Runtiii waxaan kufaraxay siduu ugajwabayo sualaha adag ee la waydiiyay sual kastoo lawaydiiyo waxay kutusaysaa cilmiga iyo aqoonta u leeyahay mudanaha mashlllah allow madaxda saan kawada dhig wariyasha waa in saan laiskaga ciliyaa hadii kale dadkay marin hababinayaan
Maasha allah nin wax bartay kana jawaabay su,aalihi la weydiiyay qaarna wexey rabaan iyagoon wax baran iney umadda ciriiriyaan viva xer ilaaliyaha soomilyed
masha allah xeer ilaaliyaha si fiican ayuu inooga shaafiyey howlaha cadaalada thank you qeer allaha kusiiyo mr ahmed ali dahir xer ilaliyaha guud ee qaranka somaliya iyo wariye haarun
WLL BADANAA DADKA LA DILAA WAXAY U BADAN YIHIIN RAXAWEEYN IYO QABIILAADKA LOOMA OOYAANKA AH; NIN KAAN WUXUU YAHAY MA JIRTO DIFAAC AYUU HAYAA RUNTA KANA TARJAMEEYSA XAQIIQADA CADAALADA SOMALIA KA JIRTA?
We don't have contemporary judicial system but what we have is antiquated tribal justice system.Both system cannot function side by side in this modern world. Mr. Axmed Cali Daahir is very illusional by insisting that both justice system can be operated conveniently in Somalia. This is flagrant misleading !
wariyaha ayaa kaga saxan su,aalahan iyo jawaabta uu si fcn loo cadeeyo waxaa Laga rabaa xeer-ilaaliyaha lkn wuxuu qarinaya wax badan,wuxuuna u cabsanayaa in shaqada uu qaranka u hayo Laga qaado.
WALAAL HARUUN ANIGOO AH DR. SAKHAAWE WAXAAN JECLAAN LAHAA IN GALKA BAARISTA IN AAY BAARTO ARIMHA BADDA EE KENYA NAGU HEYSATO SIDA AAY ARINTAASI KU BILAABATAY IYO CIDA KU WAREEJISAY MARKA ARINTAASI UMADDA SÒMALIYEED IN AAY OGAATO BAAHI WEEYN AYEEY U QABAAN MARKA HARUUNOW ISKU HAWL IN U CADEYSO .
WLL HARUUN MACRUUF MAR KASTA WAXAAN MAQALNAA WAXAAN QAADANAY FEDERALISMA? WLL HARUUN BAL WEEYDII YAA AFTI U QAADAY IN FEDERALISMA KA QAATA? MAXAAA DISTUURKA AFTI LOOGU QAADI WAAYAY? TEEDA KALE MAXAA SHACABKA SOMALI LOO TIRI KOOBI WAAYAY? BEELAHA HARTI NARKA AY OGAADEEN IN AY YIHIIN MINORITY GROUP MAXAA ARINTAA AADIGO SHACABKA GUUD MASILAYA RABISTOODA U WARSAN WEEYDAY MAADAAMA AAD TAHAY NIN MAANTA FURSAN U HAYSATAA RUNTA BAARRID
Waa nin shaqadiisa garanaya oo si fiican u hadlay masha Allah
Runtiii waxaan kufaraxay siduu ugajwabayo sualaha adag ee la waydiiyay sual kastoo lawaydiiyo waxay kutusaysaa cilmiga iyo aqoonta u leeyahay mudanaha mashlllah allow madaxda saan kawada dhig wariyasha waa in saan laiskaga ciliyaa hadii kale dadkay marin hababinayaan
Maasha allah nin wax bartay kana jawaabay su,aalihi la weydiiyay qaarna wexey rabaan iyagoon wax baran iney umadda ciriiriyaan viva xer ilaaliyaha soomilyed
Xeer ilaaliyaha warkiisa waa la jiifiyaa banaan lajoojiyaana banaan. Waa kan ku xukumaa aya sharciga kuu haya.
