala dhaho maxaa qabiil dhan u aflagadaynaysa reer badiyo qosol mahan xoolo 💩💩 😳titel kuso qadanaysaa hawiye war 😎hawiye waa qomiyed afkaga naga dhig stupid shame on you 🤫😡😡😡😡
Jakarta we learning from you good concept qabiil wa QAB iyo iLL
Fact😎
Runta LA hadashay
Sxb doni
Doni B raaparkii tagay tagay🥰
Thank u our legend been maad sheegin🥰
Say we are learning instead of we learning
Reer burco mansha allaah dad wanaagsan jecleen qabiilka. maxushegaya qabiilka allow nogu badal digrigaga.
Aamiin Aamiin
@@ahashi7828 Amin Yaa rabi
Hhhhhhhhh usheegi maaye
Malaha dad ayaa ka dilnay
Inankaa funny waaye🤗😂🤗🤣😁
Xariifka iska soo jaray waaxan ahay "hawiye oo kasii ahay raxanweyn ahna qoloda uu ka dhashay general nuur galaal".😋 Naga cilmi badan kaaa😁😁👋😂
Asna dee waxa lagu yiri , waar hawiye dhawide hahah
General galal Hawiye waaye Hg sacad ah kkkk
@@xusenyakub7822 ceeyr
kkkk hawiye raxan wayin maxa iskagaly
Inta 2024 dawaneyso😂
Nin hawiyaa raxanweyna ban ahay nuur galal ban ladhashy kulahaa
Ar ree burco wa funnu🤣🤣🤣🤣😀😅
Kkkkk
Kkkkkkk
( funnu) maxaa laga wadaa wll
Walle Waan Qoslay "Waxaad leedahaY astaamihii langaabka"😂😂
Hawiye iyo raxan weyn iyo Janeral galaal oo habargidir ah baad isku dartay 😂😂😂
maxa iska galay waydii bal kkkk
Dadka a asagaa ugu laandheereysan
Hhh rer burco cadi maaha rag hore ufahnsan wax
Markeey cazida kaa badato Hg iska sheego 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤘
Mansha alh rer burco waa isku wada dabeecad qof xun oo xanaaqaya arki maysid
Cirkey wada maraayan marqaan socdo waaye 🤣
@@aminad764 naga xishood abti
MashaAllah
@@aminad764 kkkkkk
@@aminad764 mirqaan maahe wa ragnimada taasanad aqoone markd timado burco ayad fahmi dabecdaha rer burco
😂😂😂 qalin iyo boog soo qaado aan kuu qoro oo aad iska sidatidee😂😂 so funny waahi wlcm bck wllo we missed u 😍
@@EdurcollageEnglish wllo ma UA-cam kaa la iska wacaa maqashsy 😂😂
Wn grty wllo swlkn iskama kaa soo wacan karo I am a married woman calashaan marwo. 🙏
@@EdurcollageEnglish sidee ahaatoba wllo isoo wac bd itiri anna kuma soo wici karo bn ku iri qalad ma jidho ee sual iyo jawab lee is dhafsanay mahad sanid. 👍
Yaah
@@apdalemohamed1984 yaah aaa mayene maxay 😂
Walllahi Jakaartow Somaliweyn baa ku daawata waxaanad uqalantaa bilada 😭🤣😭🤣🤣🤣
Alla eeddo ZAKARIYE markaan magacaada aan arkaba waan sii qoslaa
"Beri hore ayaad diman lahayd"😂😂🤣 funny
Inta Reer Burco ahi like Ha ii saraan
Diyaar
kulaha dhulbante ayaan ahay oo yaad kasii tahay ciise mareexaan 😂😂😂
Su’aali Dad waynaha Burco aad waydin jirtay ayaan Rabna intii ila mida is mujiya 👍
Allah waan qoslay waar hawiye dhawidaa bari hore baad dhimanlaheyd kkkkkkkkkkk
Jakarta you make my day🤣😂😂
Naga daa usheegi maynee malaha wa qar an wax kadilnee kulahaa 😁😅😅
🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa iga qosoliyay
😂
Ninkaa ayaa ugu hadalo waaweynaa 😂
😂😂😂😂 😂
Hawiye dhawidaa kulaha bari hora dhiman lahyde😅🤣🤣
Qalin iyo book soqado an kuqoree 🤣😅AD ISKA SIDATIDBE KULAHAA 😅😂😆
kkkkkkkkkkkkkkkkk walahi u made my day waan fuurey saan uqoslay thanks wlaahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kulahaa waxaan idiinka raaligalineynaa mudadii yareed ee aan idiinka maqneyn, war maad maqneyne waad xirneyd 😁😁
Goormee lagu Soo deeyay sxb
Insha Allah Sanadka Danbad Sobaxeysa😂Best prank Reer Burco waa Dad funnya 😂👍
Zaki it would much better and encouragement to acknowledge them in qabiil laga gudbo ama somaali gacal iyo waal isku tahay.
