BOQORTOOYADA AJUURAAN WAXAA AY SOMALİA MAAMUSHAY 4 QARNİ

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 жов 2024
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

КОМЕНТАРІ • 438

  • @abdirahmanabdirashid9407
    @abdirahmanabdirashid9407 3 роки тому +31

    Alx allow adigaa ajuuraan iga dhaliyay alx 🥰🥰🥰

  • @abdijalilabdi251
    @abdijalilabdi251 3 роки тому +48

    Iam proud to born in Kelafo ✌🏾♥️
    Love Ajuuraan ✌🏾🤎🤎🤎

  • @apdulhisocdaal1087
    @apdulhisocdaal1087 3 роки тому +67

    Ajuran iga bdn one love my blood

    • @optimisticboss6613
      @optimisticboss6613 3 роки тому +2

      QALAAFE BAA OROMO DEGTO WAA BEEN 100%.. MIDA KALE QALAAFE WAXAY OROMO U JIRTAA 500 KM

    • @Somalitvchannel1
      @Somalitvchannel1 3 роки тому

      Taariikhda inaga sax koonfurta ayuunbay maamuli jirtee

    • @apdulhisocdaal1087
      @apdulhisocdaal1087 3 роки тому

      @@Somalitvchannel1 hhhh ba'aa war baad kentay wlle waxadan ogeyn baa jire sfcn ufirso

    • @famba6631
      @famba6631 Рік тому

      @@Somalitvchannel1 ilaa yamn be hesatay ila kenya

    • @calimoha_official
      @calimoha_official Рік тому +1

      Naga badan ajuuraannimo

  • @abdullahiaden9903
    @abdullahiaden9903 3 роки тому +80

    Somalia aya iga bdn one love my blood🇸🇴❤❤

  • @mudalibcali2182
    @mudalibcali2182 3 роки тому +43

    Masha allh macalimo c/rashiid waankuku fanaaa maxaa yeelay cilmi badan aayaan ka baratay mahadsanid alle hako barakeeyo

    • @abahoussein620
      @abahoussein620 3 роки тому

      Waa runta faan badan ayaa ku jira sxb. Ajuuran waa boqortoyo jirta lakin dhul somali oo dhan meey heeysan. Waxaa jirte boqortoyadi adal iyo laba boqortoyo oo dhulka muslimiinta ee somali Ethiopia ka jirte

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 роки тому

      @@abahoussein620 halqofoo daaroda iyo mid dir ah mayxukumin reerkaasi

  • @drmohamedastronomer6597
    @drmohamedastronomer6597 3 роки тому +14

    Waan jeclahay Ajuuraan

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +71

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 роки тому +6

    Annaga production wa UA-cam ka keliya ee i baro taarikhda Somalia oo koban. ❤️🙏🏼

  • @lb7tube781
    @lb7tube781 3 роки тому +8

    Aniga kuma dhalanin wadankeyga maanna arkin. lakin waan darensanahay dhibaatada wallahi xanuun waye taariiq dena iyo wadankeena marka aan maqalno nicmada taalay anaga aan marna arkin runti waan ilmeyey😢🇸🇴💔 Yaa Allah wadankeena iyo dadkena somali inoo hagaaji. Aamin🤲🏾

  • @rohaanpes9864
    @rohaanpes9864 3 роки тому +19

    Aᴊᴜᴜʀᴀɴ ᴇᴍᴘɪʀᴇ ʟᴏᴠᴇ sᴀᴀʀᴀ ❤️

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 9 місяців тому +2

    Waa taariikh gacan ku rimis ah waxaa ka xoogweyneyd boqortooyadii cadal👈👈💪💪💪

    • @abdirahman-bt5xh
      @abdirahman-bt5xh 7 місяців тому

      Ajuuram oo sii burbureyso ayey imaatay boqortooyadi cadal

  • @muniishasharaf8855
    @muniishasharaf8855 3 роки тому +6

    Ilhy mahad leh.ajuuran iyo somali.iga dhigay alxm

  • @rashkaade
    @rashkaade 3 роки тому +11

    Mashallah
    Awow yaashey Allah ha Unaxaristo
    Ajuuuran hada. Nahay
    Ila iyo maanta Somali San iskuugu so celin lahen falkeeda ku jirna
    Soomalia dadka musiibada u horsedey Wala cadey wale

  • @yonismohamedabdi6961
    @yonismohamedabdi6961 3 роки тому +7

    Mhadsanid Dr taxane inooga dhig mowduuca ku saabsan Boqortoyadii Somalia ka talin jiray

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 3 роки тому +15

    Allah dib ha u soo celiyo Au-Joran Sefadle Samareb Hirajeram Haaji Solemaan. Wabillahi Tawfiiq.