masha allah xeer ilaaliyaha si fiican ayuu inooga shaafiyey howlaha cadaalada thank you qeer allaha kusiiyo mr ahmed ali dahir xer ilaliyaha guud ee qaranka somaliya iyo wariye haarun
Haaruun alla haku xafido aakhiro iyo adduunkaba waxaan aad ula socdaa barnaamijka galka dabagalka wararka
Yaa daawanaayo 2020
Boqorka barnaamijka
Galka baaristista
Waa barnaamijka aan uku jeclhy eekabaxa idaacada
VOE
Like 👍👍👍👍
Haruun scw soo dhowaw gardaro.lagugu heystaa alla ha ka qabto aamiin
Wareysi muhiim ah
Somalia allow nabad inoga dhig yaa rabi allow muslimiinta dhane hal ka dhig
Asc Walalaha waan nisalami dhamantina masha Allah shukran voa
Aniga waso walaalkiis oo Zola ka haasto hormuud Telekom waa igyahay x l. Ma.ah tuug tuug dhalay
Tuug waaye oo tuug kale ah xeer ilaalay Laguna sheegi ksro
Xeer ilaaliyuhu arrinta dilka iyo fulintiisa wuu ku raftay
Asc Waa Iga Su'aal Xeer Ilaaliyaha Wax Uu Qabtay Majiraa Ilaa&Markii Loo Magacaabay Xilka Oo La Taaban Karo????
Wariye haaruun mashallah
WLL BADANAA DADKA LA DILAA WAXAY U BADAN YIHIIN RAXAWEEYN IYO QABIILAADKA LOOMA OOYAANKA AH; NIN KAAN WUXUU YAHAY MA JIRTO DIFAAC AYUU HAYAA RUNTA KANA TARJAMEEYSA XAQIIQADA CADAALADA SOMALIA KA JIRTA?
Tuug warkiisa maad rumaysanaysaa haaruun
We don't have contemporary judicial system but what we have is antiquated tribal justice system.Both system cannot function side by side in this modern world. Mr. Axmed Cali Daahir is very illusional by insisting that both justice system can be operated conveniently in Somalia. This is flagrant misleading !
Waa tuug warkiisa
asc nin yahow ninkan harun sidu wax ubaro aya qatar ah dowlada somaliya maad lashaqeysid dowladana waxan dhihilaha ninkan okale sirdoonka somaliya hala dhigo wuu uqalma
Haaruun macruuf hadii sirdoonka loodhiibi lahaa qabiil ahaan ayaad unacaysaan sababtoo ah waa ogaadeen ogaadeena soomaalidu majecla
wariyaha ayaa kaga saxan su,aalahan iyo jawaabta uu si fcn loo cadeeyo waxaa Laga rabaa xeer-ilaaliyaha lkn wuxuu qarinaya wax badan,wuxuuna u cabsanayaa in shaqada uu qaranka u hayo Laga qaado.
Hor geen wax ma ahay ee ka waran intin dhamamtay
Xeer ilaayaha hadii uu cadaalad kashaqeynayo heshiisyada aan lasoo bandhigeen wax haka qabto
qofka dilka lagu xukumo somaliya waxa ay kuxirantahay imisa lacagbuu ehelkiisa leeyahay iyo qabiilkiisa awoodooda
Yaab muxuu ilaaliya kan wuxuu ka shaqayey been warkiisi dhan hadii uu shaqeysanayo ha iska cadeeyo runta ka sheekeey qaablaawe
WALAAL HARUUN ANIGOO AH DR. SAKHAAWE WAXAAN JECLAAN LAHAA IN GALKA BAARISTA IN AAY BAARTO ARIMHA BADDA EE KENYA NAGU HEYSATO SIDA AAY ARINTAASI KU BILAABATAY IYO CIDA KU WAREEJISAY MARKA ARINTAASI UMADDA SÒMALIYEED IN AAY OGAATO BAAHI WEEYN AYEEY U QABAAN MARKA HARUUNOW ISKU HAWL IN U CADEYSO .