Thanks big man.
hawiye kolmuu Raxan ween noqday jakarta Thnks bro keep going
Hawiye waxaan ka ahay raxaweyn 😂😂😂astaqfirulah😂😂😳
😄😄Kkkkkkkkkk ala wlh waa funy reer burco maansha alaah🤲🤲
Hawiye iyo raxanweyn xagey iska galaaan waa funny wllhi reerkeygu waa dadka kaliya ee reeraha kle aqoon iyagaaa iska badan wllhi viva reer somaliland 💚◽❤
Anagu un ayaan ku mashqule mooye dadku waxodi kle aya ka badn wle
Qaar hwiya way qaarna waa darood rhnwnta waa sidaas lkn waa isla dhasheen lkn kala luqadweye
zakariye Wan ku tagera From Mogdisho🙏🏽
👍👍👍
People should avoid sayings that diminish or disparage their Somalinimo. Your QABIL is Somali period !
Say walahi?
Pranke qatara ah waye wllhi kan so badiyaa pls 🤣🤣🤣qosol ✌️
Welcome back lengend
😡Report hala dhaho maxaa qabiil dhan u aflagadaynaysa reer badiyo qosol mahan xoolo 💩💩
😳titel kuso qadanaysaa hawiye war 😎hawiye waa qomiyed afkaga naga dhig stupid shame on you 🤫😡😡😡😡
@5:10 wallahi wiilka si xun buu iiga qosliyay. "Qof wax ka dilnaye" kulahaa 🤣😂😂🤣😂😂
11:30 the girls at the back are wearing beautiful uniforms Mansha Allah 🥰
hhhhh but is not somalia flag
Indha dheeridaa
@@samiahmed6921 😂😂 thanks I eat a lot of 🥕
@@ubaaxibrahim896 😂😂
@@ubaaxibrahim896 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Idin wataa reer burco___😜✌😝💪
Ree burca mawa xanaqan Masha Allah ❤️😍
Welcome back legend❤️
Kan hawiyey Raxanweyn sheegtay ku yeh Ninka somali ugu Laandheeraysan Baan ahay Walhi Waa Libaax Nuur Galaal Godeey Xoreeyey 😂
Qaado sxb subs respect ✊🏾, video kaga wa funny mar waliba sxb
Hawiye ka sii ah qoladii general nuur galaal ka dhashay kulahaa😂😂
🤣🤣🤣 Hg aaa ugoysey wadaadka
Ninkaa reer yooniska ahi Waa legend wlhy waaa iga qosliyey wlhy😁🥰💞🤣
adi qoladee tahay huuno 😅
@@MurtiMaaweelo war adiguba qolomaa tahay😂😂😂😂
Dadkii qaxootiga ka haray u arigu🤣🤣🤣 kabuxyu u ekyahay kulahaa
Horta reeer burco cid aan isaaq ahynba kuma dhexnoolankrto inta la noolnaway ogyihiin
i love your videos! subscribed!
Pls video ga ka jooji qosolka beenta
Waxba kama fahmeeno hadii kale
😂😂😂Hawiye gormuu raxanweyn dhalay kulahaa waxaan islenahy janaraal galaal ninkii godeey qabsaday 😂😂 ninkaas waa legend wuu ismotiyy
🤣🤣🤣🤣 love it. keep going my beautiful people
🤣🤣🤣🤣
0:47 oo inteed la egtihiin wacad-Alle wuu ku sugay😂😂
Kkk Sakariyow dee liintii wabad ku soo naaxdee kkkk Salaan Sare Team Jakarta
Oo goorma liinta loo qoray
Axmed jamac ibraahin hawiye (hawiye dhawidaa kulahaa)
The legend of public prank keep going pro
Dadka kaliye Somali kujira rer somaliland ✅ wa dad dulqad badan wlh
Intas hadi qof konfurta iyo somalia kale kunol lawedin lahaa waxbey gesan lahayeen 😅 madaxa wada furan 😆🤣 gacanta kaso horeesa… viva somaliland 🥰
Dadka gacnta fudud wa isaaq cid kale o gacan qada e dhiranta leh waa isaaa
Aamus xoola tahay wse meesha maxaa dagaal keenay Somali dadka marqaansn miyaa ku qaldee oo aan wax kaftan aqoonin🖕
@@Hussein_Mohmd.. hhh sxpw somalida walwalan anbo wan kula ahay 😅 cadi iska dhig adbo wad ogtahay dadkena in gacanta kaso horeysee 😏 tedakale farta indhaha haigagilin wakaa gacan kahadalkan kahadlaye 🤣 aniga rer somaliland ma ahi wana iskaka dhicnaya waxad thy walaga yahay 😇😇 team gacan fudedkan ahay ogow 🤓
@@haawamuuse9970 isaaq iyo gacan fudeyd 😅 wlh mashegi karo lkn UA-cam dad jiljilcan len arkaa 😃 kaftan waye 😉
Sakariye inankaan kula jilaayo waa mucjiso walaahi maba qoslaayi aniga ana qosli laha is kashifi lahaa
Astaamihii laangaabkaa leedahay kulahaa 😂😂🤣🤣
Sakariye waan ku salamaya bro barnamijyada waad soo gabisaa ee waxaan ku odhaan lahayn yaraa dheer
Ma kuwii xildhibaankoodu dhacaybaa, insha allaah sanadka dambaad soo baxaysaan kulahaa 😂😂
Niyad dhis caadiya.