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 роки тому

      Sxb beenbu kushegay mareeg ilaa afgoyeey haysten qalaafena qaxbay kutagen iyago hawiye iyo eelaay eryayaan hhhhh

    • @MANEDITOR23
      @MANEDITOR23 3 роки тому

      @@mohamudaliabi5890 nio adiga hawiya mxaa ugu heysaa ciyaal waan layabay wllhi qabiilka kusoo koray😢😢😥😥😥😭😭✊✊🇸🇴🇸🇴

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 роки тому +1

      @@MANEDITOR23 wall qali ajuraanka gobolada waqoyi io bari laganayaqaan dadka ayxukumen waakonfurta hawiye io raxanweyn baa jabiyey markii dambo

    • @maxamedxasan3567
      @maxamedxasan3567 2 роки тому

      Xasan diiriye Abtirka aad ku sheegtay inay ku abtirsadaan Ajuran waa waxba ka jiran ee fadlan so bar Ajuran facaada Ajuran

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia 3 роки тому +3

    Mahadsanid walaal beryahan danbe ayaad ugu fiican tahay oo aad soo bandhigtaa taariikhda ummadda soomaaliyeed ee halkaa kasii wad.
    Soomaali waa ummadda ugu taariikhda iyo mucjisooyinka badan adduunka iyada iyo dhulkooduba

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 3 роки тому +13

    Thanks teacher

  • @c.raxiimyare1785
    @c.raxiimyare1785 3 роки тому +14

    Noso badi sxp waa ku wataa
    I love 🇸🇴

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 роки тому

      Been masaasad ujeceshahay

    • @MANEDITOR23
      @MANEDITOR23 3 роки тому

      @@mohamudaliabi5890 war cunugyahy anan jecleen tariikhda SOOMAALIYA dadka ka leexo✊

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 роки тому

      Waa igu ogtahay

    • @MANEDITOR23
      @MANEDITOR23 3 роки тому

      @@mohamudaliabi5890 nio adiga qabiil ayaa qalbigaga ku jiroh

  • @hanadhiil3067
    @hanadhiil3067 3 роки тому +7

    Mashalah wallkay abdirashiid waan kula soconaa waanan kugu faanaa ka soomali ahaan il iyo cariba allaha kaahayo allahana kuu barakeeyo Aqoonta iyo cilmigaad baratay garaadkana allaha kuu dhawro aamiin

  • @deefyarearun5742
    @deefyarearun5742 3 роки тому +29

    Ajuuraan waa nasab

    • @mx112e6
      @mx112e6 3 роки тому +3

      Sxb qoraalka nagaso qurxi, waxa nala haray wa waxaan oo kale, haddi mid walba qabiil gooni u amaano taariikhdii saxda aheyd ayaa lumaysa, Ma waxay kula tahay hal qabiil inuu soomaaliya oo dhan xukumi karo?
      Boqortooyadas magaca ayay kahayd Ajuuran ee waxay aheyd bortooyo soomaalida dhan kuwada jiraan, warka dhinac ayuu kamaray. waxad u fahantay in taariikh qabiil laga sheekenayo.
      Soomaalidii hore magaca qabiilka waxay u isticmaali jireyn un litacaarafuu lkn dagaalada dhan ay galaan iyago isla socda ayay ladagaalami jireen shisheeyaha, xitaa akhri buuga Axmad gurey iyo xabashida dagaalkooda qabiilada dhan ee soomalida ka dhax arkeysa ciidamada.