Haaruun macruf waxaad tahey wariye aad u sharafbadan oo shaqadiisa aad u yaqaana wixii naga guuxayey waad weydiisey xeer ilaaliyaheena.
Harun marof quilified individuele i like you
Xeer ilaliyaha hadaladiso wa hadalao cadcad wana non wadaniyad ka moqato jor oo jog
Baarlamaanka oo ah kuwa kucaan baxay laluush iyo mooshin iyo musuq ayaa hortaagan in uu dhismo gudi garsoor iyo cadaaladaba waayo laluushki iyo dhibkoodi ayaa laga hor istaagayaa
Ascwrwb Dhamaan Bahda Guul iyo gobanimo Soomaali weyn innsha Allah Dhamaan Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🍀❤️☘️☘️❤️☘️❤️❤️☘️☘️❤️☘️☘️❤️☘️☘️❤️☘️
Kaas wax ka sheeg
Haaruun Marcus run bàa shègtay kkkkkkkkk
Haruun macruuf
Waa beenale fadlan lacag ku shubo waa bahdal x dhiiqo ushaqeeya oo dhegta wax ugu sheega ma istaahilo in lawarays
Haaruun ninkani warka waa calaajinaa ama duugduugaa hadakiisana waadax maaha waana faataale xaar weyne
I like you Harun macruf
Taxi la yaashii baa somalia wax kawada noqday muxuu xeel ilaaliye ka yaqaan
Gaangiistaro miyaa u dhiibi laheyd, Taxi lanimada waa shaqo,ceeb mahan. Hadii aad ula jeedid wax ma yaqaano, waa aqoonyahan dadkisa iyo dalkisa u shaqeyo. Allaha dambigisa iyo dambigeynaba dhaafee. Aamiin.
Inkastoo asagaba looga shakisanyahay Ethiopianeenta dadka soomaaliyeed
Ka waran nin aan hormarkaadi rabin sidee baa kugu shaqeen karaan ninkaan waa kuwaas
Wax aad hor geenkarto ma leh magac uyaal baa tahay
Mate are you sure you are not a spy?
If you are, which Country are you working for?
WLL HARUUN MACRUUF MAR KASTA WAXAAN MAQALNAA WAXAAN QAADANAY FEDERALISMA? WLL HARUUN BAL WEEYDII YAA AFTI U QAADAY IN FEDERALISMA KA QAATA? MAXAAA DISTUURKA AFTI LOOGU QAADI WAAYAY? TEEDA KALE MAXAA SHACABKA SOMALI LOO TIRI KOOBI WAAYAY? BEELAHA HARTI NARKA AY OGAADEEN IN AY YIHIIN MINORITY GROUP MAXAA ARINTAA AADIGO SHACABKA GUUD MASILAYA RABISTOODA U WARSAN WEEYDAY MAADAAMA AAD TAHAY NIN MAANTA FURSAN U HAYSATAA RUNTA BAARRID
Haaruun hoog kugu dhac
deffarent
Maxkamadaha waxey awod uleeyihiin dadka iska shaqalaha iyo agaasimayalka lakin maqabtan reysal wasaraha wasiirada xataa madaxweynaha waxeydonan ayey sameyan labada can ayey kucunan axmad cali dahir waa nin lamagacabay cida magacawday iyo cida ka agdhow sharciga maqabto
VOA📺📺
Voa ☘️❤️Voa ☘️❤️Voa ❤️☘️
Danbiyada siyaasada ah dawladda go'aankeeda gaarta.
Cajiib...this is a joke! Wadan maxkamad dastur aan lahayn..see sharci uga shaqayna!
Ben low away nin kii dilka lugu xukumay oo qaraxii soobe
9th
I never thought that someone will be interesting Talking to
This fool
Beenloow kkķkkkkk
Been loow ah kkkkkkk
0
Waa beenaale
Waa beenaale tuug tuug dhaley
shewga sharciga sheegaya in muwaadin loodhiibo cadawgiisa?
A good Reporter will make you look stupid. he is not even qualified his position