😂😂
Garaca hawiye iyo raxanweyn iyo janaraal galaal isku daray 😆🤣
Intuu elay iyo isugu kaandary hwaye
Wlhi wxa igu qosol bdna hodayga dhahy wxan ahay hawiye wxan ka ahay raxaweyn wxan ka ahay janaral galal alle ya raxma fani waye🤣🤣🤣🤣
Malayacnigan baa dad guryahoodi looga saarey, ilaahy qabyaalda iyo qurunkeeda ummada hadhaafiyo
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Laangaabatahy maxad kaqarin🤣 qofki markaba uu sheegaya🤣🤣alla Somali qolojecela
ganaral Nuur Qalaal Ala U Naxariisto
😂😂😂😂raxan weyne io janaraal galaal maxaa iska galay
wlhi anu malin dhawed ban ogaday raxanwayn inany hawiye ahyn
🤣🤣🤣😂😂 waa la yby we ku qaraabtan kuwa ku nool burco
Hhhh
General galaal ilaaheey hau naxariisto 🤲
Jakaarta wiilka prank kula samenayo dhib badnaa kkkkkkk hawiye iyo raxweyn intaa iska soo galaan
Waar anaa kuu qorayee orodoo soo qaado kulahaa🤣🤣🤣🤣
Halkaaa ka eeg kulahaa duqa😂😅🤣
These is too funny like seriously 😂😂😂
Waxa iga qosliyay war de usheegimeyne naga daa malaha wa qolan wax ka dilnaye kulahaa subxanallaah wa wada mujrimiin yasir allah
Mujrim micnaheda miyaa taqaan???
Maya
7:09 ninkaas so maaha kii camera selfie intuu iska dhax arkay is aqoon waayey oo lahaa wlh waxn inaan aheen 😂😂😂😂😂🤣🤣
Wlhi Waa Qudhiisi Waan yaabana 😂😂😂
Waa isagiii kkkkk wallahi masha allah waad maskax ficantay.
Sakariye from jigjiga keep going wllo
Qabiilka iyo diinta Hadi laysu garaab dhiigo soomaalida taloow teeba ku wayn Allahu ceeb astuur aduun iyo alhiiro
7:38 anigo nin hawiye oo raxanweyn aheye qoladii u ka dhashay g.galaal
Too funny 🤣😆 wlhi
walahi wan layabay wuxu is kenay dad an shaqo isu lahen ma.aqon tii. baa intaa ah kkkk
Reer burco waaydii qabiilka aay ka guursan lahaayeen
waar wx wara ma lahayaa xasan xabsade ma so iibsadey Bookgii 🤣🤣😂🤣🤣😂
Soo badi tanaa ugu qosol badan walhi reer burco waa funny magaladii aan kudhashay part 2 sxb
Wuu iga gadanyahy jakartow🧡🇸🇴🧡
Welcome back legend
Hawiye iyo raxanweyn Miya is gala 😅😅😅
MyA
Haaye nagadaaye
Hawiye ismuuji
Beri horaa dhima laheed kulahaa😀😀😀😀😀😀😀
Adigu qoladeed doonaysay aan ku idhaaho ma ihiye allah ha unaxariisto sooraan ayaan xasuustay.
Wlhi wn qoslay sxb #Jikaarta suula.madow abn ahay runti wn qoslay
hawiye dhowidaa marhore dhima lahed😂
7:50 berri horaad dhiman LaHyd hdaad kaa tahaye 😂😂😂
Qalin iyo buug soo qaado aa ku qoree aad iska ba sidatide😅
😂😂😂🤣 Astaamihii laangaabkaad leedaha kulahaa
War hawiye dhawidaa bari horaa dhiman laheyd hadii dadka ad tahay kulahaa so funy
Woah this prank so funny hahaha loloo im laughing amazing content dude ur a legend
Dadkii imika qabyaaladii way iska dhaafeen masha allah
Waar hawiye dhawidaaa😂😂
Zakariye jikarta walaal adiga iyo saxibkaga waad iga qosliseen prankigana inaba caadi maha
😂😂😂😂that is good one 🔥🔥
❤️❤️❤️nikani waa qolama 😂😂😂
Hawiye rahwyn intee iska so galaan rer magaal iga dheh💯💯🤣
Wlhi zxb waan kuwataa🤣🤣🤣🤣
Hhhh meshana ilka yar ku lahaaa😂 hadanhy ilka yar langaab manihin wadanka dhan utalina
All manoli wllhi 😂😂😂 raxweyn hawiye ahy kulha 😂
Part 2 soo samee sxp Sakariye