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 3 роки тому +23

    Maasha allah Somalia kasoo hadal ustaad
    Fcbk Markaa kaa codsano inaa Somalia kaso hadasho waxaana dhihi jirtey somaalida waa dad qabiil in laga hadlo jecel 😁😁😁
    Keep going

  • @xaqaytagi
    @xaqaytagi 3 роки тому +14

    Taariikhdan tixraaceeda nala wadaag sxb

  • @keyfabdinasir3188
    @keyfabdinasir3188 3 роки тому +16

    Next Boqortoyada Arawelo
    Yaa igu raacsan asxapta
    ♥️♥️♥️

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 роки тому

      Arawelo wax jira maaha inadeer waa sheeko faneed aad u faaftay

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 3 роки тому

      @@richhome3678
      Haaye soo baadh ku dheh macalin ka

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 3 роки тому

      taasi may jirin

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 Рік тому +3

    Ajuuranimo❤️🤲🏻🔥

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 3 роки тому +19

    😭😭😭😭😭😭😭wadan keena illaahey ha no tosiyo amiinta illa dhaha walaalahey somaliyeed

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 3 роки тому +6

    Masuul mahadsanid 🌹

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji1989 3 роки тому +15

    Ajuuraan Will back in,Allah

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому +2

      Ajuuraan iyo mid Ka weyn ba inshllh oo wax baro adigu hadaanad wax badan dalkaaga waxba Uma qaban kartid!!!

    • @maancali362
      @maancali362 3 роки тому

      insha alh

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Місяць тому

      Qabil ma rabno iyo qashinkiisa 😂

  • @abdiazizmudey1314
    @abdiazizmudey1314 2 роки тому +1

    MashaAllah Boqortoyo ajuran Allah hasoceliya

  • @kofemsabriye935
    @kofemsabriye935 3 роки тому +4

    Walaal inoo soo badi muuqaalada mahadsanid

    • @cadde704
      @cadde704 3 роки тому

      haye wax badan ayaan soo dhigidoona mahadsanid

    • @moha4778
      @moha4778 3 роки тому

      @@cadde704 iyaa beenloow barako laawe🤣🤣🤣

  • @donhamzawi1975
    @donhamzawi1975 3 роки тому +6

    Ustaad Rashid 🤝🙏

  • @queenfaaduma3688
    @queenfaaduma3688 3 роки тому +43

    Wadankaan Ajuuran moyee cid kle ma xukumi karto😘🥰

    • @mukarammedia432
      @mukarammedia432 3 роки тому +3

      Runbadanndaa

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 3 роки тому +2

      Run baa sheegtay waxaana marag ka ah kuwaan xooga lagu nastay kuligood wa bah Au-Joran Sefadle. Wabillahi Tawfiiq.

    • @queenfaaduma3688
      @queenfaaduma3688 3 роки тому +1

      @@fateexfiyoore819 haa waad saxantahay lknse Somali uma ongalo

    • @funnytiktok9032
      @funnytiktok9032 3 роки тому

      @@fateexfiyoore819 dad caqli xun

    • @funnytiktok9032
      @funnytiktok9032 3 роки тому

      @@queenfaaduma3688 waa caqli xuntahay

  • @xogsiin
    @xogsiin 3 роки тому +4

    Xog miisaan leh ayaa soo diyaarisay wll mahadsanid

  • @amiiroinaugas5911
    @amiiroinaugas5911 2 роки тому +2

    Usaataadka waxaan kacodsaneena inaa nosodiyarisid sababta qalaafe ajuuranka ugu sameesteen fadhiisin difaac

  • @yaaskilofx7902
    @yaaskilofx7902 3 роки тому +6

    Annaga production in badan mahadsanidiin in aad nala wadaagtaan Taariikhda wadankeena Xaqiiq wax muhiim ayaad qabateen in kabadana wan idinka sugeyna horusocod wanagsan 🤩😍💪🏾👏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏽💥💥💥

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому

      Marka Somaaliya oodhan laga hadlayo calanka meesha Ka saar" dad baan Ku faraxsaneyn calankan, tobigii laga hadlayey ayaad meesha Ka saaraysa

    • @yaaskilofx7902
      @yaaskilofx7902 3 роки тому

      @@sakaaroibrahim9686 Sxb dabaq iska soo tuur Sakiina laq talo walaal waaye intaas 😜😏

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 3 роки тому

      @@sakaaroibrahim9686 sax lkn iga raali noqdo calanku wa hal waxakalena waa dowlad goboleed

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 3 роки тому

      Marka replies kii nu yuu badanin wayo erangel ayan gali rabaa 🙃

  • @abdiaibrahimhassan5789
    @abdiaibrahimhassan5789 3 роки тому +3

    Proud to be ajuuran

  • @abdiazizmudey1314
    @abdiazizmudey1314 2 роки тому

    MashaAllah Ajuran reer awoow from Abgal cusman

  • @daadirking3005
    @daadirking3005 3 роки тому +3

    Allha ku xafido bro

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 3 роки тому +1

    Ustaad hore usoco waa jeclahay tariiqaha noo soo badi tafaraaruq waa dhibaato Allah naga badbaadiyo hogaamiye namideeyo ilaah hanoo soodiro Amiin.

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 3 роки тому +1

    Maashaaa allaah ustaadka Allaha ku xifdiyo wax badan ayaan kaaa faa idey

  • @ajomar5049
    @ajomar5049 3 роки тому +2

    Habeen ma seexo sababtane wax walbo aad ino so diyariso wey iga gadan yihiin sababtane codkaga degan masha Allah
    psychology iyo Nasa hawada sare ino so badi

  • @mohaahassan9561
    @mohaahassan9561 3 роки тому +6

    illahiyow Somalia 🇸🇴 mid ka diga amiin y’allah

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 3 роки тому +1

    thnx zxp taariikhda somalida soo badi

  • @MohamedIbrahim-jy1ny
    @MohamedIbrahim-jy1ny 3 роки тому +6

    Manshaalah wll wadku mahat santahay tarikhdaa somali nugaa waranto waxan kacutsani lahaa tarikhdi AHMED GURREY IYO halko kasojedo

  • @safiyaaquxley6436
    @safiyaaquxley6436 3 роки тому +4

    Ajuuraan my blood

  • @malaw4924
    @malaw4924 3 роки тому +11

    Next Poqortooyadii adal 😍

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 3 роки тому +5

    Masha allah

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 3 роки тому

    Shukran my brother best channel

  • @mx112e6
    @mx112e6 3 роки тому +2

    Thanks ustaad,

  • @omarisse7878
    @omarisse7878 3 роки тому +1

    Barnamijyada somaaliya ku saabsan no so badi ustaad inta igu racsan like ii sar somaaliya Allow is raacda o qabill ka baxda

  • @mohedosman5662
    @mohedosman5662 3 роки тому +5

    Mahadsanid wll qaaliya barnamijyada noosobadi ilaa axmed gurey io amiir nuur io sayid Mohamed cabdile xasan nogu keen thank you sir

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому

      Taariikhda wuu wadaaye daa. meel hoose ayuu kasoo bilaamay iyo taariilkh aynaan ogeyn! Sidaasa inoo fican

  • @mahadahmedhassan726
    @mahadahmedhassan726 3 роки тому +4

    Qufkii ugu horeeyay ee daawada anaa noqday lek hala isaaro blez

    • @cadde704
      @cadde704 3 роки тому

      maya beentaa waaye

    • @moha4778
      @moha4778 3 роки тому

      @@cadde704 war dadka maxaa ku dabo dhigay

  • @hamzemahamoud295
    @hamzemahamoud295 3 роки тому +6

    Ajuuraan empire

  • @saacidabdi9024
    @saacidabdi9024 3 роки тому +7

    Sxb somalida waxay ku moodayaan inaad ajuuran tahay waayo waa dad buka ohadi taarikh laga sheekeeyo waxay moodayan inad qabiil ka hadlayso

  • @mukarammedia432
    @mukarammedia432 3 роки тому +6

    Ma sha Allah hambalyo

  • @shaaficiabokor4449
    @shaaficiabokor4449 3 роки тому +7

    Next ka soo hadal ustaad boqortoyada habarjeclo. Ama guud ahaan boqortoyadii direed

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.97 3 роки тому +2

    Taariikh yahan, kuwo kale nooga soo sheekey, Gaar ahaan QALAAFE

  • @aishagaraadgaas4545
    @aishagaraadgaas4545 3 роки тому +2

    Wr m.a noo soo badi zxp

  • @inahassanto4465
    @inahassanto4465 3 роки тому +9

    Gulayso legend😘💪

  • @awiinunit-857
    @awiinunit-857 3 роки тому +7

    Allah cadawga SOMALIA hajibiyo🤲🤲

  • @princessyasmin1716
    @princessyasmin1716 2 роки тому +2

    Ajuran empire allaha so celiyo dawlad aan ayaga ehen oo dhaanta lawa 😍

  • @sadamaibrahimsadamovich
    @sadamaibrahimsadamovich Рік тому

    Somalidha ala haka tirtiro qabyalada wadanka somali qeymihi qabyalad kulumi 26 sano jira somali weligey manan arkin marwalbana wahan isdaha gormas arkidhonta wadanka hooyo nabad ah oo isracay dhalhis utagi doontaa pray somalia always❤❤

  • @dayaxdelionurur5898
    @dayaxdelionurur5898 3 роки тому +1

    Keep going walal mcn.

  • @apdirizakKaLiT
    @apdirizakKaLiT 3 роки тому +8

    Qapiilka ajuraaaN 🥰😁🌛🥰

    • @Moha57959
      @Moha57959 2 роки тому

      Qabiil Maha ee waa qomiyado ajuran

  • @rahmojamaalsh3646
    @rahmojamaalsh3646 3 роки тому +1

    M.a wll soo badi

  • @yaasmiinyuusuf240
    @yaasmiinyuusuf240 3 роки тому +2

    Alla man jogo waqtigaas sbbto ah xiligani uma qalmo in lagu noolaado uf alxmdllh

  • @abdirahmanahmed8430
    @abdirahmanahmed8430 3 роки тому +3

    Somali guul

  • @mohamedosmanabdirahman1829
    @mohamedosmanabdirahman1829 3 роки тому +8

    Dad ayaanba hada aqoon Ajuuraanka taariikhda intaas la'eg katagay

    • @umamuctazem162
      @umamuctazem162 3 роки тому

      Layyaab maleh dadkan aqoonin waaa jahiliintii

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 роки тому +4

    Wax badan ayaa ka bartay wadankayga 🇸🇴✌️🇫🇷

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 3 роки тому

    Alle haku sharfao wall c.rashiid magacag wan saxay san filaayo xaqiiqdi waxa aanan ogeyn oo aan ku bararugsanen bad ii ifisay wana baraya insha allah tariqdaas allena dowlad ka awood badan ban ka barinay

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril8667 3 роки тому

    Mahadsanid Sxb

  • @janaaletv2714
    @janaaletv2714 3 роки тому +2

    Guuleyso my bro guusha waa xagaaga

  • @shukriaweys-nt7qg
    @shukriaweys-nt7qg 6 місяців тому

    Thanks shp wlhi❤

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 3 роки тому +7

    Keep going bro never give up

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому +2

      Af somaali Ku hadal hoyadaa give up wasye

    • @aaryan_poi2730
      @aaryan_poi2730 3 роки тому +1

      @@sakaaroibrahim9686 Duliyahow
      umada nabad geli 🤬Jahli baa halkaa
      ku dhigay maxaad la Hinaaseysaa😌

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому

      @@aaryan_poi2730 adeer English kaygu waa full rubbish rubbish ku loo waayey. qof waxa ugu daran isago arkaya in qofka wax lahan fahan siinayo damiinimadii Kula mid noqda!! UA-camka aad dhagaysanayso waa Soomali dadka daawanaya Wa Somali, dadka comment gareynayaa waa somaali wax kugu qasbaya ma jiraa inad English Ku hadasho badaw yahay English aqoon moodaya

    • @aaryan_poi2730
      @aaryan_poi2730 3 роки тому +1

      @@sakaaroibrahim9686 Afsomali qoraalkiisaa kugu adag maxaa luuqad kale faraha kuu galiyey shame on you waryaa😌🥱🤫go back to school and get out of ignorance✍️....mida kale hooyo caay ma mudna✊🤛 afxaare tahay wse 💩

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому

      @UCJ28vN4c11jzl8Ww2JzLGog adigu waaxay shame on you Dan waaxay hoyada caqli madow Ka wase" adiigi baan Ku leeyahay jooji ayaad anaga noola imanaysa!! Jaanjaan

  • @khadiijaabdirzaq7063
    @khadiijaabdirzaq7063 3 роки тому +3

    Maasha allh⚘

  • @abdiwahababukar5501
    @abdiwahababukar5501 3 роки тому +4

    Qofka ugu horeya oo dawada vidiowgan yes

    • @cadde704
      @cadde704 3 роки тому

      ma ahan sax been hasheejin

  • @abdinaasirbidde6369
    @abdinaasirbidde6369 2 роки тому

    Zxp tixraaca taariikhdan adoo rali ah manala wadaagi kartaa

  • @mowharhariir4148
    @mowharhariir4148 Рік тому

    Wiil halyeey somaliya oo islaam ah Allaha ku xafido

  • @odini161
    @odini161 3 роки тому +2

    Walal abdirashiid tariiqda somalia sobadi video yalka plz wa iga cod SI wanku parya

  • @dararwaynestory1984
    @dararwaynestory1984 2 роки тому

    Maasha Allah tabaarakalah

  • @mohacade6050
    @mohacade6050 3 роки тому

    Taawerkan d.cabdicasiis uu ku yaala

  • @cabdullahiafgooye2065
    @cabdullahiafgooye2065 3 роки тому +1

    Istaad mahatsanit 🙏🙏✌

  • @ruweidamohmud4353
    @ruweidamohmud4353 3 роки тому +2

    Next Queen Arawella ustaad🙏

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 3 роки тому +1

    Ustaad allaha Ku barakeeyo

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 роки тому +1

    Annaga best Chanel

  • @mohedosman5662
    @mohedosman5662 3 роки тому +4

    Sheikh xasan barsane io halyeeyada wa muhiim nosobadi mahadsanid

  • @salaadkaarto9714
    @salaadkaarto9714 3 роки тому

    Mahadsanidi ustaadiii

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 роки тому

    Thanks macalin

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 роки тому +6

    Waxay taasi cadaynasaa inaan soomaalidu waxba isu quurin yaa nooraadiya hana xakumaane

  • @diamomdgirl466
    @diamomdgirl466 3 роки тому +1

    Ustaad Abdirashiid kasoo hadal arinta afganistaan🇦🇫 waxa ka scdo inta igu racsan like saraa please👍

  • @Dr.Qalinle
    @Dr.Qalinle 2 роки тому +1

    Ajuuran
    From waaqle

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 9 місяців тому +2

    Waa boqortooyadii haashlayaasha😂😂😂

  • @bofcartoons6855
    @bofcartoons6855 3 роки тому +3

    Wow wa barnamij cajib ah

  • @ckrahmanabudi4104
    @ckrahmanabudi4104 3 роки тому +2

    Horay usoco sxb

  • @NK-dh8qz
    @NK-dh8qz 3 роки тому +6

    Point of correction, Mareeg is not part of Mudug. It’s a part of Galgaduud.

  • @maxamedxasan3567
    @maxamedxasan3567 2 роки тому +1

    Asc dadkas waxay sadaqo geyn jiren xarameynka sanad walbo waxay la diriren gaal cad iyo madow.Turkiga ayan 3 jeer gurmad u yimid Boqortoyadi Ajuran

  • @fardousadirir2390
    @fardousadirir2390 3 роки тому +3

    Mansh Allah

  • @sakiyare9061
    @sakiyare9061 3 роки тому +10

    Wallaal waxaad cashar noogu soo smysa habka Qur ank loo xifdiyo Ee dadka waaweyn mhd

    • @thehunterlgnd948
      @thehunterlgnd948 3 роки тому +1

      Mxaa kaa qaldan sow maskax malihid

    • @sakiyare9061
      @sakiyare9061 3 роки тому +1

      @@thehunterlgnd948 hagaag lkn sharxad yar uga baahneyn wx kale ma jiraa wll mhd

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 роки тому

      @@thehunterlgnd948 dhaandhaanimo ayaa Ku haysa" adigu maskaxdiisa armuu armuu aabihi ama awoowgii wax la doonaya!!

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 3 роки тому +7

    Love iizar wallo

  • @FAYFLE2003
    @FAYFLE2003 3 роки тому +1

    Saaxiib.
    Barnaamijkii aad uga hadashay Dabkii Turkiga aad buu u fiicnaa.
    Waan arkay Mashruuca karantiilka Cimilada inuu shaqeeyay kadib dabkii Giriigga iyo Dabka Aljeeriya.
    Saaxiib kasoo hadal Mawduucaas mar kale, waxana uu iila muuqdaa inuu yahay Xasaasi

  • @moha4778
    @moha4778 3 роки тому +1

    Jasiirada ka soo hadal muqaalka dabo macalin🙏🙏🙏🙏